Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 50

Waa Nuqul Dawli ah – lama iibin karo

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

FAAFINTA RASMIGA AH
SOMALILAND REPUBLIC
‫ﺃﻠﻨﱠﺸﺮﺓ ﺍﻠﺮﱠﺴﻤﻴﺔ ﻠﺠﻤﻬﻭﺮﻴﺔ ﺼﻭﻤﺍﻠﻴﻼﻨﺪ‬
OFFICIAL GAZETTE
XAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA
JSL, HARGEYSA
E-mail: Garyaqaankaguud@gmail.com
Sanadka: 3aad Cadadka: 5aad ee May Taariikh: 07/06/2014
QIIMAHA CADADKA: SL. Sh.
RUKUNKA (Subscription):
QIIMAHA FAAFINTA AAN DAWLIGA AHAYN ee Qaybta Shanaad:
Sadarkii Boggii kastaaba SL. Sh.
TUSMADA CADADKA c

QAYBTA KOWAAD: XEERARKA


BAARLAMAANKA IYO XEER
NIDAAMIYAYAASHA:
1) SOOMA BIXIN

QAYBTA LABAAD : XEER


NIDAAMIYAYAASHA
IYO
DIKREETOOYINKA
MADAXWEYNAHA:
2) XEER MADAXWEYNE Lr: 0384/052014
Magacaabid 150

—147—
151
3) XEER MADAXWEYNE Lr: 0385/052014
Magacaabid 152
4) XEER MADAXWEYNE Lr: 0386/052014
Magacaabid
5) XEER MADAXWEYNE Lr: 0387/052014 154
Beddel
155
6) XEER MADAXWEYNE Lr: 0388/052014
Magacaabid 156
7) XEER MADAXWEYNE Lr: 0389/052014
Magacaabid
8) XEER MADAXWEYNE Lr: 0390/052014
Magacaabid
9) XEER MADAXWEYNE Lr: 0391/052014
Magacaabid
10) XEER MADAXWEYNE Lr:
0392/052014, Magacaabid
11) XEER MADAXWEYNE Lr:
0393/052014, Magacaabid
12) XEER MADAXWEYNE Lr:
0394/052014, Magacaabid
13) XEER MADAXWEYNE
Xil-ka Qaadis, 03/05/14
14) XEER MADAXWEYNE Lr:
0397/052014, Magacaabid
15) XEER MADAXWEYNE Lr:
398/052014, Magacaabid Degmo
16) XEER MADAXWEYNE Lr:
399/052014, Magacaabid Degmo
17) XEER MADAXWEYNE Lr:
0400/052014, Magacaabid

QAYBTA SADEXAAD: DIGREETOOYINKA,


WAREEGTOOYINKA, AMARADA & XEER
NIDAAMIYAYAASHA
—148—
WASIIRADA, IWM
18) SOOMA BIXIN

QAYBTA AFRAAD: AMARADA &


GO’AANADA MAAMUL

19) Diiwaan Gelin Shirikada Saafi Mineral


Trading Company, Xafiiska Xeer Illaalinta
Guud
20) Diiwaan Gelin Shirikada Nadaafa
General Trading Company, Xafiiska Xeer
Illaalinta Guud
21) Diiwaan Gelin Shirikada Al Tarqiib
Electricity and General Trading
Company, Xafiiska Xeer Illaalinta Guud
22) Diiwaan Gelin Shirikada Taksan
Construction and Multi Service, Xafiiska
Xeer Illaalinta Guud
23) Cadeyn Diiwaan Gelin Shirikada QB
Legal Consultancy and Interpretation
service, Xafiiska Xeer Illaalinta Guud
24) Diiwaan Gelin Shirikada Tayo Energy
Company, Xafiiska Xeer Illaalinta Guud
25) Caddeyn Diiwaan Gelin Shirikada
Advisory and Brokerage Service, Xafiiska
Xeer Illaalinta Guud
26) Cadeyn Diiwaan Gelin School Daryeel
Driving School, Xafiiska Xeer Illaalinta
Guud
27) Diiwaan Gelin Shirikada
Somveterinary Diagnostic Laboratory
and Research Centre, Xafiiska Xeer
Illaalinta Guud
28) Diiwaan Gelin Shirikada M2P Limited,
Xafiiska Xeer Illaalinta Guud
29) Diiwaan Gelin Shirikada Hilaal
Furniture and Decoration, Xafiiska Xeer

—149—
Illaalinta Guud
30) Diiwaan Gelin Shirikada Terrian
Service, Xafiiska Xeer Illaalinta Guud
31) Diiwaan Gelin Shirikada Al Noor
General Trading Company, Xafiiska Xeer
Illaalinta Guud
32) Diiwaan Gelin Shirikada Cawo
Interprise, Xafiiska Xeer Illaalinta Guud

