Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 8

https://saxafimedia.

com

Vol: 9 ——— Tirsiga 2046 Qiimaha: 2,000 Sh. Sl Khamiis, August 02, 2018 — Dulqacda 19, 1439 (H)

Faahfaahinta Qarax Argagax Ka Abuuray


Buuhoodle Iyo Masuuliyiinta Ku Dhimatay
Buuhoodle, Somaliland, August Buuhoodle xallay fiidkii. waqtigaas masaajid ay sallaada
02, 2018 (Saxafi) – Qarax Qaraxa ayaa la sheegayaa in uu ku soo tukadeen.
xoogan oo sababay ka dhacay magaaladda salaadii Haaruun Macruuf oo ah wariye
dhimashadda laba siyaasi iyo maqrib kadib, iyadoo lala ka faallooda arrimaha amaanka
dhaawac afar qof oo kale ayaa beegsaday gaadhi ay la socdeen ayaa qoray in qofka Is Qarxiyay
ka dhacay magaaladda siyaasiyiin oo ka soo baxay (Eeg Bogga 2)

Madaxweynaha Maraykanka Oo Dagaal


Cadho Ka Muuqato Qaaday Iyo Tusaallayaasha
Jawaabta Looga Dhigay Oo Somaliland Ka Muuqato
Washington, USA, August 02,
2018 (Saxafi) – Warbaahinta
iyo madaxweynaha Maraykanka
(Eeg Bogga 2)

Go’aamo Laga Soo Saaray Dagaallo Beello


Walaalo Ah Ku Dhexmaray Degaanka Ceel-Afweyn
Ceel-Afweyn, Somaliland,
August 02, 2018 (Saxafi) - Shir
nabadeed ka socday Ceel
Afweyn ee lagu soo afjarayey
shaqaaqo ka dhextaagnayd
laba beelood oo walaalo ah oo
deegaanka wada daga ayaa
shalay go’aamo shareecada ku
qotoma laga soo saaray.
Shirkan waxa go’aaminayey
guddi culimo ah oo shareecada
islaamka ku xalinayey khilaafka
(Eeg Bogga 2)

Golihii Wasiirrada Ee Somalia Oo U Soo


Guuray Garowe Iyo Ujeeddada Shirka Maanta
Garowe, Somalia, August 02,
2018 (Saxafi) – Golaha
Wasiiradda xukuumadda
Natiijooyinka
Soomaaliya ayaa shalay galinkii Hordhaca Ee Doorashada
Zimbabwe Oo Lagu Dhawaaqay
danbe diyaarad ka soo raacay
magaalada Muqdisho, iyagga oo
xalay u hoyday magaalada Harare, Zimbabwe, August 02,
Garoowe ee xarunta maamul 2018 (Saxafi) – Xisbiga talada
gobolleedka Somalia ee haya ee Zanu-PF ee dalka
Puntland. Zimbabwe ayaa la sheegayaa in
(Eeg Bogga 4) ay ku guuleysteen codadka ugu
Djibouti Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabtay badan doorashada
Dalab Madaxweynaha Soomaaliya Jeediyay barlamaaniga ah ee dalkaasi ka
(Eeg Bogga 2aad)
Djibouti, August 02, 2018
(Saxafi) – Dawladda Djibouti
ayaa muujisay sida ay uga Ka Akhriso Gudaha…...
Boqortooyada Dalka Sweden
xuntahay haddal
ma da xweyna ha S oma lia
Maxamed Cabdillaahi
Farmaajo ku dalbaday in Oo Laga Xaday Dahabkii Ugu
Cunaqabataynta hubka laga
qaado Eritrea.
Qiimaha Badnaa Adduunka
(Eeg Bogga 4) Maafiyada Daroogada
Oo Abaal-Marin U Siinaya Bogga

