Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 4

Dugsiga Hoose Dhexe Ee Yaasiin Cartan

IMTIXAANKA FASALKA 8AAD,


AMIN: 1SAAC IYO 10 DAQIIQO AKHRIS AH

AF-SOOMAALI
Magaca:-______________________________________________________fasalka

TILMAAMAHA IMTIXAANKA:

 Imtixaanku wuxuu ka kooban yahay 6 bog.


 Tiri bogagga,hadday wax ka maqan yihiin u sheeg ilaaliyaha imtixaanka.
 Hubi in magacaaga aad ku qortay meesha loo baneeyey.
 Hubi in waraaqda lifaaqu ku dhegen tahay imtixaanka,hadday kaa maqan tahay u sheeg
ilaaliyaha imtixaanka.
 Jawaabtu hadday kaa khaldanto isku tilaab saar, kadibna qor tan saxda ah.
 Lama ogola waraaqado dheeraad ah.

QAYBTA DHIBCAHA
Qaybta 1aad;sheeko dhaqameed 05 dhibcood
Qaybta 2aad;naxwaha afka-soomaaliga 29 dhibcood
Qaybta 3aad; Erayo dhaqmeed 27 dhibcood
Qaybta 4aad; maahmaahyo 21 dhibcood
Qaybta 5aad; suugaan 10 dhibcood
Qaybta 6aad; curis qoraal 08 dhibcood
Imtixaanku wuxuu ka kooban yahy:
Waxaa is ka leh saxaha
QAYBTA DHIBCAHA
QAYBTA 1AAD: 05 dhibcood
QAYBTA 2AAD: 29 dhibcood
QAYBTA 3AAD: 27 dhibcood
QAYBTA 4AAD: 21 dhibcood
QAYBTA 5AAD: 10 dhibcood
QAYBTA 6AAD: 08 dhibcood

WADAR %

Akhri sheekadaan kana warceli su’aalaha ka dambeeya


Waagii hore dadku waxay iskula hadli jireen hadallo dellegan, oo sida loo yiri iyo sida
ujeedadoodu tahay aysan is lahayn abwaanimada ku duugan awgeed. Farriimaha iyo
dhambaalada ay isku wargelin jireena. Waxaa dhacdey in wiil aabbihiis la heshiin waayey oo
abaabulka reerka iyo aqoosha adduunyada ka dhexeysey ay isku jiireen,iyadoo ay u
wacneyd ofeyga oo nin kulul oo hawl kar ahaa iyo wiilkoo aan danneyn jirin meesiga la
raaciyo iyo masuuliyada reerka uu ku leeyahay. Odeygii wuxuu go’aan sadey in aaney
wadda noolaan katin wiilkan,wuxuu siiyey jiscin wuxuuna ku yiri:” maanfhow haddaad ila
heshiin weydey iga tag”. Markaas buu wiilkii ka tegay odeygii.
Saadkii aabbihii soo siiyey wax yar buu magaalada kala soo galey,labo todobaad ka dibna
waa ka dhammaadey.wiilkii inkastoo faro marnaa, oo habeenno baahi ku seexan
jirey,haddana oogaduusa iyo hugiisa midna uskag uma ogoleyn. Maxaa yeeley waxaa uu
xusuusnaa maahmaahda ah “Arrad waa dan Uskagna waa doqonimo.” Odeygii waxa uu
maqlay in wiilkiisi magaalada aad iyo aad ugu silicsan yahay,waxgargaareyna aaney
jirin,markaasuu waa beer wax dhalaye, safaro magaalada u baxayey fariin u soo farey oo ku
yiri:”jaalayaalow wiilkaygii igu salaama,wuxuu hayana iiga soo warama.”
Nimankii safarka ahaa wiilkii fariintii bay u sheegeen. Goortaas buu ku yiri:Aabbahay waxaad
Ku tiraahdaan wiilkaagi waxy uu ku soo farey (“shanta salaadood isku weesuu ku
tukadaa”).
Nimanku ma aysan fahmin oraahda wiilka oo macneheedu ahaa maalintii hal mar baan wax
dhadhamiyaa. Markii safarkii soo laabtey ayaa odeygii loo sheegey fariintii wiilka isla
markiina wuu fahmey aad buuna ugu murugoodey dayaca iyo darxumada wiilkiisa haysata.
Ayaamo kadib ayuu safaradii oo magaalada ku laabanaya wuxuu ugu sii dhiibey Qumbe
subag ah iyo kiish ay ku jiraan soddon xabbo oo hilib shiilan ah. Wuxuuna ku yiri;” igu
salaama wiilkeygii waxaadna ku tiraahdaan
“ bishu waa soddon balliguna waa buuxaa,” nimankii intii ay jidka ku sii jireen bay qumbihii
subaga ahaa raashinka ku iidaanteen hilibkiina kow iyo toban cad kala baxeen iyadoo is leh
la garan mayo. Goortey magaaladii soo galeen bay wiilkii u geeyeen baaqigii fariintiina u
tebiyeen.

