Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 1

1

Beesha Sade/tsiareexaan.
Ku: Madaxweynaha Dowladda J amhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Mudane Xasan Shiikh Maxamuud
Ku: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oaranka
Mudane Maxamed Shiikh Cismaan 'J awaari'
Ku: Wasiirka 1aad ee Xukuumadda J am. Federaalka Soomaaliya
Mudane Cabdiwali Shiikh Axmed
Ku: Ergayga Xoghayaha Guud ee Oaramada Midoobay
Ku: Wakiilka Midowga Afrika
Ku: Wakiilka Urur-Goboleedka IGAD
Ku: Dhammaan Waddammada Daneeya Arrimaha Soomaaliya
Ujeeddo: War Saxaafadeed
(Aragtida Sadel Mareexaan ee Geedi-Socodka Nabadda
Gobollada Jubba)
Si xal waara loogu helo khilaafka ka jir Gobollada J ubba, waxaan qabnaa in Geedi-
socodka Nabadda 100dhaqangeliyo si waafaqsan Heshiisyada Addis Ababa iyo
Muqdisho. sidaas darteed, waxaan 500jeedinaynaa in si hufan 00taxaddar leh 100
qaado tallaabooyinkan:
Amniga Magaalada Kismaayo
Ammaanka magaalada Kismaayo, waxa uu saldhig u yahay dhisidda kalsoonida iyo
is-aamminaadda dadweynaha. Sidaas darteed, waxaa lagama-maarmaan ah:
o In ciidammo boolis ah 00 tiro go'an 00 la isku waafaqsan yahay ahloo
sameeyo;

You might also like