Mistake FX

You might also like

Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 1

Mistakes forex market

1-qaladka ugu horeyey aan galo forex ee ugu weyn waxa u ahaa anigoo dhamesanin barshada
forex an Real trade galay micnaha dagdag taasina ma wangsana waxaan kala kulmay dhibaato
badan iyo han qaldan
2- waxaan trade gareyn jiray trade yo aan la heen wax nidaam ah ama qorshe ah
3- maba isticmaalin jirin waxa nidaam dhaqaale ah ama nidaam maskaxdeed
4- maku trade gareyn jirin wax news ah
5- mar walbo aan trade gali jiray maba garan jrin waxaa dhaqaajiyo suuqa
6- qaab dhismeedka suuqa ma garan jirin
7- waxaan aminsanaa in suqaan si dhaqsi ah lacag llogu sameyn karo taasina waa qalad aad u
weyn
8-mar walbo waxaan samen jiray inaan trade ku galo lot size aad u weyn
9- suqaan waxaan u haystay inuu yahay qamar oo ah lacagtaan qasaar ama faaid
10- qaladka ugu weyn aan galay waxa waye ma aminsaneen nafsadeeda maku kalsonaanin
nafsadeda
11- waxaan qasaaray lacag farabadan sidaa uguma harin waxaan samaeyey inaan lacgtaas so
celiyo Waxaan qasaaray lacagti dhamaan
INTAAS OO QALAD WAXAY II HORSEDEEN INAAN GABI AHAANBA GUBO LACAGTEDA 0 DOLLAR
12- qalaadka aan sameyey weli waxaan kamid ah inaan ku trade gareynin wax qorshe ah
13- trade yada waan ku dagdagaa
14- waxaan sameyey trade mar aan faido ka qatay Ayaan hadana dib u galay waan ku qasaray
15- waxaan furi jiray trade yo fara badan oo kala pair ah taas oo aniga cilmigeed aan laheenin
16-waxaan gali iray trade aan so daijin qorshihiisa aan so qeexin newskisa aan so aqrinin
waanku qasaari jiray
17-ma garan jrin suuqa qaab dhismeedkisa iyo waxyaabaha uu ka kobanyhy
18- mala heen wax qorsha ah ama hadaf kalia waan iska socday
19- malaheen qorshe maalinla ah
20- waxaan sameen jiray trade aan buy ku galy aan ku qasaaray Ayaan haddana waxaan ugali
jiray waana ku si qasaaray
21- waxaan galay trade confirmation la’an waana ku gul dareystay
22- qaladka aan galay waxa uu aha waxaan furay trade aan wax analysis aan ku sameynin
Aan uu guur galin baan iska galay waana qalaad weyn
23- waxaan qasaaray lacago badan isbuuc gudahoda taasina waxaa keeenay

1- Waxaan sameeyey qalaadaad badan oo ah in aan isticmaalin risk management


2- Trade aan u fiirsanin ayaan ku galay lacago farabdan taasi oo ay sababty inaan
Inaan gubo lacag 700$
3- Ma isticmaalin trade plan mana u fiirsan trades ka aan galay
4- Waxaan u dhaqmay si qof aan aqoon u laheen suuqa
5- Faan badan oo aan u badsaday tradeska si aan isaga dhigo qof trader weyn ayaan
uqasaaray waana sababta ugu weyn aan u qasaaray
6- Risk management problems midda ugu weyn aan sameyey
7- Anigo exam leh ayaan galay suuqan waxaan kala kulmay cawaaqib xumo iyo qasaaro
joogta ah taasina waa middda keentay inaan gubo akooknkeyga

You might also like