Professional Documents
Culture Documents
Furaha Albaabkaaga. - . Furaha Albaabkaaga. - . Furaha Albaabkaaga. - . Furaha Albaabkaaga. .
Furaha Albaabkaaga. - . Furaha Albaabkaaga. - . Furaha Albaabkaaga. - . Furaha Albaabkaaga. .
Furaha Albaabkaaga. - . Furaha Albaabkaaga. - . Furaha Albaabkaaga. - . Furaha Albaabkaaga. .
Furaha Albaabkaaga. . .
68 Waxaa si ammaan ah u maalgeliyey Residential Tenancies Authority (RTA), Interlink Housing & Support Association Inc. iyo Acces Services Inc.
Horudhac
Buug-yarahan waxaa loogu talogalay inuu caawiyo xubnaha lixda bulshooyin oo dhaqan iyo luqado ahaan kala duwan (CALD) oo ku nool gobolka Logan/Gold Coast. Ujeeddadiisuna waxay tahay inuu ka caawiyo bulshooyinkaas siday u fahmi lahaayeen xuquuqdooda iyo waajibaadkooda xagga heshiiska kireysiga ee ijaarka. Waxaana maalgelyey Queenslands Residential Tenancies Authority (RTA) ayadoo u martay Mashruuceeda Deeqaha Daweynaha ee Waxbarashada Bulshada (Community Education Public Grants Scheme), Interlink Housing & Support Association Inc. iyo Acces Services Inc. Asaaska cilmi-baaris ee buug-yarahan lahaa waxay ahayd helidda aqoonta kowaad oo ku saabsan arrimaha UGU WAWEYN oo bulshooyinka CALD la kulmaan markii ay kireysanayaan guri. Mashruucan waxaa maamulayey Interlink Housing & Support Association Inc. Taageerada iyo iskaashiga laga helay bulshooyinka qaxootiga ah oo degan gobolka Logan/Gold Coast intii uu socdey mashruucan waxay ahayd mid loo riyqqay, macluumaad muhiim ah laga helay sheekooyinka, suaalaha iyo kooxihii la-tashiga (focus groups), kuwaas oo dhammaan gacan ka gaystey sidii loo soo saari lahaa guug-yarahan oo ah macluumaad looga jeedo waxbaraidda iyo xoojinta bulshooyinka CALD, oo hadafku yahay inay si habboon u saameyso bulshada gaar iyo tan guudba.
2
Tuubada
Stove-ka
Guluubka nalka
Qolka Shoowarka
Musqusha
Furaha
Biyaha Kulul
Albaabka
Daaqadda
Nalka Saqafka
jiingadda
WARBIXINTA DAYACTIRKA: 67 0-6 biloodInterlink: 3808 2206 AMA 0419 794 391 6 bilood oo soo socotaKireeyaha/wakiilka ama taleefanada ku qoran Heshiiska Kiradaada
Horudhac
Afeef Daabacaaddan waa tilmaame fudud ee sharciga kireysiga ee Queensland (Queenslands tenancy law). Maahan oraah sharciyeed faahfaahsan. Waxaa lagu dhiirigelinayaa inaad caawimaad hesho haddii aadan hubin sida sharciyadan u khuseeyaan xaaladdaada. Macluumaadka halkan ku lifaaqan wuxuu ahaa sax waqtigii daabacaadda waxaana laga yaabaa inay adeegsadaan hayadaha la shaqeeya bulshooyinka CALD. Hase ahaatee, hayadihii doonaya inay soo saaraan ama inay si wax uga baddalaan dokumantigan waa inay marka hore la soo xiriiraan Interlink and the Residential Tenancies Authority si ogolaansho loo siiyo.
Multilink
3808 4463
Tenancy Advice & Advocacy Service (TAAS) Logan Tenancy Advice & Advocacy Service (TAAS) Gold Coast Two service locations: Southport Palm Beach
38261598
Tenants Union Queensland (TUQ) Outside Brisbane 1800 177 761 3257 1108 Brisbane area Translating & Interpreting Services (TIS) Residential Tenancies Authority
66
Jadwalka Tusmada
Horudhac......3 Jadwalka Tusmada.4 Mahadnaq....5 Kooxda..6
Acces Services Inc. Department of Housing Logan Department of Housing Gold Coast
Qaybta 1aad
Macluumaadka ugu-weyn Sida loo Helo meel la kireysto
Marka ugu horreysa oo aad timaaddo...8 Ka-kireysiga Interlink....9 Kireysiga guriga ee QueenslandSharciga kireysiga... 10 Kireysiga guriga ee QueenslandXuquuqda iyo Waajibaadka.. 11 Halka laga helo guri cusub oo la kireysto... 12 Codsiga guri cusub oo la kireysto... 13
5583 2200
Qaybta 2aad
Macluumaadka ugu-weyn ee Kireysiga Habboon
Bilaabidda Kireysiga.... 16-19 Bixinta kirada (ijaarka)..... 20-21 Daryeelka iyo dayactirrada ... 22-27 Daryeelka gurigaaga gudaha iyo dibaddaba 28-38 Soo-eegidda guriga.. 39-41 Dhibaatooyinka aad qabi karto inta kireysigu socdo.. 42-44 Boostada & wada-xiriirka. 45-46
Gold Coast Housing Company Interlink Housing & Support Association Inc.