QAYBTA SHANAAD: OGEYSIISYADA

33) SOOMA BIXIN

QAYBTA LABAAD:
XEER NIDAAMIYAYAASHA IYO
DIKREETOOYINKA MADAXWEYNAHA:

REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-2444/052014 DATE … 03/05/14

XEER MADAXWEYNE Lr:0384/052014

Magacaabid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

—150—
Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee
Dastuurka
Jamhuuriyadda
Somalliland;

Markuu Arkay: Qodobka 110aad ee


Dastuurka
Jamhuuriyadda
Somaliland;

Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay


Gudoomiyeyaasha
Gobolladu u leeyihiin
dhismaha Qaranka;

Markuu Aqoonsaday: in baahi loo qabo


buuxinta jagada
Guddoomiyaha
Gobolka Sanaag;

Markuu La Tashaday: Madaxda ay


hawshani khusayso;

Markuu Arkay: In uu hanan karo


xilkan loo
magacaabay;

Wuxuu Go’aansaday

In Mudane, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax),


laga bilaabo taariikhda manta uu ahaado
Gudoomiyaha Gobolka Sanaag ee Jamhuuriyadda
Somaliland.

Allaa Mahad Leh,

—151—
Axmed Maxamed Silanyo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-2445/052014 DATE ……03/05/14

XEER MADAXWEYNE Lr:0385/052014

Magacaabid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland


Markuu Arkay: Qodobka 90aad Dastuurka
Jamhuuriyadda
Somaliland;
Markuu Arkay: Qodobka 110aad ee
Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland;
Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay
Gudoomiyeyaasha
Gobollada u leeyihiin
dhismaha Qaranka;

Markuu Aqoonsaday: In baahi loo qabo buuxinta


jagada Guddoomiyaha
Gobolka Saaxil;

Markuu La Tashaday: Madaxda ay hawshani


Khusayso;

—152—
Markuu Arkay: In uu hanan karo xilkan loo
magacaabay
Wuxuu Go’aansaday

In Mudane, Fahmi Cabdi Bidaar, laga bilaabo


taariikhda manta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka
Saaxil ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Allaa Mahad Leh,

Axmed Maxamed Silanyo


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-2446/042014 DATE ……03/05/14

XEER MADAXWEYNE Lr:0386/052014

Magacaabid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland


Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee
Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland;

Markuu Arkay: Qodobka 110aad ee


Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland;
—153—
Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay
Gudoomiyeyaasha
Gobolladu u leeyihiin
dhismaha Qaranka;

Markuu Aqoonsaday; In baahi loo qabo buuxinta


jagada Guddoomiyaha
Gobolka Gabiley;

Markuu La Tashaday; In uu hanan karo xilkan loo


magacaabay;
Wuxuu Go’aansaday

In Mudane, Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), laga


bilaabo taariikhda manta uu ahaado Gudoomiyaha
Gobolka Gabiley ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Allaa Mahad Leh,

Axmed Maxamed Silanyo


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-2447/052014 DATE ……03/05/14

XEER MADAXWEYNE Lr:0387/052014

Beddel
—154—
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa
3aad, Xarafka (Kh) ee
Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland;

Markuu Tixgeliyey: Ahmiiyadda ay


Agaasimayaasha Guud ee
Wasaaraduhu leeyihiin
dhismaha Qaranka;

Markuu Arkay: In baahi loo qabo in isku


beddel lagu sameeyo
jagooyinkan hoos u xusan;

Markuu La Tashaday: Madaxda ay khusayso;

Markuu Ku-qancay: In ay hanan karaan xilkan


loo magacaabay;
Wuxuu Go’aansaday

In Mudane, Abiib Axmed Cali, uu ahaado


Agaasimaha Guud ee Tacliinta ee Wasaaradda
Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda
Somaliland.

In Mudane, Khadar Axmed Diiriye, uu ahaado


Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo
Arrimaha Garsoorka Jamhuuriyadda Somaliland.

In Mudane, Maxamed Cilmi Aaden, uu ahaado


Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta,
Wacyigelilnta iyo Dhaqanka ee Jamhuuriyadda
Somaliland.
—155—
Allaa Mahad Leh,

Axmed Maxamed Silanyo


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-2448/052014 DATE ……03/05/14

XEER MADAXWEYNE Lr:0388/052014

Magacaabid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland


Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa
3aad, Xarafka (Kh) ee
Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland;

Markuu Tixgeliyey: Ahmiiyadda ay


Agaasimayaasha Guud ee
Wasaaraduhu leeyihiin
dhismaha Qaranka;

Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta


jagada Agaasimaha Guud

—156—
ee Wasaaradda Diinta iyo
Awqaafta ee JSL;

Markuu La Tashaday: Madaxda ay Khusayso;

Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo, aqoon


iyo kartina u leeyahay
jagadan;

Wuxuu Go’aansaday

In Mudane, Aadan Cabdilaahi Cabdille, laga bilaabo


taariikhda manta uu ahaado Agaasimaha Guud ee
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee JSL.

