Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 1

Sunday, May 25, 2023

Ku: Maamulka Hormuud Telecom Somalia


Ujeedo: Codsi Shaqo:

Assalaamu Caleykum,

Anigoo ah Name, ku dhashay Xamar, degan degmadda Hoddan, heystana shahaadada darajada Labaad
(MBA), Koowaad (SIT) ee heer Jaamacadeed iyo midda dugsiga sare, (Fadlan fiiri lifaaqa), waxan si
xushmad iyo qadarin mudan idin kaga codsanayaa inaad fursan ii siisaan kamid noqoshada Shaqaalaha
Shirkadda Hormuud Telecom oo aan in muddo ah ku riyoonaayay mar’uun inaan ka mid noqon doono
maadaama aan ka mid ah ardeydii wax ku soo baratay dhaqaalaha Shirkadda.

Waxan rajeynayaa codsigeygan in la tixgelin doono maadaam aan in muddo ah sugayay fursadan haddii
Allaah awooda lihi uu oggolaado.

Wabillaahi Towfiiq

Cadnaan Cabdiraxmaan Cali Saciid

---------------------------------------------

Mobile# +252 61 9552233

Email: cadnaan10s@hotmail.com

You might also like