5528 6650
3808 2206
Qaybta 3aad
Nasteexooyinka kale ee ka-kireysiga iyo ku-noolaanshaha guri Australia
Ammaanka guriga dhexdiisa. 48-51 Biilashada guriga..... 52 Xaddidaadda biyaha waa muhiim. 53
5571 0381
Qaybta 4aad
Erayada muhiimka ah in la fahmo
Bilowga kireysiga... 55 Inta uu socdo kireysigu........ 57-58 Haddii ay dhibaato kaa haysato arrimaha kireysigsiga594 Dhammaadka kireysiga....60 Waxyaalo muhiim ah in la ogaado..61
65
Mahadnaq
Waxaan jecelnahay inuu u mahadnaqno hayadaha soo socda gacantii ay na siiyeen buugyarahan ma suurtagaleen ayaga laaantooda:
Waa adeeg siiya taageero iyo macluumaad kireysteyaasha Ayagoo leh u tababaran sharciga kireynta waxay kugu caawin kartaa macluumaadka Waxay kuu soo raaci kartaa maxkamadda Tribuunalka ee Sheegashooyinka Yaryar ama RTA haddii aad uga baahan tahay caawimaad si aad uga hadasho dhibaatooyinka kaa haysta kireeyaha
-Residential Tenancies Authority (RTA) Acces Services Inc. BCAs (Bilingual Community Assistants) Multicultural Families Organisation Tenants Union of Queensland Multicultural Development Association Youth Family Services Anglicare Refugee and Migrant Services (ARMS) Elders Real Estate Woodridge & others
64
Kooxda
Kooxdu waxaa ka mid ahaa dad ka kala socda asallo dhaqanno kala duwan kuwaas oo bixiyey xirfado gaar ah kuwaas oo qiimo u yeelay abuuridda Furaha Albaabkaaga: Tilmaame loogu talogalay Kireysiga Habboon The Key to Your Door: A Guide to Successful Tenancy. Xubnaha kooxda waxaa ka mid ah: - Sue Boothroyd (Isuduwaha Mashruuca) - Jenny Schultz (Maareeyaha Mashruuca) - Anne Siakisini (Shaqaale IHSS Accommodation)
Waa tribunaal/maxkamad taas oo wax ka qabata murannada heshiiyada kireysiga iyo muranada kale oo ku saabsan lacagaha ilaa xad ah. Kaysaska badidooda waa inaad marka hore isku daydo inaad ku la xalliso murankaaga RTA ka hor intaadan codsi u soo qoran maxkamadda Tribuunalka ee Sheegashooyinka Yaryar si ay u gaarto goaan ku saabsan murannada.
BCAs (Bilingual Community Assistants) ee bulshooyinka Burmese-ka, Burundiga, African, Somalida, Afgaanka iyo Sudaanka Sylvia VallenderGraphics David BrowningHagidda & taageerada Taknikada ah
6
Centrelink
Waa hayad Dowladeed taas oo lacag siisa si loo caawiyo dadka aan shaqayn, jirran, waalidiinta ah, soo-galootiga, qaxootiga, iyo dadka leh iimaha.
63
62
Marka ugu horreysa oo aad Timaaddo? *Interlink ayaa kuu raadin doonta guri aad kireysato
O6 bilood Kirada oo lagu bixiyo Interlink (Heshiis koro Teeram joogto ah/6bilood) Waxaad u baahan tahay inaad:
- bixiso kirada
Guryaha Dadweynaha
Waa guryo howsas ama unidyo ah oo ay ka kireyso dowladdu dadka dakhligoodu hooseeyo ayna ka qaaddo kiro ka yar tan guryaha gaarka ah.
- bixiso biilashadapay bills (matalan, korontada) - bixiso dhigaalka (boonka) kirada - saxiixdo heshiiska kirada(Foomka 18a) - saxiixdo Codsiga Dhigaalka/Boonka Kirada (Foomka 2) - Buuxiso & saxiixdo Warbixinta Xaaladda Guriga (Entry Condition Report (Foomka 1a)
1 bil ka hor inta uusan dhammaan Heshiiskaaga Kirada ee Teeramka Goan, INTERLINK ayaa kaa cawinaysa inaad goaansato inaad doonaysid: 1. Inaad sii deganaato guriga kuu kireysan AMA 2. Inaad raadsato guri kale oo aad kireysato
Centrepay
Waa lacagta aad ogolaatay in laga jaro lacagtaada Centrelink si aad ugu bixiso biilasha guriga (tusaale: kirada, taleefanka, korontada).