Allaa Mahad Leh,

Axmed Maxamed Silanyo


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-2449/052014 DATE ……03/05/14

XEER MADAXWEYNE Lr:0389/052014

Magacaabid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

—157—
Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa
3aad, Xarafka (Kh) ee
Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland;

Markuu Tixgeliyey: Ahmiiyadda ay


Agaasimayaasha Guud ee
Wasaaraduhu leeyihiin
dhismaha Qaranka;

Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta


jagada Agaasimaha Guud
ee Wasaaradda
Kalluumaysiga iyo
Khayraadka Badda ee JSL;

Markuu La Tashaday: Madaxda ay Khusayso;


Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo, aqoon
iyo kartina u leeyahay
jagadan;

Wuxuu Go’aansaday

In Mudane, Maxamed Cilmi Xuseen, laga bilaabo


taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee
Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda
ee JSL.

Allaa Mahad Leh,

Axmed Maxamed Silanyo


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

—158—
REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-2450/052014 DATE ……03/05/14

XEER MADAXWEYNE Lr:0390/052014

Magacaabid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland


Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa
3aad, Xarafka (Kh) ee
Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland;

Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Hay’adda Ka


hor-tagga Aafooyinka
Dabiiciga ahi u leedahay
Dhismaha Qaranka;

Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta


jagada Mareeye Ku-
xigeenka Hay’adda Ka Hor-
tagga Aafooyinka Dabiiciga
ah;

Markuu La Tashaday: Madaxda ay Khusayso;

Markuu Ku Qancay: In aan looga maarmayn


jagadan oo uu hore uga soo
shaqeeye, aqoon iyo kartida
u leeyahay jagadan;

—159—
Wuxuu Go’aansaday

In Mudane, Axmed Muxumed Geelle (Dacar), laga


bilaabo taariikhda manta uu ahaado Maareeye Ku-
xigeenka Hay’adda Ka hor-tagga Aafooyinka
Dabiiciga ah ee (NERAD) ee JSL.

Allaa Mahad Leh,

Axmed Maxamed Silanyo


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-2451/052014 DATE ……03/05/14

XEER MADAXWEYNE Lr:0391/052014

Magacaabid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland


Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa
3aad, Xarafka (Kh) ee
Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland;

Markuu Arkay: Qodobka 6aad ee Xeerka


Guddiga Mihnadlayaasha
Caafimaadka ee Xeer Lr.
19/2001;

—160—
Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Guddiga
Mihnadlayaasha
Caafimaadku u leedahay
Dhismaha Qaranka;

Markuu Arkay: In baahi loo qabo


magacaabidda
Guddoomiyaha Guddiga
Mihnadlayaasha
Caafimaadka;

Markuu La Tashaday: Madaxda ay Khusayso;

Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo, Aqoon


iyo Kartina u leeyahay
jagadan;

Wuxuu Go’aansaday

In Mudane, Dr. Axmed Xaashi Odey, laga bilaabo


taariikhda manta uu ahaado Guddoomiyaha
Guddiga Mihnadlayaasha Caafimaadka ee
Jamhuuriyadda Somaliland.

Allaa Mahad Leh,

Axmed Maxamed Silanyo


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-2452/052014 DATE ……03/05/14

—161—
XEER MADAXWEYNE Lr:0392/052014

Magacaabid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland


Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa
3aad, Xarafka (Kh) ee
Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland;

Markuu Arkay: Qodobka 6aad ee Xeerka


Guddiga Mihnadlayaasha
Caafimaadka ee Xeer Lr.
19/2001;
Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Guddiga
Mihnadlayaasha
Caafimaadku u leedahay
Dhismaha Qaranka;

Markuu Arkay: In baahi loo qabo


magacaabidda Guddoomiye
ku-xigeenka Guddiga
Mihnadlayaasha
Caafimaadka;
Markuu La Tashaday: Madaxda ay Khusayso;

Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo, Aqoon


iyo Kartina u leeyahay
jagadan;
Wuxuu Go’aansaday

In Mudane, Cabdiraxmaan Maxmed Axmed Doodi,


laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado

—162—
Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Mihnadlayaasha
Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Allaa Mahad Leh,

Axmed Maxamed Silanyo


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-2453/052014 DATE ……03/05/14

XEER MADAXWEYNE
Lr:00392/052014

Magacaabid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland


Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa
3aad, Xarafka (Kh) ee
Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland;

Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ay


Wasaaraduhu u leeyihiin
Dalka iyo dhismaha
Qaranka;

Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta


jagada Wasiir Ku-xigeenka

—163—
Amniga ee Wasaaradda
Arrimaha Gudaha ee JSL;

Markuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo


hufnaantiisa shaqo;

Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo


magacaabay;

Wuxuu Go’aansaday

In Mudane, Cali Maxamed Cilmi, laga bilaabo


taariikhda manta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka
Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee JSL.

