Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 14

www.somalilandlaw.com This bill has been presented to the House of Representatives by the Somaliland GovernmentinNovember2007.

SomalilandNationalHumanRightsCommissionBill2007

XeerkaKomishankaQarankaeeXuquuqdaAadamaha2007
JAMHUURIYADDASOMALILAND GolahaWakiilada

MarkuuTixgaliyey:Qoddobka8aadeeDastuurkaDalkaJSL MarkuuArkey:Qoddobka10aadfarqadiisa2aadeeDastuurkaJSL MarkuuArkey:Qoddobka24aadeeDastuurkadalkaJSL MarkuuArkey:Qoddobada25aad,27aad,28aad,30aad,31aad,32aad,36aad, eeDastuurkaDalkaJ.S.L. MarkauuTixgeliyey:BaahidalooqaboHayadDawladeedoomadaxbanaan,kanagaysan doonta taageero dadaalka ay dadweynaha reer Somaliland ku Hiigsanayaan hirgelinta mabaadiida Caalamiga ah ee Xuquuqda AadamigaiyoXoriyaddahaAasaasigaah Markuu Aqoonsadey: Danta iyo maslaxada Shacbiga Somaliland, waxa xeerkan lagu aasaasayKomishankaQarankaeeXuquuqdaAadimiga. Markuuarkay:Qoddobka113(3)iyo122DastuurkaJSL

CUTUBKA1aad

Qoddobka1aad Eraybixinta Gudoomiyaha: Waxaa loola jeedaa Guddoomiyaha Komishanka Qaranka ee XuquuqdaAadamaha. Komishan: Waxaa loola jeedaa Komishanka Xuquuqda Aadamaha ee Xeerkan laguAasaasay. GuddigaXulista: Waxaa loola jeedaa guddiga loo igmaday xulista xubnaha KomishankaQarankaeeXuquuqdaAadamaha. Xubnaha: Waxaa loola jeedaa xubnaha uu ka kooban yahay Komishanka QarankaeeXuquuqdaAadamaha. Cabte: Waxaaloolajeedaaqofkastaooxuquuqdiisiiiyoxoriyaadkiiaasaasiga ahaalagagaxadgudbay. WarbixinSanadeedka: WaxaloolajeedaawarbixinsanadeedkaKomishankusanadkiiba uuugudbiyoMadaxweynahaiyoGolayaashaBaarlamaanka. Warbixingaarah: Waxaa loola jeeda warbixinta dhacdooyinka gaarka ah ee ay Komishanku u gudbiyaan Madaxweynaha iyo Golayaasha Baarlamaanka 1

Xuquuqda Aasaasiga ah: Waxaa loola jeedaa Xuquuqda aasaasiga ah ee Dastuurka Qaranka ugaaryeelaymuwaadiniinta. Baarlamaanka: Waxaa loola jeedaa labada Gole ee Sharci Dejinta Qaranka Somaliland. MabaadiidaGuud Qoddobka2aad KomishankaQaranka KomishankaXuquuqdaAadamigaSomalilandwuxuahaanayaahayadmadaxbanaanooQaran, xorna u ah gudashada hawlaheeda si waafaqsan Xeerkan iyo Qaanuunka Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadamiga, cadaalada iyo mabaadiida maamulka wanaagsan. Sida ku xusan DastuurkaQoddobka10aadfarqadiisa2aad Qoddobka3aad MagacdhawgaXeerkan XeerkanwaxaalooguyeedhayaaXeerkaKomishankaXuquuqdaAadamahaSomaliland. Qoddobka4aad Fasiraad XeerkanwaxaaloofasirayaasiwaafaqsanShareecadaIslaamka,XeerarkakaleeeDalka, DhaqankasuubaniyoXeerarkaCaalamigaaheeXuquuqdaAadamaha. Qoddobka5aad XadkaAdeegsigaXeerka XeerkanwaxaalagudhaqayaadhamaanXuduudahaDalkaJamhuuriyaddaSomalilandka koobantahay. Qoddobka6aad UjeedadaKomishanka Xeerkan waxaa lagu dhisay Komishanka Qaranee Xuquuqda Aadamaha, isla markaana waxaa lagu maamulaya dhamaan hawlaha la xidhiidha gefka laga galo Xuquuqda Aadamaha iyo Xoriyaadka Aaasaasiga ah ee Muwaadinka, iyadoo aan lagu xad gudbayn Xeerarka kale ee Dalka. Qoddobka7aad XaruntaKomishanka KomishankaQarankawaxayxaruntiisunoqonaysaacaasimadaJ.S.L,sidookaleKomishanku waxauugoaansankaraainuugoboladakalekafurtoxafiisyo,iyadookuxidhnaandoonta awoodoodadhaqaaleiyobaaxadahawlahooda. Qoddobka8aad ShuruudahaXubnahaKomishanka Shuruudahalaguxulanayoxubintawaakuwanhooskuqoran: 1. InaymuslintahaykunadhaqantoDiintaIslaamka.

2. 3. 4. 5. 6. 7.