Waa socotaa: Important words to understand . . . Dhammaadka kireysigaaga Soo-celinta Lacagtii Dhigaalka Boonka
(Foomka 4)
6 bilood iyo ka badan Kirada ama ijaarka oo ltoos loo siinayo kireeyaha/wakiilka Waxaad u baahan tahay inaad:
- bixiso kirada
Waa foom lagu codsado in laguu soo celiyo lacagta dhigaalka boonka marka uu dhammaado kireysigaagii.
- bixiso biilashadapay bills (matalan, korontada) - bixiso dhigaalka (boonka) kirada - saxiixdo heshiiska kirada(Foomka 18a) - saxiixdo Codsiga Dhigaalka/Boonka Kirada (Foomka 2) - Buuxiso & saxiixdo Warbixinta Xaaladda Guriga (Entry Condition Report (Foomka 1a)
Teeramka Goankireystaha waa inuu keenaa ogaysiin 2 toddobaad ah, 2 toddobaad ka hor dhammaadka taariikhda heshiiska Heshiiska Xilliga ahmarkasta waa in kireystahu keenaa ogaysiin 2 toddobaad ah. Kireystaha
Kireeye
Wakiil
Waa socotaa: Erayada muhiimka ah in la fahmo Haddii ay dhibaatooyin kaa haystaan heshiiska kireysiga Muranka
Waa khilaafka ama faraqa fikradeed oo u dhaxeeya ugu yaraan laba qof.
Jebinta
Waa markii xeerarka Heshiiska Kireysiga Guud uusan raacin ama ilaalin kireystuhu ama kireeyuhu.
Xallinta Murannada
Waa adeeg madaxbannaan oo qarsoodi ah oo ay RTA siiso kireysteyaasha iyo kireeyeyaasha kuwaas oo doonaya inay ka wada hadlaan khilaafkooda oo ay heshiis gaaraan. Waxaad soo gudbisaa codsi xallinta khilaafka adoo RTA u soo dirsada Foomka 16. Waxaad yeeli kartaa inaad saaxiib ama qof shaqaalaha support worker inuu kuula hadlo RTA.
Markasta la hadal kireeyaha/wakiilka haddii ay dhibaato kaa haysato markii aad guri kireysanayso, ama soo kaxayso qof kale oo kuu hadla adiga.
Ku-noolaanshaha guriga ayadoo la raacayo xaaladihii lagula heshiiyey kireeyaha ee Heshiiska Kireysiga Bixinta lacagta kirada waqtigii layska doonayey (oo ah xaddiga lagu heshiiyey ee kirada) Ka-dhigidda guriga mid nadiif ah GUDAHA iyo DIBADDABA Inaadan qaylo bdan ku samayn dariskaaga U-Soo-sheegid wixii waxyeellooyin ah oo u baahan dayactir kireeyaha/wakiilka Inaadan u isticmaalin guriga wax ka soo horjeeda sharciga Australia Inaad hubiso adiga iyo dadkaaga kuu yimaada inaysan guriga si ula kac ah u waxyeellayn Inaad bixiso wixii waxyeello ah oo aad guriga ku samayso
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Gurigaaga ka dhig mid nadiif ah, oo keliya ha u samayn marka ay jirto 58 soo-eegidda oo keliya.
Inuu guriga ka dhigo mid ammaan ah oo lagu noolaan karo Samaynta dayactirka markii loo baahdo Inuu kuu ogolaado ku noolaanshaha guriga sidii asagoo ah gurigaagii isla waqtigii lagu sheegay heshiiska kirada. Inuusan soo gelin gurigaaga asagoon ku siin ogaysiin qoraal ah Inuu ku siiyo furayaasha gurigaa 11 Inuu hubiyo in dhigaalkii boonka lagu xareeyey RTA
Wakiilka Real Estate Agent Wargeyska Saaxiib Calaamadda TO LET ama TO RENT Intarneedka
Xisaabi inta aad kiroi ahaan u bixin karto Weydii wakiilka Real Estate Agent liiska guryaha ee la kiraynayo Guriga ka fiiri dhinac waddada Bal eeg inaad doonaysid neighbourhood-ka uu gurigu ku yaal
Daryeelka
Waa daryeelidda joogtada ah (tusaale: jaridda cawska jardiinka ama faakuyuum-garaynta kaarbidka si joogto ah).
Dayactirka
Dayactiridda wax jaban.
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Nasteexooyin wanaagsan oo u roon Kireysteyaasha: Haddii aadan lahayn baabuur, waxaad hubisaa in guriga aad kireysanayso uu u dhow yahay meel leh gaadiidka dadweynaha 12 Haddii aadan fahmin wax ku saabsan kireysiga, waydii Kireeyahaaga/wakiilkaagawaxay halkaas u joogaan inay ku caawiyaan 57 adiga.
