Sade 2

You might also like

Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 1

3

* Caddeyn waddada lagu dham


maamulka ku-meel-gaarka ah 00
loogu gudbo maamul rasmi ah;
ayo xilliga kala guurka ah ee
-lligiisu ku eg yahay maajo 2015, si
* Maamul 100dhan yahay, laguna kalsoon yahay 00 uu hoggaaminayo
Axmed Maxamed Islaan
Qaramaynta Ciidammada:
1) Suurtoggal nooguma muuqato in dhinacyadii Magaalada Kismaayo ku
dagaalamay mid keligi hubka laga dhigo, kan kalana uu hubeysnaado;
2) Waa in la sameeyo Guddi farsamo 00 ka kooban dhammaan dhinacyada
isku haya siyaasadda Gobollada J ubba, Dowladda Federaalka Iyo Wakiillada
Beesha Caalamka;
3) Waa in hub-kadhigis si isle'eg ama isku mid ah loogu sameeyaa ciidammada
(GOOBWEYN IYO RAASKAAMBOONI), baro cayimanna 100qoondeeyaa;
4) Waa in la qarameeyo dhammaan malleeshiyaadka ku sugan gobolka
J ubbada Hoose;
Waxaan ka xunahay in aan halkan ka sheegno in uu jiro 00 la wado qorshe
colaad iyo dagaal looga dhex abuurayo Gobolka Gedo. Waxaa Qorshahan wada
wada Maamul-ku-sheegga Axmed-Madoobe iyo Xukuumadda J am. Federaalka
Soomaaliya. Waxaa si cad loogu soo duulay magaalada Beled Xaawo; waxaana
ciidanka ku soo duulay ay ka yimaadeen magaalada Dolow 00 muddo
Ciidankaas lagu diyaarinayay. Waxaa dadka reer Beled Xaawo 100geystay
khassare ballaaran 00nooi iyo mood isugu.

You might also like