Furaha Albaabkaaga. - . Furaha Albaabkaaga. - . Furaha Albaabkaaga. - . Furaha Albaabkaaga. .

You might also like

Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 34

Furaha Albaabkaaga

Furaha Albaabkaaga. . .

Waxaa si sharaf leh u maalgeliyey . . .

Tilmaame loogu talogalay Kireysiga Habboon

Ka-caawinta bulshooyinka qaxootiga ah inay fahmaan heshiiska kireysiga ee ijaarka

68 Waxaa si ammaan ah u maalgeliyey Residential Tenancies Authority (RTA), Interlink Housing & Support Association Inc. iyo Acces Services Inc.

Foomka Daryeelka iyo Dayactirka

Horudhac
Buug-yarahan waxaa loogu talogalay inuu caawiyo xubnaha lixda bulshooyin oo dhaqan iyo luqado ahaan kala duwan (CALD) oo ku nool gobolka Logan/Gold Coast. Ujeeddadiisuna waxay tahay inuu ka caawiyo bulshooyinkaas siday u fahmi lahaayeen xuquuqdooda iyo waajibaadkooda xagga heshiiska kireysiga ee ijaarka. Waxaana maalgelyey Queenslands Residential Tenancies Authority (RTA) ayadoo u martay Mashruuceeda Deeqaha Daweynaha ee Waxbarashada Bulshada (Community Education Public Grants Scheme), Interlink Housing & Support Association Inc. iyo Acces Services Inc. Asaaska cilmi-baaris ee buug-yarahan lahaa waxay ahayd helidda aqoonta kowaad oo ku saabsan arrimaha UGU WAWEYN oo bulshooyinka CALD la kulmaan markii ay kireysanayaan guri. Mashruucan waxaa maamulayey Interlink Housing & Support Association Inc. Taageerada iyo iskaashiga laga helay bulshooyinka qaxootiga ah oo degan gobolka Logan/Gold Coast intii uu socdey mashruucan waxay ahayd mid loo riyqqay, macluumaad muhiim ah laga helay sheekooyinka, suaalaha iyo kooxihii la-tashiga (focus groups), kuwaas oo dhammaan gacan ka gaystey sidii loo soo saari lahaa guug-yarahan oo ah macluumaad looga jeedo waxbaraidda iyo xoojinta bulshooyinka CALD, oo hadafku yahay inay si habboon u saameyso bulshada gaar iyo tan guudba.
2

Hadii ay u baahan tahay dayactir...

Tuubada

Stove-ka

Guluubka nalka

Qolka Shoowarka

Musqusha

Furaha

Biyaha Kulul

Albaabka

Daaqadda

Nalka Saqafka

jiingadda

Barta Swiijka Korontada

WARBIXINTA DAYACTIRKA: 67 0-6 biloodInterlink: 3808 2206 AMA 0419 794 391 6 bilood oo soo socotaKireeyaha/wakiilka ama taleefanada ku qoran Heshiiska Kiradaada

Waa socotaa: Hayadaha muhiimka ah in la ogaado . . .

Horudhac
Afeef Daabacaaddan waa tilmaame fudud ee sharciga kireysiga ee Queensland (Queenslands tenancy law). Maahan oraah sharciyeed faahfaahsan. Waxaa lagu dhiirigelinayaa inaad caawimaad hesho haddii aadan hubin sida sharciyadan u khuseeyaan xaaladdaada. Macluumaadka halkan ku lifaaqan wuxuu ahaa sax waqtigii daabacaadda waxaana laga yaabaa inay adeegsadaan hayadaha la shaqeeya bulshooyinka CALD. Hase ahaatee, hayadihii doonaya inay soo saaraan ama inay si wax uga baddalaan dokumantigan waa inay marka hore la soo xiriiraan Interlink and the Residential Tenancies Authority si ogolaansho loo siiyo.

Multilink

3808 4463

Tenancy Advice & Advocacy Service (TAAS) Logan Tenancy Advice & Advocacy Service (TAAS) Gold Coast Two service locations: Southport Palm Beach

38261598

5591 1102 5598 3230

Tenants Union Queensland (TUQ) Outside Brisbane 1800 177 761 3257 1108 Brisbane area Translating & Interpreting Services (TIS) Residential Tenancies Authority

131 450 1300 366 311

66

Jadwalka Tusmada
Horudhac......3 Jadwalka Tusmada.4 Mahadnaq....5 Kooxda..6

Hayadaha muhiimka ah in la ogaado . . . Sida loola xiriiro hayadahaas (Logan/Gold Coast)

Acces Services Inc. Department of Housing Logan Department of Housing Gold Coast

3808 9299 3884 9800

Qaybta 1aad
Macluumaadka ugu-weyn Sida loo Helo meel la kireysto
Marka ugu horreysa oo aad timaaddo...8 Ka-kireysiga Interlink....9 Kireysiga guriga ee QueenslandSharciga kireysiga... 10 Kireysiga guriga ee QueenslandXuquuqda iyo Waajibaadka.. 11 Halka laga helo guri cusub oo la kireysto... 12 Codsiga guri cusub oo la kireysto... 13

5583 2200

Qaybta 2aad
Macluumaadka ugu-weyn ee Kireysiga Habboon
Bilaabidda Kireysiga.... 16-19 Bixinta kirada (ijaarka)..... 20-21 Daryeelka iyo dayactirrada ... 22-27 Daryeelka gurigaaga gudaha iyo dibaddaba 28-38 Soo-eegidda guriga.. 39-41 Dhibaatooyinka aad qabi karto inta kireysigu socdo.. 42-44 Boostada & wada-xiriirka. 45-46

Gold Coast Housing Company Interlink Housing & Support Association Inc.

5528 6650

3808 2206

Qaybta 3aad
Nasteexooyinka kale ee ka-kireysiga iyo ku-noolaanshaha guri Australia
Ammaanka guriga dhexdiisa. 48-51 Biilashada guriga..... 52 Xaddidaadda biyaha waa muhiim. 53

Multicultural Families Organisation (MFO)

5571 0381

Qaybta 4aad
Erayada muhiimka ah in la fahmo
Bilowga kireysiga... 55 Inta uu socdo kireysigu........ 57-58 Haddii ay dhibaato kaa haysato arrimaha kireysigsiga594 Dhammaadka kireysiga....60 Waxyaalo muhiim ah in la ogaado..61
65

Tenant Advice and Advocacy Service (TAAS)


Mahadnaq
Waxaan jecelnahay inuu u mahadnaqno hayadaha soo socda gacantii ay na siiyeen buugyarahan ma suurtagaleen ayaga laaantooda:

Waa adeeg siiya taageero iyo macluumaad kireysteyaasha Ayagoo leh u tababaran sharciga kireynta waxay kugu caawin kartaa macluumaadka Waxay kuu soo raaci kartaa maxkamadda Tribuunalka ee Sheegashooyinka Yaryar ama RTA haddii aad uga baahan tahay caawimaad si aad uga hadasho dhibaatooyinka kaa haysta kireeyaha

-Residential Tenancies Authority (RTA) Acces Services Inc. BCAs (Bilingual Community Assistants) Multicultural Families Organisation Tenants Union of Queensland Multicultural Development Association Youth Family Services Anglicare Refugee and Migrant Services (ARMS) Elders Real Estate Woodridge & others

Maxay qabtaan . . . Translation and Interpreting Service -(TIS)


(Adeegga Fasiraadda iyo Turjumaadda)

Waa adeeg ka caawiya kireysteyaasha inay macluumaadka ku fahmaan luqaddooda.

Waa socotaa: Hayadaha muhiimka ah in la ogaado Wasaaradda Guriyeynta


Guryaha Dowladda ee dadka dakhligoodu hooseeyo.

Brisbane Housing Company


Guryaha Dowladda ee dadka dakhligoodu hooseeyo.

Interlink Housing & Support Association Inc.