Angel 70-Kun Dollar Qofkii Dilla


6

Basaaskii Reer Masar Ee Badbaadiyay Israel


Buuggii ugu Xiisaha badnaa ee sanadkii ina dhaafay 2016 laga qoray Arrimaha sirdoonka adduunka
Ey Boolis Ah Oo Dhibay
WQ: Prof Uri Bar Joseph, waxa turjumay Bahda Saxafi – Q: 221aad
Ka Akhri Boggaga Gudaha Sawirka Maanta
Sawir-Gacmeedka Wacyi-Gelinta: Bulshooy Soo Bixi Cashuurta [Eeg Bogga 8aad]
Vol: 9 Tirsiga 2046 – Khamiis, August 02, 2018 — Dulqacda 19, 1439(H) Warar Gudaha Iyo Caalamka 2.
Faahfaahinta Qarax Argagax Ka ………….. Go’aamo Laga Soo Saaray……
ka fogey joogey halka qaraxu ka labadan beelood iyo sidii loo fuliyo sidii loogu heshiiyey, wixii
dhacay ayaa waxaa uu yidhi kala xukumi lahaa. aan hore heshiis ka soo bixin
"Ma garanayo khasaaraha iyo Sidoo kale, madax ama go’aan ka soo bixin ee ku
sida wax u dheceen balse dhaqameedka ka soo kala saabsan dhimasho, dhaawac
waxaa meesha yaala dad badan jeedda labaddan beelood ayaa iyo hanti, waxaanay yihiin
oo dhimasho iyo dhaawacba iyaguna saxeexay labaatan qof oo beeluhu iska
leh, masuuliyiin ayaa ku jira heshiishkaaasi, isla markaana dileen intii ka dambaysay
waa dhinteen iyo waa dhaawac ogolaaday go’aamadda laga soo go’aamadii hore ee laga
intaba waa la sheegayaa" ayuu saaray dagaaladda soo heshiiyey.
yidhi goobjoogahani. noqnoqday ee labadan beelood 4. Dhaawacyadda, waxa loo
Qaraxa noocan ah ayaa ah kii oo mudadii uu socday ay ku kala xukumay 136 qof oo
ugu horeeyey ee noociisa ah ee nafwaayeen dad aad u faro labadda dhinac iska
ka dhaca magaalada badan. dhaawaceen.
ee xalay ayaa waxaa la Buuhoodle, waxaana dadka Gudoomiyaha guddida dhex 5. Dacwada dhulka iyo
sheegayaa in qof walxaha qarxa magaaladaasi ku dhaqan ay ku dhexaadka ee culimdda Sheekh deegaanka waxa aanu ka
ku xidhnaayeen uu beegsaday tilmaamayaan anfariir. Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar xukunay in umadda wada
gaadhi ay saaraayeen labadan Masuuliyiinta dawladda
uu dilay madaxii hore ee
dhaqaalaha ururkii Xisbul
Islaam Cabdifataax Maxamed
Cali oo ay isku mar ka soo
baxsadeen Al-Shabaab Xassan
Daahir Aweys 2013 kii iyo
Axmed Maxamuud Doollaal oo
maamulka Khaatumo ka ahaa
wasiirka arrimaha guddaha.
Wararku Wargeyska Saxafi ka
helay magaallada Buuhoodle
waxaa ay intaas ku darayaan in
Cabdifataax markii danbe la
taliye ka noqday dawladdii
Cabdirashiid Cali Sharmaarke
ee Somalia. Xogaha aanu helay
waxaa ay intaas ku dareen in
Qaraxan ay ku dhaawacmeen
afar ruux oo kale. iyo Sheekh Maxamed Sheekh leedahay oo aan la kala
Qaraxa ka dib waxaa Cumar Dirir ayaa sheegay in sheegan Karrin, in ceelasha la
magaaladda Buuhoodle siyaasi. Laba mas’uul ayaa Somaliland kama aanay haddal go’aamadda lagu dhaqmo oo la wada cabo, daaqa la wadaago
gaadhay ciidamada ammaanka, wararka hor-dhaca ay illaa hadda Qaraxan iyo cida tixgaliyo,isla markaana aanay si cadaalad ah looga fa’iidaysto,
waxaa hakad galay isu socodkii sheegayaan in ay dhinteen in geysatay, cid sheegatayna ma dib u dhicin inay jabto. cidii deegaan cusub rabta inay
dadka, ganacsiga iyo gaadiidka, kasta oo aanay jirin cid xaqiijin jirto, maadaama magaaladdaas Sheekh Ismaaciil Cabdi Hure samayso sida Tuulo, Baraago,
waxaana ilaa xalay saacadihii karta tirada dadka dhintay ay siyaasad ahaan muran ugu Dheeg oo afhayeenka guddida Beero waa inay fasax ka qaatan
danbe magaalada laga kaddib markii ciidamo isku jirto oo aanay si rasmi ah ugu ah ayaa shaaciyey go’aamadda dawlada oo labada dhinac ku
maqlayaa rasaas ay ridayaan gadaameen goobta dadkan la wadda jirin gacanta dawlada laga soo saaray heshiiyaan si aanay fidmo
ciidanku. geeyey. Somaliland ee ay ka midka shaqaaqooyinka soo noqnoqda, dambe uga dhalan, hadii cidi
Qaraxan oo dhacay fiidkii hore Cabdilaahi Cabdi oo meel aan tahay. waxaana kamid ah samayso deegaan cusub cid
Madaxweynaha Maraykanka Oo ……………..
go’aamadaasi: kale xaq uguma laha inay kula
1. Waxaa loo aqoonsaday in dagaalanto ee waa inay
ayaa muddooyinkii ugu ah dalka ugu yare e la dagaalkaasi uu ahaa dagaal dacwadeeda u gudbiso
danbeeyay dagaal culusi ka aqoonsaday dunnida in aan qabiil oo fidmo ah oo aan diinta dawladda.
dhaxeeyay, waxaana ay shalay waqtigan sidii hore waddamada meelna kaga jirin, dadkiina Shir nabadeedkan waxa goob
faallooyinka madaxweyne loo qiimaynin xataa haddii ay waxaa laga dalbaday in ay joog ka ahaa madaxweyne ku
Trump oo baadhisi ku socoto degan yihiin ama ay dawladdo denbi dhaaf iyo toobad la xigeenka Somaliland
laga qoray midkood hormuud u is magacaabay oo ku yimaadaan. Cabdiraxmaan Saylici, wasiirka
ahayd oo tusaalle loogu soo guulaystay inay sugaan 2. Heshiishyadii hore ee Arrimaha gudaha Maxamed
qaaday Somaliland. amaanka iyo shuruudihii beeluhu hore u gaadheen iyo Kaahin, qaybaha kala duwan ee
Wargeyska Washingtonpost oo dawladnimo lahayd. “Sida wixii go’aan ahaa ee guurtidu ciidanka, madax dhaqameed ka
ka mid ah Warbaahinta ugu Somaliland iyo Kurdistan” ayuu soo saartay waa in sidoodii loo kala yimid Somaliland,
afka dheer, ayaa shalay faallo yidhi. fuliyo. culimo’udiinkii ugu waaweynaa
ku qaadaa dhigay haddallo xuduuddo sugan lahayni. Si kasta ha ahaatee, 3. Dhimshada wiixii dad ku kala dalka, siyaasiyiin iyo
Madweyne Trump ugu ololeeyo Iyaggoo si gaar ah u xussay madaxweynaha Maraykanka dhintay beelaha ee laga gudoomiyeyaasha xisbiga UCID
shuruucda ka dhanka ah Somaliland “Waxaanu ognahay ayaa haddeer wajahaya culayso heshiiyey ama go’aan ka soo iyo WADDANI.
tahriibayaasha iyo gidaar uu inuu Jiro dalka Somaliland la dhinacyo badan leh iyaddoo baxay waxaanu xukunnay in loo
doonayo inuu ku xidho dalka
Maksiko, iyaggoo gaar u xussay
yidhaa oo buuxiyay dhamaan
shuruudihii looga baahnaa dal
shalay maalintii labaad
maxkamad la saaray
Natiijooyinka Hordhaca ………...
hadal macno ahaan madax banaan oo jira, balse guddoomiyihii Kaanbeynta
tilmaamaya in Xuduuduhu aan weli caalamka ictiraaf ka waqtigii Ololaha uu ku jiray
waddanka sameeyaan ama ay hellin. Waxaa kale oo aanu Trump, ninkaas oo lagu
jiritaankiisa muhiim u yihiin. gobolka Ciraaq ee Kurdistan oo magacaabo Paul Manafort,
Waxaana wargeysku tilmaamay muwaadinka Maraykanka ahi waxaa loo haystaa inuu
in Xuduuduhu waddamada ku taggi karro isaga oo aan wax sameeyay wax is daba-marin
muhiim u yihiin balse ay jiraan dal ku gal ah ka qaadan iyo inuu cashuuro la baxsaday,
qodobo badan oo kale. “Haddii dawladda Ciraaq. waxaana maxkamadda ku soo
aanad xuduudo lahayn ma Wargeysku waa uu sii waday oogay ergay gaar ah oo loo
lihid/tihid dal, ayuu had iyo waxaana ay tilmaamo ka saaray inuu baadhitaan ku qabsoontay Isniintii la soo ayaa iyana la sheegayaa in ay
Jeer ku celceliyaa bixiyeen sharciyadda dunnida sameeyo farra-gellin la tuhun dhaafay, sida ay sheegeen haystaan 41-kuraasta
Madaxweynuhu. Laakiin, taasi ee jiritaanka waddan gaar ah sanyahay in Ruushku ku gudiga doorashada barlamaanka ah in kastoo weli
ma runbaa?” ayuu yidhi tilmaama, waddamada jira sameeyay doorashadii Natiijooyinkan oo ah kuwo ay hadhsan yihiin 58-kursi
Wargeyku. magac ahaan ee aan madaxtooyadda dalkaas ee uu hordhac ah ayay haddana kuwaasoo weli aan la ogeyn
Washingtonpost waxaa uu soo dawladahoodu shaqeyn ama ku soo baxay madaxweynaha guddiga doorashadu xisbiga helaya codadka
xigtay boog dhawaan laga qoray loo arko wadamo fashilmay iyo Waqtigan taladda haya uun sheegayaan in 109-kuraasta doorashada barlamaanka dalka
waddamada aan la Ictiraafin oo in dunnida maanta siyaasadda kaga adkaaday Hillary Clinton.. barlamaanka ah ay heleen Zimbabwe.
l a y idha a “In visibl e ka jirta uu buuggaasi Shalay oo ugu danbeysayna xisbiga uu hogaamiyo Madaxweyne Emmerson
Countries,”kaas oo uu qoray macneeyay oo aan dalku ku waxaa uu Xeer ilaalliyaha guud madaxweyne Mnangagwa Mnangagwa ayaa ugu baaqay
Wariye Maraykan ah oo lagu noqon dal shuruucda la isla Jeff Sessions ka dalbaday taasoo ka dhigaysa in ay xisbiyada tartamaya in ay u
magacaabo Joshua Keating. yaqaane ay jiraan sidoo kale madaxweynuhu in guddigan haystaan codadka ugu badan hogaansamaan natiijooyinka ay
Waxaa ay tilmaameen inay ku arrimo badan oo siyaasadeed. lakala dirro. aqlabiyadda barlamaanka soo saarayaan gudiga
jiraan waddamo iskood u Sidoo kale waxaa uu soo qaatay dalkaasi. doorashada.
taagan oo qaarkood aanay waddanka Koofurta Sudan oo Xisbiga mucaaradka ah ee MDC
Vol: 9 Tirsiga 2046 – Khamiis, August 02, 2018 — Dulqacda 19, 1439(H) Hal-Xidhaalayaasha Iyo Buuggaag 3.

