Professional Documents
Culture Documents
Forex Notes
Forex Notes
Trend line
1- Trend line: waa inaad saarta meelwalba oo correction leh, sida sawirka
hoose ka muuqato.
3- Week: marka week joogtid, trend lineka waa inaad ka bilow sanadki
2018 wixii ka dambeyey ama qeybta uga dambeyso ee suuqa reversal ka
sameyey.
week time frame: marka joogto waxuu ku tusiya jihada isbuucas suuqa u
aadayo, marka tagtana 4hr time ama 1hr time, waxaa la kulmeysa weji
ka duwan, week time frameka, waxaana sabab u ah, buy yar, sell yar
ama correction yar, oo ka qarsoon oo so muuqanaya marwalba aad
tagto 4hr ama 1hr time frame. Buy yar ama sell yar aya laga si dhex
ganacsan karaa hadii u baahato.
4- Day: markaad day joogtid trend line , waa inaad ka bilow, meel kasi
dambeysa halkii week ka bilowday.marwalba dhamaadka structure
suuqa meel u dhow ka bilow.
5- Horizontal line: waa inaad saarta meel suuqa laga so celiyey, sida ka
muuqato tusaalaha hoose.
Forex Notes
Horizontal line, waxa kalo lo isticmaala ina ku cabrito double top iyo
double bottom.
6- Double Top & Double Bottom: waa iney taabashada 2aad ku tagtaa
qaabka correction ah, sida sawirka idiin kaga muuqato.
wuxuu ku tusinaya, jiha ka duwan jihadi kuso aragtay high frameka, waxaana u
wacan, candleska oo saacada ama minutes ku sameysma, halka high time
frameka ku sameyso week ama day.
Forex Notes
Identifying patterns
1- Continuation patterns
2- Reversal patterns
Continuation Patterns
a) Bearish Flag
b) Bullish Flag
Forex Notes
Forex Notes
Forex Notes
Ascending channel
Descending channel
Forex Notes
Reversal Patterns
Forex Notes
-------------------------------------------------------------------------
Forex Notes
Lot-sizes
Micro Mini
1- 0.01 = 0.10 (10 cent) 1- 0.10 = $1 (1 Dollar)
2- 0.02 = 0.20 (20 cent) 2- 0.20 = $2 (2 Dollar)
3- 0.03 = 0.30 (30 cent) 3- 0.30 = $3 (3 Dollar)
4- 0.04 = 0.40 (40 cent) 4- 0.40 = $4 (4 Dollar)
5- 0.05 = 0.50 (50 cent) 5- 0.50 = $5 (5 Dollar)
6- 0.06 = 0.60 (60 cent) 6- 0.60 = $6 (6 Dollar)
7- 0.07 = 0.70 (70 cent) 7- 0.70 = $7 (7 Dollar)
8- 0.08 = 0.80 (80 cent) 8- 0.80 = $8 (8 Dollar)
9- 0.09 = 0.90 (90 cent) 9- 0.90 = $9 (9 Dollar)
Standard