Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 2

‫نظم أحسن األخالق‬

‫عباده المقربين األدبا‬ ‫الحمد هلل الذي قد وهبا‬


1 Alxamdulillah. Alladii qad wahabaa cibaadahul,muqarabiina, al-adabaa.

Somali
Ilaahay baa mahad iskale, kaasoo siiyay adoomadiisa u dhow Adaabta fiican.
Svenska
(Alltacksam till Allah Som har begåvat sina nära tjänare med etikett)

‫علي نبينا عظيم الخلق‬ ‫ثم الصالة بالسالم تلتقي‬


2. Thumma-assalaatu bissalaami taltaqii, calaa nabiyyinaa cathiimil,khuluqi.

Somali
Kadib. Salliga, iyo salaanta oo wada jira, waxay kukulmaan, nabigeena scw kaasoo lahaa
akhlaaq aad u wayn.
Svenska
(Tillsammans Salaad och salaam är bara till profeten SCW som hade bästa uppförande)

‫يرقي بها صاحبها المراقي‬ ‫ هاك أحسن األخالق‬:‫وبعد‬


3. Wabacdu: haaka axsanal-akhlaaqii. Yarqaa bihaa saaxibuhaa al-maraaqii.

Somali
Intaa kadib: hoo, ama qaado, akhlaaqda fiican. Wuxuu lakoraa qofka leh akhlaadan fiican
meela sare oo jannada ah.
Svenska
(Ha gott uppförande, den som utövar goda seder kommer att hamna i paradiset på högsta
platsen).

‫بترك اإلثم وبفعل ما وجب‬ ‫ راع مع هللا األدب‬:‫فأوال‬


4- Fa-awwalan: raaci macallahi,al-adab…..bitarkil-ithmi, wa-bificli maayajib.

Somali
Marka hore: ilaali oo dhowr aadaabta Allah kaarabo taasoo ah in aad katagto danbiga iyo in
aad latimaato waxa uu kaarabo.
Svenska
(För det första: Ta hand om Guds etikett genom att avstå från synd och genom att göra vad som
krävs)
‫حب وتوحيد ومن خاف نجا‬ ‫ رجا‬،‫ وتوكل‬،‫وحسن ظن‬
5- wa-xusni thanin, wa-tawakkulin, rajaa….. xubbin wa-towxiidin wa-man khaafa najaa

Somali
Iyo in aad ka aaminto allah mala fiican, iyo in aad talasaarato Allah iyo in aad ka-rajayso wax
fiican… in aad jeclaato allah, in aad kaligiis rumayso ood caabudo, qofkii allah kabaqana wuu
badbaadaa.
Svenska
(Förbättra dina tankar mot Allah, lita på Honom med hopp på hans belöning. Älska honom och
var fast i hans monoteism, och den som fruktar Honom kommer att bli frälst.)

‫قدم علي كل الوري محبته‬ ‫وقر نبيه وعظم سنته‬


6-waqqir nabiyyahu wacathim sunnatah… qaddim calaa kulilwaraa maxabbatah

Somali
Sharaf nebigiisa, oo kor uqaad sunnadiisa (waynee). Ka hormari uunka oo dhan Jacaylkiisa.
Svenska
Hedra hans profet och upphöj hans sunnah. Sätt hans kärlek före hela skapelsen.

‫وبر والديك والتطعهما تفز وصل أيا بني الرحما‬


7-Wa-barra waalideyka wal-tudichumaa… tafuz wasil ayaa bunayya-arraximaa

Somali
Baari unoqo waalidkaa oo adeec waad guulaysan. La xidhiidh ilmahaygow qaraabada
Svenska
Lyd och lyssna dina föräldrar, då du kommer vinna. O min son ta kontakt med släktingar.

You might also like