Hal-Xidhaale Weedheed [H]


Hal-xidhaale weedheedkan oo taxane ugu soo baxa Wargeyska Saxafi waxaad jawaabaha oo aad kaga soo dul shaqaysay
bogga Wargeyska ku soo hagaajin kartaa Xarunta Wargeyska Saxafi ee magaalada Hargeysa oo ku taal xaafadda Gol-jano, gaar
ahaan ka soo horjeedka Hay’adda Progressio, waxaanu dhinaca cad-ceed dhaca ka kulaalayaa ama kaga beegan Fooqyada
Maataha loo yaqaan ee Indha Deero, ka hor intaanay jawaabtiisu ku soo bixin cadadka dambe.
Angel
Gudub
2. Caasimad dal Basaaskii Reer Masar
Carbeed
7. Labka Sakaarada
8. Dal Islaam ah
Ee Badbaadiyay Israel
Buuggii ugu Xiisaha badnaa ee sanadkii ina dhaafay
9. Geed dhulka
Soomaalida aad uga 2016 laga qoray Arrimaha sirdoonka adduunka
baxa WQ: Prof. Uri Bar Joseph, waxa Af-Soomaali idiinku
13. Indheer-garad
14. Mid ka mid ah soo turjumay Bahda Wargeyska Saxafi – Q: 221aad
astaamaha Dabka
16. Xilli tirsi/Muddo
20. Hanti loo ururin
jiray Boqortooyada
dhaqanka ee
Soomaalida
21. Shay dhaxanta
laga huwado
22. Bilaawe
Hoos
1. Hoggaamiye ciidan
3. Xayawaan
4. Barashada Noo- Cutubka 9aad
laha ee cunto cunista
5. Ayeeyo Fariintii Cadceed Dhicii Maalintii Sabtida
6. Nabbar Waaxda Cilmi-baadhista Sirdoonka Milateriga Israa’iil waxay geba
10. Ashkato/Eed ka
sheegasho -gebada xog-ururintooda sirdooneed ku soo koobeen in haddii ay
11. Ooridii labaad ee jirto inay Masar weerar soo qaadayso uu noqonayo weerar
Jawaabta Hal-Xidhaalihii Cadadkii hore Rasuulku (CSW) guur-
sado baaxad weyn oo jiho kasta leh oo ay ku soo qaadayso Kanaalka,
12. Xoolo dadka qaar ee maaha mid kooban, sidaas darteedna daadgureynta ciidamada
la siiyo
13. Warranka weyn ee Masar iyo Suuriya ee labada furimoodba waxay muujinayaan in
ee Gantaalka u eg weerarka noocaas ahi dhacayo, marka lagu daro weliba
15. Diyaar/
Qorshaysan qorshayaasha diyaaradaha dagaalka ee Masar iyo Suuriya ee ay
17. Shay Guriga al- xogtooda muddo badan hayeen Sirdoonka MIlaterigu.
baabkiisa lagu xidho Si kasta ha ahaatee, Elazar wuu ka werwer badnaa Zeira. Waxa uu
18. Gacan-siin/
taageerid dareensanaa in suurta-galnimada inuu dagaal dhaco aanay
19. Doox heerkeedu aad u sarayn, balse dhinaca kalena may ahayn mid aad u
hoosaysa. Niyadiisa waxa uu ku dhisay, malihiisa uu rumaysnaa oo
ahaa “haddii run ahaan ay weerar wada-jir ah soo qaadayaan Masar
iyo Suuriya, waxaanu heli lahayn digniin.”
Arrinta uu rumaysan yahay ayaa hadda u muuqata mid gundhigeedu
Hal-Xidhaale yahay aqoontiisa Sirdoonka Israa’iil oo salkeedu ku xidhan yahay
Nidaamka looga shaqaynayo: Ku buuxi lambarada 1—9 khaanadaha ka dhiman sanduuq kasta, laba ilo-basaaseed oo muhiim u ah sirdoonka Israa’iil: Ta koowaad
kana ilaali in laba lambar oo isku mid aad geliso layn keliya oo gudub ama dherer ah, ama inta oo ahayd qalabka gaarka ah ee basaasnimada ee ay ururinta
laynka madow ku wada jirta, waana inay marka aad isu geyso tirooyinka ku jira layn kasta (dherer xogteeda ay iska lahaayeen Sirdoonka Milateriga Israa’iil iyo ta kale
ama gudub) ku soo baxdaa isku mid (45). oo ah Malaga ay gacanta ku hayaan hay’adda Sirdoonka Israa’iil ee
Jawaabihii Hal-Xidhaalayaashii Hore Mossad.
Laakiin Elazar waxaanu ka warhayn in qalabkii basaasnimada ee
gaarka ahaa aan la hawlgelinba, halka sidoo kale uu ka maqlay Zeira
oo soo hadal-qaaday safarka London ee Zamir, balse laguma
wargelin degdega uu safarkaasi iyo ahmiyadda uu lahaa. Zeira umuu
sheegin Elazar waxyaabihii ay kaga wada hadleen wada-hadalkii
telefoonka ee dhexmaray isaga iyo Zamir habeen ka hor.
Marka la eego natiijadaas Jeneraalka ugu sareeyay Ciidamada
Difaaca Israa’iil, sida uu marag-fur ku bixiyey ku-xigeenkiisu,
maalintii Jimcihii oo dhan kama war-hayn in socdaalka Zamir ee
London ee ahaa inuu la soo kulmo Malaga (Ashraf Marwaan), uu la
xidhiidhay digniin dagaal degdeg ah. Digniinta noocaas ah oo noqon
lahayd mid loo cuskan karayey in loo yeedho oo heeganka la geliyo
ciidamada Keydka ah ee Israa’iil, balse Elazar waxa ay aragtidiisa ku
koobnayd uun in xogta la hayaa ay tahay uun Xogo laga helay
qalabkii basaasnimada ee gaarka ahaa ee ay gacanta ku hayeen
Sirdoonka Milateriga Israa’iil.
Tallaabo sirdoon oo jewigii maalintaas wax badan ka bedeshay ayaa
waxa qabtay qalabka daba-galka ee basaasnimada loo adeegsado,
inkastoo aanay ahayd noocyada khaaska ah. Abaaro 5:00p.m
(galabnimo) maalintii Jimcihii, ayay qaar ka mid ah Waaxda
Sirdoonka ee 848, waxay qabteen fariin ka timid Safiirka dalka
Ciraaq u jooga Moscow oo ku socotay Wasaaraddiisa Arrimaha
Dibadda ee ku taal caasimadda dalka Ciraaq ee Baqdaad. Safiirku
waxa uu soo weriyey inuu xidhiidh la sameeyay Wasaaradda
Arrimaha Dibadda ee Soofiyetka si uu uga ogaado sababta
daadgureynta degdegga ah ee maalin ka hor bilaabantay, taas oo loo
sheegay inay Masar iyo Suuriya ku wargeliyeen Soofiyetka inay
weerar ku qaadayaan Israa’iil. La soco cadadka dambe
Vol: 9 Tirsiga 2046 – Khamiis, August 02, 2018 — Dulqacda 19, 1439(H) Xayeysiis Iyo Warar 4.
Golihii Wasiirrada Ee ………….

