Af-Soomaali Seddxaad

You might also like

Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 4

Xarfaha farta soomaaliga

SHIBANIYAAL

B T J X KH D R S SH DH

C G F Q K L M N W Y

SHAQALLO

A E I O U

SHAQAL DHEER

AA EE II OO UU

Barashada xarafka (A,E,I,O,U)

 Ari, ayax, af ,albaab, abaal


 Aag,aad,aar,aas aboor, alxan
 Eedo, edab,eber,edeg,eey, eebo,eed
 Iil,iib,il,iid,iidheh
 Oori, ood, oomo, olol,orgi,
 Oof,ooy,oodin,oday,orod
 Uur,ul,umul,ur,ubad,ukun,ubax
 Buus,uun,uus,unug,uskag

HAL CODLE

1. Bal bil bur bud baar biil boos bus,bun, dhalo


2. Tab taar tiir , tuf , tir tub, tog, tin, toosh
3. Dar dac dal daab diin doon diir dayr
4. Lug liin leeb, laf lab lag lud, leef lax lex lox lux
5. Har her hir hor hur, shir,buur,beel,moos,dookh
6. Shir,lax,qol,mas, sar,il,dheg,ib,ur,tag,
7. Run,far,tun,ruux,fog,fur,fed,duug

Laba codle
1. Bisad boqol tusmo jaban jidad suxul
2. Xarig dukaan digaag, sanbab shanlo
3. Dhalo dhado, caano, cunto, baabuur
4. Kursi, mindi,waraabe, yaanbo, lacag,
5. Fasal, safar,barre, basbaas ,nacnac
6. Malab, daanyeer, habeen, hooyo,dhalaan
7. Duug,subax,barqo,hanti,murti,ilmo,sabuul
8. Cows, hoos ,qashin,wadani
Saddex codle
1. Weligood, wadajir midnimo, xoroobaan, bakeyle
2. Kabajaan, islaamka, caafimaadka, jawaab
3. Libaaxyo miilaadi, dawacooyin, dhibaato
4. Dhammeysta, mahadsan,harooyin,beeraley
5. Baranbaro, bakaaro,baaldiga, caanaha
6. Soomaaliyeed, sokeeye,shisheeye,
7. Musiibo,caruurta, maroodi ceelasha
8. Hamblyo, gubaabo,canjeero,aroortii

Xarfaha labanlaabma
Xarfaha labanlaabma waxa ay ka kooban yihiin toddobada xaraf ee kala ah
[ b,d,r,l,m,n,iyo g] waxa ayna ku wada jiran weerta ah ( manalagaraadbaa)
1. Ubbo, beddel, barre,carro, habboon
2. Geeddi,carrab, kubbad ,hannaan
3. Oggol, balli, ammaan,xoogga
4. Caddaawe, eddo, dhammaan
Oraah
1. Guul wacan, nolol wanaagsan
2. Hooyo fiican, geed dheer, guri yar
3. Ceel gaaban, biyo macaan, caan geel
4. Waddan nabad leh, rooti jilicsan
5. Walaalo is jecel, moos bisil cashar badan
6. Qalin iyo khad, ciddiyo dhaadheer
7. Gaadiidka cirka,reer guuraa,
8. Sabuurad madow,tiir xooggan
9. Waraabe dad cun ah
10. Bogga lixaad , harag xoolaad.
Erayga H,B
1. Hangool, haan, huuri
2. Hoon hiil ,hal, har,
3. Buuxi,bustoolad,beerta,
4. Baro,buste,bariis,baari

Shaqall dheer( hal codle)


☆ B= Baaf, Beer, Biil, Boor' Buul
☆T=Taaj, Teen , Tiir 'Toos, Tuur
☆J=Jaad, jeeb,jiis, joog, juun
☆X=xaad,xeeb,xiis,xoog,xuun
☆kh=khad,kheyr,khil,khoor,khudar
☆D=Daar,Deer, Diif, Dood,duul.
☆R=rati, reeb,riix,roob,ruun
☆s=saab,seed,siiro,soor,suul
☆sh=shaar, sheekh,shiir,shoor,shuur
☆dh=dhaan,dheer,dhiil ,dhool,dhuug
☆C=caag, ceeb, ciil, coon,cuud
☆G=gool, geed, giij, goor, guur
☆F=faar,feed,fiid,fool,fuul
☆q=qaad,qeex,qiiq, qooq,quud
☆K=kaas,keed,kiis,koob,kuul
☆L=laan,leer,liin,loor,luul
☆M=maan,meel,miis,moos,muuq
☆N=naas,neef, niil,nooc,nuur
☆W=waay,weel,wiil,woow,wuuw
☆H=Haan, hees, hiil, hooy,huur
☆y=yaab,yeel,yiil,yoon,yuus

Dhisidda Xarfaha af-soomaliga

B  : Barre wuxuu wataa boorso baluug ah

T:  Tanigaan  timiraa kujirtee ee hataaban

J :  Jabuuti waa jidkaase ee ha soo jeedsan

X: Xariga  Xoogane xoolaha kuxir

Kh: khada Khaanada ku jirta ee ha khaadan

D; dabaalka dantiis mooge waaye ka daneyso

R: Roobow raali ahaa shahaagan rabnaa

S; samow sartii suldaanka waa sidee

SH: Shaaxigu waa sharaab ee inoo shub

DH: Dhirta dhaa-dheer ee dhulkeenna

C: Cawska cagaaran ee curan

G: Gabarta gaaban gambar bay ku fadhisaa

F: Fariid weeye fahamka wuu faahmika wata

Q: Qalinka qaad ee qoriga dhig

K: kadisku iyo kaalintu waa kordhinta aqoonta

L; Luuq Luuq maroow laazim laamiguu imaadaa

M: Madax hurday maan malahan

N: Naarta allah naga bad baadsho

w: War magaalo  Warqad buu kuqoran yahay

H: Hadal badan haan mabuuxsho 


Y: Yaaku yiri yusra  waa yaraan

W/Q:Abshir nor abdirrahman ( QORANE)

You might also like