XOG SIRDOON 30-Oct-2023

You might also like

Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 2

XOG-SIRDOON 10-OCT-2023.

Xogo lagu kalsoonyahay Isha laga helay.

Tr:29/10/2023 Ceelwaaq, Khawaarijta Al-shabaab ayaa qorshenaayo


weerar arbushaad ah in ay ka geystaan Deg/Ceelwaaq, Malayshiyo Al-
shabaab ah oo tiradoodu tahay 60 ayaa loo diyaariyay weerarkan,
Horjoogaha Kooxdan ayaa lagu magacaaba Faarax Gaafow, qabiilkiisu
Mareexan, Tel:0616642568, Hadafka Malayshiyadan ayaa ah weerar ay ku
qadan Deg/Ceelwaaq, Waxay ka soo baxeen meel lagu magacaabo Waray
o Ceelwaaq ujiro 30kiilo jihada bariga hada waxay jogan meel Lagu
Dharkaynta oo Ceelwaaq ujiro 14 kiilo.

Tr:29/10/2023 Baar-dhere Khawaarijta Al-shabaab ayaa qorshenaayo


weerar arbushaad ah in ay geystaan Deg/Baar-dhere, Malayshiyo tiradoodu
tahay 10 ayaa loo diyaariyay weerarkan, Horjoogaha Kooxdan ayaa lagu
magacaaba Kaabe, qabiilkiisa Shiiqal, Tel:0611119897, Malayshiyadan
waxay kasoo baxeen meel lagu magacabo Cali Xareed oo u jirto Deg/Baar-
dhere 38-KM dhanka galbeedka, hada waxay joogan meel lagu Magacabo
Sarin-lay oo ujirto Degmada 8 kiilo jihada waqooyi galbeed.

Tr:29/10/2023 Doolow, Khawaarijta Al-shabaab ayaa qorshenaayo


weerar arbushaad ah in ay ka geystaan Deg/Doolow, Malayshiyo tiradoodu
tahay 95 Askari ayaa kasoo baxay degaan lagu magacabo Uunsi oo
hoostagta Doolow una jirta 29-KM jihada K/galbeed, Horjoogaha
Kooxdan ayaa lagu magacaaba Bakaal Cade, qabiilkisa Waa Raxanweyn,
Tel:0615009470, Hadafka Malayshiyadan Alshabaab ayaa ah weerar ay
ku qaadaan Xerada Kabaaso oo ku taalo Deg/Doolow,

Tr;29|10\2023 Luuq-Ganaano, Koox ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab


ayaa qorshenaayo weerar arbushaad ah in ay geystaan Deg/Luuq-Ganaano
Malayshiyo tiradoodu tahay 120 Askari, Horjoogana uu u yahay shaqsi lagu
magacabo Daahir Bisle, qabiilkiisana waa Mareexaan, Tel:0615620302,
Malayshiyada Alshabaab ayaa ka soo baxay degaan lagu magacabo
Golweyn oo hoostagto Deg/Luuq-ganaano una jiro 40-KM, kana xigta
jihada galbeedka, hada waxay joogan meel lagu Magacaabo Maganay o u
jirto degmada Luuq Ganaano 17-KM ka xigta jihada galbeedka.

You might also like