Hore waxaa Garoowe u sii Somalia.


joogay ra’iisal wasaaraha Garoowe waa magaaladdii
xukuumadda Soomaaliya labaad ee Golaha Wasiirrada
Xassan Cali Kheyre oo isaga iyo xukuumada Soomaaliya shir ku
xubno kale oo Wasiirro ahi yeeshaan ka baxsan Muqdisho.
maalmahanba ku sugnaayeen. Waxaana ay sidan oo kale ugu
Wafdiga shalay galinkii danbe shireen magaalada Kismaayo.
soo gaadhay Garoowe waxaa Laakiin, lama ogga sabab ka
hogaaminayay ra’iisal wasaare baxsan intaas maadaama
ku-xigeenka dalka Mahdi maamulkaasi dagaal baryahan
Maxamed Guuleed Khadar, danbe ka wadday Gobolka Sool,
waxaana maana la filayaa inay kaas oo bilaabmay markii
Garowe ku yeeshaan ama uga Farmaajo sidoo kale halkaas
furmo shirkii todobadlaha ahaa socdaal ku yimid.
ee golaha xukuumadda
Djibouti Oo Si Cadho …………….
Ku soo dhawaw shirkadda dhismaha iyo sameynta nashqadaha Ee ASAD
Waxa ay shirkaddu ogeysiineysaa macaamiisheda iyo dhamaan bulsho weynta Somaliland in
shirkaddu kuu dhisayso guryo cusub oo tayyo leh oo laguugu sameynayo nashqadihii ugu
dambeeyey, haddaba adeegyada shirkaddu fuliso waa sidan:

Figure 1. cabirka ( 18m*12m) 3 Bedrooms , Living Figure 2 . cabirka ( 24m*18m) 5 Bedrooms, Living
And Dining, Bath , Wc , Service : 1 Bedrooms , & Dining, Bath, Wc, service: 2 bedrooms, 1 kitchen
Kitchen , And Store, local tiles. & Store, parking & garden. front stone, local tiles.

War qoraal ah oo ka soo baxay arintan dardeed iyo in kale.


safaarada Jabuuti ee Madaxweynaha Soomaaliya
Soomaaliya ayaa lagu sheegay Maxamed Cabdullaahi
in dawladda Jabuuti si weyn Farmaajo ayaa dhawaan
Figure 4 cabirka ( 24m*18m) 5 Bedrooms , Living uga naxday hadalkan oo booqasho rasmi ah oo qaadatay
Figure 3. cabirka. ( 12m* 12m). 3Bedrooms , Living Farmaajo uu ka sheegay saddex cisho waxaa uu ku tagay
And Dining , Bath , Wc, 1 Kitchen , Wc , And Store, And Dining , Bath , Wc, service: 1 bedroom 1
local tiles, Kitchen , Wc , And Store, local tiles, parking. magaalada Asmara mar uu magaalada Asmara, halkaas oo
garden, front stone. booqasho ku tagay.kaasoo ahaa uu ka sheegay in ay
in Qaramada Midoobey ka dalbanayaan markan in
dalbanayaan in laga qaado cunaqabateynta saaran laga
Eritrea cunaqabateynta lagu soo qaado xukuumadda Asmara.
rogay sannadii 2009ka kaddib Marka aad u sii firsato qoraalka
markii loo arkay in ay dhibaato waxaa kuu muuqanaya in
ku tahay xasiloonida qaarada dowladda Jabuuti siweyn uga
iyo wadamada dariska la ah. cadheysan tahay booqashadii
Dhinaca kalana taageero siiso madaxweyne Farmaajo uu ku
kooxaha argagixisada oo Al- tagay Asmara, xili dhinaca kale
Figure 5 cabirka ( 24m*18m) 5 Bedrooms , Living Figure 6 cabirka (24m*18m) 5 Bedrooms , Living shabaab-na ka mid tahay. uu jiro khilaaf Jabuuti ka
And Dining , Bath , Wc, service: 1 bedroom 1 And Dining , Bath , Wc , Store, Service : 2 Sidoo kale Jabuuti ayaa dhaxeeya Eritrea. Wasiirka
Kitchen , Wc , And Store, local tiles, parking. Bedrooms , Kitchen , And Store
garden, front stone.
sheegtay in taa badalkeeda ay arrimaha dibada ee Djibouti
jeclaan lahaayeen in ayaa isna qoraal kooban oo uu
Adeega-yada shirkadu bixiso madaxweynuhu soo hadal ku baahiyay shabakaddaha
1. Nash-qadeynta Noocyada Kala duwan ee 4. Dhisida & dayactirkooda, iskuulada, qaado mashaakilka ka dhax jira xidhiidhka bulshadda ku
Dhismayaasha. Cusbitaalada. labada dowladood ee Eritrea iyo sheegay in aanu jirin warar
2. Ka talobixinta, Qiimaynta iyo qandarraaska 5. Dhisida iyo dayactirka Garoomada, birriijya,
mashaariicda dhismayaasha kala duwan waddooyinka
Jabuuti ee dhinac xadka, kuna tilmaamaya in booqasho uu
3. Dayactirka dhismayaasha, Dhisida & 6. Dhisida guryaha, tiirarka leydhka, iwm baaqo in si deg deg ah loo soo dalka Eritrea ku tagi doono
Dayactirka dhismayaasha Dawladda afjaro. Madaxweynaha Djibouti
Warar ay heshay warbaahintu Ismaaciil Cumar Geelle.
ayaa sheegaya in safiirka Waxaana uu sheegay Wasiirku
Nagala soo xidhiidh (Contact us): Telesom: + 252 2 524055, 573000 Jabuuti ee Soomaaliya Aadan in aan weli la dhamayn
Mob: + 252 2 63 4465838, 4284650. Somtel: 065 9912644 Xassan Aadan uu ka anbabaxay khilaafka u dhexeeya labada
Website: asadcon.com Email: asadcon7@gmail.com
magaalada Muqdisho kaddib waddan sidaas darteedna aanay
markii uu soo baxay qoraalka, qorshaysnayn inuu booqdo
lamana oga in safiirku u tagay Madaxweynuhu.
Vol: 9 Tirsiga 2046 – Khamiis, August 02, 2018 — Dulqacda 19, 1439(H) CIyaaraha Caalamka 5.

