Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 1

4

Baaq:
Waxaan ku baaqaynaa:
1) In si deg deg ah 100joojiyo colaadda ka aloosan Beled Xaawo;
2) In Ciidanka ka 500duulay Doolow ay sida ugu dhakhso badan uga baxaan
Beled xaawo, ayna ugu noqdaan Doolow;
3) In ciddii mas'uulka ka ahayd dhibaatada dhacday gacanta lagu dhigo,
lagulana xisaabtamo;
4) In Xukuumadda J amhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ka waantowdo
siyaasadda gurracan ee ay hadda ka waddo Gobollada J ubba, ayna kula
kala safanayso dadweynaha ay dowladda u tahay.
5) In Dowladda J amhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay joojiso hawsha
qabyaaladda ku salaysan ee ay hadda ka dhex waddo magaalada
Kismaayo; taas 00dib u soo noolaynaysa dagaalkii sokeeye iyo colaad ku
salaysan isbahaysiyo haybeed. - - -
Mahadsanidin
(Afhayeenka Beesha Sade)
(Guddoomiyaha Guddi Arrimaha Gobollada J ubba)
h. Ibraahim Cali
Mugdisho,17/5/2014

You might also like