Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 42

Waa Nuqul Dawli ah – lama iibin karo

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

FAAFINTA RASMIGA AH
SOMALILAND REPUBLIC
‫أﻠﻨﱠﺸﺮﺓ ﺍﻠﺮﱠﺴﻤﻴﺔ ﻠﺠﻤﻬﻭﺮﻴﺔ ﺼﻭﻤﺍﻠﻴﻼﻨﺪ‬
OFFICIAL GAZETTE
XAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA
JSL, HARGEYSA
E-mail: Faafintagaryaqaanka@gmail.com
Sanadka: 6aad Cadadka: 12aad ee December Taariikh: 06/01/2018
QIIMAHA CADADKA: SL. Sh.
RUKUNKA (Subscription):
QIIMAHA FAAFINTA AAN DAWLIGA AHAYN ee Qaybta Shanaad:
Sadarkii Boggii kastaaba SL. Sh.
TUSMADA CADADKA
QAYBTA KOWAAD: XEERARKA BAARLAMAANKA,
HESHIISYADA CAALAMIGA AH IYO MIISAANIYADDA
QARANKA:
1) Dhaqan-galka Xeerka Xabsiyada
Somaliland Xeer Lr. 65/2014 (wuxuu ku soo
baxay Cadad gaar ah)
2) Dhaqan-galka Xeerka Ciidanka
Booliska Xeer Lr. 63/2013 (wuxuu ku soo baxay
Cadad gaar ah)
3) Dhaqan-galka Xeerka Hay’ada
Duulista Madaniga ah Xeer Lr. 70/2017 (wuxuu
ku soo baxay Cadad gaar ah)

QAYBTA LABAAD: XEER MADAXWEYNE:


481
4) WAREEGTO MADAXWEYNE
Magacaabid 484
5) WAREEGTO MADAXWEYNE
Magacaabid

QAYBTA SADEXAAD: XEER NIDAAMIYAYAASHA


—478—
WASAARADAHA, XEERARKA GOLAYAASHA
DEEGAANKA, NATIIJOOYINKA DOORASHOOYINKA &
BARNAAMIJYADA DAWLADA:

6) SOOMA BIXIN

QAYBTA AFRAAD: GO’AANADA MAAMUL &


QARAARADA:

7) Qaraar Fasiraad Qodob Dastuuri ah 485


Maxkamadda Dastuuriga ah ee JSL

QAYBTA SHANAAD: AMARADA, OGEYSIISYADA &


QANDARAASYADA DOWLADA:
8) Diiwaan Gelin Shirikada Subeer Clearance and
490
Forwarding
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
9) Diiwaan Gelin Shirikada U-Fresh Enterprises LTD
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 491
10) Diiwaan Gelin Shirikada Baxsan General Trading
LTD 492
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
11) Diiwaan Gelin Siimoodi Jewellery & Gemstone 493
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
12) Diiwaan Gelin Shirikada Xareed General Trading 494
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
13) Diiwaan Gelin Shirikada Thuraya 495
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
14) Diiwaan Gelin Shirikada Daalo General Trading 497
Comapany
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
15) Diiwaan Gelin Shirikada Jidtoosan Cargo Service
498
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
16) Diiwaan Gelin Shirikada Somlanka Engineering 499
and Consultancy Co.
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
17) Diiwaan Gelin Shirikada Dolphine Marine and
Subsea Engineering CO. 501
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
18) Diiwaan Gelin Shirikada Siimoodi Gems & Minerals 502
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
19) Diiwaan Gelin Shirikada Somlanka Hodan
—479—
Company 504
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
20) Diiwaan Gelin Shirikada Geosol
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
21) Diiwaan Gelin Shirikada Afro-World Logistics and 505
Transportation Services CO.
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 506
22) Diiwaan Gelin Shirikada Danjire Sun Glasses
General Trading. 508
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
509
23) Diiwaan Gelin Shirikada Kaabsan Modern Batching
Plant Company. 511
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
24) Diiwaan Gelin Shirikada Rahiiq Mining Limited. 512
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
25) Diiwaan Gelin Shirikada Madina Supermarket. 513
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
26) Diiwaan Gelin Shirikada Wayeel Consulting. 515
Xafiiska Xeer illaalinta Guud
27) Diiwaan Gelin Shirikada Somlanka Logistics and 516
Transportation
Xafiiska Xeer illaalinta Guud 518