Inaymuwaadintahay,dadeedukayaraan35sanno,kanaweynayn60sanno. Inaycaqliahaanugudankartoxilkeeda. InayleedahayaqoonheerJaamacadeedamawaxbarashoudhiganta. InaanayhoreugudhicinXukunciqaabeedooKamadambaysahooMaxkamadhorteed kagacadaadayshantiisannoeeugudambeeysay. Inay tahay xilkas, Akhlaaqdeeda iyo Dhaqankeeduna toosanyahay, yahayna shakhsi ku sifoobayDhexdhexaadnimo,Karti,HufnaaniyoDaacadnimo. WaainayleedahaywaayoaragnimosharciyeedamahawlahaXuquuqdaAadamahakuna sooshaqeysaymuddoaankayareyn7sanadood.

CUTUBKA2AAD
1. 2. 3. Qoddobka9aad DhismahaXafiiskaKomishnakaXuquuqdaAadamaha Komishankuwaxauukakoobanyahay(7)xubnoodoolagusooxulayshuruudahakucad Qoddobka8aadeeXeerkan. Waxay ku imanayaan xubnaha Komishanka Qaran qaabka xulista ah, Madaxweynuhuna digreetokusoosaaromagacaabistooda. Gudoomiyaha Komishanka Qaran ee Xuquuqda Aadamaha iyo ku xigeenka waxaa Madaxweynuhu ka dhexmagacaabayaa xubnaha Komishanka, ka dib marka la ansixiyo, iyadaoolooraacayoshuruudahalagadoonayoeeXeerkankuxusan. XubnahaKomishanka1/3waainaynoqdaangaryaqaanoheerJaamacadeedah Qoddobka10aad HabkaXulistaXubnahaKomishanka Saddexbiloodkahordhammaadkamuddadaxilkakomishankahore,M/waynuhuwuxuu qoraalkuwargelinayaaShirGudoonkaGolahaGuurtidaiyoGudoomiyahaMaxakamada Sareinaykusoomagacaabaanxubnahoodaguddigaxulistakomishankamuddoaanka badnayn(10)casho,isagooisagunamuddadaaskumagacaabayasaddexdaxubnoodee kale. Muddo(7)cishogudahoodahookabilaamaysamarkaMadaxweynuhuhelo magacaabistaxubnahaGuurtidaiyoMaxkamadaSare,wuxuuisuguyeedhayaaxubnaha GuddigaxulistaxubnahaKomishankaqaransiayugutaanxilkoodaiyowaajibadkooda. Guddigasooxulistaxubnuhuwaxaykakoobanyihiin(7)xubnoodookakalasocda. a) SaddexxubnoodoouuMadaxweynuhusoomagacaaboooaanxukuumadukujirin. b) LabaxubnoodookasocdaGuddigaGolahaGuurtidauqaabilsanXuquuqdaAadamaha. c) Laba Garsoore oo ka tirsan Garsoorayaasha Maxkamada sare oo uu soo magacaabo GudoomiyahaMaxkamadaSare. Guddigu fadhigooda ugu horeeya muddo (7) cisho Gudahood ah, waxay ku xayeysiinayaan warbaahinta Dalka ogaysiinta qabashada araajida muwaadiniinta Somaliland ee u qalma in ay ka soo qayb galaan tartanka xubnaha loo xulanayo KomishankaQaraneeXuquudaAadamaha. FadhiyadaGuddidaxulistaxubnahaKomishankawaxaaguddoominayagudoomiyeayiska dhexdoortaanfadhigoodauguhoreeya

4.

1.

2.

3.

4.

5.

6.

7.

8.

9.

10.

11.

AraajidawaxaalagusoohagaajinayaaXoghayaGuudeeGolahaGuurtida,muddada qabashada araajidu waxay noqonaysaa (15) cisho oo ka bilaabmaysa dhamaadka muddadakuxusanfarqada(4aad)eeQodobkan. Marka ay dhamaato muddada qabashada araajidu ee ku xusan faqarada (6aad) ee qoddobkan, guddigu muddo (21) cisho gudahood ah waxay gudo gelayaan kala saaristaaraajidatartamayaasha,kanasooxulayaan(12)xubnoodoouqalmainayka midnoqdaanKomishankaQaraneeXuquuqdaAadamaha. Guddigumarkaayhawshaasdhamaystiraanwaxaysoojeedinahaanugugudbinayaan Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudo 7 cisho gudahood ah oo ka bilaabmaysa dhamaadka muddada ku xusan faqrada 7aad ee Qoddobkan liiska (12) ka xubnoodeeaykomishankausooxuleen. Madaxweynahamarkaaysoogaadhosoojeedintaas(12)kaxubnoodah. a) Wuxuu ka soo magacaabayaa (7) da xubnood ee noqonaya Komishanka Qaranka ee XuquuqdaAadamaha. b) Waxaana Madaxweynaha waajib ku ah in uu todobada xubnood ku soo saaro Digreeto Madaxweyne, muddo (11) cisho gudahood ahna, ugu gudbiyo Golaha Wakiiladasiaymidmiduguansixiyaancodhaldheeriah. (5)taxubnoodeehadhaywaxaynoqonayaankaydiyadaoolookalaxulandoono sidaayliiskaugukalahoreeyaan,sidaayukalahoreeyaanawaxaykamuuqandoontaa DigreetadaMadaxweynaha Guddiga xulista xubnaha Komishanka Qaran ee Xuquuqda Aadamaha iyo MadaxweynahaJ.S.Lwaxaawaajibkuah,markaxubnahalaxulanayo,inaytixgeliyaan mabdadheelitirkalamaanaha(Genderbalance)iyobeelahalahaybsooco. Qoddobka11aad DhaartaXubnaha Madaxweynaha J.S.L,markaGolaha WakiiladuansixiyoxubnahaKomishankaQaranee XuquuqdaAadamahamuddo15cashoGudahoodayuuisuguyeedhayaafadhigoodaugu horeeya, waxaana si xubinxubin ah u dhaarinaaya xubnaha Komishanka Qaran ee XuquuqdaAadamahaGudoomiyahaMaxkamadaSare. DhaartaxubnahaKomishankaQaraneeXuquuqdaAadamahawaxaynoqonaysaadhaarta kuxusanQoddobka129aadeeDastuurkaJ.S.L. Guddoomiyaha iyo xubnaha Komishanka Qaran ee Xuquuqda Aadamaha magacaabistoodakadibwaxaaaysibuuxdaulawareegayaanhawshaxafiiskooda.

