Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 13

Dawladda Deegaanka Soomaalida

Xafiiska Qorshaynta

Habraaca Diyaarinta Warbixinta Waxqabadka SM 2015


(1 Hamle 2014 – 30 Sane 2015 TI

XAFIISYADA HEER DEEGAAN

Jaantuska Qaybaha ugu Mihiimsan ee Warbixinta Waqbadka


SM 2015
(F.G. Aasaaska u ah Qiimaynta Waxqbadka)

Soo-Koobidda Warbixinta
(Executive summary) (1 - 3
pages)

Warbixinta waqabadka Halbeeguada Waqbadka


faahfaasan (Detail activity- Mihiimka ah (Key
based performance Report) Performance Indicators (KPI)

Mashaariica guul laga


gaadhay oo lagu faani
karo/Dhaxalgal ah (Successs
projects/activitesSories) (1
page)

GINBOT 21, 2015 TI (29 MAY 2023)


Jigjiga - Ethiopia
Tusmo
Gogol-dhig .................................................................................................................................................... 1
Qaybaha Warbixinta (si kooban - Outline of the Report) ............................................................................ 3
Faahfaahinta Qayabaha Warbixinta Waxqabadka SM 2015 ........................................................................ 4
Shaxda Warbixinta Waxqabadka shaqooyinka/Mashaariicda SM 2015 (Hamle 2014 – Sane 2015) ........... 9
Shaxda Ka-Midhi-Dhalinta Halbeegyada Waqabadka Mihiimka ah (KPI) ................................................... 11

1
Gogol-dhig
Warbixinta waxqabadka SM 2015 waxay lagu salaynayaa isla markaana laga duulayaa qorsh-
howleedka SM 2015 kaasoo xafiis kasta diyaarsaday horraanta sannad-miisaaniyadeed shaqo.
Qodobada nuxurka u ah warbixintu wuxuu noqonayaa sia soo socota:
1. Hannaanka diyaarinta warbixinta waxqabadka waxa laaracayaa Nidaamka Qorshaha &
Warbixinta Midaysan (One Plan One Report) eel aga bilaabay isla markaana laga hirgaliyey
heer fadaraal. Hanaankan wuxuu salka ku hayaa qorshaha horumarinta 10-ka sano iyo
mid 3-da sano ee heer deegaan. Xafiisyada waxa lagula talinayaa isla markaana loo soo
jeedinayaa inay is waafajiyaan hannaanka warbixinta ee cusub iyo qaabkii xafiisyadu u
diyaarsadeed qorshe-howleedka SM 2015 (ee la diyaariyey horraantii sannad-
miisaanoyadeed).
• Shaqo kasta oo la qabsoontay SM 2015 waxay salka ku haysaa ujeeddo-
istiraatijiyadeed (Strategic Objective), Ujeeddo (goal or objectives), iyo
bartilmameed xafiiska ku muujiyey qorshaha horumarinta tobanka sano iyo ka
saddexda sano ee isla xafiiska amma saktarka
2. Xafiiska dawliga ah muxuu ka qabtay gaadhista yoolasha ugu waawayn ee xafiisku u
aasaasan yahay (key Performance Indicators (KPI of the sector) isla markaana
halbeegyada ugu mihiimsan ee saktarka (xafiisyada qaarkood waxay ku soo muujiyeen
qorshe-howleedka SM 2015).
3. Xafiiska dawliga muxuu ka fuliyey shaqada uu qorshaystay Sannad-miisaaniyadeedka
2015, kaasoo u sii kala baxaya:
• Shaqooyinka/mashaariicda laga maalgalinayo miisaaniyadda horumarka ee
khasnadda dawladda (Capital budget). Shaqooyinka waxay u qaybsan yihiin:
dhisme iyo shaqooyin kale oo fudud.
• Shaqooyinka/mashaariicda laga maalgalinayo taageerada bah-wadaagta ee isla
Xafiisku fulinayey
4. Shaqooyinka kale ee Xafiisku qabtay ee aan ku jirin shaqooyinka qorshaysan
5. Waxa ahmiyad gaar ah la siinayaa shaqooyinka xukuumadda DDS ay jaho ahaan u
qaadatay SM 2015:-
• Waxa xusid mudan in xafiiska dawliga ah, gaar ahaan xafiisyada fuliya
mashaariicda horumarinta, uu si gaar diiradda u saaro dhammaystirka
mashaariicda soo jireenka ah/soo wareegay si gaar kuwa ay dhibtu ka jirtay ee
waqtigii qiimaynta SM 2014 iyo qiimaynta SM 2015 laga bixiyey talabixinta ku
aaddan in xal loo helo.
• Ka-midho dhallinta barnaamijka “Dalag iyo Daryeel” ee ujeedkiisu ahaa kor u
qaadidda wax-soo-saarka