Allaa Mahad Leh,

Axmed Maxamed Silanyo


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-2454/052014 DATE …03/05/14

XEER MADAXWEYNE Lr:


0394/052014

Magacaabid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

—164—
Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa
3aad, Xarafka (d) ee
Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland;

Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Ciidanka


Ilaalada Madaxtooyadu u
leeyihiin dhismaha
Qaranka;

Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta


jagada Taliyaha Ciidanka
Ilaalada Madaxtooyada JSL;

Markuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo


hufnaantiisa shaqo;

Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo


magacaabay;

Wuxuu Go’aansaday

In Mudane, Axmed Cali Maygaag, laga bilaabo


taariikhda manta uu ahaado Taliyaha Ciidanka
Ilaalada Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland.

Allaa Mahad Leh,

Axmed Maxamed Silanyo


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT
JSL/M/XILM/249/1-24/052014 DATE .…03/05/14
—165—
Ku: Gaashaanle, Faysal Kaamil Ciise, Hargeysa

Taliyihii Hore ee Ciidanka Ilaalada Madaxtoyada JSL

Og: Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada JSL

Hargeysa

Ujeedo: Xil-Ka Qaadis

Mudane,

Waxa aan aad kuugu mahadinayaa mudadii aynu


wada shaqaynaynay. Xilalka Qaranka ayey
dabcigeed tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid
hanan karta loo dhiibo.

Sidaa darted, waxaan gartay in aan kaa qaado xilka


Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyadda JSL.

Haddaba, waxaan kaa rajaynayaa in si niyad sami


ah aad ugu wareejiso xilka aad haysay Mudane,
Axmed Cali Maygaag, oo aan xilkaa isaga ah u
magacaabay.

Sidoo kale, waxaa Wasiirka Wasaaradda


Madaxtooyada JSL, oo ay warqadani ogaysiin ugu
socoto, la farayaa in uu labada masuul u kala
wareejiyo xilka Taliyaha Ciidanka Ilaalada
Madaxtooyada JSL.

Allaa Mahad Leh,

Axmed Maxamed Silanyo


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

—166—
REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-2493/052014 DATE ……14/05/14

XEER MADAXWEYNE Lr:


0397/052014

Magacaabid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland


Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa
3aad, Xarafka (kh) ee
Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland;

Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay


Agaasimayaasha Guud ee
Wasaaraduhu u leeyihiin
dhismaha Qaranka;

Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta


jagada Agaasimaha Guud
ee Wasaaradda
Xannaanada Xoolaha ee
JSL;

Markuu La Tashaday: Madaxda ay khusayso;

Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo


magacaabay;

—167—
Wuxuu Go’aansaday

In Dr. Jaamac Maxamed Odowaa, laga bilaabo


taariikhda manta uu ahaado Agaasimaha Guud ee
Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee
Jamhuuriyadda Somaliland.

Allaa Mahad Leh,

Axmed Maxamed Silanyo


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-2500/052014 DATE ……21/05/14

XEER MADAXWEYNE Lr: 398/052014

MAGACAABID DEGMO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland


Markuu Arkay: Qodobka 90aad iyo
Qodobka 109aad,
Faqradiisa 3aad ee
Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliand;

Markuu Arkay: Qodobka 10aad ee Xeerka


Gobollada iyo Degmooyinka
oo tilmaamaya wax-ka-
—168—
beddelidda Qaab-
dhismeedka Dalka;

Markuu Tixgeliyey: Codsiga ka yimid Madax-


dhaqmeedyada,
Waxgaradka, Culimada iyo
Odayaasha Deegaanka;

Markuu La Tixgeliyey: Baahida loo qabo in


Degmada Ceegaag loo
magacaabo degmo cusub;

Markuu Dhegeystay: Soo jeedinta Wasiirka


Wasaaradda Arrimaha
Gudaha;

Wuxuu Go’aansaday

In uu Ceegaag u magacaabo Degmo, taasi oo ka


tirsanaan doonta Gobolka Caynabo.

