Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 3

Republic of Somaliland, Jamhuuriyada

Somaliland
Berbera Municipality, Dawlada Hoose Deg, Berbera

Xafiiska Dabagalka iyo qiimaynta


Ref: XMDH/DB/WQH/ /2022 DEC

Ujeedo; su’aalaha qaybta warbaahinta iyo wacyigalinta.

1. immisa qaybood ayay wacyigalintu ?





2. immisa shaqaalaha ah ayaa ka hawl gala ?

a) dhadig #
b) lab #

3. shaqo nooc ahbaaad si maalin leh u qabataaan ?







4. Side ayay shaqaalahu ukula shaqeeyaan qaybtan, ama u hawl galaaan ?





5. ma jiraan xaduudka shaqaale ama job description ay shaqaalaha qaybtu leedahay?

a) Haa

b) Maya

6. Imasa xog-muqaal ayaad samayseen sandkan gudahiiisa ?

7. Guulahiii ugu waaweynaa ee aad gaadhaan sanadkan, ma nooo xusi kartaaan ?





8. Imsa Gadiid ayaad isticamaashaan, noocma ?




9. Ma jiraan caqabado idinka haysta horumarinta qaybta wacyaglinta ?



Cabdinasir Cali Faarax


Madaxa Kormeerka iyo Dabagalka
Dawlada Hoose Degmada Berbera

______________________________________________________________________________
Madaxa Qiimaynta iyo Dabagalka Dawlada Hoose Degmada Berbera
Email: Qorshyaynta.dhberbera@gmail.com Tell: 0634235606

You might also like