Waxay siisaa taageero, caawimaad iyo guryo ay awoodi karaan dadka dakhligoodu hooseeyo.

64

Kooxda
Kooxdu waxaa ka mid ahaa dad ka kala socda asallo dhaqanno kala duwan kuwaas oo bixiyey xirfado gaar ah kuwaas oo qiimo u yeelay abuuridda Furaha Albaabkaaga: Tilmaame loogu talogalay Kireysiga Habboon The Key to Your Door: A Guide to Successful Tenancy. Xubnaha kooxda waxaa ka mid ah: - Sue Boothroyd (Isuduwaha Mashruuca) - Jenny Schultz (Maareeyaha Mashruuca) - Anne Siakisini (Shaqaale IHSS Accommodation)

Hayadaha muhiimka ah in la ogaado . . .

Waxay Qabtaan . . . Residential Tenancy Authority (RTA)


RTA waxay hubisaa in kireystaha iyo kireeyuhuba ay fahmaan ayna raacaan xeerarka ku qoran Residential Tenancies Act 1994 ayadoo siinaysa macluumaadka ku saabsan xeerarka kireysiga iyo ilaalinta lacagta dhigaalka boonka ee kireysi kasta.

Small Claims Tribunal (SCT)

Mahadnaq gaar ah waxaa leh:

Valentina DimoskaSarkaal Sare ee Waxbarashada Bulshada (Hayadda Rental Tenancies Authority)

Waa tribunaal/maxkamad taas oo wax ka qabata murannada heshiiyada kireysiga iyo muranada kale oo ku saabsan lacagaha ilaa xad ah. Kaysaska badidooda waa inaad marka hore isku daydo inaad ku la xalliso murankaaga RTA ka hor intaadan codsi u soo qoran maxkamadda Tribuunalka ee Sheegashooyinka Yaryar si ay u gaarto goaan ku saabsan murannada.

BCAs (Bilingual Community Assistants) ee bulshooyinka Burmese-ka, Burundiga, African, Somalida, Afgaanka iyo Sudaanka Sylvia VallenderGraphics David BrowningHagidda & taageerada Taknikada ah
6

Centrelink
Waa hayad Dowladeed taas oo lacag siisa si loo caawiyo dadka aan shaqayn, jirran, waalidiinta ah, soo-galootiga, qaxootiga, iyo dadka leh iimaha.

Tenants Union of Queensland (TUQ)

Waa hayad ilaalisa xuquuqda kireysteyaasha.

63

Hayadaha Muhiimka ah in la ogaado . . .

Qaybta 1aad Macluumaadka ugu-weyn ee Sida loo Helo meel la kireysto


Marka ugu horreysa oo aad timaaddo Ka-kireysiga Interlink Kireysiga guriga ee Queen slandSharciga kireysiga Kireysiga guriga ee Queensland Xuquuqda iyo Waajibaadka Halka laga helo guri cusub oo la kireysto Codsiga guri cusub oo la Kireysto

...Maxay sameeysaa ...p60 ...Sida loola xiriiro ...p62

62

Marka ugu horreysa oo aad Timaaddo? *Interlink ayaa kuu raadin doonta guri aad kireysato
O6 bilood Kirada oo lagu bixiyo Interlink (Heshiis koro Teeram joogto ah/6bilood) Waxaad u baahan tahay inaad:
- bixiso kirada

Waxyaalo muhiim ah in la ogaado . . .

Guryaha Dadweynaha
Waa guryo howsas ama unidyo ah oo ay ka kireyso dowladdu dadka dakhligoodu hooseeyo ayna ka qaaddo kiro ka yar tan guryaha gaarka ah.

Guryaha Kirada Gaarka ah


Waa guryo kiro ah oo ay iska leeyihiin shakhsiyaad kuwaas oo ayagu toos u kireeya ama u wakiisha real estate agent si ay ugu maamulaan.

- bixiso biilashadapay bills (matalan, korontada) - bixiso dhigaalka (boonka) kirada - saxiixdo heshiiska kirada(Foomka 18a) - saxiixdo Codsiga Dhigaalka/Boonka Kirada (Foomka 2) - Buuxiso & saxiixdo Warbixinta Xaaladda Guriga (Entry Condition Report (Foomka 1a)

Foomka Xaraynta Dayactirka


Waa foom aad u isticmaali karto Interlink iyo kireeyaha si loo soo sheego dayactirada u baahan in la dhammaystiro. Kani maahan foom RTA oo sharci ah, hase ahaatee wuxuu kaa caawin karaa inaad u sheegto kireeyahaaga/wakiilkaaga wixii khaldan.

1 bil ka hor inta uusan dhammaan Heshiiskaaga Kirada ee Teeramka Goan, INTERLINK ayaa kaa cawinaysa inaad goaansato inaad doonaysid: 1. Inaad sii deganaato guriga kuu kireysan AMA 2. Inaad raadsato guri kale oo aad kireysato

Centrepay
Waa lacagta aad ogolaatay in laga jaro lacagtaada Centrelink si aad ugu bixiso biilasha guriga (tusaale: kirada, taleefanka, korontada).

Lacagta Canshuurta Qoyska A&B


Lacagaha Centrelink ku caawiso qoysaska si ay u koriyaan ilmaha/carruurta.

Qof aan Shaqayn (Unemployed)


Nasteexooyin wanaagsan oo u roon Kireysteyaasha: Haddii aad isla gurigii degan tahay oo aad saxiixdo Heshiiska Kireysiga 8 oo kale (Foomka18a), UMA BAAHNID inaad soo buuxiso Warbixinta Xaaladda Guriga (Form 1a)

Waa qof aan haysan wax shaqo ah oo lacag ka qaataan.


61

Waa socotaa: Important words to understand . . . Dhammaadka kireysigaaga Soo-celinta Lacagtii Dhigaalka Boonka
(Foomka 4)

6 bilood iyo ka badan Kirada ama ijaarka oo ltoos loo siinayo kireeyaha/wakiilka Waxaad u baahan tahay inaad:
- bixiso kirada

Waa foom lagu codsado in laguu soo celiyo lacagta dhigaalka boonka marka uu dhammaado kireysigaagii.

Ogaysiinta Ka-saaridda (Notice to Leave Foomka 12)


Kireystuhu wuxuu helaa foomkan haddii ay jebiyeen Heshiiskoodii kireysiga oo AYSAN xallin dhibaatada muddo toddobo maalmood ahka dib marka ay helaan ogaysiinta Notice to Remedy Breach (Foomka 11) .

- bixiso biilashadapay bills (matalan, korontada) - bixiso dhigaalka (boonka) kirada - saxiixdo heshiiska kirada(Foomka 18a) - saxiixdo Codsiga Dhigaalka/Boonka Kirada (Foomka 2) - Buuxiso & saxiixdo Warbixinta Xaaladda Guriga (Entry Condition Report (Foomka 1a)

Waxaa jira HAB aad ku bixin karto kiradaada.


Adiga (kireystaha) ah ayaa kirada siinaya Interlink (Lacagahaaga aad ka qaadatoCentrelink) Interlink Wakiilka

Ogaysiinta Ka-bixidda Guriga (Notice of


Intention to Leave Foomka 13) Waa foom sheegaya in kireystuhu doonayo inuu ka baxo gurigii u kireysnaa.
Heshiiska

ayaa lacagta sinays wakiilka ayaa lacagta siinaya kireeyaha/milkiilaha

Teeramka Goankireystaha waa inuu keenaa ogaysiin 2 toddobaad ah, 2 toddobaad ka hor dhammaadka taariikhda heshiiska Heshiiska Xilliga ahmarkasta waa in kireystahu keenaa ogaysiin 2 toddobaad ah. Kireystaha

Warbixinta Xaalladda Ka-bixintaanka Guriga


(Exit Condition Report Foomka14a) Waa foom uu soo buuxiyo kireystuhumarka uu dhammado kireysigiisu kaas oo muujinaya xaaladda guriga marka uu ka baxayo, si loo diiwaabgeliyo in waxyaalihii guriga yaalley ay nadiif yihiin, shaqaynayaan, aysan waxyeellaysnayn (tusaale stove-ka). Foomkan waxaa. loo eegaa Warbixinta Xaaladda Guriga
60 Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Ilaali lacagta dhigaalka boonkaagahaddii aad waxyeellayso guriga ama aadan bixin kiradii, kireeyuhu/wakiilka waxay haysanayaan qaar AMA dhammaan Lacagtii Dhigaalka boonka!