—480—
QAYBTA LABAAD:
XEER MADAXWEYNE:

JAMHUURIYADDA SOMALILAND
____________________________________________

Xafiiska Madaxweynaha
Sum: JSL/XM/WAREEGTO/01/122017 Taar: 14 December, 2017

Wareegto Madaxweyne
Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland, Qodobka 90aad,
Faqradiisa 2aad;

Markaan Arkay: Ahmiyadda ay Wasaaradaha hoos ku


xusani u leeyihiin u Adeegidda
Shacabka iyo Dhismaha Qaranka;

Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda, Waaya-


aragnimadooda iyo Hufnaantooda
Shaqo;

Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan


Masuuliyadda Ka Dhalanaysa
Xilalkan;

Markaan Sameeyey: Wada-tashi Ballaadhan;

Waxaan Go’aansaday:

In aan u magacaabo masuuliyiinta magacyadoodu


hoos ku xusan yihiin xilalkan:
—481—
Tir Magaaca Xilka
1. Dr. Sacad Cali Shire Wasiirka Wasaaradda Arrimaha
Naaleeye Dibedda iyo Iskaashiga
Caalamiga ah
2. Yaasiin X. Maxmuud Xiir Wasiirka Wasaaradda
Faarax Waxbarashada iyo Sayniska
3. Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf Wasiirka Wasaaradda
Warsame Horumarinta Caafimaadka
4. Cawaale Ibraahim Shirwac Wasiirka Waraaradda
Looddoon Qorshaynta iyo Horumarinta
Qaranka
5. Maxamed Kaahin Axmed Wasiirka Wasaaradda Arrimaha
Maxamed Gudaha
6. Ciise Axmed Yuusuf Wasiirka Wasaaradda
Cabdalle Gaashaandhigga
7. Yuusuf Maxamed Cabdi Wasiirka Wasaaradda
Raage Horumarinta Maaliyadda
8 Cabdiqani Maxamuud Wasiirka Wasaaradda
Caateeye Fariid Cadaaladda
9. Sh. Khaliil Cabdillaahi Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo
Axmed Rooble Awqaafta
10. Ahmed Muumin Seed- Wasiirka Wasaaradda
Habbane Horumarinta Beeraha
11. Cabdirashiid Xaaji Ducaale Wasiirka Wasaaradda Hawlaha
Qambi Cabdalle Guud, Dhulka iyo Guriyeynta
12. Yuusuf Mire Maxamed Nuux Wasiirka Wasaaradda
(Boos) Dhallinyarada iyo Ciyaaraha
13. Dr. Cabdiweli Sh. Wasiirka Wasaaradda
Cabdillaahi Suufi Jibriil Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyada
14. Maxamuud Xasan Sacad Wasiirka Wasaaradda
Iidle (Saajin) Ganacsiga, Warshadaha iyo
Dalxiiska
15. Hinda Jaamac Xirsi Wasiirka Wasaaradda Shaqo-
Maxamed galinta, Arrimaha Bulshada iyo
Qoyska
16. Maxamed Axmed Maxamuud Wasiirka Wasaaradda
Cawad Horumarinta Maal-gashiga
17. Xasan Maxamed Cali Wasiirka Wasaaradda
Gaafaadhi Xannaanada Xoolaha iyo
Horumarinta Kalluumaysiga
18. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Wasiirka Wasaaradda
Faarax Diiriye (Guri Warfaafinta, Wacyigelinta iyo
Barwaaqo) Dhaqanka
19. Shugri Xaaji Ismaaciil Wasiirka Wasaaradda
Maxamuud Baandare Deegaanka iyo Horumarinta
Reer-miyiga
20. Saleebaan Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasaaradda
Horumarinta Biyaha

