Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 1

Gars ________________

Codsade Edil Hasan -soo dhawaatay


Jawaab celiye Maya/Majiro
Galkan baadhis kadib maxkamadu waxay siisay go'aanka hoose.
Go'aan
Arji ku taariikhaysan ________ ayay codsatadu maxkamada ___________u soo dhawaystay isla
taariikhada sare ku xusan waxayna u dhignaa sidan : Gabadha la dhaho Ayan Elyas Farax aan
dhalay tariikhdu markay ahayd 1997 oo aan hooyadeed ahay,maxkamada waxaan ka codsanayaa
inaan ahay hoyada dhashay Aysan Elyas Farax, waxaana ii cadaynaya sadexdan markhaati ee kala
ah.
1._______________oo degan ________da’dada________
2. ______________oo degan ________da’dada________
3. _____________ oo degan ________da’dada________
Intaas kadib maxkamdu markay hubisay arjiga codsatada ee laga shubay ajurada garsoorka fojarka
no. _________ oo kasoo baxay xafiiska dekhliga degmada afdam.maxkamaduna waxay ka soo
saartay amarkani hoose oo ah
In baafin loo dhajiyo hadii ay jiraan cid xuquuq kaga lumayso ama ay saamayn ku yeelanayso arinta
codsatadu soo dhawaysatay maxkamadu inay dhagaysato maalinta loo qabtay dhagaysiga codsiga
oo ku beegan taariikhda____________ha ka soo qaybgalaan.
Balantii loo qabtay in la dhagaysto codsiga,cid soo dhawaatay ama ka hortimiday ma jirto.
Maxkamadu ayadoo raacaysa dhamaan shurudihii sharciga looga baahnaa waxay dharisay sadexda
marag ee codsatadu kusoo lifaaqda arjigeeda waxay fureen si isku mid ah inay Edil Hasan ay
dhashay gabadha la yidhaahdo Ayan Elyas Farah tariikkhdu markay ahayd 8/11/1997 t.i
Haddaba maxkamdu ayadoo raacaysa sharciga waxay isla baadhay codsiga codsatadu soo
dhawaystay oo nuxurkiisu yahay inay dhashay ayaan elyas farah.Maxkamaduna aragtay cadaynta
sadexda marag ay kahor sheegen sida nuxurka codsatada ku qoran.maxkamaduna xaqiijisay in ay
hoyada codsatadaah ay dhashay ayan elyas farah sida uu dhigayo qod .
Maxkamada oo ka duulaysa marag furka sadexda markhaati ay fureen waxay go'aamisay inay
codsatadu tahay hooyada Ayaan Elyaas Farah sidaasna loogu cadeeyo cida ay khusayso waxayn
maxkamadu go'aankeeda u cuskatay qod ______ xmi.waxayna raacisay amarkani hoose
Amar
Haloo qoro cida ay khusayo si ay khaladka uga saxdo
cidii aan ku qancin racfanbaa u furan
Galkani hala xidho manta ________
xusuddhawrka maxkamada dagmada afdem
sixiixa sadex gars oon muuqan ayaa ku dhigan

You might also like