Allaa Mahad Leh,

Axmed Maxamed Silanyo


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-2501/052014 DATE ……21/05/14

XEER MADAXWEYNE Lr: 399/052014

—169—
MAGACAABID DEGMO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland


Markuu Arkay: Qodobka 90aad iyo
Qodobka 109aad,
Faqradiisa 3aad ee
Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliand;

Markuu Arkay: Qodobka 10aad ee Xeerka


Gobollada iyo Degmooyinka
oo tilmaamaya wax-ka-
beddelidda Qaab-
dhismeedka Dalka;

Markuu Tixgeliyey: Codsiga ka yimid Madax-


dhaqmeedyada,
Waxgaradka, Culimada iyo
Odayaasha Deegaanka;

Markuu La Tixgeliyey: Baahida loo qabo in


Degmada Gudmo Biyo-cas
loo magacaabo degmo
cusub;

Markuu Dhegeystay: Soo jeedinta Wasiirka


Wasaaradda Arrimaha
Gudaha;

Wuxuu Go’aansaday

In uu Gudmo Biyo-cas u magacaabo Degmo, taasi


oo ka tirsanaan doonta Gobolka Sanaag.

—170—
Allaa Mahad Leh,

Axmed Maxamed Silanyo


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

REPUBLIC OF SOMALILAND

THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-2516/052014 DATE ……24/05/14

XEER MADAXWEYNE Lr:


0400/052014

Magacaabid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland


Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa
2aad ee Dastuurka
Jamhuuriyadda
Somaliland;

Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Wasaaraduhu u


leeyihiin dhismaha
Qaranka;

Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta


jagada Wasiirka
Wasaaradda Ganacsiga iyo
Maalgashiga Caalamiga ah
ee JSL;

—171—
Markuu ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo
hufnaantiisa shaqo;

Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo


magacaabay;

Wuxuu Go’aansaday

In Dr. Muuse Qaasim Cumar, laga bilaabo


taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda
Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee
Jamhuuriyadda Somaliland.

Allaa Mahad Leh,

Axmed Maxamed Silanyo


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

QAYBTA AFRAAD:
AMARADA & GO’AANADA MAAMUL

JAMHUURIYADDA SOMALILOAND

MAXKAMADA RAFCAANKA GOBOLKA


M/JEEX.
MRGMJ/DMRL/40/2012 Date:-15/05/2014

Ku: - Idaacada Radio Hargaysa.

Ku: - Jara’idka Madaxa Banaan.

Ku: - Xafiiska Garyaqaanka Guud Qaranka JSL

—172—
Ujeedo :- Baafin Rafcaansane Isxaaq Maxamuud
Cilmi .

Maxkamada Rafcaanka Gobolka Maroodi Jeex,


iyadoo tixraacaysa Qodobka 121XHM, waxay
baafinaysaa rafcaansanaha magaciisu sare ku
xusan yahay.

Inuu maxkamada horteeda ku yimaado muddo 160


casho gudahooda ah oo ka Bilaabmaysa maalinta
idaacada&jaraa’idka madaxa banan laga baahiyo.

Si uu uga qayb galo dahagaysiga dacwada medeniga


ee hortaala maxkamada Rafcaanka gobolka maroodi
jeex.

Allaa Mahad leh.


(Dr Cali Suudi Diiriye)

Garsooraha Maxkamada Rafcaanka Gobolka Maroodi jeex

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

XIG/JSL/70/2014. 05/05/2014

Hargeysa.

KU: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

—173—
Xafiiska Xeer Ilaainta Guud ee Qaranka
jamhuuriyadda Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan
Gelinta Shirkadaha;-

Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo awood u
Siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta
Guud in ay Diiwaan geliso
Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu


yahay SAAFI MINERAL TRADING
COMPONY oo ay ku cad yihiin
Xubnaha Shirkaddu, sida ku cad
Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland
company Law.

Markuu arkay:- In ay saamiga Shirkaddu


waafaqsan yihiin Xeerka
Shirkadaha Xeer N0.25/2004
(Company Act of Somaliland)
saamiyadooduna ay sugan yihiin.

Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay


saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha .

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan


Tahay ShirkaddaMagaceedu yahay SAAFI MINERAL
TRADING COMPONY, Astaanteeduna tahay:-
(DIAMOND) shaqadeeduna tahay Iibinta Macdanta

—174—
(Mineral Trading)xarunteeduna tahay Magaalada
Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taarikhdu
tahay 05/05/2014

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

XIG/JSL/71/2014. 05/05/2014

Hargeysa.

KU: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaainta Guud ee Qaranka


jamhuuriyadda Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan
Gelinta Shirkadaha;-

Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo awood u
Siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta
Guud in ay Diiwaan geliso
Shirkadaha.

—175—
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu
yahay NADAAFA GENERAL
TRADING COMPONY, oo ay ku
cad yihiin Xubnaha Shirkaddu,
sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a)
Somaliland company Law.