Guri-siinta & Tageerada Interlink

Kireeye

Wakiil

Kireysiga guriga ee Queensland


Sharciga kireysiga . . .
Haddii aad guri ka kiraysanayso Interlink, guryaha dadweynaha ama kuwa gaarka, waxaa Queensland ka jira sharci ku saabsan kireysiga guryaha. Sharcigan wuxuu dhigayaa waxa kireeyeyaasha iyo kireysteyaashu ay samayn karaan amase aysan samayn karin marka ay guri kireysanayaan. Hoose waxaa ku yaal erayada qaarkood aad maqli doonto ama arki doonto marka aad kireysanayso ama marka aad akhrinayso buuggan. Sharciga: The Residential Tenancies Act 1994 Kani waa sharciga qoraya xeerarka kireysiga ee Queensland: Wakiil Waa qofka u maamula guriga kireeyaha/milkiilaha Wakiilka loo yaqaan Real Estate Agent Wuxuu u maamulaa guriga kireeyaha/milkiilaha Kireystaha Waa qofka kaas oo bixiya kirada (ijaarka) si sharciyan ugu noolaado guri ama unid Heshiiska Kireysiga Markii aad saxiixdo heshiiska kireysiga aadna kiro ka bixinayso gurigaaga, waxaad haysataa heshiis kireysi. Kireysigu wuxuu leeyahay bilow iyo dhammaad. Kireeyaha Waa qofka milkiilaha ee guriga la kireystey
10

Waa socotaa: Erayada muhiimka ah in la fahmo Haddii ay dhibaatooyin kaa haystaan heshiiska kireysiga Muranka
Waa khilaafka ama faraqa fikradeed oo u dhaxeeya ugu yaraan laba qof.

Jebinta
Waa markii xeerarka Heshiiska Kireysiga Guud uusan raacin ama ilaalin kireystuhu ama kireeyuhu.

Lacagta Kirada Ururtay


Waa lacagta kirada ijaarka oo aan watigeedii lagu bixin.

Xallinta Murannada
Waa adeeg madaxbannaan oo qarsoodi ah oo ay RTA siiso kireysteyaasha iyo kireeyeyaasha kuwaas oo doonaya inay ka wada hadlaan khilaafkooda oo ay heshiis gaaraan. Waxaad soo gudbisaa codsi xallinta khilaafka adoo RTA u soo dirsada Foomka 16. Waxaad yeeli kartaa inaad saaxiib ama qof shaqaalaha support worker inuu kuula hadlo RTA.

Codsiga Xallinta Murannada (Foom-ka 16)


Waa foom la soo buuxiyo markii aad doonaysid in RTA kaa caawiso muranka.
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: 59

Markasta la hadal kireeyaha/wakiilka haddii ay dhibaato kaa haysato markii aad guri kireysanayso, ama soo kaxayso qof kale oo kuu hadla adiga.

Waa socotaa: Erayada muhiimka ah in la fahmo...

Kireysiga guriga ee Queensland


Xuquuqda iyo Waajibaadka sharciga hortiisa
KIREYSTUHU wuxuu masuul ka yahay:

Inta uu socdo kireysigu Soo eegidda Guriga


Kireeyaha/wakiilku waxay soo eegi karaan guriga 3dii bilood oo kasta si loola socdo sida uu kireystuhu u daryeelayo guriga iyo inuu soo arko haddii wax dayactir ah loo baahan yahay. Taas waa waqti fiican oo kireystuhu ku ogaysiin karo kireeyaha/wakiilka wixii dayactir ama cabasho ah.

Ogaysiinta Gelitanka (Foomka 9)


Waa Foom la siiyo kireystaha si kireeyaha/wakiilka ay u sameeyaan: 1) Soo-eegidda guriga (ogaysiin 7 maalmood) ama 2) daryeelka dayactirka (ogaysiin 24 saac ah)

Ku-noolaanshaha guriga ayadoo la raacayo xaaladihii lagula heshiiyey kireeyaha ee Heshiiska Kireysiga Bixinta lacagta kirada waqtigii layska doonayey (oo ah xaddiga lagu heshiiyey ee kirada) Ka-dhigidda guriga mid nadiif ah GUDAHA iyo DIBADDABA Inaadan qaylo bdan ku samayn dariskaaga U-Soo-sheegid wixii waxyeellooyin ah oo u baahan dayactir kireeyaha/wakiilka Inaadan u isticmaalin guriga wax ka soo horjeeda sharciga Australia Inaad hubiso adiga iyo dadkaaga kuu yimaada inaysan guriga si ula kac ah u waxyeellayn Inaad bixiso wixii waxyeello ah oo aad guriga ku samayso

Boostada & wada-xiriirka


Waa waraaqaha laga helo Boostada.

KIREEYAHA/WAKIILKA wuxuu masuul ka yahay: :


Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Gurigaaga ka dhig mid nadiif ah, oo keliya ha u samayn marka ay jirto 58 soo-eegidda oo keliya.

Inuu guriga ka dhigo mid ammaan ah oo lagu noolaan karo Samaynta dayactirka markii loo baahdo Inuu kuu ogolaado ku noolaanshaha guriga sidii asagoo ah gurigaagii isla waqtigii lagu sheegay heshiiska kirada. Inuusan soo gelin gurigaaga asagoon ku siin ogaysiin qoraal ah Inuu ku siiyo furayaasha gurigaa 11 Inuu hubiyo in dhigaalkii boonka lagu xareeyey RTA

HALKA laga helo guri cusub oo la kireysto:


Waa socotaa: Erayada muhiimka ah in la fahmo...

Wakiilka Real Estate Agent Wargeyska Saaxiib Calaamadda TO LET ama TO RENT Intarneedka

Inta uu socdo kireysigu Lacagta Kirada


Waa lacag si joogto ah looga bixiyo si loogu noolaado guriga uusan kireystuhu lahayn.

Markii aad raadinaysid Guri Cusub oo aad kireysato

Bixixinta Qayb ahaan ee Dhigaalka Lacagta Boonka (Foomka 7)


Waa foom sheegaya inta ay leeg tahay lacagta dhigaalka boonka oo uu kireystuhu bixiyo haddii lacagta kiradu korodho.

Xisaabi inta aad kiroi ahaan u bixin karto Weydii wakiilka Real Estate Agent liiska guryaha ee la kiraynayo Guriga ka fiiri dhinac waddada Bal eeg inaad doonaysid neighbourhood-ka uu gurigu ku yaal

Daryeelka
Waa daryeelidda joogtada ah (tusaale: jaridda cawska jardiinka ama faakuyuum-garaynta kaarbidka si joogto ah).

Dayactirka
Dayactiridda wax jaban.

Ogaysiinta Doonista Kireeyuhu inuu Iibiyo Guriga (Foomka 10)


Waa foom lagu ogaysiinayo kireystaha in kireeyihii/ wakiilkii doonayo inuu iibiyo guriga kireystaha u kireysnaa.

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Nasteexooyin wanaagsan oo u roon Kireysteyaasha: Haddii aadan lahayn baabuur, waxaad hubisaa in guriga aad kireysanayso uu u dhow yahay meel leh gaadiidka dadweynaha 12 Haddii aadan fahmin wax ku saabsan kireysiga, waydii Kireeyahaaga/wakiilkaagawaxay halkaas u joogaan inay ku caawiyaan 57 adiga.