Kooxda kubadda cagta heerka Qeybtii dambe ee ciyaarta markii


k o o w a a d e e W a s a a ra d d a la iskugu soo noqday, kooxda FC
Maaliyadda ayaa guul weyn ka Afgal oo aad moodo inay firfircooni
gaadhay kooxda heerka saddexaad garoonka la soo gashay ayaa
ee FC Afgal, weerar yahanka haddana goolkii 4-aad kooxda
kooxda Maaliyadda Bahdoon ayaa Wasaaradda Maaliyaddu kaga sii
4-gool (Super Hat-trick) u dhalliyey naxsatay daqiiqadii 59-aad
kooxdiisa oo 6:0 ugu awood waxaana goolkiisi saddexaad (Hat-
sheegatay kooxda FC Afgal. trick) ka dhalliyey Bahdoon oo
Kulankan oo koox walba u ahaa ahaa xiddigii garoonka.
Maalmo kooban ayaa ka sabab u noqday wiilkii ku Boqoliiba inta kooxaha Fantasy kulankoodii labaad taas oo koox Intaa wixii ka dambeeyay kooxda
hadhsan waqtiga loogu guulaystay abaal marinta Football lagu soo doortay: walba kulamadoodii hore guulo heerka koowaad ee Wasaaradda
balansan yahay in xili maamulka premier League ku 29.4% soo gaadheen. Kooxda Maaliyadda ayaa la timid 2-gool oo
ciyaareedka cusub ee Premier bixiyaan shaqisga ugu dhibcaha Difaac: Kieran Tripper | £6M Wasaaradda Maaliyadda ayaa kale, sidaasna natiijadii ciyaarta
league uu dib u furmi doono badan ee Premier League Boqoliiba inta kooxaha Fantasy kulankan maamulka iyo maareynta kaga dhigtay 6:0, waxaana ukala
laakiin haddaba jamaahiirta Fantasy Football. Football lagu soo doortay: ciyaarta furaheega haysatay, dhalliyey Khadar Axmed iyo
kubbada cagta aduunka ayaa Ma xa m ed S a l a a x a y a a 26.7% waxaana 20-kii daqiiqo ee ciyaarta Bahdoon oo isagu 4-gool ka
u suurtogashay inay 2-gool dhalliyey kooxda heerka
soo xushay kooxaha ay kaga boqolkiiba 50.7% lagu soo Difaac: Harry Maguire | £5.5M shabagga ku hubsadaan waxaana saddexaad ee FC Afgal.
qayb galayaan tartanka Premier doortay kooxihii Premier League Boqoliiba inta kooxaha Fantasy ukala dhalliyey ciyaartooyadda Kooxda heerka Koowaad ee
League Fantasy Football kaas Fantasy Football ee xili Football lagu soo doortay: Bahdoon iyo Cabdirashiid Yuusuf. Wasaaradda Maaliyadda ayaa
oo xiiso badan ka dhex abuura ciyaareedkii hore waana tiro 24.2% Weerarka kooxda Wasaaradda guushan ay gaadhay ka dhigaysaa
asxaabta qaybta ka ah layaableh oo muujinaysa sida Difaac: Marcos Alonso | £6.5M Maaliyadda oo hafiyey kooxda inay noqoto kooxdii ugu Horeysay
barnaamijka si la mid ah jamaahiirta kubbada cagta Boqoliiba inta kooxaha Fantasy heerka saddexaad ee FC Afgal ee u Gudubta Wareega Koowaad
caalamka oo dhan. adduunku ay u jeclaysteen wax Football lagu soo doortay: waxa markale u suurtogashay inay ee Koobka XKCSL, sidoo kalena
1.7 milyan kooxood in ka badan qabadkii xidiga reer Masar ee 16.9% goolkii 3aad la yimaadaan, hoggaanka Group C ay 6 dhibcood
ayaa laga sameeyay Premier layaabka lahaa si ay Difaac: Charlie Daniels | £4.5M waxaana u saxeexay daqiiqaddii ku hoggaamiyaan. Dhanka kale
League Fantasy Football iyada kooxahooda Premier League Boqoliiba inta kooxaha Fantasy 4 1 - aa d g o o l - dh a l l iy a ho o d a waxaa iyaguna wada ciyaari doona
oo la filayo in maalmaha soo Fantasy Football guulo u Football lagu soo doortay:16.7% Bahdoon, waxaana qeybtii hore ee kooxda heerka koowaad ee
ciyaarta lagu kala nastay 3:0 Wasaaradda Qorsheynta iyo
socda ay tiradani si wayn sare gaadhsiiyaan sidoo kale Khadka Dhexe: Maxamed kooxda heerka koowaad ee kooxda heerka labaad ee
ugu kici doonto iyada oo Maxamed Salaax ayaa qiimaha Salaax | £13M Wasaaradda Maaliyaddu Wasaaradda Hawlaha Guud, oo
taageere kasta oo kubbada ugu sareeya ka ah xidigaha Boqoliiba inta kooxaha Fantasy hoggaanka ku hayso. iyaguna ka tirsan isla Groupkan.
cagta Ingiriiska ahi uu awood u tirada ugu badan la soo xushay. Football lagu soo doortay:
leeyahay in uu noqdo tababare Haddaba waxaanu halkan 50.7%
isla markaana uu soo xulan idiinku soo gudbinaynaa shaxda Khadka Dhexe: Kevin De
karo kooxda ugu fiican isaga oo koo xda l aga sam eeyay Bruyne | £10M
ciyaartoy ka soo qaadan kara ciyaartoydii tirada ugu badan Boqoliiba inta kooxaha Fantasy
kooxda uu doonayo qiimo gaar xili ciyaareedkii dhamaaday Football lagu soo doortay:
ah oo loo sargooyay. lagu soo doortay Premier 27.8%
Haddaba ka hor inta aanu xili Khadka Dhexe: Leroy Sane |
ciyaareedka cusubi furmin £9.5M
August 9 markaas oo ay Boqoliiba inta kooxaha Fantasy
Manchester United iyo Leicester Football lagu soo doortay:
City kubbada ugu horaysa isku 19.2%
taaban doonaan, waxaa la Khadka Dhexe: Henrikh
shaaciyay shaxda kooxdii tirada Mkhitaryan | £7M
ugu badan xili ciyaareedkii Boqoliiba inta kooxaha Fantasy
dhamaaday loo soo Football lagu soo doortay:
doortay Premier League 17.7%
Fantasy Football. Weerarka: Roberto Fimino |
Maxamed Salaax ayaa noqday £9.5M
xidigii ugu fiicnaa ee dhibcaha Boqoliiba inta kooxaha Fantasy Kooxda kubadda cagta Zidane oo ay da’diisu tahay 46 jir
ugu badan lagu helay xili Football lagu soo doortay: Manchester United ayaa isku ayaa laba sannadood iyo badh uu
c i y a a r e e d k i i 36.1% diyaarinaysa inay shaqada ka erido Real Madrid macallin u ahaa waxa
dhamaaday Premier League Weerarka: Harry Kane | tababare Jose Mourinho oo laba uu kula guuleystay saddex
Fantasy Football kadib markii £12.5M sannadood oo uu laylinayey aan Champions League, LaLiga iyo
uu 32 gool ka soo dhaliyay Boqoliiba inta kooxaha Fantasy marnaba qancinin taageereyaasha koobab kale, waxaase uu
iyo maamulka naadiga. go’aansaday inuu shaqada ka tago
horyaalka Ingiriiska isla League Fantasy Football iyo Football lagu soo doortay: Sida uu qoray wargeyska The Sun bishii May dhawr maalmood
markaana uu sameeyay 12 gool waliba mid kastaba boqolkiiba 33.7% ee kasoo baxa waddanka kaddib markii uu ku guuleystay
caawineed waxaana sidoo kale inta jeer ee la soo doortay. Laakiin markale Ingiriiska, Jose Mourinho ayaa Champions League oo Liverpool ay
sii caawisay in 15 kulan ay Halkan Si Buuxda ugaga Bogo tababarayaasha jamaahiirta qarka u saaran inay qaaddo seeftu, ku garaaceen 3-1.
kooxdiisu shabaq nadiif ah Dhamaan Liiska Ciyaartoyda Ku kubbada cagta aduunka ee soo waxaana beddelkiisa lasii Mourinho oo xilka tababarenimo
garoonka kala baxday. Soo Baxay shaxda kooxda xulanaya shaxda kooxdooda ay qorsheeyey ka hor intii aan lagu kala wareegay Louis van Gaal ayaa
Maxamed Salaax ayaa si tirada ugu badan lagu soo kaga qayb galayaan tartanka fikirin in la eryo. xili ciyaareedkiisii u horreeyey
layaableh loogu helay 303 doortay Premier league Fantasy Premier league Fantasy Football Wargeysku waxa uu sheegay in waxa uu usoo hooyey United laba
dhibcood oo taageerayaashii Football ee xili ciyaareedkii la ayaa qaar badan oo xidigahan tababarihii hore ee Real Madrid, koob, hase yeeshee xili
tababarayaasha isku badalay soo dhaafay, boqolkiiba inta ka mid ah markale soo Zinedine Zidane ay United ciyaareedkii labaad oo guul laga
ee Premier League Fantasy jeer ee xidig kasta la soo dooranaya. doonayso inuu beddelo Mourinho, filayey ayaa uu 19 dhibcood ka
kaas oo magacaabistiisa ay ku dambeeyey Manchester City,
Football ay kaga guulaysteen xushay, qiimihii iyo waliba liiska By Maxamuud Batalaale dhowaaqi doonaan isla marka ay taasina waxay qayb ka tahay
xidiga reer Masar wuxuuna oo dhamaystiran. soo saaraan go’aanka eriga sababaha keenaya in la eryo
sidoo kale Maxamed Salaax Goolhaye: David De Gea | £6M Mourinho. Mourinho.
Vol: 9 Tirsiga 2046 – Khamiis, August 02, 2018 — Dulqacda 19, 1439(H) 6.