—482—
21. Jaamac Maxamuud Cigaal Wasiirka Wasaaradda Macdanta
Maxamed iyo Tamarta
22. Cabdillaahi Abokor Cismaan Wasiirka Wasaaradda
Aw Yuusuf Gaadiidka iyo Horumarinta
Jidadka
23. Maxamed Xaaji Aadan Cilmi Wasaaradda Xidhiidhka
Maxamuud Golayaasha iyo Arrimaha
Dastuurka
24. Liibaan Yuusuf Cismaan Wasiir Ku-Xigeenka
Xuseen Wasaaradda Arrimaha Dibedda
iyo Iskaashiga Caalamiga ah
25. Maxamed Muuse Diiriye Wasiir Ku-Xigeenka
Wacays Wasaaradda Wasaaradda
Arrimaha Gudaha
26. Maxamed Muuse Abees Wasiir Ku-Xigeenka
Faarax Wasaaradda Warfaafinta,
Wacyigelinta iyo Dhaqanka
27. Yurub Abiib Cabdi Cumar Wasiir Ku-Xigeenka
Wasaaradda Xannaanada
Xoolaha iyo Horumarinta
Kallumaysiyga
28. Maxamed Daahir Axmed Wasiir Ku-Xigeenka
Furre Wasaaradda Horumarinta
Maaliyadda
29. Eng. Xuseen Ibraahim Wasiir Ku-Xigeenka
Xasan Buuni Wasaaradda Qorshaynta iyo
Horumarinta Qaranka
30. Cabdiqaadir Maxmuud Sh. Wasiir Ku-Xigeenka
Muxumed Warsame (Dhaga- Wasaaradda Waxbarashadda
weyne) iyo Sayniska
31. Cabdinaasir Cumar Jaamac Wasiir Ku-Xigeenka
Rooble (Kadin) Wasaaradda Horumarinta
Caafimaadka
32. Sahal Maxamed Jaamac Wasiir Ku-Xigeenka
Faarax Wasaaradda Gaadiidka iyo
Horumarinta Jidadka

Wareegtadan Madaxweyne, waxa ay dhaqan-galaysaa


manta oo ay taariikhdu tahay 14 December 2017.

Allaa Mahad Leh

Muuse Biixi Cabdi


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

—483—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
____________________________________________

Xafiiska Madaxweynaha
Sum: JSL/XM/WAREEGTO/222-02/122017 Taar: 17 December, 2017

Wareegto Madaxweyne
Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland, Qodobka 90aad,
Faqradiisa 3aad; Xarafka (Kh);

Markaan Tixgeliyay: Ahmiyadda ay Hay’adda


Duulista iyo Madaaradu u leedahay
Dhismaha Qaranka;

Markaan Arkay: Aqoontiisa, Kartidiisa, iyo Waaya-


aragnimadiisa;

Markaan ku Qancay: In uu Hanan Karo


Masuuliyadda ka Dhalanaysa;

Markaan Sameeyey: Wada-tashi;

Waxaan Go’aansaday:

In Duuliye Sare, Cabdi Maxamed Rodol, laga bilaabo


taariikhda manta uu ahaado Maareeyaha Guud ee
Hay’adda Duulista iyo Madaarada Jamhuuriyadda
Somaliland.
Allaa Mahad Leh

Muuse Biixi Cabdi


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

—484—
QAYBTA AFRAAD

GO’AANADA MAAMUL & QARAARADA:

JAMHUURIYADA SOMALILAND

MAXKAMADDA SARE
Suprame Court ‫ال ع ل يا ال مح كمة‬
_______________________________________
MS/GMS/G-7/513/2017. 10/12/2017.

KU: WASAARADDA CADAALADDA JSL HARGEYSA.

KU: XEER ILAALIYAHA GUUD EE QARANKA JSL HARGEYSA.

