Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 1

F7AGA

1. Immisa ayaa lagu qiyaasaa fogaanta u dhaxaysa dhulka iyo dayaxa?

F7AGA
2. Sheeg bishi, sanadkii iyo meeshii uu ka dhacay duulaankii Tabuuk?

F7AGA
3. Sheeg maalintii, bishii iyo sanadkii uu dhacay dagaalkii Afbakeyle ee uu sayid
maxamed cabdulle xasan la galay gumeystihii ingiriiska ?

F4GA

1. Waa immisa xawaaraha wareega dhulka ee dhulka ku wareego qoraxda?

F4GA
2. Sheeg bishii, sanadkii iyo meeshii uu ka dhacay duulaankii xuneyn?

F4GA

3. Sheeg maalintii, bishii iyo sanadkii uu dhacay dagaalkii dulmadoobe ee uu sayid


maxamed cabdulle xasan la galay gumeystihii ingiriiska ?

You might also like