Markuu arkay:- In ay saamiga Shirkaddu


waafaqsan yihiin Xeerka
Shirkadaha Xeer N0.25/2004
(Company Act of Somaliland)
saamiyadooduna ay sugan yihiin.

Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay


saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha .

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan


Tahay Shirkadda Magaceedu yahay NADAAFA
GENERAL TRADING COMPONY, Astaanteeduna
tahay(Laba Gacmood oo Wax Maydhaya)
shaqadeeduna tahay soo dejinta Badeecadaha
(Importer )xarunteeduna tahay Magaalada Hargeysa,
laga bilaabo maanta oo ay taarikhdu tahay
05/05/2014

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

—176—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

XIG/JSL/72/2014. 05/05/2014

Hargeysa.

KU: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaainta Guud ee Qaranka


jamhuuriyadda Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan
Gelinta Shirkadaha;-

Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo awood u
Siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta
Guud in ay Diiwaan geliso
Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu


yahay HAYA LIMITED, oo ay ku
cad yihiin Xubnaha Shirkaddu,
sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a)
Somaliland company Law.

Markuu arkay:- In ay saamiga Shirkaddu


waafaqsan yihiin Xeerka

—177—
Shirkadaha Xeer N0.25/2004
(Company Act of Somaliland)
saamiyadooduna ay sugan yihiin.

Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay


saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha .

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan


Tahay Shirkadda Magaceedu yahay ALTARQIIB
ELECTRICITY AND GENERAL TRADING COMPONY,
Astaanteeduna tahay (Laabad Laydh) shaqadeeduna
Ganacsiga Guud iyo Adeega Laydhka(General
Trading) xarunteeduna tahay Magaalada Hargeysa,
laga bilaabo maanta oo ay taarikhdu tahay
13/04/2014

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

XIG/JSL/74/2014. 05/05/2014

—178—
Hargeysa.

KU: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaainta Guud ee Qaranka


jamhuuriyadda Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan
Gelinta Shirkadaha;-

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo awood u
Siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta
Guud in ay Diiwaan geliso
Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu


yahay TAKSAN CONSTRACTION
AND MULTI SERVICE, oo ay ku
cad yihiin Xubnaha Shirkaddu,
sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a)
Somaliland company Law.

Markuu arkay: - In ay saamiga Shirkaddu


waafaqsan yihiin Xeerka
Shirkadaha Xeer N0.25/2004
(Company Act of Somaliland)
saamiyadooduna ay sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay


saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

—179—
Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan


Tahay Shirkadda Magaceedu yahay TAKSAN
CONISTRACTION AND MULTI SERVICE ,
Astaanteeduna tahay (Guri Bangalo Ah)
shaqadeeduna tahay Dhismaha(constraction
)xarunteeduna tahay Magaalada Hargeysa, laga
bilaabo maanta oo ay taarikhdu tahay 05/05/2014

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

XIG/JSL/73/2014. 05/05/2014

Hargeysa.

KU: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

—180—
Xafiiska Xeer Ilaainta Guud ee Qaranka
jamhuuriyadda Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan
Gelinta Shirkadaha;-

Markuu arkay: waraaqda ka soo baxday


wasaaradda Ganacsiga ee
sumadeedu tahay WGM/AG/PCA-
64/2014ee 22/04/2014,
ujeedadeeduna tahay diiwaan
gelin shirkad gaar loo leeyahay

Markuu arkay: - Qodobadda 502 ee Xeerka


Madaniga ah,

Markuu arkay: - Xeerka shirkadda gaar ahaaneed.

Markuu arkay: - Saxeexa Mulkiilaha Shirkadda.

Wuxuu Caddaynayaa.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan


Tahay Shirkadda Magaceedu yahay QB LEGAL
COSELTENCY AND INTERPRITATION SERVICE,
xarunteeduna tahay Magaalada Hargeysa, laga
bilaabo maanta oo ay taarikhdu tahay 05/05/2014

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

—181—
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

XIG/JSL/75/2014. 12/05/2014

Hargeysa.

KU: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaainta Guud ee Qaranka


jamhuuriyadda Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan
Gelinta Shirkadaha;-

Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo awood u
Siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta
Guud in ay Diiwaan geliso
Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu


yahay TAYO ENERGY COMPONY,
oo ay ku cad yihiin Xubnaha
Shirkaddu, sida ku cad Qodobka
11aad (2) (a) Somaliland company
Law.

Markuu arkay:- In ay saamiga Shirkaddu


waafaqsan yihiin Xeerka
Shirkadaha Xeer N0.25/2004
(Company Act of Somaliland)
saamiyadooduna ay sugan yihiin.
—182—
Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha .

