Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 1

JAMHUURIYADA SOOMAALILAND

WASAARADA CADAALADA
XAFIISKA NOOTAAYADA SHARCIGA EE SICIID
Tell: - 00252-63-4456680/ 00252-63-4459625
Ref/XNS/067/2018. Date: - 04/2/2018.

Ku:- Ciddii ay khusayso

Ujeedo:- Heshiis qandaraas.


Qandaraas bixiye:- Wiilo Rooble Halas

Qandaraas qaate:- Eng Mukhtaar Caraale Suldaan

Waxaan ku heshiinay qodobadan:-


1. Waxaan qandaraas ku kala qaadanay dhismaha guriga ku yaalla xaafada Sh Cismaan.
2. Gurigu wuxu ka kooban yahay 4 maqsin 1suuli iyo madbakh.
3. Qaabka guriga loo dhisayaa waa sida ku cad naqshada Engineer-ka.
4. Qalabka dhismaha lagu dhisayo guryuhu waa:-
a) Dhamaan guduhu waa marmar.
b) Qorigu waa bacarasaaf iyo casaan.
c) Daaqaduhu waa aluminium.
d) Wajiga hore ee gurigu waa jaajuur waa weyn iyo huufin.
5. Qiimaha qandaraasku waa $17,500 (todaba iyo toban kun iyo shan boqol oo
Dollar).
Waxana loo kala bixinayaa 3 fays:-
a) Fayska 1aad waa 50% oo ah $8750 (bilowga shaqada ilaa jiingada).
b) Fayska 2aad waa 40% oo ah $7000 (Talbiista ilaa dhamaadka).
c) Fayska 3aad waa 10% oo ah $1750(fure wareejinta).
6. mudada gurigu ku dhamaanayaana waa 1.5 bilood laga bilaabo 01/2/2018 ilaa
15/03/2018.
Sidaasi ayaan heshiis ku nahay raalina isaga nahay.

Qandaraas bixiye:- Wiilo Rooble Halas (063-4543862)_________________

Saxeexa qandaraas qaataha:- Eng Mukhtaar Caraale Suldaan (063-4452249)_________

MARKHAATIYAASHA GOOBJOOGA AH
1. C/rixiin Muuse Tabe (063-4458682)_________________________________

2. Eng Maxamed Faarax C/Laahi (Garboole)(063-4459625)________________

xafiiska nootaayada sharciga ah ee SICIID wuxuu cadaynayaa in lagu hor saxeexay


nootaayada horteeda waana lagu dhaqmi karaa, waxayna leedahay xoog fulineed, sida
ku cad qodobka 338, 339XHM.
MADAXA XAFIISKA NOOTAAYADA SICIID
Garyaqaan Siciid Cilmi Rooble

You might also like