Amaahda Boonka ah
Waa lacag laga amaahday Wasaaradda Department of Housing si laysaga bixiyo lacagta dhigaalka boonka kirada. Lacagta waa in dib loo bixiyaa.
Magacaaga Cinwaakaaga hadda aad degan tahay Cinwaankii guri hore oo aad kireysatey Faahfaahinta taleefoonadaada Tirade dadka kiraysanaya guriga (magacyada/daaha) Faahfaahinta shaqada/dakhliga Aqoonsiga 100 dhibcaha credit ah (sida karaka Medicare, kaarkaCentrelink , baasaboorka, biilka Koran tada oo magacaaga ku qoran yahay) Magacaga xayawaanka rabaayadda iyo inta uu leeg yahay Tixraactusaale: warqad ka socota kireeye/wakiil hore oo oranaysa inaad fulisey xeerarkii heshiiska kireysiga (matalan, haddii aad lacagta kirada waqtigeeda ku bixin jirtey)
Kireysiga guriga: waa tilmaame kireyste oo muujinaya xeerarka kireysiga ee Queensland (Caddaynta Macluumaadka Foomka 17a)
Waa inuu ku siiyaa koobiga Foomkan kireeyuhu marka ay bilaabato kireysigaagu.
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: In kaarbidka la faakuyuun-gareeyo waxay yaraysaa boorka 56 Nasteexooyin wanaagsan oo u roon Kireysteyaasha: Weydiiso in qof kaa caawiyo inuu kuu buuxiyo foomka codsiga haddii ay dhibaato kaa haysato oo aad caawimaad u baahan tahay. 13
Bilowga kireysiga
Bilaabidda Kireysiga Bixinta kirada (ijaarka) Daryeelka iyo dayactirrada Daryeelka gurigaaga gudaha iyo dibaddaba Soo-eegidda guriga Dhibaatooyinka aad qabi karto inta kireysigu socdo Boostada & wada-xiriirka
Waa lacag la bixiyo bilowga kireysiga, uuna RTA u soo diro kireeyuhu. Tani maahan lacagta kirada. Marka uu dhammaado kireysigu waxaad soo codsan kartaa in RTA kuu soo celiso lacagtii boonka. Marka uu dhammaado kireysigu kireeyaha/wakiilku waxay ayaguna codsan karaan inay haystaan qaar ama dhamman lacagta dhigaalka boonka oo u qaataan wixii waxyeello.
14 55 Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Xeerka Residential Tenancies Act 1994 wuxuu ilaaliyaa xuquuqdaada iyo xuquuqda kireeyaha.
1: Bilaabidda Kireysiga ......15 Heshiiska kireysiga Warbixinta Xaaladda Guriga 2.Bixinta kirada (ijaarka).....18 Hababka lacag-bixinta Nasteexooyin muhiim ah
3.Daryeelka iyo dayactirrada ...20 Daryeelka ... Warbixinta Daryeelka & Dayactirka Sida loo codsado Caawimaadda Foomamka Daryeelka & Dayactirka Dib-u-habaynada Caadiga ah Dib-u-habaynada Degdegga ah Dayactirka Daryeelka guriga gudaha iyo dibaddaba 4.: Soo-eegidda guriga.........35
Bilowga kireysigaaga Inta uu socdo kireysigaagu Haddii ay dhibaato kaa haysato arrimaha kireysigaaga Dhammaadka kireysigaaga
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Haddii aadan fahmin wax ku saabsan kireysiga, waydii Kireeyahaaga/wakiilkaagawaxay halkaas u joogaan inay 54 ku caawiyaan adiga
5. Boostada & wada-xiriirka..40 - Maxaa laga sameeyaa wada-xiriirka? 15 Kumaa lala hadlayaa
Bilaabidda Kireysiga
Si aad u bilowda kireysiga gurigaaga waxaad u baahan tahay inaad:
buuxiso & aadna saxiixdo Heshiiska Kireysiga
soo qaadato
eegto guriga aad doonaysid inaad kireysato - ka dibna aad soo buuxiso & inaad soo saxiixdo Warbixinta
Xaaladda Guriga (Entry Condition Report (Foomka 1a) iyo inaad hal koobi u soo celiso kireeyaha/wakiilka 3 maalmo shaqo gudahooda.
Logan City Council 3412 3412 Brisbane City Council 3403 8888 Gold Coast City Council 5582 8211
HADDII AAD JEBISO XADDIDAADA BIYAHA WAXAA LAGU GANAAXI KARAA QADAR LACAG AH
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: HAKA TEGIN tuubada oo biyo ka shubmayaan markii aadan isticmaalaynt
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon Kireysteyaasha: MAR KASTA codso caawimaad haddii aadan fahamsanayn!