Amaahda Boonka ah
Waa lacag laga amaahday Wasaaradda Department of Housing si laysaga bixiyo lacagta dhigaalka boonka kirada. Lacagta waa in dib loo bixiyaa.

CODSIGA guri cusub oo la kireysto:

Xaraynta Dhigaalka Lacagta Boonka (Foomka 2)


Waa foom adiga iyo kireeyaha aad saxiixaan kaas oo uu kireeyuhu u diro RTA asagoo ay la socoto lacagtii dhigaalka boonka kirada. Foomkan waxaa haynaya RTA asagoo la jirto lacagtii dhigaalka boonka kirada ilaa ay dhammaato heshiiska kireysigakireystaha ama kireeyaha ayaa markaas ka dib codsan kara in la siiyo lacagtaas boonka ah. Ku buuxi foomka codsiga:

Warbixinta Xaalladda Guriga (Foomka 1a)


Waa foom uu kireystuhu buuxiyo marka ay bilaabanaysi kireysigu si loo diiwaangeliyo bal in alaabta taala guriga inay mid nadiif ah, shaqaynaysa, aan waxyeellaysnayn (tusaale stoveka) Foomkan ayaa loo eegaa warbixinta ka bixidda Exit Condition Report ee kirestihii hore oo la barbardhigayo ka bixiddada Exit Condition Report marka ay dhammaato muddadii kiresigaaga.

Magacaaga Cinwaakaaga hadda aad degan tahay Cinwaankii guri hore oo aad kireysatey Faahfaahinta taleefoonadaada Tirade dadka kiraysanaya guriga (magacyada/daaha) Faahfaahinta shaqada/dakhliga Aqoonsiga 100 dhibcaha credit ah (sida karaka Medicare, kaarkaCentrelink , baasaboorka, biilka Koran tada oo magacaaga ku qoran yahay) Magacaga xayawaanka rabaayadda iyo inta uu leeg yahay Tixraactusaale: warqad ka socota kireeye/wakiil hore oo oranaysa inaad fulisey xeerarkii heshiiska kireysiga (matalan, haddii aad lacagta kirada waqtigeeda ku bixin jirtey)

Kireysiga guriga: waa tilmaame kireyste oo muujinaya xeerarka kireysiga ee Queensland (Caddaynta Macluumaadka Foomka 17a)
Waa inuu ku siiyaa koobiga Foomkan kireeyuhu marka ay bilaabato kireysigaagu.
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: In kaarbidka la faakuyuun-gareeyo waxay yaraysaa boorka 56 Nasteexooyin wanaagsan oo u roon Kireysteyaasha: Weydiiso in qof kaa caawiyo inuu kuu buuxiyo foomka codsiga haddii ay dhibaato kaa haysato oo aad caawimaad u baahan tahay. 13

Erayada muhiimka ah in la fahmo . . .

Bilowga kireysiga

Heshiiska Kireysiga ee Guud (General Tenancy Agreement) (Foomka 18a)


Waa heshiis sharciyeed oo u dhaxeeya kireystaha iyo kireeyaha/wakilka. Markii aad saxiixdo heshiiska, waxaad ogolaanaysaa inaad guriga ku noolaato ayadoo la raacayo xeerarka Heshiiska.A legal agreement between the tenant and lessor/agent.

Qaybta 2aad Macluumaadka ugu-weyn ee Kireysiga Habboon


Heshiiska Teeramka Goan (Fixed Term Agreement)


Waa waqti goan oo kireystuhu uu kireysto guri (tusaale 6 ama 12 biood).

Heshiiska Xilliga ah (Periodic Agreement)


Kireystaha ayaa kireysta guri oo AAN WAQTI GOAN LAHAYN. Waxaa jira taariikhda bilowga hase ahaatee MA JIRTO TAARIIKHDA DHAMMAADKA. Heshiiska xilliga ah wuxuu bilaabmaa markii heshiis teeram goan ah uu dhammaado oo UUSAN kireystuhu saxiixin heshiis teeram goan ah oo cusub.

Bilaabidda Kireysiga Bixinta kirada (ijaarka) Daryeelka iyo dayactirrada Daryeelka gurigaaga gudaha iyo dibaddaba Soo-eegidda guriga Dhibaatooyinka aad qabi karto inta kireysigu socdo Boostada & wada-xiriirka

Dhigaalka Lacagta Kirada Boonka (Rental


Bond)

Waa lacag la bixiyo bilowga kireysiga, uuna RTA u soo diro kireeyuhu. Tani maahan lacagta kirada. Marka uu dhammaado kireysigu waxaad soo codsan kartaa in RTA kuu soo celiso lacagtii boonka. Marka uu dhammaado kireysigu kireeyaha/wakiilku waxay ayaguna codsan karaan inay haystaan qaar ama dhamman lacagta dhigaalka boonka oo u qaataan wixii waxyeello.
14 55 Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Xeerka Residential Tenancies Act 1994 wuxuu ilaaliyaa xuquuqdaada iyo xuquuqda kireeyaha.

1: Bilaabidda Kireysiga ......15 Heshiiska kireysiga Warbixinta Xaaladda Guriga 2.Bixinta kirada (ijaarka).....18 Hababka lacag-bixinta Nasteexooyin muhiim ah

Qaybta 4aad Erayada muhiimka ah in la fahmo


Waxyaalo muhiim ah in la ogaado

3.Daryeelka iyo dayactirrada ...20 Daryeelka ... Warbixinta Daryeelka & Dayactirka Sida loo codsado Caawimaadda Foomamka Daryeelka & Dayactirka Dib-u-habaynada Caadiga ah Dib-u-habaynada Degdegga ah Dayactirka Daryeelka guriga gudaha iyo dibaddaba 4.: Soo-eegidda guriga.........35

Bilowga kireysigaaga Inta uu socdo kireysigaagu Haddii ay dhibaato kaa haysato arrimaha kireysigaaga Dhammaadka kireysigaaga

U-Diyaargarowga Soo-eegidda guriga


Kumaa Laga KIREYNAYAA . . . Kumaan laga KIREYNEYN . . .

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Haddii aadan fahmin wax ku saabsan kireysiga, waydii Kireeyahaaga/wakiilkaagawaxay halkaas u joogaan inay 54 ku caawiyaan adiga

5. Boostada & wada-xiriirka..40 - Maxaa laga sameeyaa wada-xiriirka? 15 Kumaa lala hadlayaa

Bilaabidda Kireysiga
Si aad u bilowda kireysiga gurigaaga waxaad u baahan tahay inaad:
buuxiso & aadna saxiixdo Heshiiska Kireysiga

XADDIDAADDA BIYAHA WAA MUHIIM . . .

Guud dhigaalka (boonka) kirada(Foomka 18a)


buuxiso & aadna saxiixdo Codsiga Dhigaalka/Boonka Kirada (Foomka 2) fureyaasha diyaarsato diyaarsato soo

MAXAAN SAMAYN KARAA?

soo qaadato

U-ISTICMAAL BIYAHA SI MACQUUL AH.

in laguu xiro taleefanka/korontada ama gaaska gaadiidkii ku rari lahay

eegto guriga aad doonaysid inaad kireysato - ka dibna aad soo buuxiso & inaad soo saxiixdo Warbixinta
Xaaladda Guriga (Entry Condition Report (Foomka 1a) iyo inaad hal koobi u soo celiso kireeyaha/wakiilka 3 maalmo shaqo gudahooda.

biyaha ama hose-ka jardiinka, cawska, baabuurka, guriga iwm

Wixii macluumaad ah KA WAC . . .


Logan City Council 3412 3412 Brisbane City Council 3403 8888 Gold Coast City Council 5582 8211

HADDII AAD JEBISO XADDIDAADA BIYAHA WAXAA LAGU GANAAXI KARAA QADAR LACAG AH
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: HAKA TEGIN tuubada oo biyo ka shubmayaan markii aadan isticmaalaynt

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon Kireysteyaasha: MAR KASTA codso caawimaad haddii aadan fahamsanayn!

