Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 2

AL-IMRA PRIMARY & KG SCHOOL CILMIGA BULSHADA F.

2AAD – IMTIXAAN BILEED

QAYPTA 1AAD – GOOBE GELI JAWAABTA SAXDA AH

1. ______________ waa yagleelida ama aasaasida qoys cusub.


a Salaadu
b Ciyaartu
c Araasku

2. Salaadu waa:

a Ciid

b Cibaado

c Wada shaqayn

3. Ciyaaraha aynu ciyaarno waxa ka mid ah:

a Arooska

b Kubbada

4. Buuraha yaryar ee ku yaala meelo fogfog waxa la yidhaa:

a Banaano

b Gumburo

c Xeeb

5. Buuruhu waxa ay ka mid yihiin muuqaalada dabiiciga ah ee ku yaala

a Circa

b Dhulka

6. Sanadku waxa uu ka kooban yahay

a 6 bilood

b 9 bilood

c 12 bilood

Page 1 of 2
AL-IMRA PRIMARY & KG SCHOOL CILMIGA BULSHADA F. 2AAD – IMTIXAAN BILEED

7. Xilliyadan, xiligee baynu helnaa biyo badan?

a Xagaaga

b Guga

c Dayrta

8. Beeralaydu waxa ay wax beertaan xilliyada:

a Dayrta

b Guga

c Jiilaalka

9. Intan kee baan ku jirin afarta xili ee sanadka?

a Gu’

b Xagaa

c Jiilaal

d Soon

10. Waa maxay xeebtu?

a Xeebtu waa dhul kulul.

b Xeebtu waa dhul qurxoon.

c Xeebtu waa dhul beereed.

QAYPTA 2AAD – KA JAWAAB DHAMAAN SU’AALAHAN

1. Sheeg laba xili oo ka mid ah afarta xili ee sanadka?

b. ………………………..

t. ……………………….

2. Waa maxay xeebtu?

…………………………………………………………………………………………

3. Sheeg afarta xili, xiliga ugu qabawga badan?

…………………………………………………………………………………………

Page 2 of 2

You might also like