F8GA Final

You might also like

Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 2

8AAD

SU’AALAHA TARTANKA FASALKA EE DUGSIGA DHEXE (F8) (F8GA)


1.
“TALAADO- 16.05.2023-Waqtiga 07:30 am-FINAL”
Maadada Tarbiyo (Islamic)
1. Abuu cabdullahi muxamed binu idiris oo loo yaqaano imaamu shaafici
wuxuu ahaa qoraa iyo aqoonyahan muslim ah sidoo kale wuxuu ahaa mid kamid
imaamyada afarta madhab ee fiqiga, haddaba sheeg sanadkii iyo meeshii uu ku
geeriyooday?
JWB Waa: wuxuu Geeriyooday 204 H , Masar
Maadada carabi(Arabic)
2. Sheeg magaca gabyaagii tiriyay gabayga tuducyadaan soo socda ay kamidka
yihiin ?
‫في صورة الفرد فانظر قدرة الباري‬ ‫هم الجماعة اال انهم برزوا‬
‫وأنصار‬ ‫صحب‬ ‫من‬ ‫يا عصبة هللا‬ C‫ سواسية‬C‫ كونوا‬:‫صاح النبي بهم‬
JWB Waa: Axmed Muxarram ((‫احمد محرم‬
Maadada Saynis (Science)
3. Sheeg magaca saynisyahankii ugu horeeyey ee dariiq cilmiyeedda qora?
JWB: Faransis Bakoon
Maadada Ingiriis (English)
4. define determiners?
JWB waa : Are words that give us information on the
amount or number of people, animals, places or things
Maadada Soomaali (Somali)
5. Sheeg micnaha ereyada uumiyaha iyo xadaarada?
JWB waa:
 uumiyaha waa xoolaha
 xadaarad waa ilbaxnimada.
Maadada Cilmiga Bulshada (Social)
6. Sheeg Caasimada dalka sudan?
JWB Waa : Khartuum
Maadada Xisaab (Math)
7. Fududee laba tibxaalayaasha ( y+4 )² ?
JWB Waa : y²+8y+16
Su’aasha aqoonta guud
8. Sheeg Baalalayda hawada ku duusha kan ugu dheereeya?
JWB Waa: Gorgorka
9. waa kuma saxaabigii ku caanbaxay aabihii ciidda?
JWB Waa: Cali binu abii Dhaalib
10. Goorma ayuu yaaquut sahan kusoo maray xeebaha badweynta hindiya ?
JWB Waa: sanadkii 1212-1224 miilaadiga

You might also like