Activity Two (2)

You might also like

Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 1

AL-HUDA SCHOOL OF LANGUAGES

5ACTIVITY TWO
Student Name:-______________________________________________________

CHANGE THE FOLLOWING SENTENCES INTO ENGLISH

1) Ganacsiga Lacag Miyaa?


2) Wiilkaaga Arday Miyaa Misa Waa Macalin?
3) Ardaydaas Isku Fasal Maaha.
4) Gabdhaha Waa Isku Aaabo Laakin Wiilasha Waa Isku Hooyo.
5) Kan Iyo Axmed Waa Isku Wadan.
6) Saaxibadeey Isku Shaqo Maaha Laakin Walaalaheey Waa Saaxibo.
7) Kuwaan Iyo Kuwaas Waalidiin Miyaa Misa Waa Macalimiin?
8) Hadii Ay Walaalahaa Isku Macalin Yihiin Caruurtaada Isku Qol Miyaa?
9) Kan Iyo Buugaaga Buugaagteyda Miyaa?
10) Macalin JII Macalinkaaga Miyaa?
11) Aamino Iyo Walaashaa Isku Kursi Miyaa?
12) Wiilashaan Iyo Gabdhaha Waa Isku Aqoon.
13) Walaalkaa Maa Macalin Ah Misa Walaashaa Ayaa Ardayad Ah?
14) Su’aalaha Ma Fududa Laakin Jawaabaha Weey Fududyihiin
15) Ali walaakaa miyaa mse waa Aabahaa ?
16) Xasan Iyo Saaxibkaa Saaxibo Miyaa?
17) Qalinkaan Qalinqori Maaha Laakin Gurigaan Waa Masaajid
18) Canugteyda Iyo Walaashaa Waa Isku Iskuul.
19) Aqoonta Lacag Maaha Lacagtana Aqoon Maaha.
20) Maclimiinta Isku Wadan Miyaa ?

SOME NEW WORDS


NO WORD MEANING NO WORD MEANING
1 Business Ganacsi 6 Easy Fudeed
2 Money Lacag 7 Consonants Shibanayaal
3 Country Wadan 8 Vowels Shaqallo
4 Class Fasal 9 IF Hadii
5 Room Qol 10 Moaque Masaajid

CONTECT WITH US:- 615966825: 617456789 : 618685015: 615205434

Gmail: Jiiyoow@gmail.com

You might also like