Masalooyinka Xiisaha Leh


Diyaarintii: Faysal Maxamed Xasan

Kooxaha daroogada ka lacagta dalka Colombia ku


ganacsada ee dalka Colombia, noqonaya labo boqol oo milyan
ayaa lacag aad u tiro badan u oo Pesos, una dhiganta
Boqortooyada dalka Sweden yihiin oo goobta yaalay. tayo ahaanba aad u sareeya balan qaaday qofkii dila ee todobaatan kun oo dollarka
ayaa laga xaday dahab iyo Markii ay gacanta ku dhigeena sida la sheegay, labada Taaj qudha ka jara Ey booliska Maraykanka ah.
macdano kala duwan oo aad u waxay ku boodeen laashkoodi ayaa ugu sii daran, sababtoo dalkaasi leeyihiin oo mar walba Eygan ayaa baabiiyay kooxdii
tiro badan, kuwaas oo aan oo degdeg ayay uga baxeen ah? Waxa ku duugan taariikh hela daroogada ay qarinayaan, ugu xooga waynayd ganacsiga
qiimahooda la goyn karayn wax marin biyoodkii ay hore uga soo wayn oo cadaynaysa labadii meel kastana ka soo saara, daroogada dalka Colombia iyo
lagu qiyaasaana aanu jirin sida galeen kaniisada, lama boqor ee kala lahaa oo kala kaas oo sida la sheegay aduunka oo lagu magacaabi
maamulka dalka Sweden garanayo meel ay jaan iyo ahaa Boqoradii Christina Oo khasaare balaadhan u gaystay jiray, Golf Clan, kuwaas oo ilaa
cadeeyeen markii dahabkan iyo cidhib dhigeen, waxaana lagu Sweden xukumi jirtay intii u Maafiyada Daroogada. boqol iyo konton ka mid ah
alaabtan laga xaday guda jiraa oo dalkaas oo dhan dhaxaysay 1632 ilaa 1654-kii Sida warbaahinta dunida xubnahooda gacanta lagu
boqortooyada. ka socda baadi goobka lagu milaadiga iyo boqorkii ka badankeedu ku warantay, dhigay, ka dib markii Eygani
Sida booliska dalka Sweden ku raadcaynayo. horeeyay ee Karl IX, lix iyo Eygan oo dhidig ah, laguna fashiliyay isku dayo ay ku
warameen, agabkan qiimo Labadan nin ee tuugada ah tobnaad, oo isaga la dilay, magacaabo, Sombra, waxa ay doonayeen inay daroogo ku
dhaafka ah, ayaa laga xaday ayaa xaday Mucatab dahab ah, dalkaana xukumayay 1604 ilaa galaafatay boqolaal dadka mariyaan madaarada caalamiga
kaniisad qasriga boqortooyada Labo Taaj oo dahab ku xardhan 1611-kii Milaadiga. daroogada ka ganacsada ah, ah ee dalka Colombia.
ku taala, taas oo alaabtan looga yahay, oo ay kala lahaayeen, Waxa xusid mudan in labadan kuwaas oo doonayay inay si Eygan oo dhawr sano ka hor
barakaynayay, laguna xusayay labo ka mid ah boqoradii dalka boqor ee Taajajkoodi la xaday, dhuumasho ah madaarada laga keenay dalka Jarmalka
taariikhdii boqortooyada dalka Sweden ka talin jiray qarnigii lix ay ku aasan yihiin kaniisada dalkaa u mariyaan, laakiin ka ayaa noqday hubka ugu culus
Sweden. iyo tobnaad ee milaadiga, laga xaday ee magaalada dhaqaaqi waayay Eygan oo sida ee booliska dalka Colombia u
Ugu yaraan labo tuug oo wata kuwaas oo xukunka isaga Stockholm, waxaana la sheegay ka mid ah kuwa ugu adeegsadaan, la dagaalanka
laash yar ayaa ku soo danbeeyay, taariikh wayna ku labadoodaba hore loola aasay feejignaanta iyo urta dheer. daroogada iyo dadka ka
dhuuntay, marin biyood hoos lahaa xukunka boqortooyada Taajajkooda iyo alaabooyinkii Sombra, waa lix jir aad u fir ganacsada, waxaanu noqday
mara kaniisada boqortooyada, Sweden. ay ugu jeclaayeen, hasa fircoon, oo Rabi ku manaystay mid shaqadiisu dheeraad ku
ka dibna wakhti xus diimeedka Waxa kale oo ka mid ah yeeshee markii laga baqday in dareenka urta oo aad u noqotay kooxaha daroogada,
kaniisada lagu gudo jiro, inta ay waxyaabaha ay xadeeen dahab la xado oo la faqdo ayaa laga sareeya, kaas oo xataa ka sababtoo ah? Waxa ay hore u
daaqada uga soo dhaceen, iyo alaab aan qiimo dhaaf ah, soo saaray, waxaanay mar kale sareeya ka Eyda kale ee yaqaaneen, xayawaanada
xaabsaday, dahab iyo taajaj ama wax lagu sheego aan la u gacan galeen tuugadii looga dhigeeda ah, sida booliska baadhitaanada daroogada loo
dheeman iyo dahab ku shaqlan garanayn oo taariikh ahaan iyo baqayay. Colombia iyo dadka aqoonta u adeegsado oo ay marin
leh, xayawaanada habaabin jireen, kana
baadhitaanada booliska loo guulaysan jireen, laakiin Eygan
adeegsado ka mid ah. way ku guul daraysteen.
Tobanaan tan oo darooga ah Waana sababta ay lacagtan
ayay qabatay oo haddii aanay aadka u badan madaxiisa u dul
heli lahayn ay adkaan lahayd, dhigeen, qof kasta oo qudha ka
sida lagu ogaan lahaa ama jara ayay sheegeen inuu
gacanta loogu dhigi lahaa, todobaatan kun oo dollar abaal
waxaanay sababtay khasaarihii marin u heli doono, todobaatan
ugu badnaa ee Maafiyada kun oo dollar ayaa dalka
Daroogada dalka Colombia ku Colombia ka ah lacag aad u
dhacda. badan oo wax badan qofka hela
Ilaa labo boqol oo qof ayay u qabanaysa lagana yaabo inuu
sabab u noqotay in la xidho oo dadka ugu ladan dalkaa ku
xabsiga loo taxaabo, kuwaas oo biiro, laakiin suura gal ma
lagu helay waxyaabo darooga noqon kartaa?
ah, oo ay u soo qariyeen habab Waydiintani waa ta ugu badan
kala duwan oo qaarkood ay qof ee markii balan qaadka
caadi ah ama booliska ku lacageed ee Eygan lagu
adkaan lahayd inay helaan. khaarajinayaa soo baxay, aadka
Sida warbaahintu ku warantay la isku waydiinayay, waxaanay