1.

2. 3.

Qoddobka12aad WaajibaadkaShaqoeeGudoomiyahaKomishanka WaajibaadkaGudoomiyahaKomishankuwaxaynoqonaysaa: 1. MadaxaKomishankaQarankaeeDalka. 2. WaxauumasuulkayahayjihayntaarrimahaiyomaamulkaKomishankaQaranka. 3. DabagalkaiyolasocodkashaqadaxubnahaiyoAgaasimahamaamulkaxafiiska. Qoddobka13aad

1. 2.

WaajibaadkaShaqoeeGudoomiyeKuXigeenka QabashadahawlahashaqoeexafiiskamarkauuGudoomiyuhumaqanyahay. IyohawlahakaleeeGudoomiyuhuuigmado.

Qoddobka14aad CiddaaanXubinkaNoqonKarinKomishankanQaran Qofkasta oo xil ka haya Hayaddahan hoos ku qoran Kama mid noqon karo xubnaha KomishankanQaran: 1. XubinBaarlmaankakatirsan. 2. XubinGolayaashaDeegaankakamidah. 3. XubingudiyadafulintaeeXisbiyadakatirsan. 4. XubinshaqaaleDawladeedah. 5. Xubingarsoorkakamidah. 6. Xubinciidankakatirsan. Qoddobka15aad DarajadaXubnaha 1. DarajoahaanGuddoomiyahaKomishankaQarankaeeXuquuqdaAadamahuwaxaylamid tahaydarajadaGarsoorahaMaxkamadaSare. 2. Darajada Xubnaha kale ee Komishanka waxay la mid tahay darajada Gudoomiyaha MaxkamadaRafcaanka. Qoddobka16aad AgaasimahaMaamulkaKomishankaQaraneeXuquuqdaAadamaha Xafiiska maamulka Komishanka Qaranka ee Xuquuqda Aadamaha wuxuu yeelanayaan AgaasimahaMaamuloouumagaacaaboGudoomiyahu,ooaykuansixiyaankomishanku,cod haldheeriah. Qoddobka17aad XilkaIyoHawlahaAgaasimahaMaamulka 1. AgaasimahamaamulkawaxaauuhoosyimaadaaGudoomiyahaKomishanka,waxaanauu kushaqeeyaaawaamiirtiisa. 2. Agaasimahu waxaa uu masuul ka yahay fulinta goaamada Komishanka isuduwida dhamaanhawlmaalmeedkaxafiiskaiyohawlgalintashaqalahakaleeexafiiska. 3. WaxakaleoouufulinayaahawlahakaleeeuuuigmadoKomishanku. 4. Agaasimaha waxaa uu ka qayb gelayaa shirarka Komishanka, waxaa uu qaadayaa hadal qoraaladawaxcodahnamalaha. Qoddobka18aad XilkakaQaadistaAgaasimaha

1. 2.

3.

1. 2.

