Makaveli

You might also like

Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 2

Qaabka tradeka loo qaato

1.pattern
Inaad tradeka ku qaadato pattern buy ama sell ah
A.hadii patternku dheeryahay waa inuu retest wataa
B. Hadii uu yaryahayna waa inaadan retest sugin
C. Paradise pattern
2.Price action
Inaad ku qaadato P.A toos ah
Ama mid pattern wata
Ama mid good confirmation wata
3. Reversal (anti Big move)
Inaad trade kaqaadato suuq buy ama sell dheer aaday ama news dhaqajiyay
soo laabadkiisa anti Big move oo weliba retes wata

2 Qaadashada entryga
1.maalintii waa inaad qaadataa 1 ama 2 entry xigasho {ZAKI
HAGARLAAWE)
《 Hal ama laba trade qaado.
Markaad khasaarayso jar jar oo yaree khasaarahaaga.
Markaad faaidaysona sii daa faaidadaada.》
That is all.

3. Colerationka
Waa inaad awwoda saartaa xiriirka kadhexeya lacagaha taas oo gundhig u ah
tradeka aad qaadanayso siiba DXY

4. KHASAARAHA malinlaha ah
SLKA malintii wa inanuu kabadnaan
$230 ~ $280
5. FA’IDADA
Maalinti wa inaad ku jaangoysaa fa’idada
$200 ~ $500
N:B losska iyo profitku waa uu kayaraan karaa intaas lkn kama badan karo
Waxaana ku xukumaya 2daas TRADE OOD QAADATO I.A

INSHA ALLAH GUUL BAN RAJAYNAYAA

TAWAKAL CALALAAH

You might also like