KU: GARYAQAANKA GUUD EE DAWLADDA JSL HARGEYSA.

KU: MADAXWEYNAHA JSL HARGEYSA.

UJEEDDO: Gudbin Qaraar Fasiraad Qodob Dastuuri ah.

Waxaan Halkan Idiinku Soo Gudbinayaa Qaraar fasiraad


Qodob Dastuuri ah ee lam. yahay MD/DD/06/2017 ee
ku taariikhaysan 10/12/2017.

Allaa Mahad Leh.

Aadan X. Cali Axmed

GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE AHNA

GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA DASTUURIGA AH.

—485—
JAMHUURIYADA SOMALILAND

MAXKAMADDA SARE
Constitutional Court ‫ال مح كمة‬
‫ال د س توري ة‬
_______________________________________
MD/DD/06/2017. 10/12/2017.

Qaraar Fasiraad Qodob Dastuur ah

Maxkamadda Dastuuriga ah ee JSL: -

Markay aragtay: - Arjiga ku taariikhaysan 27/11/2017


ee ujeedadiisuna tahay codsi fasiraad
qodobka 106 ee dastuurka JSL usoo
gudbiyeen Guddida Caddaladda JSL.
Nuxurkiisuna ahaa in maxkamadda
dastuuriga ah fasirto nuxurka Qodobka
106, Faqradda 2aad ee Dastuurka
JSLiyo sida ay qodobkaaisu
waafaqayaan qodobka 108 ee
Dastuurka JSL oo ka hadlaya madax
bannaanida waaxda garsoorka

Markay deristay: - Macnaha iyo nuxurka Qodobka 106


ee Dastuurka JSL oo sheegaya in
wasaaradda caddaaladdu ay faafinayso
Go’aanada maamul ee ay soo saarto
Guddida Caddaaladdu.

Markay aragtay: - Qodobka 97 aad, Faqradiisa 2aad ee


Dastuurka JSL oo sheegaysa in waaxda

—486—
Garsoorku waajibaadkeedu u
gudanayso si dastuurka waafaqsan isla
markaana ay madax-bannaantahay
waaxaha kale ee Dawladda ee Fulinta
iyo Xeer Dejinta.

Markay aragtay: - Qodobka 108, Faqraddiisa 1aad ee


Dastuurka JSL oo sheegaya in
Guddidda Cadaaladdu ka masuul tahay
magcaabista, xilka qaadista,
dallacsiinta, hoos u celinta, bedelaadda
iyo anshax marinta garsoorayaasha
Maxkamadaha Hoose iyo ku xigeennada
xeer ilaaliyaha guud.

Marka u cadaatay: - In xidhiidhka ka dhexeeya


Wasaaradda Cadaaladda iyo hay’adaha
garsoorku uu yahay uun in ay faafiso
go’aannada maamul sida ku xusan
Qodobka 106 ee Dastuurka JSL ee aanu
ahayn in ay faafiso go’aanada
dastuuriga ah ee awoodda Guddidda
Cadaaladda eek u xusan Qodobka 108
ee Dastuurka JSL, sidaa darted faafinta
go’aanada ku saabsan awoodaha
Guddida Cadaaladda ee qodobkan
danbe ku xusan ay yihiin go’aanno
dastuuriya ee aanay ahayn go’aanno
maamul.

Marka aragtay: - Digreetada Madaxweynaha ee


sumaddedu tahay JSL/M/MW/222-
4481/0122017 ee ku taariikhaysan
15/01/2017 taasoo uu madaxweynahu
jsl kaga wareejiyey wasaaradda
cadaaladda maamulka iyo

—487—
miisaaniyadda Maxkamadaha hoose
isagoo ka duulaya mabadaia
Madaxbanaanida garsoorka sida
digreetada ku cad.

Marka aragtay: - Qodobada 97, 98 ee Dastuurka


JSLiyo Qodobka 15, Faqradiisa 1aad ee
Xeerka Nidaamka Garsoorka.

