Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 2

Dawlada Hoose

Ee Degmada Eyl The local Government


Of Eyl District

Xarunta Maamulka Degmada Eyl


E-mail:- abdinasiryasina@gmail.com
00252-090-7735943 or 7718727
Furthermore please contact us.

Baahin Qandaraas
07/Oct/2019

Tixraac: Degmada Eyl Masahaariica JPLG-2019

Gollaha deegaanka ee degmada EYL.wuxuu ka helay maalgelin mashruuca


qaramada midoobay ee Dawladaha hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UN-
JPLG),waxaanu doonayaa in qayb ka mid ah maalgellinta uu u isticimaalo
mashaariicaha kala ah: ……
Dhismooyan kala duwan.……………

Sidaas darteed, Gollaha Deegaanka ee Degmada EYL waxay naadinayaan shirkado


qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay qabtaan shaqooyinka hoos ku qoran.

1. Additional for Construction of Stadium Fencing Wall (Construction of Two


additional rooms (4m x 4m)

Qoraalka qandaraaska waxa la helayaa laga billaabo taariikhda: _07/Oct/2019 ilaa


__17/Oct/2019. Gollaha deegaanka qiime ah $ 30 qandaraaskiiba. Cida soo
doonata waxa loo jari doonaa rasiidh. Qandaraaslayaashuna waa inay ku soo
lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.

Qandaraasyada dhamaantood dokumintigooda waa in loo soo diyaariyaa iyadoo


la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee
qoraalkan ku xusan.

Qandaraasyada oo dhan waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu
soo hagaajiyaa:

Xafiiska Wax-soo iibsiga Degmada Eyl, ka hor wakhtiga; 10:00am taariikhda


17/10/2019

1
Qandaraska dokumintigiisa waxa la furrayaa;17/10/2019, (wakhtiga; 10:30am

Qandaraasyada markaa ka dib ayaa la furayaa iyadoo ay goobjoog ka yihiin


wakiilada qandaraaslayaasha doonaya inay soo xaadiraan.

Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas, 3 cisho


ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo, taariikhda; 10/10/2019 waqtiga; 09:00am
Goobtu Dawladda hoose/EYL
_ _______________________________________________________________ si loogu
sharxo wixii faahfaahin ah ay uga baahan yihiin qoraalka qandaraaska.
Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Qandaraaska;

No Documents Description Submitted


Yes No
1 Original - Certificate of From the district and MoPW
registration
2 Original - Receipt of each bid From the district
document ($30)
3 Copy - Completion projects The past three years completed projects
(UN, INGOs etc)
4 Copy - CV’s of Project Project engineer’s CV’s
engineer with certificate
5 Copy – the company’s Profile Company profile
6 Bid fully prices Priced BOQ, the bidding documents
(amount in words and amount in figures)
7 Bid signing To sign and to stamp the bidding
documents (form of tender and BOQs)

Nasiibku hakuu wacnaado

Sarkaalaka waxsoo iibsiga Dawlada Hoose Ee Degmada Eyl


Abdinasir Yasin Ali
abdinasiryasina@gmail.com

You might also like