kooxahan daroogada ka jawaabta su’aashan oo cadaan
ganacsada ee dalka Colombia ahi soo bixi doontaa bilaha soo
oo lagu tilmaamo kuwa ugu socda iyo sida Eygaa loo
Muuqaalka Aqalka Amiir Maxamed-ka Dhaxalka Imaarada Dubai, Ku leeyahay magaalada Caasimadda halista badan aduunka, ayaa daryeelo.
U Ah dalka Filibiin ee Manila, gurigan oo qaabka Islaamiga ah loo dhisay ayaa saqafkiisa lagu xardhay
xidigta lixda gees ee astaanta u ah, Yuhuuda ama lagu magacaabo Xidigta Daa’uud, waxa sawirkan si cid kasta oo khaarajisa Eygan u
qarsoodi ah uga qaaday suxufi u dhashay dalka Ciraaq, lamana garanayo sababta xidigta David Star- balan qaaday, aduun lacageed
ka loogu xardhay. oo oo aad u badan, kaas oo
Vol: 9 Tirsiga 2046 – Khamiis, August 02, 2018 — Dulqacda 19, 1439(H) Xayeysiis/Advertisement 7.
Dugsiyada Gaarka Loo ubadkeenni lagu xareeyo iyada oo
aan loo eegayn halbeegyada laga
1.Waxbarashada gaarka ahi waxay
burburisay hannaankii
Leeyahay Iyo Ganacsiga Waxbarashada rabo dugsi/fasal ee wasaaradda
waxbarashadu dejisay. Taas oo
caruurta ku keeni karta khatar
waxbarashada ee dalka iyada oo
dhexgashay kuna milantay hawl
maalmeedkii iyo
W/Q: Cabdifataax Rashiid dhammaan heerarka gaarka loo leeyahay waxay ka
Maxamed (Arsenal), Hargeysa; waxbarashadana waa ku khasab, shaqeeyaan dhammaan heerarka caafimaad, mid nafseed iyo mid hawlwadeennadii labadaba.
Somaliland isla markaana horumarinta kala duwan ee waxbarashada sida maskaxeedba. Waxaa kaloo Waxay samaysaa waxkasta oo ay
Waxbarashadu waa maxay? dugsiyada Qur'aanku waa waajib Xannaanada caruurta; dugsiyada tartankan ganacsi ee iyadu u aragto inay ku
Ganacsi ma gashaa? Miyaanay saaran Dawladda. hoose/dhexe iyo dugsiyada sare. waxbarashadu keenay in faa’iidayso—cid kasta oo kale
Waxbarashadu ka mid ahayn Waxbarashada gaarka ahi waxay mulkiilayaasha xurmahani iyaga oo wax ha yeeshee. Tusaale ahaan
xuquuqaha aasaasiga ah? Waa Waxaynu kala soo baxaynaa ka qaybqaadatay fidinta iyo tayada samaynaya xayaysiisyo waxay labadii sano ee ugu
maxay farqiga u dhexeeya qodobkaas sare in Dastuurkeennu waxbarashada dalka; kobcinta indhosarcaad ah oo ay ku soo danbeeyay diideen inay fuliyaan
dugisyada dawladda iyo kuwa si cad u sheegayo in dawladdu ay garaadka iyo aqoonta ubadka iyo jiidanayaan ardayda iyo ugu yaraan afar wareegto oo
gaarka ah? Mustaqbalka caruurta waxbarashada muwaadiniinteeda dhalinyarada. Waxay kaloo ka macallimiinta dalka, si ay u helaan wasaaradda waxbarashadu soo
saamayn ma ku leedahay dugsiga ka masuul tahay. Markaynu qaybqaateen in dugsiyo badan laga faa’iido badan iyo sumcad kacan saartay. Waxaa ka mid ahaa
uu dhigtaa haddii uu yahay dawli Waxbarasho ka hadlayno waxaa furo meelaha dadku ku badan ku rimis ah. Maadaama oo wareegto ku amraysay in
ama mid gaara? Waa maxay muhiim ah Waxbarashada yihiin iyo gaar ahaan qaybta ardayda dugsiyada lagu qiimeeyo dugsiyada hoose lagu dhigto
masuuliyadda ka saaran dawladda Maaddiga iyo Diiniga ah in la xanaanada caruurta oo marka laga imtaxaanka qaranka ee fasalka afkeenna Hooyo (Soomaali).
dugsiyada gaarka loo leeyahay? barto . Waayo Waxbarashadu waa reebo dhowr dugsi oo tijaabo ah oo siddeedaad iyo fasalka afaraad ee Waxay kaloo diideen wareegto
Waa maxay Wanaagyada iyo hab laysugu gudbiyo bulshada dawladdu maamusho dugsiga sare, ganacsatadaasi wasaaradda waxbarashada ka
dhibaatooyinka ay leeyihiin dhaqankeeda, diinteeda, dhammaantood iyagu gacanta ku waxay naf iyo maalba u huraan soo baxday usbuucan oo lagu
dugsiyada gaarka loo leeyahay? xaddaaradeeda iyo hab hayaan. Waxay kaloo shaqo abuur inay si kasta oo ay kaalmaha hore cayyimay furitaanka sannad
Maxaad kala socotaa xaaladda nololeedkeedaba, si aanay u u sameeyeen macallimiin iyo ee imtaxaankaas ardaydoodu dugsiyeedka waxbarashada ee
dugsiyada dawladda? Waa maxay noqonnin jiilka marba soo kacayaa aqoonyahanno badan oo ka soo galaan, waxay sameeyaan habab 2018/2109 oo lagu amrayo in
xidhiidhka ka dhexeeya qaar muuqaalkana inooga eeg, baxay jaamacadaha dalka iyo kala duwan oo midba mid ka sii dhammaan dugsiyadu furmaan
waxbarashada iyo horumarka? fikirro iyo aragtiyo cid kalena kuwa dibaddaba. khatar badan yahay oo bisha 1da bisha Sibteember
Sidee baa looga bixi karaa, loona xambaarsan. Inkasta oo Waxbaraashada gaarka waxbarashada ku noqonaysa danbi 2018. Waxay ganacsatadaasi
sixi karaa dhibaatooyinka Dawladdu iyada oo gudanaysa ahi ay leedahay faa’iidooyinka qaran. sameeyeen inay si kasta iyo meel
waxbarashada gaarka ahi inagu waajibkaas saran waxay masuul ka aynu soo sheegnay, haddana Waxbarashada gaarka ahi waxay u kasta ugu tagaan madaxda
yeelatay? Waa maxay soo tahay in ay waxbarasho tayo leh marka aynu eegno xaaladda ay qaybsantaa labo qaybood: Qoloda wasaaradda si ay ugu qanciyaan
jeedimaha iyo talooyinka aan u soo siiso ilmo kasta oo da’da hadda waxbarashadu ku jirto hore waa qolo ganacsato ah oo doonistooda, markay taasi
jeedinayo dhinacyada kala duwan waxbarashada gaadhay. Si ay taas waxaynu odhan karnaa maanta aragtay fursaddan sida fudud loo suurtogali waydayna in ay shir