Agaasimaha waxaa xilka ka qaadaya gudoomiyaha Komishanka, waxaana ogalaanaya Komishanka. agaasimahawaxaaxilkalagagaqaadikaraamarkaayyimaadaanasbaabahanhoose: a) Haddiiuuguddankariwaayoxilkiisa,sababocaafimaad,bukaanmaskaxeedawgeed. b) Amauukartidaroawgeeduugudankariwaayoxilkiisa. Kahorintaaanxilkalagaqaadinagaasimahawaaindigniinafkaahlasiiyo,markalabadna digniinqoraal. Qoddobka19aad MuddadaKomishanka Muddada xilka xubnaha Komishanka Qaran waa (5) sannadood laga bilaabo maalinta la dhaariyo,waxaanaxubintadibloodoorankaraa(1)marookale. Xubintakomishankahoreeedibloodooranayo,waxaadibloogudoorankaraahabraacla midahkiilagudoortayeekucadxeerkan. Qoddobka20aad XilkaQaadistaXubnahaKomishanka Guddoomiyaha iyo xubnaha kale ee Komishanku waxay xilkooda ku waayayaan geeri xubintaKutimaada. Xilka fadhiisasho qoraal ah oo ay xubinta u gudbiso Madaxweynaha, Golahana Ogaysiin siiso. Amauugalodambixadhigiisugaadhayomuddosadex(3)Sanoahamakabadan. GuddankariwaayoxilkiisasababoCaafimaaddarroamabukaanmaskaxeedawgeedoo aycadeeyeenguddidhakhaatiirahookadiwaangashanWasaaradaCaafimaadka. Amauukamaqnaado4fadhiooiskuxigaooaansababaysnayn. Qoddobka21aad XilkaqaadistaGudoomiyaha Gudoomiyaha xilka gudoomiyenimo waxaa ka qaadi kara, M/waynaha, iyadoo aan laga qaadinxilkiixubinimadaKomishanka. Gudoomiyahaxilkaqaadidiisuwaxaykuimankartaasababahan: (a) InuugudankariwaayoxilkiigudoomiyesababcaafimaadooaysoocadeeyaanGuddi dhakhaatiirahooWasaaradaCaafimaadkuaqoonsantahay (b) Inuulimiyoxubinimadiikomishankasababahakusheeganxeerkan (c) In uu la yimaado talo maroorsi iyo keli talisnimo uu hawshii Komishanka kelidii ku maroorsado oo ugu yaraan shan xubnood oo komishankaahi soo jeediyaan in xilka lagaqaado. (d) Inuulayimaadokartidarofadhiidhkadhigtahawshiikomishankaoouguyaraanshan xuboodooxubnahakomishankakamidahisoojeediyaan. (e) In khilaaf ku saabsan maamulka ama maaliyada ay cadaato in uu masuul ka yahay Gudoomiyuhu, baadhis ka dibna ay sidaa talo ku soo jeediyaan Guddiga Golaha wakiiladauqaabilsanXuquuqdaAadamaha. (f) InsababokaduwankuwaxubintahoreGuddigaxubintahorekuxusanikutalobixiso inGudoomiyahalagaqaadoxilkaGudoomiyenimo.

1. 2. 3. 4. 5.

1. 2.

3.

4.

5.

(g) InGoluhuogolaadoinlaguoogodacwaddenbiciqaabahoociqaabtiisaugubadani aykabadantahaysadexsano. (h) Haddiixubnahakomishankushirisuguyeedhiwaayolababiloodooxidhiidhah. Marka M/waynuhu helo soo jeedimaha xilka qaadista Gudoomiyaha Komishanka ee ku xusan xubnaha (a), (b) iyo (g) ee faqrada hore ee qodobkan, wuxuu muddo aan ka badnayn (15) casho uu ku ogolaanayaa soo jeedinta xilka qaadista Gudoomiyaha, wuxuunaxubnahakalekadhexmagacaabayaaGudoomiyecusub. Marka M/waynuhu helo soo jeedimaha xilka qaadista Gudoomiyaha Komishanka ee ku xusanxubnaha(c),(d),(e),(f)iyo(h)eefaqradahoreeeqodobkan,wuxuuGudoomiyaha ugudbinkaraaqoraaldigniinahmuddoaankabadnayn(30)casho,isagookuamrayain uusaxoamawaxkabedelowaxyaabahalagacawdaymuddocayiman,wuxuunaqoraalka ogaysiinkasiinayaaxubnahakaleeekomishankaiyoGolahawakiilada. M/waynuhu hal mar oo keliya ayuu bixin karaa digniinta ku xusan faqrada 4aad ee qodobkanmuddadaGudoomiyekastauuxilkahayo.Haddiimarkalelasoojeediyoama muddadauukucayimandigniintauusaxiwaayoamawaxkabedeliwaayoarrimahalagu amray,wuxuusoosaarayaaxilkaqaadistiisamuddadakuxusanfaqrada3aadeeqodobka laga bilaabo maalinta soo jeedinta labaad soo gaadhay M/waynaha ama ay dhamaatay muddiilacayimaydigniinta.

Qoddobka22aad SababahaKaleeeXilkaQaadistaXubnaha 1. Gudoomiyaha komishanka iyo xubnaha kale ee komishanka waxa kale oo xilka lagaga qaadikaraa: a. Inaylumiyaandhexdhexaadnimada. b. Inaysiulakacahugagaabsadaangaboodfalxuquuqdaaadamahaahoosoogaadhay amaloogasoodacwooday. c. MarkagaboodfalXuquuqdaAadamahaahooaykuhelaanbaadhistoodaayqariyaan amakabeensheegaaniyagoocidugudanaynayaamakuilaalinaya. 2. Habkaxilkaqaadistaxubintakomishankawaxaalooraacayaasidan: a. Marka(1/3)saddexmeeloodowmeelxubnahaGolahaah,oosidaasmotionkusoo jeediyo. b. MarkaMadaxweynahaJ.S.L,uusoojeediyoinxilkalagaqaadooosababaysan. c. MarkabaadhiskadibGuddigaGolahauqaabilsanxuquuqdaaadamahauusidaatalo kusoojeediyo. d. Soojeedimahafaqrada(a),(b)iyo(c)waainayhelaanogalaanshahaGolahaWakiilada oocodbuuxa(AbsulateMajority). Qoddobka23aad ShaqaalahaKomishanka 1. KomishankaQaraneeXuquuqdaAadamuhuwaxayshaqaalahaxafiiskoodauqoranayaan si madaxbanaan iyagoo u raacaya baahidooda xafiis, si ay ugu suurtogasho habsami u gudashadahawlahoodaxeerkanisargooyey. 2. Shaqaalaha Komishanka Qaran waxay xilkooda u gudanayaan si waafaqsan heshiiska ay wadagalaanKomishankaQaraniyoxeerarkashaqoeedalka.