Marka aragtay: - Dhammaan asbaabta kor ku


xusan oo dhan waxay soo saartay
qaraarkan soo socda.

Qaraarkii Maxkamadda

Maxkamadda Dastuuriga ah ee JSL: -

1. Waxay qaraarisay in go’aamada la xidhiidha


magcaabista, xil ka qaadista, dallacsiinta, hoos u
celinta, bedelaadda iyo anshax marinta
garsoorayaasha Maxkamadaha Hoose iyo ku
xigeennada xeer ilaaliyaha guud ay yihiin go’aanno
dastuuri ah ee aanay ahayn go’aanno maamul.
2. Waxay kale oo qaraarisay in faafinta go’aannada la
xidhiidha magcaabista, xil ka qaadista, dallacsiinta,
hoos u celinta, beddelaadda iyo anshax-marinta
garsoorayaasha Maxkamadaha hoose iyo ku
xigeenada xeer ilaaliyeyaha guud ay awood u
leedahay Guddida Cadaaladda isla markaana ay ka
tarjumayso madax bannaanida waaxda garsoorka.
3. Waxay sidoo kale qaraarisay in nuxurka fasiraadda
qodobka 106, Faqradiisa 2aas ee Dastuurka JSL uu
ka hadlayo uun faafinta go’aanada la xidhiidha

—488—
awooddeeda dastuuriga ah ee ku xusan Qodobka 108
ee Dastuurka JSL.
4. Qaraarkani wax uu soo baxay manta oo ay taariikhdu
tahay 10/12/2017.

Guddida Garsoorka:

1. Aadan X, Cali Axmed Gudoomiye ___________________


2. Maxamed Cumar Geelle Xubin________________________
3. Cabdiraxmaan Jamac Hayaan Xubin________________________
4. Maxamed Faarax Siciid Xubin________________________
5. Axmed Diiriye Qaalib Xubin________________________
6. Cabdulqaadir Axmed Maxamuud xubin_________________________
7. Cabdilaahi Cabdi Aadan Xubin_________________________
8. Yaxye Cali Idriis Xubin_________________________
9. Cabdiraxmaan Xuseen Caynaan Xubin_________________________
10. Cabdiraxmaan Xasan Nuur Xubin_________________________

Iyo
Sahra Ismaaciil Cabdillaahi Kaaliye. ________________________

—489—
QAYBTA SHANAAD:
AMARADA, OGEYSIISYADA & QANDARAASYADA DOWLADA:

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/426/2017. 06/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,


SUBEER CLEARANCE AND
FORWARDING.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.

—490—
Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu
saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yahay, SUBEER CLAERANCE AND
FORWARDING Astaanteeduna tahay:-(Magaca
shirkada), shaqadeeduna tahay Rarista Iyo Dejinta
(Clearance and forwarding), xarunteeduna tahay
Magaaladda Berbera, laga bilaabo maanta oo ay
taariikhdu tahay 06/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/428/2017. 10/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

—491—
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer
Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,


U FRESH ENTERPRISES LTD.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu


saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yahay U FRESH ENTERPRISES
LTD: - (magaca shirkada), shaqadeeduna tahay soo
saarista Cuntada iyo cabitaanka (Food Beverage
Industry), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa,
laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 10/12/2017.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

—492—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/431/2017. 10/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,


BAXSAN GENERAL TRADING LTD.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu


saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

—493—
Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay
Shirkada magaceedu yahay BAXSAN GENERAL
TRADING LTD Astaanteeduna tahay:-( Magaca
Shirkada), shaqadeeduna tahay soo dejinta
Alaabooyinka(Import), xarunteeduna tahay Magaaladda
Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay
10/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/432/2017. 13/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

—494—
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
SIIMOODI JEWELLERY &
GEMISTONE.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu


saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yahay SIIMOODI JEWELLERY &
GEMSTONE, Astaanteeduna tahay: - (Magaca
Shirkada), shaqadeeduna tahay soo dejinta iyo Dhoofinta
(Import and export), xarunteeduna tahay Magaaladda
Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay
13/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/433/2017. 13/12/2017

—495—
Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,


XAREED GENERAL TRADING.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu


saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yahay XAREED GENERAL
TRADING, Astaanteeduna tahay:-(Magaca shirkada),
shaqadeeduna tahay soo dejinta alaabooyinka (Import),
xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 13/12/2017

Allaa Mahad Leh.