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan


Tahay Shirkadda Magaceedu yahay TAYO ENERGY
COMPONY Astaanteeduna tahay (Maraxawad)
shaqadeeduna tahay Dab
dhalin(Energy),xarunteeduna tahay Magaalada
Berbera, laga bilaabo maanta oo ay taarikhdu tahay
12/05/2014

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

XIG/JSL/81/2014. 25/05/2014

Hargeysa.
KU: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Caddayn diiwaangelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaainta Guud ee Qaranka


jamhuuriyadda Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan
Gelinta Shirkadaha;-
—183—
Markuu arkay:- Qodobadda 502aad ee Xeerka
Madaniga .

Markuu arkay: Xeerka sharkad ku Magcaaban


ADVISORY AND BROKERAGE
SERVICE

Markuu arkay:- In ay saamiga Shirkaddu


waafaqsan yihiin Xeerka
Shirkadaha Xeer N0.25/2004
(Company Act of Somaliland)
saamiyadooduna ay sugan yihiin.

Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda shirkaddu ay


saxeexeen .

Wuxuu Caddeynayaa.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan


Tahay Shirkadda Magaceedu yahay ADVISORY AND
BROKERGE SERVICE, shaqadeeduna tahay Adeega
la talinta (consultancy) xarunteeduna tahay
Magaalada Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay
taarikhdu tahay 25/05/2014

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD


—184—
OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

XIG/JSL/82/2014. 25/05/2014

Hargeysa.

KU: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo: Caddayn Diiwaangelin School.


Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka
Jamhuuriyadda Soomaaliland, oo u xil saran
diiwaan gelinta.

Markuu arkay:- Warqada Ogolaanshaha ee


Wasaaradda Hawlaha Guud ee
25/09/2013.

Markuu arkay: - Warqadda wasaaradda Ganacsiga ee


sumadeedu tahay WG- AG- PCA-
71/2014 ee ay xafiiskan uga soo
gudbisay schoolka Magaciisu yahay
Daryeel Driving School.

Markuu Arkay: - Sharciga Schoolka magaciisu sare


ku xusan iyo saxeexa Saamilayda
Schoolku ay saxeexeen

WUXUU CADDAYNAYAA .

in xafiiskan si sharci uga diiwaan gashan yahay


dugsiga DARYEEL DRIVING SCHOOL,xaruntiisuna
tahay magaalada Hargaysa, laga bilaabo manta oo ay
taariikhdu tahay 25/05/2014.

—185—
Allaa Mahad Leh

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

XIG/JSL/83/2014. 27/05/2014

Hargeysa.

KU: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:-Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaainta Guud ee Qaranka


jamhuuriyadda Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan
Gelinta Shirkadaha dalka.

Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo awood u
Siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta
Guud in ay Diiwaan geliso
Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu


yahay SOMVETERNERY
DIAGNOSTIC LABORATORY

—186—
&RESEARCH CENTER oo ay ku
cad yihiin xubnaha shirkadu, sida
ay ku cad Qodobka 11aad (2) (a)
Somaliland compony act Low.

Markuu arkay:- in ay Saamiga Shirkaddu


waafaqsan yihiin Xeerka
Shirkadaha xeer No. 25/2004
Company act of Somaaliland
saamiyadooduna ay sugan yihiin

Markuu arkay :- saxeexa saamilayda shirkaddu ay


saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeerk
shirkadaha .

Wuxuu Diiwaan geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan


Tahay Shirkadda Magaceedu yahay
SOMVETERNARY DIAGNISTIC LABORATORY
&RESEARCH CENTRE, Astaanteeduna tahay (Neef
geelah) shaqadeeduna tahay Shaybaadhka Xoolaha
iyo cilmi baadhista (laboratory and research centre)
xarunteeduna tahay Magaalada Hargeysa, laga
bilaabo maanta oo ay taarikhdu tahay 27/05/2014

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

—187—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

XIG/JSL/84/2014. 27/05/2014

Hargeysa.

KU: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaainta Guud ee Qaranka


jamhuuriyadda Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan
Gelinta Shirkadaha dalka

Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo awood u
Siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta
Guud in ay Diiwaan geliso
Shirkadaha.

Markuu arkay :- Xeerka shirkadda Magaceedu


yahay M2P LIMITED oo ay ku
cadyihiin xubnaha shirkaddu,
sida ku cad Qodobka 11aad(2)(a)
somaaliland company law .

Markuu arkay:- inay saamiga shirkadu


waafaqsanyahay xeerka
shirkadaha NO.25/2004 company

—188—
Act of Somaliland,
saamiyadooduna ay suganyihiin.

Markuu arkay: - saamilayda Shirkadu ay


saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad xubintiisa 3aad ee xeerka
shirkadaha .