3. 4.

KomishankaQaranmarkaaydejiyaanbaahidoodaxafiis,shaqaalahamushaharkoodaiyo gunadoodaba,waxaykalatashanayaanWasaaraddaMaaliyada. Islamarkaanawaxaylasocodsiinayaantiradashaqaalahaayqorteeniyodarajadoodaba HayaddaShaqaalahaDawlada. Qoddobka24aad BuuxintaJagadaBanaan Madaxweynahaayaaqoraalkusoosaarayainxubintaasjagadeedubanaantahay,iyadaoo sababaysan. Marka jago ka banaanaato Komishanka iyadoo loo raacayo sida ku xusan Qoddobka 10aad faqrada 10aad waxaa la qaadanayaa Shanta Xubnood ee kaydka ah oo uu toos digreetougusoosaarayoMadaxweynuhu,Golahunaansixiyo. Marka xubnaha kaydka ah dhamaadaan waxaa la xayeysiinayaa jagadaas buuxinteeda iyadaooloomarayohabkiixubnahalagusoodoortahay. HaddiixubintajagadabanaysayaytahayGuddoomiyaha,intalagadooranayoGudoomiye waxaaxilkasikumeelgaadhahusiihaynayaGudoomiyekuxigeenkaKomishanka. Qoddobka25aad HabkafadhiyadaKomishanka KomishankuwaxaysamaysanayaanXeerhoosaadkoodaiyohanaankoodashaqo. Komishanku waxay isku maamulayaan Xeer hoosaadkooda oo ay ku caddahay hab dhaqankoodu. Komishanku waxay shirarkooda ku qabsanayaan meesha ay u arkaan in ay ku haboontahay,waxaanalagamaarmaanahinaybishiilabajeerkulmaan. TiradafadhiyadaKomishankukuqabsoomayowaa(5)xubnoodinayjoogaanfadhigaas. Goaamada iyo awaamiirta Komishanka waxaa ku dhawaaqaya Guddoomiyaha Komishanka, marka uu maqan yahayna ku xigeenka ama xubinta loo igmaday oo Komishankaah. Komishanka waxay isu qaybin karaan Guddi hoosaadyo, waxaanay adeegsan karaan aqoonyahanokacaawiyahawshoodafarsamoahaan.

1. 2.

3. 4.

1. 2. 3. 4. 5.

6.

CUTUBKA3AAD
Qoddobka26aad WaajibaadkaKomishankaQaraneeXuquuqdaAadamaha KomishankaQaraneeXuquuqdaAadamahawaxaawaajibkooduyahay: 1. In ay baadhis madaxbanaan ku sameeyaan arrin ay u arkaan Komishan ahaan in la baadhaainaymuhiimtahay,iyocabashougatimaadqofamakooxookusaabsangeflaga galayXuquuqdaAadamaha. 2. Inaytagaanxabsiyada,saldhigyadaiyogoobahakaleeexabsiahaantalooisticmaalosiay usooeegaanamawaxugaogadaanxaaladaaykusuganyihiindadkaasxidhxidhansiay talohaboonugasoojeediyaan. 3. WacyigelintaiyobaristabulshadaXuquuqdaAadamahaiyosababtaloogubaahanyahay in la qadariyo xuquuqahaas, iyada oo la adeegsanayo barnaamijyo cilmi baadhineed, warbaahintaamaqaabkulameedkomishankuuarkoinaykuhaboontahay.

4.

5. 6.

7. 8.

In ay kormeeraan hayaddaha dawlada ee la xidhiidha Xuquuqda Aadamaha iyo ka talosiinta sidii hore loogu marin lahaa ismaamulka wanaagsan iyo dhaqangelinta, qadarintaxuquuqdamuwaadinka. U soo jeedinta Baarlamaanka wax ka bedelka Xeerarka ama habab wax ku oolka ah oo laguhormarinaayoXuquuqdaAadamaha. In ay Golaha Wasiirada iyo hayaddaha kale ee xukuumada u soo jeediyaan talooyin ku wajahan ilaalinta iyo dhawrida Xuquuqda Aadamaha iyo xoriyaadka aasasiga ah ee muwaadiniinta. Waxay wada shaqayn iyo tashi la yeelanayaan ururuda wadaniga ah ee ka shaqeeyaha XuquuqdaAadamaha. Markauufulinayowaajibaadkiisa,Komishankuwaainuuhadiyogoorraadiyaainuu gaadhoxalniydsamidkusalaysanoouukudhexdhexaadinayodhinacyada,Markauu sidaasisamaynayo,komishankukumakhasbanaaragtidadhinacyada.

