Suaalaha Qaybta Xidhiidhka Dadweynaha

You might also like

Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 3

Republic of Somaliland, JamhuuriyadaSomaliland

Berbera Municipality, Dawlada Hoose Deg, Berbera

Xafiiska Qiimeynta iyo Daba Galka Dawlada hoose Deg, Berbera

SU’AALAHA WARBIXINTA ADEEGYADA AY BIXI YAAN XIDHIIDHKA DADWEYNAHA

1. Immisa ayay ka kooban yihiin shaqaalaha xidhiidhka dadweynahu rag iyo hablo ?

Tiradda guud

Hablo

Inamo

2. Imsa faraca ayuu ka koobanyahay ?


3. Barnaamijyo noocee ahbaa ka baxa rugta kutubta ?




4. Manoo sheegi kartaa barnaamijyadii ugu danbeeyay ee bixisaan, ( tiro) ?





5. Imasa arday ayaa ku akhrista sanaadki ugu danbeyey?




6. Heererka waxbarashadda ardayda ma noo kala saari kartaa?

# Heerka Tirade ardayda


1 Dugis hoose
2 Dugsi sare
3 jaamacad
4 Arday kale

7. Imasa buug ayaa yaal rugta kutubta Berbera ?






8. Imsa xafladood ayaa dhacay oo akhriska iyo qoraalka ah ku saabsan ?

1 Tiradda

9. Noocyadda buugta yaala rugta kutubta Barbara ?





10. Ma jiraan caqabo idin haysta ama baahiyo aad gudbidsanaysaan?







Cabdinaasir Cali Faarax_______________________


Madaxa Kormeerkaiyo Qiimaynta
Dawlada Hoose Degmada Berbera

You might also like