1
• Ka-midho dhallinta barnaamijka waxsoosaarka xoolaha ee “Dhaqo oo Dheefso”
gaar ahaan ukunka, caanaha, malabka. Qorshahan waxa loogu magac daray
“Dhaqo oo Dheefso”
• Heerka uu xafiisku ka qayb qaatay daadaladda shaqo abuurka
• Iyo qodobada mihiimka ah ee u gaarka ah xafiiska
F.G.
• Warbixinta waxa loo diyaarinayaa si kooban, Xafiis kastana waxaan u soo jeedinaynaa
celceliska tirada bog ee warbixintoodu ka koobmayso (Shaqooyinka ugu mihiimsan ee
raadka ku leh ka midho-dhalinta halbeegyada Yoolasha Xafiiska Saktarta - KPI
o Xafiisyada Beeraha, Horumarinta Xoolo-dhaqatada, Caafimaadka, Waxbarshada,
iyo Horumarinta Magaalooyinka: Aan ka badnayn 10 bog
o Xafiisyada kale ee Goolaha Fulinta: Aan ka badnayn 6 bog
o N.B. Xafiiyada waxay diyaarsanayaan warbixinta xafiiskooda/saktarka ay
hormoodka ka yihiin oo aad u faahfaahsan (kaasoo tirade boggaggu (pages) noqon
kara
o Sidoo kale, Xafiiskasta wuxuu diyarsanayaa “PowerPoint” (aan ka badnay 10 - 30
slide)
• Warbixinta waxa lagu diyaarinayaa Af-soomaali
• Xafiiska lagama aqbali doono in ay ku soo diyaariyaan luqad kale sida Amharic amma
English (dhammaan amma qayb ka mid ah qoraalka warbixinta)
• Waxa xusid mudan in si habaysan qoraalka loo diyaariyo (sida in la hubiyo ereyada ku
bilaabi kara xarfaha-wayn sida magacyada tuulooyinka, degmooyinka, magaalooyinka
….iwm (capitalization) iyo sixidda qoraal ereyada (spelling check)
• Waxa halkan ku lifaaqaan foomamka lagusoo gudbinayo warbixinta.
• Xafiisyada kala duwan ee heer deegaan waxa lala wadaagayaa qabyo-qoraalka qorshaha
yoolasha ugu mihiimsan ee qorshaha horumarka afarta sano ee deegaanka (Three-year
Development Plan : Policy Matrix – (KPI)) (2011 – 2014 EFY)
• Xafiisyada waxa laga codsnayaa inay soo gudbiyaan habraaca halbeegyada mihiimka ah
ee hadda ka hor laga codsaday inay kasoo talo bixixiyaan isla markaana luqadda
deegaanka Soomaalida (Af-Soomaali) ku soo gudbiyaan.
• Xafiisyada waxa u furan inay dib-u-eegid ku sameeyaan halbeegyada waxqabadka
mihiimka ah (KPI) ee saktarkooda.
• Guud ahaan, hoggaaminta xafiisyada kala duwan, waxa laga codsanayaa inay waqti
galiyaan isla markaana iska xilsaaraan inay raacaan habraacan.

2
Qaybaha Warbixinta (si kooban - Outline of the Report)

Bogga hore (Cover-page)


Tusmada buugga warbixita (Table of content)
Ereyo la gaabiyey (List of abbreviations)
1. Soo- Koobidda Warbixinta (Executive Summary) – AAD U MIHIIM AH
2. Hordhac Warbixinta (Introduction)
2.1. Gogol-dhig (Background of the report)
2.2. Aragtida & Hadafka Xafiiska (vision, mission of the institution)
2.3. Qaab-dhismeedka Xafiiska (organizational chart)
3. Warbixinta Waxqabadka (Performance Report)
3.1. Waxqabadka shaqooyinka kala duwan (Key activity report) - shax
4. Isticmaalka miisaaniyadda - shax
5. Caqabadaha ugu Waayan (key challenges)
6. Soo jeedinta (Recommendations)
7. Shaqooyinka wax laga baran karo (lesson learned)
F.G. waxaa waqbadka SM 2015 laga rabaa in xafiis kasta soo bandhigo shaqooyinka
saamayntoodu aadka u sarrayso ee xafiis ahaan iyo deegaan ahaanba noqon kara shaqo lagu
faano (success stories – success activities/projects)
8. Warbixinta meesaaniyadda oo kooban (budget summery report)
Lifaaqyada warbixinta (Annexes)
Waxqabadka yoolalka mihiimka ah (Key performance report) – shax
Xaaladda mashaariicda dhismaha ee SM 2015