16

53

Biilasha Guriga Xiritaanada...


Logan & Gold Coast Areas Telstra Origin
Ph: 132200 Ph: 131253 Emergency (Koronto ma leh)

Bilaabidda kireysdiga
Heshiiska Kireysiga Guriga-Degaanka ah (Form 18a)
Tani waa heshiis sharciyeed oo u dhaxeeya kireystaha iyo kireeyaha/wakiilka. Markii aad saxiixdo Foomka18a, waxaad ogolaanaysaa inaad guriga ku noolaato ado raacaya xeerarka ku yaal heshiiska. Waxaad hubisaa inaad fahamto waxaad ogolaanayso. Tusaale: Miyaad ogtahay marka lacagta kiradaada layska doonayo? Miyaad ogtahay marka heshiiska kireysigaagu uu dhammaanayo? Miyaad ogtahay inay tahay masuuliyaddaada inaad cawska ka jarto aadna habeyso jardiinka guriga? Miyaad ogtahay haddii haddii laguu ogol yahay xayawaanka rabaayadda ah?

Ph: 131253 Natural Gas/ Tusaale AGL Bottle Gas/ORIGIN Korantada Ph: 1300 309 132

Ph: 1300 308 624 Ph: 1300 308 624

(Ujradda Daryeelka = ujrad hal mar ah)

0-6 bilood Interlink ayaa bixinaysa xiridda korotada/gaaska ama ujradda dhigaalka sikuyuuritiga 6 bilood onwards adiga iska bixinaysa xiridda taleefankaaga, korotada/gaaska ama ujradda dhigaalka sikuyuuritiga

Warbixinta Xaaladda Guriga (Foomka 1a)


Kani waa foomka uu kireystuhu soo buuxiyo marka uu bilaabanayo heshiiska kireysigu si loo diiwaangeliyo in waxyaalaha dhexyaal guriga ay nadiif yihiin, shaqaynayaan, aysan waxyeellaysanayn (tusaale: stove-ka) Haddii aadan fahamsnayn waxyaalaha ku yaal foomka, weydii saaxiibkaa ama qofka shaqaalaha wax taageera ah si ay
17

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Xusuuso inaad biilasha ku bixiso waqtigoodii. Haddii aad sidaas 52 yeeli weydana, waxaa la JARAYAA korotadii/gaaskii ama taleefankaaga.

Bilaabidda kireysdiga
Warbixinta Xaaladda Guriga (Foomka 1a)
Kani waa foomka uu kireystuhu soo buuxiyo marka uu bilaabanayo heshiiska kireysigu si loo diiwaangeliyo in waxyaalaha dhexyaal guriga ay nadiif yihiin, shaqaynayaan, aysan waxyeellaysanayn (tusaale: stove-ka) Haddii aadan fahamsnayn waxyaalaha ku yaal foomka, weydii saaxiibkaa ama qofka shaqaalaha wax taageera ah si ay

Wixii macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan Ammaankaaga, waxaad wici kartaa:

Brisbane Council 3403 8888 Gold Coast City Council 5582 8211 Origin 131253 Wasaaradda Department of Emergency Services 3247 8100

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: 18 Waxaa muhiim ah inaad gurigaaga iyo qoyskaaga ka dhigto 51 mid ammaan ah.

Waa socotaa: Ammaanka Guriga Dhexdiisa Locks (X= MAYA) ( = HAA)

Bilaabidda kireysdiga

Xir albaabada iyo daaqadaha markii aadan guriga jooginLock

Nasteexooyin muhiim ah in la xusuusto

Xir alabbada sikuyuuritiga markii aad guriga joogto

X
1) 2) 3) MARNA HA SAXIIXIN FOOM BANNAAN MARNA HA SAXIIXIN WAXKASTA ILAA AAD FAHAMTO WAXAAD SAXIIXAYSO KU HAYSO KOOBI WAXAAD SAXIIXDAAY MEEL AMMAAN AH

HA GELIN gacmaha ama jirka biyo kulul (WAY KU GUBAYSAA)

Tuubada biyaha daadinaysa waa in la dayactiraa

Biyaha Kulul
KELIYA Emergencies ! WAC 000

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Xusuuso inaad damiso waxyaalaha korantada oo dhan ka hor 50 intaadan seexan

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon Kireysteyaasha: Sawir ka qaad wax kasta oo guriga ka waxyeelaysan ka hor intaadan u soo 19 guurinfoomkaas iyo sawirkaas waxay caddayn muhiim ah u yihiin haddii adiga iyo kireeyihii aad isku khilaaftaan in lacagtoo dhigaalkaaga boonka lagu soo celiyo marka uu dhammaado heshiiskaaga kireysigu.

Bixinta kirada (ijaarka)

Waa socotaa: Ammaanka Guriga


Safety Tips: (X= MAYA) ( = HAA)

Hababka lacag-bixinta:
Kaarka Kirada (oo laga helo kireeyaha/wakiilka)

HAKU isticmaalin qalabka korantada meel u dhow biyo (Tusaale: qallajiyaha


timaha)

X X X X X X
49

HAKU RIDIN maacuunka birta ah toaster-ka HAKA TEGIN shamac gubanaya oo aan lala joogin HA DHIGIN busteyaasha ama dharka MEEL U DHOW hiitarka HA FARIISAN meel u dhow hiitarka HA GELIN xarigga korotada marka bareesado ON tahay Ka dhig hiitarka OFF markii aad Qolka ka baxayso Ka dhig hiitarka off markii AADAN isticmaalayn Dami shamaca ka hor intaadan ka bixin Qolka Gaas-ka ku daar laytarka gaaska

Centrepay (oo laga helo lacag-bixinta Centrelink)

Direct Debit (oo laga helo bangiga)

Money Order (foo laga helo post office)

Deposit Book (oo laga helo Wakiilkaq)

Lacag Caddaan ah (Cash) (haddii uu kireeyuhu/ wakiilku ogolaado lacag caddaan ah, isku day inaad soo qaadato lacagtii saxda ahayd

Nasteexooyin wanaagasan oo u roon Kireysteyaasha: Ku hayso risiidhada iyo waraaqaha oo dhan meel ammaan ah 20

Ammaanka Guriga Dhexdiisa. . . Korantada (X = Maya)


Bareesooyinka Korantada

Waa socota: Bixinta kirada (ijaarka)

( = Haa)

Nasteexooyin muhiim ah . . .
MAR

MARNA kaku daarin korantada ON ama OFF

gacmahaaga oo qoyan X Weydii kireeyaha/wakiilka inuu baddelo baree sooyinka haddii tararsan yihiin ama ay yeeshaan baro baroon/jaalle ah MARNA qalabka korantada haku isticmaalin meel u dhow biyah

KASTA la hadal kireeyaha/wakiilka MARKA U HORRAYSA haddii aad doonaysid inaad baddasho habka aad kirada u bixisid (tusaale, adoo ku bixin jirey lacag caddaan ah kirada aadna doonaysid inaad ku bixiso direct debit oo toos looga jaro akoonkaaga).
Haddii

aadan bixin karin kiradaada, MAR KASTA la hadal kireeyaha/wakiilka ay isbaddalaan duruufahaagii (tusaale: haddii aad hesho shaqo ama shaqo u baddalatey, MAR KASTA u sheeg Centrelink sababtoo ah tani waxay saamayn kartaa lacagtaada.I

Haddii

Stove-ka

HA U adeegsan weelasha balaastigga ah stove-ka kulul

U ADEEGSO weelasha ka samaysan birta stove-ka kulul

MARNA ha saarin gacantaada dusha ama hoosta stove-ka kulul

X
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha:

Markii AADAN waxba karsanayn, ka dhig noobka stove-ka OFF

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Tuubooyinka biyaha daadinaya waxay KHASAARIYAAN BIYAHA! 48 Waxaad bixin kartaa biyo dheeraad ah haddii aad biyo badan isticmaasho Haddii ay dhibaato kaa haysato inaad bixiso kiradaadii, la hadal kirreyahaaga/wakiilka si aad ugala shaqayso qorshihii aad kirada 21 ku bixin lahayd.

