Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 3

Aslaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu ; Date: 23/12/10.

Ku: Masuulka Guud ee walaalaha Mugadisho


Ka: Masuulka Mandaqada woqooyi: Hargeisa

Walaal waxan idiin soo gudbinayaa salaanta islaamka ,waxaana ilaahay idiinka rajeynaynaa
Cimridheer iyo caafimaad san.
Bacda salaam walaal haddaanu nahay maamulka ku meel gaaadhka ah ee woqooyi ,waxaa nasaran
culays weyn taas oo nagu waajib ah inaanu sideeda u gudano oo ka soo baxno xilkaas.
Waxaanuna dar-dar geliney hawlihii, sidii aanu kor ugu soo qaadi lahayn, si wacana wey u socotaa.
Hadaba si aanay hawshu u dheeraan,ugana faa,iidaysano bisha janaury ee Macalimiintu fasaxa tahay
waxaanu go,aaminey inaanu shirkii qabano 10/01/2011. Am.
Sidaa darted walaal waxaanu idinka codsanaynaa .

(a) Goob joogayaal


(b) Kharashkii shirka

Allaa Mahad leh


1 Transport

s-no Places Persons quantity Transports go & back Total $


1 Erigavo 3 $ 100 $ 300
2 Eil-Afwey 3 $ 100 $ 300
3 Burco 6 $ 50 $ 300
4 Ber-bera 2 $ 30 $ 60
5 Booram 6 $ 50 $ 300
6 Hargeisa 7 $ 15 $ 105
Sub total = $ 1365

2 Accommodation.

S-no Places Quantity persons Accommodating Days Total $


1 Erigavo 3 $12 3 $ 108
2 Eil-Afwyn 3 $12 3 $ 108
3 Burco 6 $12 3 $ 108
4 Ber-bera 2 $12 3 $ 72
5 Boorama 6 $12 3 $ 216
6 Hargeisa 7 -- 3 ---
Sub total = $ 612

3 Refreshment and Lunch:

s-no Refreshment Lunch Days Quantity Total $


persons
1 $3 $ 4.5 3 27 $ 1093.5
Sub Total = $ 1093.5

4 Other Services.

s- Hall conference Days Charge $ Total


1 1 3 $ 27 $ 81
2 Bookks & pens - $ 1.6 $ 48
Sub Total = $ 129
Grand Total = $3199.5

Summary of the sum:

1. Transport ---------------------------- $ 1365.


2. Accommadating---------------------$ 612.
3. Lunch & Refreshment-------------$ 1093.5
4. Other services-----------------------$ 129
5. Grand Total------------------- = $ 3199.5

You might also like