16
53
Bilaabidda kireysdiga
Heshiiska Kireysiga Guriga-Degaanka ah (Form 18a)
Tani waa heshiis sharciyeed oo u dhaxeeya kireystaha iyo kireeyaha/wakiilka. Markii aad saxiixdo Foomka18a, waxaad ogolaanaysaa inaad guriga ku noolaato ado raacaya xeerarka ku yaal heshiiska. Waxaad hubisaa inaad fahamto waxaad ogolaanayso. Tusaale: Miyaad ogtahay marka lacagta kiradaada layska doonayo? Miyaad ogtahay marka heshiiska kireysigaagu uu dhammaanayo? Miyaad ogtahay inay tahay masuuliyaddaada inaad cawska ka jarto aadna habeyso jardiinka guriga? Miyaad ogtahay haddii haddii laguu ogol yahay xayawaanka rabaayadda ah?
Ph: 131253 Natural Gas/ Tusaale AGL Bottle Gas/ORIGIN Korantada Ph: 1300 309 132
0-6 bilood Interlink ayaa bixinaysa xiridda korotada/gaaska ama ujradda dhigaalka sikuyuuritiga 6 bilood onwards adiga iska bixinaysa xiridda taleefankaaga, korotada/gaaska ama ujradda dhigaalka sikuyuuritiga
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Xusuuso inaad biilasha ku bixiso waqtigoodii. Haddii aad sidaas 52 yeeli weydana, waxaa la JARAYAA korotadii/gaaskii ama taleefankaaga.
Bilaabidda kireysdiga
Warbixinta Xaaladda Guriga (Foomka 1a)
Kani waa foomka uu kireystuhu soo buuxiyo marka uu bilaabanayo heshiiska kireysigu si loo diiwaangeliyo in waxyaalaha dhexyaal guriga ay nadiif yihiin, shaqaynayaan, aysan waxyeellaysanayn (tusaale: stove-ka) Haddii aadan fahamsnayn waxyaalaha ku yaal foomka, weydii saaxiibkaa ama qofka shaqaalaha wax taageera ah si ay
Brisbane Council 3403 8888 Gold Coast City Council 5582 8211 Origin 131253 Wasaaradda Department of Emergency Services 3247 8100
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: 18 Waxaa muhiim ah inaad gurigaaga iyo qoyskaaga ka dhigto 51 mid ammaan ah.
Bilaabidda kireysdiga
X
1) 2) 3) MARNA HA SAXIIXIN FOOM BANNAAN MARNA HA SAXIIXIN WAXKASTA ILAA AAD FAHAMTO WAXAAD SAXIIXAYSO KU HAYSO KOOBI WAXAAD SAXIIXDAAY MEEL AMMAAN AH
Biyaha Kulul
KELIYA Emergencies ! WAC 000
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Xusuuso inaad damiso waxyaalaha korantada oo dhan ka hor 50 intaadan seexan
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon Kireysteyaasha: Sawir ka qaad wax kasta oo guriga ka waxyeelaysan ka hor intaadan u soo 19 guurinfoomkaas iyo sawirkaas waxay caddayn muhiim ah u yihiin haddii adiga iyo kireeyihii aad isku khilaaftaan in lacagtoo dhigaalkaaga boonka lagu soo celiyo marka uu dhammaado heshiiskaaga kireysigu.
Hababka lacag-bixinta:
Kaarka Kirada (oo laga helo kireeyaha/wakiilka)
X X X X X X
49
HAKU RIDIN maacuunka birta ah toaster-ka HAKA TEGIN shamac gubanaya oo aan lala joogin HA DHIGIN busteyaasha ama dharka MEEL U DHOW hiitarka HA FARIISAN meel u dhow hiitarka HA GELIN xarigga korotada marka bareesado ON tahay Ka dhig hiitarka OFF markii aad Qolka ka baxayso Ka dhig hiitarka off markii AADAN isticmaalayn Dami shamaca ka hor intaadan ka bixin Qolka Gaas-ka ku daar laytarka gaaska
Lacag Caddaan ah (Cash) (haddii uu kireeyuhu/ wakiilku ogolaado lacag caddaan ah, isku day inaad soo qaadato lacagtii saxda ahayd
Nasteexooyin wanaagasan oo u roon Kireysteyaasha: Ku hayso risiidhada iyo waraaqaha oo dhan meel ammaan ah 20
( = Haa)
Nasteexooyin muhiim ah . . .
MAR
gacmahaaga oo qoyan X Weydii kireeyaha/wakiilka inuu baddelo baree sooyinka haddii tararsan yihiin ama ay yeeshaan baro baroon/jaalle ah MARNA qalabka korantada haku isticmaalin meel u dhow biyah
KASTA la hadal kireeyaha/wakiilka MARKA U HORRAYSA haddii aad doonaysid inaad baddasho habka aad kirada u bixisid (tusaale, adoo ku bixin jirey lacag caddaan ah kirada aadna doonaysid inaad ku bixiso direct debit oo toos looga jaro akoonkaaga).