CUTUBKA4aad
1. Qoddobka27aad AwoodahaKomishankaQaraneeXuquuqdaAadamaha KomishankaQarankawaxaaXeerkaniuawoodyeelayinayleeyihiindhamaanawoodaha muhiimka u ah Gudashada xilkooda ama waajibaadkooda oo ay ka madaxbanaanyihiin tilmaamahaiyoamaradadibadakagayimaada. Komishanku marka ay waajibaadkooda sharci gudanayaan waxa ay leeyihiin awoodaha dhexdhexaadin,heshiisiiniyobaadhitaanxaqiiqoraadisiyogoaankagaadhidooda. KomishankuhaddiiaykuqancaaninuujirogaboodfallagagalayXuquuqdaAadamaha amaxoriyaadkaaasaasigaahwaxaysoosaarayaan: a) QoraalomaamulookusaabsangudashadawaajibkoodaeekuxusanXeerkan. b) Waxaywaydiimokusamaynkaraancidkastaooxidhiidhlaleharrinbaadhitaankeeda gacantaKomishankukuhayo. c) Raadinta cid kasta oo war ka haysa in ay sheegto arrin Komishanka baadhiteeda Gacantakuhayo. d) Waxay Maxkamada ka codsanayaan in la sii daayo cidkasta oo si aan sharciga waafaqsanaynlooxidhay Qofka amaHayaddakuqanciwaayagoaamadamaamuleekomishanku gaadhowaxay Rafcaan uga qaadanayaa Maxkamada Sare muddo 30 cisho gudahood ah oo ka bilaabmantamaalintagoaankalagaadhsiiyo. Goaankakomishinkueekamadambaysnoqdaawuxuuubislaanayaafulin,waxaanaloo marayaa fulintaas sida waafaqsan Xeerka Habka Madaniga, waxaana fulinta yeelanaya Maxakamadahaaykhusayso. Qoddobka28aad ReebanaantaGarmaqalka MabanaanainKomishankufarogeliyodacwaddahaaygarmaqaladoodukasocdaan Maxkamada.

2. 3.

4.

5.

1.

Markalagareebodacwadgeedisocodkeediidibudhacbilaasababahiuukuyimidama xadgudubcadaanauumaamulkukulakacay,waxaaKomishankuwarbixinsababaysanu gudbinayaGudoomiyahaMaxkamadaSareooahGudoomiyahaGuddidaCadaalada,siuu Gudoomiyuhuwaajibkiisaarrintaakuaadanuuugaguto. Qoddobka29aad DacwadahaMudoDhaafkaAh Mabanaanaindacwaddahalahorkeenokomishankainkabadanhalsanokadibmarkaxad gudubkuamamaamulxumaduaydhacdaymarkalagareebodambiyadakucadqoddobka 24aadfaqrada4aadeeDastuurkaJSL. Qoddobka30aad FursaduhelidaKomishankaeexafiisyadaMadaxdaQaranka 1. GudoomiyahaKomishankaiyoxubnahakomishankuabawaainayfursaduhelaan markastaooayubaahdaanalakulmikaraaM/waynaha,M/waynekuxigeenka, ShirgudoonkalabadaGoleiyoGudoomiyahaMaxakamadasare,markaayhawlla xidhiidhashaqadoodaulakulmayaan. 2. GudoomiyahaKomishanka,xubnahakaleeeKomishankaiyoguddiyadaKomishankuwaa inayufuranyihiinoomarkastaooayubaahdaanlakulmikaraanmasuuliyiinkakaleee Dawladasidawasiirada,wasiirkuxigeenada,xeerilaaliyahaguud,gudoomiyayaasha hayadahaDawladaeeMadaxabanaaniyomadaxdakaleeedawlada. 3. DhammaanMadaxdaiyomasuuliyiintakuxusanfaqradahahoreeeqoddobkanwaxaa kuwaajibainaytixgeliyaantalooyinkaiyosoojeedimahakomishankaqarankaee xuquuqdaAadamaha. Qoddobka31aad XaqaCabashada 1. Qofkastaookacabanayainxuquuqdiisii/deediiaadanimoiyoxoriyaadihiisa/heedii aasaasigaahaaaykuxadgudbeenHayadDawladeed,maamuladaDawladHooseama Hayadlooigmaymaamulbulsho,waxaauuucabankaraaKomishanka. 2. Komishankuwuxuusisharciahubilaabikaraacabashoisagoowakiilkaahcabtaha /tadaamawakiilkiisa,markauuKomishankucabashonoocaasahgalayowaainuu helaaogolaanshahacabtaha/tadaaykuwakiilanaysoinKomishankuarrintaasigalo. 3. Cabashadawaainayahaataaqoraal,kanakoobnaataaMagacaCawdaha,Saxeexiisa, Cinwaankiisaoodhammaystiran,cidalagacabanayoiyoduruufahalagacabanayooo faahfaahsan. Qoddobka32aad AwoodaBaadhistaKomishanka 1. Komishankuwaxaauuubaadhikaraacabashadasimadaxbanaan. 2. Komishankugoaankiisauukubilaabayobaadhitaankastaoouusamaynayowaainuuku wargeliyaahayaddaaykhusayso.Waanainlasiiyaamuddoaykagasoojawaabto Hayaddaastabashooyinkalagatirsanayo.

2.

10

3.

4. 5. 6.

7.

8. 9.