3
Faahfaahinta Qayabaha Warbixinta Waxqabadka SM 2015

Qayabaha Warbixinta Faahfaahin Qaybaha mihiimka u ah


(outline) xafiiska Qorshaynta
Bogga hore (Cover-page) • Waxa lagu qorayaa magaca xafiiska
• Cinwaanka warbixixnta
• Mudada warbixintu ku salaysan
tahay
• Xafiiska ayay ku xidhan tahay sida uu
u qurxinayo
Tusmada buugga warbixita • Tusamada buugga warbixinta waa
(Table of content) mihiim
Ereyo la gaabiyey (List of • Af-soomaaliga kuma badna ereryo la
abbreviations) – haddii ay gaabiyey oo la isku afgaran karin.
lagama maarmaan tahay Heseyeeshee Xafiisku wuxuu ku dari
karaa ereyo aan la tarjumi Karin oo
la gaabiyey oo aan la tarjumi Karin
oo ay tahay in sidooda loo qaato
(Abbreviations).
• Xafiisyada qaarkood waxa laga yaabo
inaanay qaybtan u baahnayn
1. Soo- Koobidda Warbixinta • Ujeedadda qaybtan waa iyadoo • Ugu badnaan 1 – 2 bog
(Executive Summary) warbixinta waxqabadka lasoo kobo – • Waa halka ay ka
qaybta waxa loo siticmaalayaa bilaabmayso warbixinta
marka la isku dubarridayo warbixinta lala wadaagayo Xafiiska
Qorshaynta.
guud ee deegaanka eek u dhan yihiin
• Waa qayb aad u mihiim
dhamaan xafiisyada kala duwan ee ah
deegaanka. Qaybta laguma • Waa qaybta laha
diyaarinayo shax (table) waxaase loo abuurayo waxqabadka
qoraa qaab-qoraal (Narrative) kooban ee heer deegaan
• Soo-koobidda warbixinta kama (aan ka badnayn 60 bog)
badan karto celceli ahaan 1 – 3 bog • Warbixinta waxa laga
diyaarinayaa qoraalada
• Xafiisyada way ku kala duwanaan
kooban ee Xafiiska kasta
karaan. Tusaale ahaan xafiisyada ay soo gudbiyey, gaar ahaan
hoos yimaaddaan saktarro kala qaybta kooban ee aan ka
duwan sida Xafiiska Ganacsiga & badnayan 1 – 3 bog
Gaadiidka; Xafiiska TVET-ka iyo • F.G. Xafiisyadau aad ha
Shaqo-abuurka; Xafiiska uga taxadiraan nuxurka
iyo tayada qorlaaka

4
Qayabaha Warbixinta Faahfaahin Qaybaha mihiimka u ah
(outline) xafiiska Qorshaynta
qurbajoogta, Maalgalinta & kooban ee ay
Warshadaha, Xafiiska Dhaqanka & diyaarinayaan.
Cayaaraha iwm…………..
• Xafiisyada qaarkood waxay fuliyaan
barnaamijo xafiiska dhexdiida gooni
u taagan sida PSNP, SIP iwm……….
• Qaybaha ugu mihiimsan waxa ay
noqon karaan, iyaddo lasoo
koobayo:
• Ujeeddooyinka qorshaha SM 2015
oo kooban
• Waxqabadka bartilaameedyada
mihiimka ah (halkee la joogay bilow
sannad-miisaaniyadeedka 2015 iyo
waxqabadka la gaadhay dhamaadka
SM 2015 – indicators
• Waxqabadka shaqooyinka ugu
waawayn. Waxa ka mid ah
shaqooyinka dhammaaday ee laga
shaqaysiiyey, shaqooyinka
dhismahoodu dhammaaday,
shaqooyinka guusha la keenay,
shaqooyinka xafiisku ku faani karo
muddada SM 2015. Iyo
shaqooyyinka fudud ee aadka ugu
mihiimka ah in warbixinta lagu daro.
• F.G. waxaa waqbadka SM 2015 laga
rabaa in xafiis kasta soo bandhigo
shaqooyinka saamayntoodu aadka u
sarrayso ee xafiis ahaan iyo deegaan
ahaanba noqon kara shaqo lagu
faano (success stories – success
activities/projects)Si guud
miisaaniyadda la istismaalay
2. Hordhac Warbixinta
(Introduction)
2.1. Gogol-dhig • Aasaaska warbixinta
(Background of the • Sida loo diyaariyey
report)