Daryeelka & Dayactirka . . . Dayactirka (daryeelka guriga)


Kireeyaha/wakiilka waxay masuul ka yihiin inay : hubiyaan in gurigu ku habboon yahay in lagu noolaado marka uu ku soo guuro kireystuhu Hubiyaan in wax kastaa shaqaynayo laguna noolaan karo inta ay socoto muddada kireysigu.

Kireystuhu wuxuu masuul ka yahay inuu : Ka dhigo guriga mid nadiif ah lana mid ah xaaladdii uu ahaa markii la soo galay oo kale. Daryeelka Haddii ay jiraan waxyeellooyin gaarey guriga, kireystuhu waa inuu u soo sheegaa isla markiiba kireeyaha. Waxaa jira waxyeellooyin ay tahay in kireeyuhu inuu dayactiro oo uu bixiyo. Halkan waxaa ku yaal waxyeellooyinka ay tahay inuu kireeyuhu dayactiro oo uu bixiyo kharasheeda. Waa inaad hubisaa inaad taqaan cidda lala xiriirayo haddii ay dhacdo baahi dayactir degdeg ah.

Qaybta 3aad Nasteexooyinka kale ee ka kireysiga iyo kunoolaashaha guri Australia


Ammaanka Guriga Dhexdiisa Biilashada Guriga Xaddididda Biyaha

Fadlan la soco: Macluumaadka qaybtan ku qoran MAAHAN sharciga kireysiga hase ahaatee waxaa loo sameeyey inuu ka caawiyo kireysteyaasha inay fahmaan qaybaha muhiikam ah qaarkood oo ku saabsan ku-noolaanshaha guri Australia.
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Si degdeg ah u soo Sheeg Dayactirrada! Haddii adigu aad damacdo inaad samayso waxaa laga yaabaa inaad sii waxyeellaysomarkaasna ay noqoto inaad adigu bixiso waxyeellooyinkaas. 22

47

Waa socotaa: Boostada & Wada-xiriirka


Maxkamadda Wasaaradda Centrelink

Waa socotaa: Daryeelka & Dayactirka . . . Tusaaleyaalka waxyeellooyinka ay tahay in kireystuhu uu bixiyo:

Small Claims Tribunal (SCT)

Department of Housing

Warqado ayaad ka heli kartaa Interlink . . .


Oo ku saabsan:
Kiradaada Lacagta kirada ijaarka Khashkhashaadda deriska Ka-dhigidda gurigaaga mid

Waxyeellada kaabidka(dabka feerada, dabka sigaarka, kaadida carruurta/xayawaanka ee kaabidka korkiisa) Daaqadda jaban (ka-tuuridda kubadda daaqadda dhexdeed) Dulduleelada debiga Jeexidda iskiriinada albaabada/daaqadaha Tuubooyinka biyaha oo la awdey sababtoo ah waxyaalo khalad ah ayaa la dhexgashey

nadiif ah

oo habaysan

Tusaaleyaalka waxyeellooyinka ay tahay in kireeyuhu uu bixiyo:


Waxyeello kasta oo adigu ama dadka kuu yimaadaa AYSAN U GAYSAN guriga. Tusaale: Saqafka biyaha soo daynaya Tuubooyinka jaban Stove-ka, biyaha kulul, iyo koranta aan sida fiican u shaqaynayn

Waxaa Muhiim ah!


Haddii aad warqada ka hesho If you receive Maxkamadda Small Claims Tribunal:
1) 2) Imow taariikhda dhagaysiga maxkamadda (waxaad ka dhiiban kartaa fikraddaada) Qof haku raaco kaas oo ku hadli kara oo fahmi kara Ingiriisiga

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon Kireysteyaasha: RTA waxay adeegsataa adeegga turjumaanka oo lacag laaanta ah. Haddii aad u baahan tahay inaad wacdo RTA, ka wac ring the 46 Translating and Interpreter Service(131 450 ) - waxaad weydiisaa in lagugu xiro RTA ee Queensland.

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: HAKU mudin masaamiirta ama huugga darbiyada adoon ogolaansho ka helin kireeyaha/wakiilka MARKA HORE

23

Waa socotaa: Daryeelka iyo & Dayactirka . . . Sida caawimaadda loo codsado?
Raadso qof kaas oo ku hadli kara Ingiriisi waxaadna ka codsataa inay kugu caawiyaan sidaad u buuxin lahayd foomka dayactirka aadna u gayn lahayd: - Interlink (06 bilood ka dib) - Madaxa Bulshada (markasta) - Kireeyaha/wakiilka (06 bilood ka dib) - BCA (markasta)

Boostada & Wada-xiriirka


WAXAAMUHIIM AH!
Isku day inaad inaad akhriso Haddii aadan akhriyi karin

waraaqahaaga

waraaqahaaga, la hadal qof kale oo ku caawin kara labada maalmood oo soo socotaspeak (24 saac)

Kumaa lagala hadli karaa?


Xusuuso . . . Wixii aadan fahamsanayn, weydiiso CAAWIMAAD . . . Halkee? * Interlink (06 bilood) * Kireeyaha/wakiilka ( 06 bilood ka dib) * Madaxa Bulshada (markasta) * BCA (markasta) * Acces Services Inc. (markasta) * Multicultural Families Organisation (MFO) (markasta) *Residential Tenancies Authority (RTA) (markasta) *Tenant Advice and Advocacy Service (markasta)

Interlink Housing & Support (0-6 bilood) Kireeyaha/wakiilka (6 bilood ka dib) Madaxa Bulshada(markasta) BCA (markasta) Qof Case Worker ah (markasta) MFO (markasta) Acces Services Inc.

Warqadaha Kireystaha oo aad heli karto . .


Entry Notice (Foomka 9) Notice to Remedy Breach (Foomka 11) Notice to Leave (Foomka 12) Notice of Lessors Intention to Sell (Foomka 10)

Warqada ka socota kireeyaha/wakilka oo oranaysa kireysigaagii wuu dhammaanayaa


Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: The Residential Tenancies Authority (RTA) waxay adeegsataa adeegga turjumaanka oo lacag laaanta ah. Haddii aad u baahan tahay inaad wacdo RTA, ka wac ring the Translating and Interpreter Service 24 (131 450) - waxaad weydiisaa in lagugu xiro RTA ee Queensland.

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: La soco sanduuqa boostadaada maalin kasta! Waxaa jiri kara macluu45 maad muhiim ah oo ay tahay inaad si toos ah wax uga qabato.

Ka-warbixinta Daryeelka iyo & Dayactirka

Dhibaatooyinka aad qabi karto inta heshiiska kireysigu socdo Waxaad samayn kartid. . .
Haddii lagu siiyo ogaysiinta Notice to Leave (Foomka 11) ama Notice to Remedy Beach (Foomka 16) oo aadan isla ogolayn kireeyaha waxa ay dhibatadu tahay, waxaad la soo xiriiri kartaa RTA waxaadna codsan kartaa Dispute Resolution

1.Markii aad ka kireysanayso Interlink (06 bilood ee


Australia ah) Markii aad guri ka kireysanayso Interlink waxaa jira HABKA Daryeelka iyo dayactirka oo la raaco Talaabada 1aad: Kireystuhu wuxuu Interlink u soo sheegaa wixii dib-u-habayn iyo dayactir ah Talaabada 2aad: Interlink waxay u soo sheegaysaa wixii dib-u-habayn iyo dayactir ah wakiilka (Interlink KELIYA waxay masuul ka tahay samaynta waxyeellada kireystaha) Talaabada 3aad: Wakiilku wuxuu u soo sheegaa wixii dib-u-habayn iyo dayactir ah kireeyaha (Wakiilki wuxuu masuul ka yahay samaynta wax kastoo jira) 2. Markii aad ka kireysanayso Kireeyaha/wakiilka (6 bilood ee soo socota) Markii aad si gaar ah guri u kireysanayso waxaa jira HABKA Daryeelka iyo dayactirka oo la raaco. Talaabada 1aad: Kireystuhu wuxuu Wakiilka u soo sheegaa wixii dib-u-habayn iyo dayactir ah Talaabada 2aad: Wakiilka wuxuu Kireeyaha u soo sheegaa wixii dib-u-habayn iyo dayactir ah Talaabada 3aad: Kireeyuhu wuxuu ogolaadaa wixii dib-u-habayn iyo dayactir ah Wakiilkuna wuxuu diyaariyaa in dayactirkii la sameeyo

