Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 13

Q A L A B K A BEERAHA GREENHOUSE

Qalab ug muhiimsan
Q O D O B O MUHIIM A H

• Qalabka PDF kan ku qoran waxaa laga soo qiimeeyay dalka Turkiga.
• Qiimaha qalabka waxaa lagu qiimeyay sarifka Lacagta Lirada oo taariikh ahaan manta
ay tahay 08 June 2021. Wixii is badal xaga sarifka ama qiimaha marka aad dalabkan
samaynsid ayaad shirkada la xidhiidhi si aad update u heshid.
• Qalabkan qofkasta inta awoodiisa ah ayuu dalban karaa tusaale waxaan ku qiimaynay
Shade Net ka ( Shabaga Green Hose ) calaa 1 meter square intuu marayo. Oo ah
$0.85.
• Shirkada Safari Enterprise oo ku taala Istanbuul ayaa qalabkan kuusoo iibinaysa
markaad dalbka diyaar u noqotid waana shirkad aamin ah oo Zakariye ahaan aan
hubiyay. La Xidhiidh Mohamed Abdirahman 00905524997008 (WhatsApp)
SHADE NET GREENHOUSE
Shabaga Cagaaran ee Greenhouse ka lagu dhiso waaka jawiga dalkeena
ugu haboon. Cuf ama Thickness kala duwan ayuu leeyahay ka ugu fiican
waaka cufkiisu yahay 95% Qoraxda celinaya. Shabagan wuxuu hada
maraya $0.85 halkii meter square. Cabirka aad rabtid ayaa laguugu
qiimayn dalabka.VAT ama tax kuna waa 8% marka la gadanayo.
TU SA A LE
AHAAN

• Qof kii raba inuu xidho


Greenhouse Cabirkiisu yahay 10
Meter oo balac ah iyo 30 Meter
oo dherer a, iyo 4 meter oo tag
ah.Waxaa galaya 620 Meter
Square oo Shade net ah. Cabirka
aynu kor ku xusnay waa mid
wayn oo ilaa Kun Geed oo
Tomato ah lagu beeri karo.
• 620 meter square hadaynu ku
dhufano $0.85 waa $527
Shabaga lagadayo.
G R E E N H O U S E POLYTHENE
• Waxaad halkan ku sawiran 2 shay waana Bacda lagu dado ama la korsaaro Greenhouse waxaana
badi loo
isticmaalaa xiliyada roobka, oo korlaga saaro Greenhouse ka. Bacdan waxay leedahay 4 Quality oo
kala sareeya xagatayada sidoo kale kala qiimo ah . Ta koowaad 1 meter square $0.8 ta ka saraysa $0.9
Ta ka saraysa $1t ugu dambayn ta ugu quality saraysa waa $1.2 halkii meter sqaure.
repair tape)
Sawirka dhinac yaala Sharootada marka bacdu dilaacdo lagu kabo duubkii waxaa la gadaya 4 Dollar
(Polythene
DRIP I R R I G AT I O N Q A L A B K A WA R A A B K A

• Tuumbada waraabka dhibic dhicdu 400 meter waxaa laga siinaya dalka Turkiga
30 Dollar. Qalabyada raaca ee kooban waa kuwa raqiis ah 1 Dollar iyo wixii
kayar ayaa la siinaya xabad xabad ahaan.Balse waxay ku xidhantahay Cabirka
aad dalbatid Tusaale Halkii Mashruuc 3x10m Nadhadhka fama furarka gala
tuumbada waa $67.
Trellising VineClip

G R E E N H O U S E TRELLISING

• Waa Xadhiga Lagu Koriyo Yaanyada ama Tamaandhada sidoo kale geedka
culayska ka qaada.Taas oo keenta markasta uu geedku sare u koro in wax
soosaarkiisuna bato. 1kilo xadhigani waa $2.90. Qadhabiga ama Vine Clip
geedka u qabanaya 10000 xabo waa $33.
BALE AR M
C O N TA IN ERS

• Vegitable Bastet waa caaga


lagu guro dalagu markuu soo
go’o si huurka ama
dhaawaca gaadhaya Yaanyada
oo kale looga xifdiyo.

• Halkii Caag waa $4


QALABO GREENHOUSE
MUHIIM AH

• Qalabka halkan aad ka aragtaan kan


hoose waa Seeding Tray ee caaga
iniinyaha lagu beero kahor intaan
Greenhouse ka lagu dhex beerin.
Qiimiihiisu 200 Xabo seeding Tray
ah waa $79.

• Tuumbada lagu waraabiyo dhirta la


korinayo waa $4.5
P R U N I N G EQUI P MENTS

• SECATUER waa Maqas caalamka qaali ah kaaas oo loogu talo galay in geedka
laamaha aan la rabin lagaga jaro sidoo kale qudaarta lagu gooyo. Maqaskan waa
$7.5 Turkiga.Walow caalamka 30 dollar badi la siiyo laakiin Turkiga hada $7.5
ayuu ka maraya.
FLY N E T C O V E R

• Fly net cpver waa shabag


Khafiif ah kaas oo loogu
talo galay inuu cayayaanka
dhirta ka xifdiyo.

• 1 Meter square waxaa la


siinaya $0.83.
4 DIFFERENT
SEEDS

• Seeds ama iniinyaha dhirtu waa


kala tayo roonyihiin sidaas
ayayna u kala qaalisayihiin
walow wadanka gudihiisa laga
heli karo Turkiga $1-$3 wixii u
dhexeeya ayaa la siinaya.
• IndeterminateTomatoes
• Cucmber – Khiyaar
• Spinach – Koosto
• Lettuce – Asalatoama Salad
TALO MUHIIM

• Greenhouse uma baahna Qalab


qaali ah sidaad sawirkan aragtaan
waa wiil Soomaaliyeed wuxuu
shabagiisu ku taagtay Qoryo iyo
alwaaxyo bilaash biyaha waraabka
Foosto ayuu rakibay sida aad ka
aragtaan. Markaa looma baahna
biro qaali ah inaad gadid hadada
shabaga gadataan alwaxyada
qiimaha jaban ayaad ku xidhi
kartaa. Hoos ka daawo
muuqaalkan tabo barka qaabka
loo xidhayo.

https://www.youtube.com/w
atch?v=yrkIxbTXWNA&t=1s

You might also like