Sahal Transport Heshiiska 2aad

You might also like

Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 1

Eng.

Mukhtar Saleban (Shiine)


Contact: +252 63 4378463
+252 63 4283811

DAYACTIRKA LABADA JEEG IYO DAYNABADA LEEBAAJADA EE SAHAL TRANSPORT

QIIMAHA LACAGTA IYO QAABKA LOO BIXINAYO.


1. Qiimaha cilad bixinta Jeegaga Sahal Transport
a) Qiimaha Labada jeeg ee naqaska ah:
I. Jeega koowaad $250
II. Jeega labaad $250
b) Qiimaha Xidhida Daynabada Leebaajadda $150
2. Shaxda hoos ku xusan waxa ay muujinaysaa qaabka loo bixinayo lacagta hagaajinta Jeegaga iyo
Xidhida Daynabadda Leebaajadda:
I. Qaybta koowaad horumarin 40%
II. Qaybta labaad 60%

Qaybaha Qiimaha Xadiga


Amount in USD Percentage
Bixinta Koowaad $ 260 40%

Bixinta Labaad $ 390 60%

Total $ 650 100%

3. Wixii qalab ama alaab ah (spareparts) ee ay ubaahdaan Daynaabada iyo Jeegagu Shirkadda Sahal
ayaa soo iibsanaysa.
4. Waqtiga hagaajinta iyo dayactirka agabku waxay qaaddanaysaa ugu badnaan 10 cisho.

NB: Mudada tijaabinta Labada Jeeg iyo Daynabadda la hagaajiyey waxay noqonaysaa mudo hal bila.
Mudadaas waxaa si bilaasha laydinku hagaajinaya wixii cilad fudud ah ee kutimaada wiishashka.
Marka laga reebo qalabka ka gubta iyo ka jaba labadaba. Mudadaasi waxay ka bilaabmaysa maalinta
aan dhamayno hagaajinta Agabka.

You might also like