5
Qayabaha Warbixinta Faahfaahin Qaybaha mihiimka u ah
(outline) xafiiska Qorshaynta
• Xaaladda saktarka amma saktarada
xafiisku ka masuul yahay
• Aragtida, himalada iyo
qaabdhismeedka xafiiska (hal bog)
• Qaybta kama badan karto hal bog
2.2. Aragtida & Hadafka • Xafiiska ayaa isagaoo raacacay
Xafiiska (vision, dhismahiisa ayuu ku qori donaa
mission of the • Kama badan kary ½ bog
institution)
2.3. Qaab-dhismeedka Kama badan karo ½ bog
Xafiiska
(organizational
chart)
3. Warbixinta Waxqabadka
(Performance Report)
3.1. Waxqabadka • Waa shaqooyinka ugu mihiimsan ee • Waa qayb aad u mihiim
shaqooyinka kala xafiiskau qabtay (activities), heer ah
duwan (Key activity deegaan, degmada/maamul magaalo • Waxa la isticmaalayaa
report) iyo gobolka laga qabtay, halka uu shaxda halkan ku lifaaqan
(Taasoo waafaqsan
marayo, shacabka looga
Hannaanka Hal-
faa’iideeyey, lacagta ku baxday iwm) Qorshe=Hal-Warbixin
• Xafiisyada way ku kala duwanaan (One Plan One Report)
karaan. Tusaale ahaan xafiisyada ay
hoos yimaaddaan saktarro kala
duwan sida Xafiiska Ganacsiga &
Gaadiidka; Xafiiska TVET-ka iyo
Shaqo-abuurka; Xafiiska
qurbajoogta, Maalgalinta &
Warshadaha, Xafiiska Dhaqanka &
Cayaaraha iwm…………..
• Xafiisyada qaarkood waxay fuliyaan
barnaamijo xafiiska dhexdiida gooni
u taagan sida PSNP, SIP iwm……….
• Waxa la isticmaali doonaa fomam
isku mid ah (standard) oo xafiiska
Qorshaynta qaybin doono
• Waxa si gaar ah loo dhigaya oo loo
faahfaahinyaa mashaariicda

6
Qayabaha Warbixinta Faahfaahin Qaybaha mihiimka u ah
(outline) xafiiska Qorshaynta
dhammaday ee lala wareegay/la
furay
• Nidaamka warbixinta waxa la
raacayaa hannaaka ay ku talo
bixiyeeen Wasaaradda Qorshaynta &
Horumarinta Dhaqaalaha Fadaraalka
4. Caqabadaha ugu Waayan • Xafiis kasta wuxuu soo badhigayaa 3 • Ugu badnaan ½ bog
(key challenges) – 4 caqabadood ee ugu mihiimsan ee
Xafiiska waajahay muddada
warbixinta si loo hirgaliyo qorshaha
xafiiska
5. Talobixin • Xafiis kasta wuxuu soo badhigayaa 3
(Recommendations) – 4 talooyin oo xafiisku soo
jeedinayo si uu caqabadaha uga
gudbo. Islamrakaana suurto gal ah
6. Shaqooyinka wax laga • Xafiis kasta wuxuu soo badhigayaa • Ugu badnaan ½ bog
baran karo (lesson shaqooyinka ugu mihiimsan ee wax
learned) laga baran karo (best practice).
Celicelis ahaan 3 - 4
7. Warbixinta miisaaniyadda • Xafiiska wuxuu si kooban usoo Ugu badnaan ½ bog
oo kooban (budget dhigayaa miisaaniyadda la
summery report) isticmaalay (Khasnadda dawladda,
iyo ilaha kale)
Lifaaqyada warbixinta
(Annexes)
Lifaaqa 1aad: • Iyadoo laga duulayo qorshaha guud Waa qayb aad u mihiim ah
Waxqabadka yoolalka ee Sannad-miisaaniyadeedka iyo
mihiimka ah (Key qaybta ku aadaan qorshaha sannad-
performance Indicators - KPI)
miisaniydeedka amma SM 2015 ee
xafiisku dhigtay ayaa halka lagu soo
koobayaa yoolalka bartilaameedka
ugu wayn.
• Saktar kastaa wuxu leeyahay
indicator u gaar ah kaasoo waafaqan
qorahaha 10ka sano (policy matrix)
gaar kuwa kooban ee Xafiiska
Qorshaynta iyo Xafiisyada goolaha
fulinta isla qaataan/isla ansixiyaan

