Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 1

KA JAWAAB WEYDIIMAHA SOO SOCDA

I. Goobo ku samee jawaabta ugu fiican


1. Hadaladaan soo socda kee baa weedh ah:
b) Waa aan tagaa dugsiga t) Qof baa cunay bariis j) Inan da’yar
2. Wiilka ................. raaca geela.
b) ayaa t) waa j) baa
3. Cabdi ....................... nala jooga.
b) baa t) ayaa j) waa
4. Xamdi ...................... ay timaadaa.
b) ayaa t) waa j) baa
5. Xarfahan soo socda keebaa shaqal ah:
b) T t) Y j) O
6. Tirada xuruufaha farta soomaaligu waa:
b) 21 xaraf t) 31 xaraf j) 10 xaraf
7. Erey tusaale ahaan waxaa noqon kara:
b) Oday iyo wiil t) hoy j) H
8. Magaca ku dhammaada “shibbane” amma shaqalka “I” amma “y” waxaa
raacaya diiradeeyaha:
b) baa t) ayaa j) waa
9. Hawraarahaan soo socda keebaa hawraar magaceed ah:
b) Inanka ayaa taga dugsiga t) Wiilku waa raacaa geela j) Axmed baa tagey
guriga.
10. Ereyga ugu yare e Af-soomaaliga waa:
b) O t) I j) af
II. Ka jawaab su’aalaha soo socda :
1. Waa maxay xaraf?
2. Qor xuruufaha loo yaqaano shibbanayaasha fatra-soomaaliga?
3. Waa maxay hawraar magaceed?
4. Waa maxay Diiradeeye?
5. Weedh iyo hawraar maxay ku kala duwan yihiin?

NASIIB WACAN

You might also like