Haddii
aadan bixin karin kiradaada, MAR KASTA la hadal kireeyaha/wakiilka ay isbaddalaan duruufahaagii (tusaale: haddii aad hesho shaqo ama shaqo u baddalatey, MAR KASTA u sheeg Centrelink sababtoo ah tani waxay saamayn kartaa lacagtaada.I
Haddii
Stove-ka
X
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha:
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Tuubooyinka biyaha daadinaya waxay KHASAARIYAAN BIYAHA! 48 Waxaad bixin kartaa biyo dheeraad ah haddii aad biyo badan isticmaasho Haddii ay dhibaato kaa haysato inaad bixiso kiradaadii, la hadal kirreyahaaga/wakiilka si aad ugala shaqayso qorshihii aad kirada 21 ku bixin lahayd.
Kireystuhu wuxuu masuul ka yahay inuu : Ka dhigo guriga mid nadiif ah lana mid ah xaaladdii uu ahaa markii la soo galay oo kale. Daryeelka Haddii ay jiraan waxyeellooyin gaarey guriga, kireystuhu waa inuu u soo sheegaa isla markiiba kireeyaha. Waxaa jira waxyeellooyin ay tahay in kireeyuhu inuu dayactiro oo uu bixiyo. Halkan waxaa ku yaal waxyeellooyinka ay tahay inuu kireeyuhu dayactiro oo uu bixiyo kharasheeda. Waa inaad hubisaa inaad taqaan cidda lala xiriirayo haddii ay dhacdo baahi dayactir degdeg ah.
Fadlan la soco: Macluumaadka qaybtan ku qoran MAAHAN sharciga kireysiga hase ahaatee waxaa loo sameeyey inuu ka caawiyo kireysteyaasha inay fahmaan qaybaha muhiikam ah qaarkood oo ku saabsan ku-noolaanshaha guri Australia.
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Si degdeg ah u soo Sheeg Dayactirrada! Haddii adigu aad damacdo inaad samayso waxaa laga yaabaa inaad sii waxyeellaysomarkaasna ay noqoto inaad adigu bixiso waxyeellooyinkaas. 22
47
Waa socotaa: Daryeelka & Dayactirka . . . Tusaaleyaalka waxyeellooyinka ay tahay in kireystuhu uu bixiyo:
Department of Housing
Waxyeellada kaabidka(dabka feerada, dabka sigaarka, kaadida carruurta/xayawaanka ee kaabidka korkiisa) Daaqadda jaban (ka-tuuridda kubadda daaqadda dhexdeed) Dulduleelada debiga Jeexidda iskiriinada albaabada/daaqadaha Tuubooyinka biyaha oo la awdey sababtoo ah waxyaalo khalad ah ayaa la dhexgashey
nadiif ah
oo habaysan
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon Kireysteyaasha: RTA waxay adeegsataa adeegga turjumaanka oo lacag laaanta ah. Haddii aad u baahan tahay inaad wacdo RTA, ka wac ring the 46 Translating and Interpreter Service(131 450 ) - waxaad weydiisaa in lagugu xiro RTA ee Queensland.
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: HAKU mudin masaamiirta ama huugga darbiyada adoon ogolaansho ka helin kireeyaha/wakiilka MARKA HORE
23
Waa socotaa: Daryeelka iyo & Dayactirka . . . Sida caawimaadda loo codsado?
Raadso qof kaas oo ku hadli kara Ingiriisi waxaadna ka codsataa inay kugu caawiyaan sidaad u buuxin lahayd foomka dayactirka aadna u gayn lahayd: - Interlink (06 bilood ka dib) - Madaxa Bulshada (markasta) - Kireeyaha/wakiilka (06 bilood ka dib) - BCA (markasta)
waraaqahaaga
waraaqahaaga, la hadal qof kale oo ku caawin kara labada maalmood oo soo socotaspeak (24 saac)
Xusuuso . . . Wixii aadan fahamsanayn, weydiiso CAAWIMAAD . . . Halkee? * Interlink (06 bilood) * Kireeyaha/wakiilka ( 06 bilood ka dib) * Madaxa Bulshada (markasta) * BCA (markasta) * Acces Services Inc. (markasta) * Multicultural Families Organisation (MFO) (markasta) *Residential Tenancies Authority (RTA) (markasta) *Tenant Advice and Advocacy Service (markasta)
Interlink Housing & Support (0-6 bilood) Kireeyaha/wakiilka (6 bilood ka dib) Madaxa Bulshada(markasta) BCA (markasta) Qof Case Worker ah (markasta) MFO (markasta) Acces Services Inc.