7
Qayabaha Warbixinta Faahfaahin Qaybaha mihiimka u ah
(outline) xafiiska Qorshaynta
• Xafiisyada badankoodu waxay
diyaariyeen waxqabadka yooloasha
waaayayn ee 2011 – 2014 SM. Sidaa
daraadeed, SM 2015 wuxuu
noqonayaa gundhiigga waxqabadka
yoolasha waawayn
• Tilmaamayaasha ugu mihiimsa,
waxay loo sii kala jabin doonaa heer
gobol, degmo iyo maamul-magaalo
• Xafiisyada qaarbaa isugu jira
saktarado kala duwan.
• Qaybtan waxa lagu diyaarinayaa
shaxda ay idinla wadaagi doonaan
Xafiiska Qorshaynta
Lifaaqa 2aad: Xaaladda Qodobkan waxuu si gaar ah u
mashaariicda dhismaha khuseeyaa xafiisyada leh
mashaariicda dhismaha ee
kala duwan
Lifaaqyada kale (haddii ay Sawiiro, iyo waxyaabaha kale ee
jiraan) Xafisku mihiimka u ah

8
Shaxda Warbixinta Waxqabadka shaqooyinka/Mashaariicda SM 2015 (Hamle 2014 – Sane 2015)
Xafiiska:________________________________

Tirsi Qorshaha-Howleedka SM Faahfaahinta shaqooyinka Cabbir Gundhigga Bartilmaameedka Heerka Miisaaniyadda la


20151 qabsoomay SM 2015 bilowga SM dhammaadka SM waxqabadka/la isticmaalay
(Mashaariicda 20153 2015 gaadhay SM 2015
/shaqooyinka 2la (%)
qorsheyey)
1 Ujeeddo-istaratejiyadeed: xxxxxx
1.1 Ujeeddda: xxxxxx
1.1.1 Shaqada/mashruuca la
qorsheeyey xxxxxx
1.1.2 Shaqada/mashruuca la
qorsheeyey xxxxxx
1.1.3 Shaqada/mashruuca la
qorsheeyey xxxxxx
2 Ujeeddo-istaratejiyadeed: xxxxxx
2.1 Ujeeddda: xxxxxx
2.1.1 Shaqada/mashruuca la
qorsheeyey xxxxxx
2.1.2 Shaqada/mashruuca la
qorsheeyey xxxxxx
2.1.3 Shaqada/mashruuca la
qorsheeyey xxxxxx

1
Waxa lagu salaysanayaa/la waafajinayaa qorshayaasha 10-ka sano ka 3-da sano (strategic-Objectives, Goals/Objective, target/planned activity
2
Mashaariicda dhismaha waxa lagu cabirayaa boqolay (%) heerka dhismuhu marayo
3
Shaqooyinka amma mashaariicda si cusub loo bilaabay ma teelanayaa “gundhig” -

9
Tirsi Qorshaha-Howleedka SM Faahfaahinta shaqooyinka Cabbir Gundhigga Bartilmaameedka Heerka Miisaaniyadda la
20151 qabsoomay SM 2015 bilowga SM dhammaadka SM waxqabadka/la isticmaalay
(Mashaariicda 20153 2015 gaadhay SM 2015
/shaqooyinka 2la (%)
qorsheyey)

10
Shaxda Ka-Midhi-Dhalinta Halbeegyada Waqabadka Mihiimka ah (KPI)
Xafiiska/Saktarka : _______________________________

Tirsi Faahfaaahinta halbeegga Yoolka Qiyaasta Gundhigga Bartilmaameedka Heerka Faahfaahin (Remarks
mihiimka ah (KPI) (measurement) bilowga SM dhammaadka SM waxqabadka/la
2015 2015 gaadhay SM 2015
(Baseline) (Target) (Achievements)

11

You might also like