—496—
(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/434/2017. 13/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,


THURAYA.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu


saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.
—497—
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yahay THURAYA ltd
Astaanteeduna tahay:-(Magaca Shirkada),
shaqadeeduna tahay Dejinta Allaabooyinka (Import),
xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 13/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/435/2017. 13/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

—498—
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay
DAALO GENERAL TRADING.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu


saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yahay DAALO GENERAL TRADING
Astaanteeduna tahay:-(Magaca Shirkadda),
shaqadeeduna tahay soo dejinta(Export), xarunteeduna
tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay
taariikhdu tahay 13/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/436/2017. 13/12/2017

Hargeysa

—499—
Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,


JID TOOSAN CARGO SERVICE,

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu


saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yahay JIDTOOSAN CARGO
SERVICE, Astaanteeduna tahay:-( Magaca Shirkada),
shaqadeeduna tahay soo dejinta alaabooyinka (Import),
xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 13/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka


—500—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/438/2017. 17/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,


SOMLANKA ENGINEERING AND
CONSULTANCY CO.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay


saxeexeen sida uu qabo qodobka

—501—
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yahay SOMLANKA ENGINEERING
AND CONSULTANCY CO. Astaanteeduna tahay:-
(XARFAHA SLELC), shaqadeeduna tahay la talinta
Dhinaca Ingineerinka (Engineering Consultancy),
xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 17/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/439/2017. 17/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
—502—
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,


DOLPHINE MARINE AND SUBSEA
ENGINEERING CO. oo ay ku cad
yihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku
cad qodobka 11aad(2)(a) Somaliland
company law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu


saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yaha DOLPHINE MARINE AND
SUBSEA ENGINEERING CO. Astaanteeduna tahay:-
(Xarfaha DOLPHIN), shaqadeeduna tahay la talinta
Dhinaca Maamulka (Management Consultant),
xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 17/12/2017.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

—503—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/440/2017. 17/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay


SIIMOODI GEMS & MINERALS.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu


saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

—504—
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yahay SIIMOODI GEMS &
MINERALS Astaanteeduna tahay:-(Magaca Shirkadda),
shaqadeeduna tahay soo Saarista Macdanta (Mining
Prospecting), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa,
laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 17/12/2017.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/441/2017. 17/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

—505—
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
HODAN HABOON COMPONY.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu


saxeexay sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yahay HODAN HABOON COMPANY
Astaanteeduna tahay:-( Magaca Shirkada),
shaqadeeduna tahay soo dejinta iyo Dhoofinta
alaabooyinka (Import and Export), xarunteeduna tahay
Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay
taariikhdu tahay 17/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/443/2017. 17/12/2017

Hargeysa

—506—
Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,


GEOSOL, ay ku cadyihiin xubnaha
Shirkaddu, sida ku cad qodobka
11aad(2)(a) Somaliland Company
law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay


saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada


magaceedu yahay GEOSOL. Astaanteeduna tahay: - (Magaca
Shirkada), shaqadeeduna tahay Bixinta adeega ICT-ga (ICT
Services), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga
bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 17/12/2017

Allaa Mahad Leh.

—507—
(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/444/2017. 17/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,


AFRO-WORLD LOGISTICS AND
TRANSPORTATION SERVICES CO.
Oo ay ku cad yihiin xubnaha
Shirkaddu, sida ku cad qodobka
11aad(2)(a) Somaliland company law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin.