Entry Notice (Foomka 9) Notice to Remedy Breach (Foomka 11) Notice to Leave (Foomka 12) Notice of Lessors Intention to Sell (Foomka 10)
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: La soco sanduuqa boostadaada maalin kasta! Waxaa jiri kara macluu45 maad muhiim ah oo ay tahay inaad si toos ah wax uga qabato.
Dhibaatooyinka aad qabi karto inta heshiiska kireysigu socdo Waxaad samayn kartid. . .
Haddii lagu siiyo ogaysiinta Notice to Leave (Foomka 11) ama Notice to Remedy Beach (Foomka 16) oo aadan isla ogolayn kireeyaha waxa ay dhibatadu tahay, waxaad la soo xiriiri kartaa RTA waxaadna codsan kartaa Dispute Resolution
RTA ayaa kaa caawin karta muranka Waxaad la hadli kartaa RTA ama waxaad u wakiilan kartaa cid kale oo kuu hadasha adiga Waxaad saxiixi kartaa foom qof kale ogolaansho u siinaya inuu adiga kuu hadlo RTA waxay ku dhaqantaa XEERKA QARSOODINIMADA Wax kasta oo aad tiraahdo wuxuu noqonayaa QARSOODI
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Haddii aad caawimaad uga baahan tahay xalinta muranka ama inaad la hadasho kireeyahaaga waxaad wacdaa adeegga la-talinta iyo u44 qareenidda kirestaha oo ku qoran gadaalka dambe ee buuggan Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Wakiilkaaga ama kireeyahaaga waxay hayaan foom gaar ah oo lagu 25 soo buuxiyo wixii soo sheegid dayactir ah. Waxaad kaloo adeegsan kartaa foomaka ku yaal bogga 64aad haddii aad u aragto mid waxtaraya.
Waa socotaa: Dhibaatooyinka aad qabi karto inta heshiiska kireysigu socdo . . .Waxaad samayn kartid . . .
Ogaysiinta Notice to Remedy Breach (Foom-ka 11)
waxaa la sn karaa kireystaha markii aysan raacin xeerarka Heshiiska Kireysiga Guud (General Tenancy Agreement) (Tusaale: ayagoon waqtiga la doonayey ku bixin lacagta kiradooda ama haddii ay dhibaato u gaysteen deganaanta deriskooda) kireystuhu wuxuu haystaa 7 maalmood si uu xalliyo dhibaatada waxaa la siin karaa kireeyaha/wakiilka waxaana siin kara kireystaha markii aysan raacin xeerarka Heshiiska Kireysiga Guud (General Tenancy Agreement) (Tusaale: markii aad dhowr jeer u sheegto tuubada showarka oo jaban kireeyaha oo aan dhibaatadii waxba laga qaban Kireeyah/wakiilku waxay haystaan 7 maalmood inay dayactiraan dhibaatada haddii aad kireeyaha u gaysey ogaysiinta Notice to Remedy Breach (Foomka 11)
Screenkii albaabka/diqsiag oo
dilaacay
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: 26 KASTA Haddii aad adigu goaansato inaad baddasho guluubka nalka MAR korontada dami marka hore
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Waa fikrad fiican inaad MARKA HORE la hadasho kireeyaha/ wakiilka si aad isugu daydo inad xallisaan dhibaatada ka hor in43 taadan siin Ogaysiinta Notice to Remedy Breach (Foomka 11)
oo la soo daaha bixinta lacagta kiradaada oo aan jarin cawska jardiinka oo uu dheeraado
Kireeyaha . . .
oo yimaada gurigaaga asagoon ku siin ogaysiin qoraal ah oo aan waxba ka qaban wixii aad ka codsatay dhawr jeer
Daaqada jaban
Haddii ay waxyaalahaas oo kale dhacaan . . . Adiga ama Kireeyahaagu waxaad samayn kartaan:
waad la hadli kartaan oo isku dayi kartaan inaad is-faham wada-gaartaan in la siiyo qofka Notice to Remedy Breach (Foomka 11) u soo gudbin Dispute Resolution (Foomka 16) RTA aadna sugto bal inay idiin ka caawiso adiga iyo
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Haddii aad hesho Ogaysiinta to Leave ama Remedy Breach la hadal 42 kireeyahaaga/wakiilkaagawaxaad kaloo la hadli kartaa RTA ama TAAS si loo hubiyo in lagu siiyey waqti ogaysiin oo kugu filan
MARKA KOWAAD . . . Biyo Kulul ma leh 1) Waxaad tagtaa meter box 2) Haddii swiijka biyaha kulul uu DANSAN YAHAY (OFF), ka dhig ON. Haddii swiijku sii ahaado ON: Sug in biyuhu kululaadaan. Haddii aysan biyuhu kululaan, u sheeg kireeyaha/wakiilka. 3) haddii swiijka biyaha kulul uu yahay OFF, isla markii ON laga dhigona uusan sii
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: 27 Dadka la xiriirayo haddii loo baahdo dayactir degdeg ah waa inay ku qoran yihiin Heshiiskaaga Kireysiga.
