Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 2

Business plan

Trading plan
Step one: pre market routine
1. Waa inaan hagajiyaa sariirta markaan hurdada kaso tooso
2. Waan inaan rumeystaa (ilkaha iska nadifiyaa)
3. Waa inaan qaweestaa
4. Gadib aan salaada subax aadaa quraan aan aqristaa
5. Intaa aan computerkeyga aan furin 30 daqiiqo
6. Waa inan indhaha mariyaa shalay suuqa waxa aan ka sameyey
7. Waa inaan firiyaa wararka manta so baxay
8. Waa inaan aqriyaa qorshaheyga inta aan dhaqaaq suuqa aan sameynin
9. notate key support and resistance

Trading requires great discipline and consistence


step two: vow
I promise that my plan I would not break for the sake of my family and my future
Insha allah waan dhowri donaa nidaamka iyo qaanunka qorshaha si aan ugu dhiso
Mustaqbalkeyga
Step three: goals
Waxaan rabaa inaan nolasheeda xaga dhaqaalaha ku filnaado Insha allah
Waxaan rabaa inaan walalaheyga waxbrashadooda ku kaafiyo Insha allah
Waxaan rabaa inaan ku caawiyo family keyga iyo asxaabteyda Insha allah
Waxaan rabaa inaan ka baxsado sadaqa intuu allah swc iga siiyo Insha allah
Waxaan rabaa inaan ku caawiyo dadka masaakinta Insha allah
Step four: market theory
Suuqa wax walbo ayaad kala kulmi kartaa
Suuqa waxa uu kaala laaban karaa faidoyinka uu ku siiyeyey oo dhan hadii aanad
laaheyn wax qorshe aha ama strategy yad
Suuqa xili walbo wiji cusub ayad kala kulmi kartaa marka waa inaad barataa
dhamaantod
Step five: trade theory
Suuqa waan inaan ku ilaaliyaa qorshaheyga ganacsi
Suuqa waxaan ka helaayo waa inay ahaadaan faaido badan qasaaro yar
Suqaan waa inaan mar walbo aan ku xisaab tamaa wax walbo oo ka imaan karo
Business plan

Step six: define your trading strategy step by step


Set up: example
price breaks x
A indicator is above X
B indicator is above X
Entry area
AVOID
Economic numbers are coming out
Earning
Step seven: Trade management
Rules
Intaan suuqa galin waa inaan xakemeyaa qasaarahayga io faidadeyda
stop loss: 25/30 pips on pairs and gold
take profit: waa inaan xakameen karaa (trail stop) ilaa jihadisa kale kuso
laabaanaayo
Step eight: Risk management
Waxaan go’aan iga inaan dowro nidaamka sideedaada oo ah xakameynta khasaaraha
Waa inaad qasaarahayga ka badnaan 1% trade walbo
Rules: hadii aan seddex qasaaro isku xigo aan galo maalinti ma trade gareyna dono
malinta
Haddi aan labo maalinti isku xigga trade qasaaro isbucaas magalaayi trade
dhan
Step nine: aftermarket routine
Waa inaan kormeer ku smaeyaa trade yada aan galay manta dhamaantod
Waa inaan ogaada khaladaadka aan galay si aan mar kale aysan uso laaban
Step ten: weekend routine
• waa inaan dib u fiiriya trade journal
• waa inaan dib u fiiriyaa trade yada aan galay isbucaas
• waa inaan dib u fiiriyaa computerkeyga charts ka is badali ku imaday

You might also like