RTA ayaa kaa caawin karta muranka Waxaad la hadli kartaa RTA ama waxaad u wakiilan kartaa cid kale oo kuu hadasha adiga Waxaad saxiixi kartaa foom qof kale ogolaansho u siinaya inuu adiga kuu hadlo RTA waxay ku dhaqantaa XEERKA QARSOODINIMADA Wax kasta oo aad tiraahdo wuxuu noqonayaa QARSOODI

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Haddii aad caawimaad uga baahan tahay xalinta muranka ama inaad la hadasho kireeyahaaga waxaad wacdaa adeegga la-talinta iyo u44 qareenidda kirestaha oo ku qoran gadaalka dambe ee buuggan Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Wakiilkaaga ama kireeyahaaga waxay hayaan foom gaar ah oo lagu 25 soo buuxiyo wixii soo sheegid dayactir ah. Waxaad kaloo adeegsan kartaa foomaka ku yaal bogga 64aad haddii aad u aragto mid waxtaraya.

Waa socotaa: Daryeelka iyo & Dayactirka . . . Dayactirada Guud


Tuubada

biyaha daadinaysa/ dhibcaysa

Waa socotaa: Dhibaatooyinka aad qabi karto inta heshiiska kireysigu socdo . . .Waxaad samayn kartid . . .
Ogaysiinta Notice to Remedy Breach (Foom-ka 11)

Nal ma leh? Guluubkii nalka ayaa u baahan in la baddalo

Foomkan waxaa adeegsan kara kireysteyaasha iyo kireeyeyaasha

Daaha Showarka oo hoos u soo dhacay

waxaa la sn karaa kireystaha markii aysan raacin xeerarka Heshiiska Kireysiga Guud (General Tenancy Agreement) (Tusaale: ayagoon waqtiga la doonayey ku bixin lacagta kiradooda ama haddii ay dhibaato u gaysteen deganaanta deriskooda) kireystuhu wuxuu haystaa 7 maalmood si uu xalliyo dhibaatada waxaa la siin karaa kireeyaha/wakiilka waxaana siin kara kireystaha markii aysan raacin xeerarka Heshiiska Kireysiga Guud (General Tenancy Agreement) (Tusaale: markii aad dhowr jeer u sheegto tuubada showarka oo jaban kireeyaha oo aan dhibaatadii waxba laga qaban Kireeyah/wakiilku waxay haystaan 7 maalmood inay dayactiraan dhibaatada haddii aad kireeyaha u gaysey ogaysiinta Notice to Remedy Breach (Foomka 11)

Screenkii albaabka/diqsiag oo

dilaacay

Jeegaree alaamka qiiqa lixdii bilood oo kasta

Batariga ka baddal 612 biloodba haddii loo baahdo

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: 26 KASTA Haddii aad adigu goaansato inaad baddasho guluubka nalka MAR korontada dami marka hore

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Waa fikrad fiican inaad MARKA HORE la hadasho kireeyaha/ wakiilka si aad isugu daydo inad xallisaan dhibaatada ka hor in43 taadan siin Ogaysiinta Notice to Remedy Breach (Foomka 11)

Dhibaatooyinka aad qabi karto inta heshiiska kireysigu socdo . . .


Waxaa jiri kara dhibaatooyin inta uu socdo heshiiskaaga kireysiga, tusaale ahaan:
Adiga . . .

Waa socotaa: Daryeelka iyo & Dayactirka Dayactirka Degdegga ah


Gaaska ama korontada Waxyaalo Jaban

oo la soo daaha bixinta lacagta kiradaada oo aan jarin cawska jardiinka oo uu dheeraado

Musqusha xirantay Musqush ma falaashmayso

Kireeyaha . . .
oo yimaada gurigaaga asagoon ku siin ogaysiin qoraal ah oo aan waxba ka qaban wixii aad ka codsatay dhawr jeer

Daaqada jaban

Haddii ay waxyaalahaas oo kale dhacaan . . . Adiga ama Kireeyahaagu waxaad samayn kartaan:
waad la hadli kartaan oo isku dayi kartaan inaad is-faham wada-gaartaan in la siiyo qofka Notice to Remedy Breach (Foomka 11) u soo gudbin Dispute Resolution (Foomka 16) RTA aadna sugto bal inay idiin ka caawiso adiga iyo
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Haddii aad hesho Ogaysiinta to Leave ama Remedy Breach la hadal 42 kireeyahaaga/wakiilkaagawaxaad kaloo la hadli kartaa RTA ama TAAS si loo hubiyo in lagu siiyey waqti ogaysiin oo kugu filan

MARKA KOWAAD . . . Biyo Kulul ma leh 1) Waxaad tagtaa meter box 2) Haddii swiijka biyaha kulul uu DANSAN YAHAY (OFF), ka dhig ON. Haddii swiijku sii ahaado ON: Sug in biyuhu kululaadaan. Haddii aysan biyuhu kululaan, u sheeg kireeyaha/wakiilka. 3) haddii swiijka biyaha kulul uu yahay OFF, isla markii ON laga dhigona uusan sii
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: 27 Dadka la xiriirayo haddii loo baahdo dayactir degdeg ah waa inay ku qoran yihiin Heshiiskaaga Kireysiga.

Waa socotaa : Soo-eegidda Guriga

Daryeelka guriga gudaha iyo dibaddaba . . .


Waa masuuliyada kireystaha inuu guriga ka dhigo mid nadiif ah oo xaaladiisu macquul tahay. Qof kasta wuxuu leeyahay fikrad gaar ah oo ku saabsan waxay nadaafaddu tahay, hase ahaatee, dhowrka boggag ee soo socda waxay fikrad kaa siinayaan waxyaalaha qaarkood ee gurigaaga dhexdiisa ah iyo siyaabaha aad u nadiifin karto. Xusuusnow in ogolaanshaha in wasakh ku dhegdhegto kaarbidka ama mould uu fuulo bathroom-ka waxay keeni kartaa inaad lumiso qaar ka mid ah lacagtaadii dhigaalka boonka. Halka laga soo gataa alaabta nadiifinta? Supermarket-ka What products should you use to clean? KELIYA alaabta lagu taliyeyeeg laybalka awaamirta ee ku dulqoran alaabta, ama weydiiso caawimaad Waxyaalaha beeyad ahaan u roon . . . Vinegar waxaa lagu daraa biyaha waxayna ka caawisaa inay biiso mould Dampened small paintbrush waxaa loo adeegsan karaa in lagu nadiifiyo wasakhda fuusha daaqadda Bicarbonate of sodawaxaa la dhexgashaa dharka qoyan, waxaa loo adeegsan karaa baddalkii cream cleanser Bicarbonate of sodaku firdhi kaarbidka korkiisa ka hor fakuyuumka si loo baabasho urka
28

ISU-DIYAARINATA SOO-EEGIDDA GURIGA GUDAHA ka nadiifi guriga (gurigaaga) . . .


Kurshiinka (tusaale: Stove-ka iyo ovanka korkiisa) Faloorada oo dhan Kaarbidyada oo dhan Derbiyada oo dhan Armaanjooyinka oo dhan Bathroom/Shower-ka Bath Tub-ka Bedrooms Soo qaad oo ku rid dharka armaanjada

DIBADDA ka nadiifi guriga (gurigaaga) . . .