Kurshiinka (tusaale: Stove-ka iyo ovanka korkiisa) Faloorada oo dhan Kaarbidyada oo dhan Derbiyada oo dhan Armaanjooyinka oo dhan Bathroom/Shower-ka Bath Tub-ka Bedrooms Soo qaad oo ku rid dharka armaanjada
Biinka Qashinka (MARKASTA ku duub oo ku rid qashinka kurshiinka baagag KA HOR intaadin ku ridin biinka qashinka) Mashinka cawska jara Qashin-saarka jardiinka Nadiifi daaqadaha
HAA
MAYA 41
Qofkii
ku tusa aqoonsi habboon (Tusaale: soo-xirashada baajka ama ku tusi kara shaqadiisa)
Ha U-ogolaanin...
Qofkii Qofkii
aan ku siin OGAYSIINTA GELITAANKA (waxaad u ogolaan kartaa qof aan haysan OGAYSIINTA GELITAANKA KELIYA haddaad u ogolaato)
Markasta HUBI...
1. Kumaa ku qoran Ogaysiinta Gelitaanka (Foomka 9) inuu soo eego guriga? 2. Halka uu ka yimid qofku?
Nadiifiyaha Faakuyuumka Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Haddii aadan aqoon qofka yimaada albaabkaaga, waxaad ku oran kartaa, Magaacaa, fadlan? Halkee baad ka timid? 40 Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Si joogto ah u faakuyuum-garaynta kaarbidka waxay yaraysaa boorka 29 iyo dhedhegga wasakhdaand
Soo-eegidda Guriga . . .
WAA MAXAY FOOMKA AAD HELAYSAA?
Ogaysiinta Gelitaanka (Foomka 9aad)
Ku nadiifi daaqadaha iyo albaabada nadiifiyaha dhalooyinka (sii ay aad ugu dhalaalaandusha uga masax daaqadaha waraaqaha wargeyska) Kaarbidka ka tirtir wixii ku daadata sida ugu dhakhsaha badan markii ay ku daadaatanbadhedhegga ayey sidaas yareynaysaa Isku day inaad faakuyuum ku nadiifiso ugu yaraan hal mar toddobaadkiiba Derbiyada ku nadiifi nadiifiyaha kareemka ama dureerahii loo asteeyo (tusaale saabuunta sonkorta) Ku nadiifi afafka daaqadaha iyo slaydhyada albaabada buraashaka cadayga oo qalalan, kuna masax buraashka rinjiga.
MAXAY ORANAYSAA?
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: 30 Waxaad helaysaa Ogaysiinta Gelitaanka ee soo-eegidda guriga 7 maal39 mood ka hor soo-eegidda
Marawaxadda saqafka
Biinka Qashinka
Sariirta MARKASTA ku duub oo ku rid qashinka kurshiinka baagag KA HOR intaadin ku ridin biinka qashinka
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Weydii kireeyahaaga/wakiilkaaga maalinta aad u baahan tahay la soo 38 qubo biinanka qashinka ama kuwa recycle-ka.
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Toddobaadkii kasta mayr oo ka baddal goyaasha sariirta iyo haraaqda barkinta. 31
HAA
Ubaxa
MAYA
Nasteexooyinkanadiifinta iyo dayactirka
Ka hubso kireeyahaaga bal inaad ka masuul tahay daryeelka jardiinka iyo jaridda cawska Haddii aad masuul ka tahay hase ahaatee aadan lahayn mashinka cawska jara, bal eeg inaad ka soo amaahan karto mid saaxiibkaa
Isku day inaad kushiinkaagu nadiif yahay oo habaysan yahay maalin kasta Mayr oo meel fiican dhigo markii aad isticmaasho Derbiyada mayr min hoos ilaa kor Si joogto ah u xaaq faloorka si wasakhdu ugu dhegin Ku xaaq faloorka mutaleelka kuna dhaq alaabada loogu talogalay in lagu nadiifiyo mutaleelka (Ha U ISTICMAALIN alaabada lagu nadiifiyo mutaleelka kuwa lagu nadiifiyo faloorka alwaaxa ah)
Geed
Gaar-gacan Turunbada
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: MARKASTA cuntada ka nadiifi si aysan u soojiidan QURAANYADA, BARANBARADA, WALADA iyo JIIRARKA 32
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Waxaa fudud in qof loo soo kireysto si cawska kaaga jaro 4-6dii 37 toddobaadba. Xarunta bulshada degaankaaga ayaa taqaan cid kaa caawin karta howshaas.
Microwave-ka qaboojiyaha
Toaster-ka
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Haddii aad haysato qalajiyaha dharka, si joogto ah u nadiifi filtarka lintiga haddii kale waxay noqonaysaa khatar dab inuu ka dhasho 36
33
Kirliga korontada