—508—
Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay
saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yahay: - AFRO-WORLD
LOGISTICS AND TRANSPORTATION SERVICES CO,
Astaanteeduna tahay: - (Xarfaha AFWL), shaqadeeduna
tahay saad siinta iyo socdaalka (Logistics and
transportation), xarunteeduna tahay Magaaladda
Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay
17/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/445/2017. 17/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

—509—
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda
Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,


AFRO-SINO SHIPING LOGISTICS
AND TRANSPORTATION, Oo ay ku
cadyihiin xubnaha Shirkaddu, sida
ku cad qodobka 11aad(2)(a)
Somaliland Company law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay


saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yahay AFRO-SINO SHIPING
LOGISTICS AND TRANSPORTATION, Astaanteeduna
tahay: - (Xarfaha AFSN), shaqadeeduna tahay
Wakiilnimada Maraakiibta, Saad siintaiyo Socdaalka
(Shiping, Logistics and Transportation), xarunteeduna
tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay
taariikhdu tahay 17/12/2017

—510—
Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/446/2017. 17/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay


DANJIRE SUN GLASSES GENERAL
TRADING.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu


saxeexay sida uu qabo qodobka

—511—
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yahay DANJIRE SUN GLASSES
GENERAL TRADING Astaanteeduna tahay:-(Magaca
Shirkadda), shaqadeeduna tahay Jumladleh (Wholesaler)
xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 17/12/2017.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/447/2017. 19/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

—512—
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,


KAABSAN MODERN BATCHING
PLANT COMPANY Oo ay ku cad
yihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku
cad qodobka11aad (2)(a) Somaliland
Compony law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaydaShirkaddu ay


saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yahay KAABSAN MODERN
BATCHING PLANT COMPONY Astaanteeduna tahay:-(
Magaca Shirkada), shaqadeeduna tahay Jajabinta
dhagxaanta (Crasher), xarunteeduna tahay Magaaladda
Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay
19/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

—513—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/448/2017. 20/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,


RAHIIQ MINING LIMITED, Oo ay ku
cad yihiin xubnaha shirkaddu, sida
ku cad qodobka11aad(2aad)
(a)Somaliland Company Law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay


saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

—514—
Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yahay RAHIIQ MINING LIMITED,
Astaanteeduna tahay:-(Magaca shirkada),
shaqadeeduna tahay Iibinta Macdanta(Dealer),
xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo
maanta oo ay taariikhdu tahay 20/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/449/2017. 20/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

—515—
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,
MADIINA SUPERMARKET.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu


saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yaha MADINA SUPERMARKET,
Astaanteeduna tahay:-(Magaca Shirkada),
shaqadeeduna tahay Dejinta Iyo Dhoofinta (Import and
Export), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga
bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 20/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/450/2017. 20/12/2017

Hargeysa

—516—
Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay


WAAYEEL CONSULTING.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yahay Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of
Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu


saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yahay WAAYEEL CONSULTING
Astaanteeduna tahay:-(Xarfaha WC), shaqadeeduna
tahay la talinta Dhinaca Tababrada Xisaabaadka
(Training Consultant), xarunteeduna tahay Magaaladda
Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay
20/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

—517—
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/451/2017. 20/12/2017

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda


Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer


Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay
Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,


SOMLANKA LOGISTICS AND
TRANSPORTATION Oo ay ku
cadyihiin xubnaha Shirkaddu, sida
ku cad qodobka 11aad(2)(a)
Somaliland Compony Law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan


yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer
N0.25/2004 Company Act of

—518—
Somaliland, saamiyadooduna ay
sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay


saxeexeen sida uu qabo qodobka
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer
Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay


Shirkada magaceedu yahay SOMLANKA LOGISTICS
AND TRANSPORTATION. Astaanteeduna tahay: -
(XARFAHA SLLTS), shaqadeeduna tahay saad siinta iyo
adeega Socdaalka (Logistics and Transportation
Services), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa,
laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 20/12/2017

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

—519—

You might also like