Biinka Qashinka (MARKASTA ku duub oo ku rid qashinka kurshiinka baagag KA HOR intaadin ku ridin biinka qashinka) Mashinka cawska jara Qashin-saarka jardiinka Nadiifi daaqadaha

HAA

MAYA 41

Kumaa loo ogolanayaa, kumaanse loo ogolaanayn soo-eegidda guriga? U-ogolow...


Qof

Daryeelka gurigaaga gudaha iyo Dibaddaba . . . Fadhiga & Qolka Qadada

aad taqaan AMA

Qofkii

ku tusa aqoonsi habboon (Tusaale: soo-xirashada baajka ama ku tusi kara shaqadiisa)

Ha U-ogolaanin...
Qofkii Qofkii

aan aqoonsigiisa haysan

aan ku siin OGAYSIINTA GELITAANKA (waxaad u ogolaan kartaa qof aan haysan OGAYSIINTA GELITAANKA KELIYA haddaad u ogolaato)

Markasta HUBI...
1. Kumaa ku qoran Ogaysiinta Gelitaanka (Foomka 9) inuu soo eego guriga? 2. Halka uu ka yimid qofku?

Nadiifiyaha Faakuyuumka Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Haddii aadan aqoon qofka yimaada albaabkaaga, waxaad ku oran kartaa, Magaacaa, fadlan? Halkee baad ka timid? 40 Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Si joogto ah u faakuyuum-garaynta kaarbidka waxay yaraysaa boorka 29 iyo dhedhegga wasakhdaand

Nasteexooyinka Nadiifinta iyo Dayactirka


Soo-eegidda Guriga . . .
WAA MAXAY FOOMKA AAD HELAYSAA?
Ogaysiinta Gelitaanka (Foomka 9aad)

Alaabada aad isticmaasho meel fiican dhig

Ku nadiifi daaqadaha iyo albaabada nadiifiyaha dhalooyinka (sii ay aad ugu dhalaalaandusha uga masax daaqadaha waraaqaha wargeyska) Kaarbidka ka tirtir wixii ku daadata sida ugu dhakhsaha badan markii ay ku daadaatanbadhedhegga ayey sidaas yareynaysaa Isku day inaad faakuyuum ku nadiifiso ugu yaraan hal mar toddobaadkiiba Derbiyada ku nadiifi nadiifiyaha kareemka ama dureerahii loo asteeyo (tusaale saabuunta sonkorta) Ku nadiifi afafka daaqadaha iyo slaydhyada albaabada buraashaka cadayga oo qalalan, kuna masax buraashka rinjiga.

MAXAY ORANAYSAA?

Taariikhda soo-eegidda Kumaa samaynaya soo-eegidda Halkee qofku ka imaanayaa

OGAYSIINTA LAYSA SIIYO?


Soo-eegidda guriga ogaysiin 7 maalmood ah Samaynta dayactirka ogaysiin 24 saacadood ah

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: 30 Waxaad helaysaa Ogaysiinta Gelitaanka ee soo-eegidda guriga 7 maal39 mood ka hor soo-eegidda

Daryeelka gurigaaga gudaha iyo Dibaddaba . . .Guriga dibadiisa . . .

Daryeelka gurigaaga gudaha iyo Dibaddaba . . .Qolka-jifka . . .

Marawaxadda saqafka

Biinka Qashinka
Sariirta MARKASTA ku duub oo ku rid qashinka kurshiinka baagag KA HOR intaadin ku ridin biinka qashinka

Deeskiga iyo laambada

Kursiga Biinka qashinka Biinka Recycle-ka

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Weydii kireeyahaaga/wakiilkaaga maalinta aad u baahan tahay la soo 38 qubo biinanka qashinka ama kuwa recycle-ka.

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Toddobaadkii kasta mayr oo ka baddal goyaasha sariirta iyo haraaqda barkinta. 31

Daryeelka gurigaaga gudaha iyo Dibaddaba . . .Kushiinka . . .

Daryeelka gurigaaga gudaha iyo Dibaddaba . . .Guriga dibadiisa . . .

HAA

Ubaxa

MAYA
Nasteexooyinkanadiifinta iyo dayactirka

Ka hubso kireeyahaaga bal inaad ka masuul tahay daryeelka jardiinka iyo jaridda cawska Haddii aad masuul ka tahay hase ahaatee aadan lahayn mashinka cawska jara, bal eeg inaad ka soo amaahan karto mid saaxiibkaa

Nasteexooyinka nadiifinta iyo dayactirka . . .


Isku day inaad kushiinkaagu nadiif yahay oo habaysan yahay maalin kasta Mayr oo meel fiican dhigo markii aad isticmaasho Derbiyada mayr min hoos ilaa kor Si joogto ah u xaaq faloorka si wasakhdu ugu dhegin Ku xaaq faloorka mutaleelka kuna dhaq alaabada loogu talogalay in lagu nadiifiyo mutaleelka (Ha U ISTICMAALIN alaabada lagu nadiifiyo mutaleelka kuwa lagu nadiifiyo faloorka alwaaxa ah)

Mashinka cawska jara

Geed

Gaar-gacan Turunbada

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: MARKASTA cuntada ka nadiifi si aysan u soojiidan QURAANYADA, BARANBARADA, WALADA iyo JIIRARKA 32

Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Waxaa fudud in qof loo soo kireysto si cawska kaaga jaro 4-6dii 37 toddobaadba. Xarunta bulshada degaankaaga ayaa taqaan cid kaa caawin karta howshaas.

Daryeelka gurigaaga gudaha iyo dibaddaba . . . Loondariga . . .

Microwave-ka qaboojiyaha

Digsiga wax lagu kariyo iyo qalajiyaha

Nasteexooyinka nadiifinta iyo dayactirka . . .


Dharka boodharka saaabuunta/dureeraha dharka lagu mayro ama lagu jilciyo
KELIYA adeegso xaddiga boodharka saabuunta/

Saxanka dubidda Stove-ka

dureeraha oo lagu mayro dharka

Toaster-ka
Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Haddii aad haysato qalajiyaha dharka, si joogto ah u nadiifi filtarka lintiga haddii kale waxay noqonaysaa khatar dab inuu ka dhasho 36

33

Kirliga korontada

Daryeelka gurigaaga gudaha iyo dibaddaba . . .Bathroom-ka . . .


Nasteexooyinka nadiifinta iyo dayactirka . . .
Miiska kushiinka korkiisanadiifiyaha guud, nadiifiyaha kareemka ah Stove/cookarka korkiisanadiifiyaha kareemka ah, nadiifiyaha guud oo dhan Stove-ka/oven-kanadiifiyaha oven-ka, nadiifiyaha guud oo dhan, ku mayridda saabuun lagu qasay biyo Maacuunka kushiinka (tusaale balaydhada, koobabka, seesarrada, maacuunka)cups

Nasteexooyinka nadiifinta iyo dayactirka . . .


Vanitynadiifiyaha kareemka ah nadiifiyaha guud Muraayadaha nadiifiyaha dhalada Screenka Showerka/dhalooyinkanadiifiyaha dhalada Mould-ka waa biliij ama midab biye Musqusha si joogto ah u nadiifi buraashka musqusha, istcmaalna nadiifiyaha kareemka ah, jeermis-dile, nadiifiyaha musqusha Mutaleelka faloorkawaa alaab lagu taliyey in lagu nadiifiyo mutaleelka (Ha U ISTICMAALIN alaabada lagu nadiifiyo mutaleelka kuwa lagu nadiifiyo faloorka alwaaxa ah) Bath-ka nadiifiyaha kareemka ah, nadiifiyaha guud oo dhan
34 Nasteexooyin wanaagsan oo u roon kireysteyaasha: Bicarbonate of sodalagu kor firdhiyey dhar qoyan waxaa loo adeegsan karaa baddalkii nadiifiyaha kareemka ah. 35

You might also like