F7ga Semi Final

You might also like

Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 2

SU’AALAHA TARTANKA FASALKA 7AAD EE DUGSIGA DHEXE (F7A) (F7GA)

“ISNIIN-15.05.2023-Waqtiga.07:00 am- SEMI-FINAL”


Maadada Tarbiyo (Islamic)
1.Sheeg magaca saxaabiga labaad ee ugu warinta badan axaadiih-ta
Rasuulka iyo inta xadiith ee uu wariyay?
JWB: Waa (‫ )عائشة بنت ابي بكر الصديق‬waxa ayna warisay 2,210
xadiith
Maadada Carabi (Arabic)
.2 ‫? ما معنى الشبح‬
JWB Waa: ‫شيء غير واضح للرؤية‬
Maadada Saynis (Science)
3. Waa maxay faarad?
JWB : Faaradu waa wasakhda ka dhalata ka shaqeynta
looxda sida minshaareynta , qorida , simida IWM
Maadada Ingiriis (English)
4. what do birds need for survive?
JWB Waa: he knows that there would be no birds if
trees were destroyed
Maadada Soomaali (Somali)
5. Sheeg laba tusaale oo ay ku jiraan xiriiriyaasha (NA) iyo (SE)?
JWB Waa:
- Guriga ayaan tegay waana seexsay.
- Qaali way baxday sumayase way shaqeyneysaa.

Maadada Cilmiga Bulshada (Social)


6. Immisa sano jir ayuu ahaa cumar binu cabdicasiis markii uu
geeriyoonaayay?
JWB: 38 Sano
Maadada Xisaab (Math)
7. Waa maxay bedka laydi kaas oo dhererkiisu yahay 6 sm Balaciisuna
yahay 14 sm ?
JWB Waa: Bedku waa 84 sm²
Su’ aalaha aqoonta guud
8. Immisa ayaa lagu qiyaasaa fogaanta u dhaxaysa dhulka iyo dayaxa?
JWB Waa: 240 kun mile
9. Sheeg bishi, sanadkii iyo meeshii uu ka dhacay duulaankii Tabuuk?
JWB Waa: Rajab 9 H wuxuuna ka dhacay Tabuuk
10. Sheeg maalintii, bishii iyo sanadkii uu dhacay dagaalkii Afbakeyle ee uu sayid
maxamed cabdulle xasan la galay gumeystihii ingiriiska ?
JWB Waa: wuxuu dhacay 3/5/1901

You might also like