Professional Documents
Culture Documents
Caado
Caado
Caado
Suaalaha cilmi baarista waxay laf dhabar u yihiin daraasadda. Waxaa haboon in si khoto dheer
looga fakaro, maxaayeelay hadii suaalaha cilmi-baarista ay khaldamaan waxay keeni kartaa in
ay daraasada dhami wada khaldanto. Dhinaca kale, suaalaha cilmi-baarista ee looraadinaayo
jawaabta, waxay ka caawinayaan aqristaha in uu wax badan ka ogaado mowduuca. Qaar ka mid
ah suaalaha cilmi-baarista waxay diirada saran xiriirka u dhaxeeyo aragti (theory) qaarkale
waxay ujeedadoodu tahay in ay suaal iska waydiyaan sidii ay u soo if baxi lahayd arakti cusub
(new theory).