ee daneeyayaasha waxbarashada u fuliso waxay u furtaa dugsiyo waxbarashadii waa laga kaxeeyay helayo, kuwaas oo maalgalin ay jara’id Madaxweyanaha farriin
dalka?Su’aalahan iyo qaar kale oo dawladdu maamusho oo ku yaalla ujeeddadii ay lahayd, ee ahaa in la iyagu leeyihiin ama bangiyada ka uga diraan iyaga oo leh
maskaxdaada ku soo dhacaya goob kasta oo caruuri joogto. soo saaro Muwaadin Muslin amaahdaan isticmaala. Qolada DANTAYADA AYAA WAX WALBA
markaad maqaalka ciwaankiisa Laakiin xaaladda Somaliland ku Soomaaliya oo leh aqoon, xirfad labaad waa qolo carabaha ku KA HORREEYA!!!.
aragto, waxaa kaaga jawaaabaya jirto iyo waddamada soo koraya iyo dhaqan lana noolaan kara xidhan oo mashaariico 2.Waxbarashada gaarka ahi waxay
maqaalkan kooban oo ka hadlaya badankoodu, ma awoodaan inay bulshada Somaliland si nabad ah. masaajiddo; xarumo waxbarasho keentay in dalka lagu dhigo
waxbarashada gaarka loo adeegga waxbarashada Laakiin waxay waxbarashada iyo mashaariico loogu talogalay maanta 20 Manhaj oo kala
leeyahay. gaadhsiiyaan muwaadiniintooda, gaarka ahi baddashay ujeeddadii agoomaha iyo dadka jilicsan la soo duwan. Manhajyadaas oo laga
Waxbarashadu waa hab si sidaas darteed laba meelood ayaa waxbarashada, taas oo ay ka siiyo si ay Somaliland uga fuliyaan. soo ergistay dalal kala duwan,
nidaamsan loogu helo xog, aqoon, masuuliyaddaas ka caawiya oo dhigtay ganacsi qofkii lacag Qoladan danbe iyaga oo ka kuwaas oo leh siyaasado kala
qiyyam (values), waxyaabaha aad kala ah haystaa uun uu jari karo, faa’iidaysanaya habkeenna duwan; dhaqanno kala duwan
rumaysan tahay (beliefs), xirfad, 1. Haayadaha caalamiga ah/ qofkastaana intii lacag waalidkii dawladeed ee aan iyo ujeeddooyin kala duwanba oo
caadooyin IWM. Waxbarashadu Qaramada midoobay/ Ururada galiyo aqoontiisuna gaadhayso dhammaystirnayn waxay si gaar ah dhammantood ka duwan
waxay ka mid tahay xuquuqaha samafalka kuwaas oo ka iyada oo bulshadeenna 90% inka u isticmaalaan dugsiyadii iyo manhajkii qaranka. Tani waxay
aasaasiga ah ee loo baahan yahay caawiya dawladdeenna inay badani ay yihiin danyar iyo xarumihii waxbarashada loogu talo keeni kartaa in ubadkeenna
qof kastaa inuu helo sida ku cad waxbarashada gaadhsiiyaan xoogsato ay maalintii soo gasho galay, iyaga oo hantidii dadka dugsiyadaas kala duwan ka soo
dastuurkeenna qodobka 15aad, oo ilmo kasta. celcelis ahaan wax ka yar HAL loogu talogalay cid gaar ahi kala baxaa ay yeeshaan aragtiyo
u qoran sidan: 2. Dugsiyada gaarka loo leeyahay DOLLAR ($1). Taasi waxay keentay qaadanayso. Waxaad ku arkaysaa kala duwan taas oo khatar ku ah
1.Dawladdu waxay mudnaan gaar kuwaas oo ka qaybqaata fidinta in iyada oo aynu 27 sano ahayn dugsiyo magacyo carbeed leh oo midnimada iyo horumarka dalka.
ah siinaysaa horumarinta, waxbarashada iyaga oo faa’iido dawlad madax bannaan, in ilaa sida waxbarashada gaarka ah u Tusaale ahaan manhajyadaasi
ballaadhinta iyo faafinta cilmiga dhaqaalana ka helaya maanta ay 50% in ka badan shaqaynaya, ardaydana ka waxay soo saari karaan
iyo tacliinta, iyadoo u aragta inay waxbarista caruurta iyo caruurteennii waxbarashada ka qaadaya lacag u dhiganta ama ka muwaadin aaminsan inay
waxbarashadu tahay maalgelinta kobcinta garaadkooda. maqan tahay, sida uu sheegayo badan ta qolada hore ee iyagu bannaan tahay inuu isku qarxiyo
ugu habboon ee kaalinta ugu halbeegga isqorista ardayda (Net iskood maalgashiga ugu sameeyay bulshada uu la nool yahay, ama
weyn ka qaadan karta Waxbarashada gaarka ahi waxay enrollment rate) ee Somaliland ganacsigan aan xadka lahayn ee muwaadin aaminsan in qofku u
horumarinta siyaasadeed, ka hanaqaaday dalka 12 kii sano 2015/2016. mustaqbalka caruurteenna. dhasho in uu noqdo laga roone
dhaqaale iyo bulsho. ee ugu danbeeyay. Waxbarashada Maadaama oo waxbarashadii Saamaynta taban iyo (Guy), ama muwaadin aaminsan
2.Waxbarashadu waa mid u gaarka ahi waxay ka shaqaysaa ganacsi noqotay, dalkeenana dhibaatooyinka ay keentay in aanay muhiim ahayn diinta iyo
danaynaysa dadweynaha, kuna dhammaan qoballada iyo ganacsigu xor yahay waxay waxbarashada gaarka ahi iyada oo waxa uu rumaynayo oo uu isagu
habaysan waayaha iyo deegaanka degmooyinka dalka, siiba noqotay in cid kasta oo doonaysa dhinacyo badan laga eegi karo, xor u yahay.
gaar ahaaneed ee bulshada magaalooyinka waawayn kuwaas inay si degdeg ah u macaashto ay waxaan ku soo koobayaa La soco ………………...
Somaliland. oo ay joogaan bulsho heerkooda furato dugsi ama xarun qodobadan hoos ku qoran:
3.Barashada iyo tarbiyadda Diinta nololeed u saamaxayo in ay waxbarasho. Waxay noqotay in
lslaamku waa dariiqad asaasi ah; ubadkooda ku daraan dugsiyadaas guri kasta laga dhigo dugsi oo
gaarka loo leeyahay. Dugsiyada
Vol: 9 Tirsiga 2046 – Khamiis, August 02, 2018 — Dulqacda 19, 1439(H) 8.

Nagala soo xidhiidh; Tell: 0654411077, 0654410173, 0654489033, 0654413239/Email: saxafinews@gmail.com web: https://wargeyskasaxafi.wordpress.com ama https://saxafimedia.com

You might also like