Hayaddamuddadaaskuguuldaraysatainaykomishankaugusoogudbisowarbixintii loogabaahnaa,waxaakomishankuqoraalkuwaydiinaynaahayaddaassababahaayu fulinwaydaycodsigiikomishanka. KomishankuwaxauuHayaddakacodsankaraaInsuaalogaarahwakhtixaddidangudihii kagasoojawaabtoeedahatabashada,wakhtigaasooaankabadnaanKarin10maalmood. Islamuddaaskuxusanfaqrada4aadeeqoddobkanhaddiiayhayaddukagasoojawaabi waydowaxaKomishankugoaankagaadhayacabashadaas. Haddiinatiijadabadhitaankumuujisofalgaboodfalkuahxuquuqdacabtahaamauu maamulahaanwaxyeelougaystay;komishankuwuxuusoosaarayaawarbixintalooyinku ladhanyihiinunagudbinayaahayadiiaykhusaysay,siaywaxugaqabtaan. Haddiigaboodfalkunoqonwaayomidaywaxkaqabankaraanhayadiiaykhusaysay, amahaddiihayadaasiwaxkaqabanwaydo,waxakomishankuwarbixintaiyo talooyinkoodaugudbinayaanmaamulkakasareeyaamawaxqabadkiisaleh. Komishankuwaxaydabagalkusamaynayaan,gaboodfaladaasfaqradahahorelagu sheegayilaaintasidhamaystiranwaxloogaqabanayo. Haddiixaaladahakuxusanfaqradaha(6&7)eeqodobkan,lagudhaqmiwaayo talooyinkoodaamawaxlagaqabanwaayogaboodfalkaas,waxaywarbixintasidaaywax udhaceeniyotalooyinkawaxlagagaqabanayougudbinayaanM/waynaha,&Golayaasha sharcidejinta,iyadooaywaajibkutahayM/waynahainuutalooyinkaaskomishankaku dhaqmo. Gaboodfaladalagusheegayfaqradahaqodobkankomishankuwuxuukudarayaa warbixintiisasanadlahaahamawarxibinahalagusheegayxeerkan,iyagookuxusaya gaboodfalkalagaystay,cidaloogaysatay,hayadagaysatay,talooyinkaaykabixiyeen, sidawaxloogaqabanwaayeyamawaxloogaqabtayiyosidaayudabagaleeniyo tallaabooyinkaaykaqaateen Qoddobka33aad FarogelintaGarmaqaladaKomishanka MabanaanainfarogalinlagusamayeeyogarmaqaladahoryaalKomishanka. Komishankuwaainuuugutaahawshiisasimadaxbanaaniiyodhexdhexaadnimoahoo waafaqsanXeerkan. Garmaqaladakasocdakomishankahortiisuwaainaynoqdaanqarsoodi,balsewar bixinada,goaanadda,talobixinadaiyosoojeedimahauuKomishankusameeyaawaain dadweynuhuhelikaraa. Waalacaglaaangarmaqalada,goaamadaiyotalobixinadaKomishanku. Qoddobka34aad BaadhitaanLaaantaKomishankaeeCabashada KabaaqashadabaadhitaaneeKomishankukusameeyocabasho,sababahauukudiiday cabashadaawaxaauukusheegayagoaanmaamul. Goaankamaamulkaeeuukudiidaycabashadaawaxaarafcaanloogaqaadankaraa MaxkamadaSare.

10.

1. 2. 3.

4.

1. 2.

11

1.

2.

1.

2.

Qoddobka35aad KaBaaqashadaAmarkaKomishanka Haddii aanusika duwan sharciguu sheegin qofkastaookuguuldaraystainuuhortago Komishanka,iyadaooloogayeedhayinuuhoryimaadoamadiidainuudhaartoamaka jawaabo suaalo loo waydiiyey si sharciga waafaqsan ama diida qoraalo uu hayo oo ku saabsan arrin uu Komishanku gacanta ku hayo. Waxaa loo gudbinayaa Xeer Ilaaliyaha GuudisagaooMaxkamadhorteedakagaoogayadacwadsiwaafaqsanqoddobka505aad XeerkaCiqaabtaGuud. Xeer Ilaaliyaha Guud waxaa waajib ku ah in uu la hawlgalo Komishanka markasta oo ay hawlugabaahdaansidaasnaayqoraalkagacodsadaan. Qoddobka36aad DhawrSanaantaXubnahaKomishanka XubintaKomishankaahlamaxidhikaro,lamanageynkaroMaxkamadhaddiimarkahore aanlagahelinogalaansho,GolahaWakiilada,waxaakareebanmarkalaguqabtoisagaoo dembifarahakulajiraaanciqaabtiisukayarayn3sanadood. Xubnaha Komishanka, shaqaalaha Komishanka iyo cidkasta oo ka qayb gashay arrin Komishankugalayamauugacantakuhayolagumaeedaynkaro,falhawshaakomishanka laxidhiidhanadenbiloogumaraacikaro. Qoddobka37aad MarkhaatiyadaKomishanka Komishankuwaxauuuyeedhankaraa,dhegeysanakaraamarkhaatiyo. Markhaatiyada komishanka u yeedho, haddii loo baahdo waxaa la joogi kara la taliye sharci. Komishankuwaxaauuawooduleeyahayinuudhaariyomarkhaatiga. Caddaynkastaoouubixiyomarkhaatiguwaalaqorayaa. MarkhaatiyadalahawlgalaKomishankawaxaayleeyihiindhawrsanaantaKomishankaoo kalemawduucaaymaraggakayihiin.

