Qandaraas Sagxada Fooqa 2aad Mukhtaar Caraale Iyo Abiib (Baabunaas)

You might also like

Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 1

JAMHUURIYADA SOOMAALILAND

WASAARADA CADAALADA
XAFIISKA NOOTAAYADA SHARCIGA EE SICIID
Tell: - 00252-63-4456680/ 00252-63-4459625
Ref/XNS/347/2018. Date: - 17/06/2018.

Ku:- Ciddii ay khusayso

Ujeedo:- Heshiis qandaraas (Nijaar gacanta).

Qandaraas bixiye:- Eng Mukhtaar Caraale Suldaan (063-4452249).


Qandaraas qaate:- Abiib Cumar Cilmi (063-4508039).

Waxaan ku heshiinay qodobadan:-


1. Waxaan qandaraas ku kala qaadanay xidhida iyo furida sagxada fooga(G+2)baabunaas
Borama.
2. Qiimaha qandaraasku waa $1,700 (kun iyo todoba boqol oo Dollar).
Waxana loo kala bixinayaa 3 fays:-
a) Fayska 1aad waa 50% oo ah $850 (bilowga shaqada).
b) Fayska 2aad waa 40% oo ah $680.
c) Fayska 3aad waa 10% oo ah $170 (dhamaad).
3. Mudada shaqadaasi ku dhamaanaysaana waa 13 cisho laga bilaabo 18/06/2018 ilaa
01/07/2018.

Sidaasi ayaan heshiis ku nahay raalina isaga nahay.

Saxeexa qandaraas bixiyaha:- Eng Mukhtaar Caraale Suldaan__________________

Saxeexa qandaraas qaataha:- Abiib Cumar Cilmi____________________________

MARKHAATIYAASHA GOOBJOOGA AH

1. Cali Muxumed Kaahin (063-4575291)__________________________________

2. Eng Maxamed Faarax C/Laahi (Ina Garboole)(063-4459625)________________

xafiiska nootaayada sharciga ah ee SICIID wuxuu cadaynayaa in lagu hor saxeexay


nootaayada horteeda waana lagu dhaqmi karaa, waxayna leedahay xoog fulineed, sida
ku cad qodobka 338, 339XHM.

MADAXA XAFIISKA NOOTAAYADA SICIID


Garyaqaan Siciid Cilmi Rooble

You might also like