Nasiib wanaag wiilku waxuu ahaa nin xigmad badan oo abwaanimada aabbahiisa ka raacey
isla markiiba wuu fahmey in alaabtu aaney dhammayn, waxuuna ku yiri aabbahay igu
salaama una sheega xagayga” bishu waa sagaal iyo toban balliguna waa kala bar” odeygii
wuu ogaadey iney nimanku tuugo yihiin waana dacweeyey xaqiisiina ka qaatey. Wiilkiina
aabbihiis buu fariin u soo dirsadey isagoo leh “Aabbe lama huraan waa cawska jiilaale”
waan soo laaban, odeygiina waa uu yeelay.

QAYBTA 1AAD 25DHIBCOOD


B: Goobo geli xarafka saxda ah…….......................................08 dhibcood
1. Waagii hore dadku waxay isku la hadli jireen:
B:hadallo dheer-dheer j: hadallo dhexdhexaad ah.
T: Hadallo hoose x: hadallo dellegan
2. Dadkii waagii hore badankoodu waxay ahaayeen dad ay ku duugan tahay;
B:fuleynimo iyo dad nimo xumo j:Abwaan nimo iyo dul yari
T:Aqoon yari iyo doqonimo x:Abwaannimo iyo dadnimo
3. Wiilkii iyo aabbihii waxay ku heshiin waayeen;
B: Abaabulka reerka iyo aqoosha aduunyada
T: Talada iyo aroorka xoolaha
J: Wardoonka magaalo iyo soofka xoolaha
X: In laguuro iyo in lanagaado
4. Wiilku wuxuu ku wanaagsanaa dhanka:
B: Caawinta waalidka J: Dhaqidda xoolaha
T: Nadaafada naftiisa X: Wax maqalka xoolaha
5. Erayga jiscin waxaa laga wadaa
B: Dhar iyo dhogor j:cunto iyo biyo
T:caano iyo ilays x:xoolo iyo aqal
6. Odeygii wuxuu waagii dambe maqlay in wiilkiisii magaaladii ku;:
B:Barbaaray j; silicsan yahay
T: Aflaxay x: dhintey
7. Odeygu wuxuu wiilkiisa usii dhiibay:;
B:Biyo iyo caano j:Bur iyo saliid
T:subag iyo hilib x:subag iyo lacag
8. Odeygii wuxuu waagii dambe wuxuu ogaaday inay nimanku yihiin:
B: Niman la isku halayn karo j: Niman ammaanada ilaaliya
T: Niman wadaado ah x: Niman tuugo ah

B: Ka warceli waydiimaha hoose dhamaantood….........................06 dhibcood


1. Odaygu jiscinka uu wiilka siiyey noloshii safarkiisa ma ku filnaantey?
……………………………………………………………………………………………………………………….……………….
2. Wiilku aabbihii ma karaystay?
…………………………………………………………………………………………………………………………………………
3. Hadduu odeygu markii hore inan ka eryey muxuu ugu soo farey fariinta?
…………………………………………………………………………………………………………………………………………….
4. Maxay nimankii safarradu sameeyeen?
………………………………………………………………………………………………………………………………………………
5. Sidee bay ugu dambayntii arrintii ku dhammaatay?
…………………………………………………………………………………………………………………………………………….
6. Muxuu wiilku ula jeedey “lama huraan waa cawska jiilaal?
……………………………………………………………………………………………………………………………………..………

J : Ku buuxi meelaha bannaan erayo ku habboon……………05 dhibcood


1. Shanta salaadood isku ……………………………………ku tukadaa.
2. Nasiib wanaag wiilku wuxuu ahaa………………………………………………………………….
3. Arrad waa dan uskagna waa………………………………………………………………………….
4. Odeygii waxuu ogaadey iney nimanku…………………..yihiin.
5. Igu salaama waxaad ku dhahdaan”bishu waa sodon,
……………………………………………………”

X: Sharrax ereyadaan sheekada ku jira……………06 dhibcood


1. Uskag…………………………………………………………………………………………………………
2. Q umbe……………………………………………………………………………………………………………
3. Dhambaalada…………………………………………………………………………………………………..
4. U tebiyeen……………………………………………………………………………………………………….
5. Iidaanteen……………………………………………………………………………………………………………
6. Aqoosha ……………………………………………………………………………………………………………..

QAYBTA 2AAD; NAXWAHA AFKA-SOOMAALIGA …….20 DHIBCOOD


B.Buuxi meelaha bannaan adiga oo adeegsanaya shaxanka hoose ererada ku jira…
05dhibcood

Magac Xiriiriye Meeleeye Qodob Yaab !

1. Wuxuu isku xiraa labo weerood oo kala madax bannaan sida : labo xaraf, laba tiro
iwm ___________
2. Waa astaan timaada marka hadalka si adag loo yiraahdo______________
3. Waa erey magaca gadaal ka raaca kana dhiga mid la isla garanayo ____________
4. Waxaa loo bixiyaa shay ama noole, si looga garto kuwa la nooca ah ___________
5. Waa erey kuu sheega meesha uu yaallo shayga aad raadinayo___________

You might also like