1. 2. 3. 4. 5.

CUTUBKA5aad
1. Qoddobka38aad WarbixintaKomishankaQaraneeXuquuqdaAadamaha Komishanku waxay u gudbinayaan warbixin sannad kasta dhamaadkiisa (Dec.) Madaxweynaha iyo Golaha Baarlamaanka. Waxa kale oo ay u gudbinayaan war bixino gaarahMadaxweynahaiyoGolayaashaBaarlamaanka(GuurtidaiyoWakiilada)haddiiloo baahdo. Warbixin sanadeedka Komishanka Gudbinayaa sida ku xusan Qoddobkan waxay ka koobmaysaa xaalada guud ee Xuquuqda Aadamaha dalka ee xiligaas iyo dhacdooyin gaarkaaheemudaninwarbixingaarahlagasameeyo. Warbixinta gaarka ah waa in muddo bil guddaheed ah ay ku gudbiyaan laga bilaabo maalinta dhacdada, waana la kordhin karaa muddada haddii ay baadhistu dhamaan waydo,waaseinaanaykabadnaansadexbilood.

2.

3.

12

1. 2.

3. 4.

5.

Qoddobka39aad Xogwaraysi GolayaashaxeerdejintuwayuyeedhikraankomishankaamaGudoomiyahaKomishanka siaywaxugawaydiiyaanarrimoshaqadoodalaxidhiidha. GuddigaGolahawakiiladauqaabilsanxuquuqdaAadamaha,waxayuyeedhankaraan GudoomiyahaKomishankaamaxubnahakomishankasiaywaxugawaydiiyaanamauga xogwaraystaanhawlolaxidhiidhashaqadakomishankaamakhilaafkomishanka dhexdiisaah. Guddigafaqradahorekusheeganwaxaykomishankasiinkaraantalooyinhawshoodala xidhiidha. Markaaymuuqdaanxaaladahakuxusanfaqrada1aadeeQoddobka21aad,ama cabashooyinlagarawsankaroooxaaladahaakusaabasanaysoogaadhaanguddiga GolahawakiiladauqaabilsanXuquuqdaAadamahawaxaybaadhiskusamaynayaan cabashooyinkaa,iyagookasoodiyaarinayawarbixintalooyiniyosoojeedimoxambaarsan Golahanausoogudbinaya. GoluhutalooyinkaiyowarbixintaGuddigamarkaykuhaboontahaywaxayGoluhuu gudbinkaraanM/waynaha;haddaanaykaqaadantalaabooyinkakusheeganQoddobka 21aadeexeerkan. Qoddobka40aad KhilaafkaKomishanka Haddiiuusoobaxokhilaafaadxubnahakomishankadhexdooda,GuddiGolahau qaabilsanXuquuqdaAadamahawaxayisukeenayaanxubnahakomishankawaxayna talougusoojeedinayaaninaydhexdoodakadhamaystaan. Haddiiaysuurtageliwaydoinxubnahakomishankudhexdoodakhilaafkaka dhamaystaan,waxaydhegaysanayaadhinacyadaiskhilaafsan,iyagoomarkastaku dedaalayainaykhilaafkasuluxdhinacyadukuwadaqancaankagaadhaan;waxayna kasoosaarikaraangoaamoiyotalooyinaykhilaafkakusooafjarayaan. Haddiikhilaafkusoonoqnoqdoamagoaamadaiyotalooyinkaguddigalaqaadan waayo,waxayGuddigugoaamadoodaiyotallooyinkoodaugudbinyaanGolahaoou gudbinayaM/waynahahaddiiaanugolahalaftiisuqaadintallaaboouinwaafaqsan xeerkan. M/waynuhuwaainuutixgeliyaagoaamadaiyotalooyinkagolahaeekuxusan faqradahore.

1.

2.

3.

4.

CUTUBKA6aad
1. Qoddobka41aad DhaqaalahaKomishanka KomishankaQaraneeXuquuqdaAadamahawaxaydhaqaalahakahelayaan. a. QorshahadhaqaaleeemiisaaniyadaQarankalooguqoondeeyey. b. KaalmadaHayaddahaCaalamigaah. c. Deeqahagaarkaah. DhamaandhaqaalahaKomishankaQaraneeayhelaaniyokharashkoodabawaainayka muuqatowarbixinsannadeedkaKomishanka.

2.

13

3. KomishankaQaranwaxayyeelanayaanBankAccountskusalaysanqaabkoodashaqo. 4. XisaabxidhsannadeedkaKomishankawaxaweeyaandhamaadkasannadka(December) 5. Xubnaha komishanku waxay yeelanayaan Gunno Madaxweynuhuna ku soo saaro Digreeto. Qoddobka42aad Dhaqangalka XeerkaniwaxauudhaqangelayaamarkauuansixiyoGolahaBaarlamaanka(GolahaWakiilada iyoGolahaGuurtida)Madaxweynuhunasaxeexo. AllaMahadLeh

14

You might also like