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan


Tahay Shirkadda Magaceedu yahay M2P limited
astaanteeduna tahay (Qalab) shaqadeeduna tahay
Tahay ganacsi guud(General Trading) xarunteeduna
tahay Magaalada Hargeysa, laga bilaabo maanta oo
ay taarikhdu tahay 27/05/2014

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

XIG/JSL/76/2014. 12/05/2014

Hargeysa.

KU: Cidda Ay Khuseyso.

—189—
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaainta Guud ee Qaranka


jamhuuriyadda Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan
Gelinta Shirkadaha;-

Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo awood u
Siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta
Guud in ay Diiwaan geliso
Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu


yahay HILAAL FURNITURE AND
DECORATION, oo ay ku cad yihiin
Xubnaha Shirkaddu, sida ku cad
Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland
company Law.

Markuu arkay:- In ay saamiga Shirkaddu


waafaqsan yihiin Xeerka
Shirkadaha Xeer N0.25/2004
(Company Act of Somaliland)
saamiyadooduna ay sugan yihiin.

Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay


saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha .

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan


Tahay ShirkaddaMagaceedu yahay HILAAL
FURNITURE AND DECORATION, Astaanteeduna
—190—
tahay: - (Bil) shaqadeeduna tahay ka ganacsiga
alaabta guryaha iyo qurxintooda (Furniture and
Decoration) xarunteeduna tahay Magaaladda
Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taarikhdu
tahay 12/05/2014

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

XIG/JSL/78/2014. 14/05/2014

Hargeysa.

KU: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaainta Guud ee Qaranka


jamhuuriyadda Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan
Gelinta Shirkadaha;-

Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo awood u
Siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta
—191—
Guud in ay Diiwaan geliso
Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu


yahay TERRAIN SERVICE, oo ay
ku cad yihiin Xubnaha
Shirkaddu, sida ku cad Qodobka
11aad (2) (a) Somaliland company
Law.

Markuu arkay:- In ay saamiga Shirkaddu


waafaqsan yihiin Xeerka
Shirkadaha Xeer N0.25/2004
(Company Act of Somaliland)
saamiyadooduna ay sugan yihiin.

Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay


saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha .

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan


Tahay Shirkadda Magaceedu yahay TERRAIN
SERVICE, Astaanteeduna tahay: (Qalabka
Dhismaha) shaqadeeduna tahay dhismaha
(Construction and Contracting) xarunteeduna tahay
Magaalada Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay
taarikhdu tahay 14/05/2014

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

—192—
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

XIG/JSL/79/2014. 22/05/2014

Hargeysa.

KU: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Caddeyn Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaainta Guud ee jamhuuriyadda


Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan Gelinta
Shirkadaha dalka (sole Proprietorship).

Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo awood u
Siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta
Guud in ay Diiwaan geliso
Shirkadaha.

Markuu arkay: - Ogolaanshaha Wasaaradad


Ganacsiga JSL ee WGM-AG-PCA-
70/2014.

Markuu arkay:- Xeerka Shirkada ku magacaaban


AL NOOR GENERAL TRADING
COMPANY.
—193—
Wuxuu Caddeynayaa.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan


Tahay Shirkadda ku magacaaban AL NOOR
GENERAL TRADING COMPANY, shaqadeeduna
tahay soo dejinta allaabta (import), xarunteeduna
tahay Magaalada Hargeysa, laga bilaabo maanta oo
ay taarikhdu tahay 25/05/2014

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

OFFICE OF THE ATTORNEY GENERAL

XIG/JSL/80/2014. 25/05/2014

Hargeysa.

KU: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaainta Guud ee Qaranka


jamhuuriyadda Somaliland oo uu xil saaray Diiwaan
Gelinta Shirkadaha;-

Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo awood u
—194—
Siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta
Guud in ay Diiwaan geliso
Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu


yahay CAWO INTERPRISE, oo ay
ku cad yihiin Xubnaha
Shirkaddu, sida ku cad Qodobka
11aad (2) (a) Somaliland company
Law.

Markuu arkay:- In ay saamiga Shirkaddu


waafaqsan yihiin Xeerka
Shirkadaha Xeer N0.25/2004
(Company Act of Somaliland)
saamiyadooduna ay sugan yihiin.

Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay


saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha .

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si sharci ah uga Diiwaan gashan


Tahay Shirkadda Magaceedu yahay CAWO
INTERPRISE, Astaanteeduna tahay (Buur)
shaqadeeduna tahay Dhismaha (Construction)
xarunteeduna tahay Magaalada Hargeysa, laga
bilaabo maanta oo ay taarikhdu tahay 25/05/2014

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

—195—
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

—196—

You might also like