Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 4

Suuxdin

Seizures

Seizures are sudden, uncontrolled changes Suuxdintu waa arrin degdeg ah, isbeddel
in brain activity. They are a sign that there is aan la xakameyn karin oo kuyimaada
a problem in the brain. Most seizures cause hawsha maskaxda. Waxaa jira calaamad
a loss of awareness and shaking of the muujinaysa in dhibaato ay kajirto maskaxda.
body. Sometimes, they cause staring spells. Suuxdinada badanaa waxay sababaan
Most seizures last less than a 2 minutes, dareen la'aan iyo gariir ku yimaada jirka.
and the person may be confused after the Mararka qaar, waxay sababaan hadal shid-
seizure. A person who has repeated seizures shid.
may have a disease called epilepsy. Suuxdinada inta badan waxay qaataan
muddo 2 daqiiqo ah, qofna waxaa laga
yabaa inuu dareemo isku dhexyaac kadib
marka suuxdintu ka baaba'ado. Qofka ay
ku dhacdo suuxdin dhowr jeer wuxuu qabi
karaa xanuun loo yaqaan neerfooyinka.

Causes of Seizures Waxyaabaha sababa Suuxdinta


It is not always known why a person has Badanaa lama oggaado waxa sababa
seizures. Causes may include: suuxdinta. Waxyaabaha sababa waxaa
• Epilepsy sababa:
• Brain injury or tumors • Xanuunka Neerfaha
• Infections • Waxyeelada maskaxda ama burooyinka
• Alcohol or drug use • Caabuqyo
• Low sodium or blood sugar levels • Aalkahool ama adeegsiga darooga
• Kidney or liver failure • Soodhiyaamka oo yaraada ama heerarka
dhiiga sonkorta oo hoos u dhaca
• Alzheimer’s disease
• Waxyeelo soo gaarta kilida ama
• Stroke sambabada
• Lack of oxygen during birth or a medical • Xanuunka asaasiqa
condition present at birth
• Wadna Qabad
• Ogsiijiinta oo yaraata xiliga dhalmada
ama xaaladaha caafimaadka ee yimaada
xiliga dhalmada

Seizures. Somali.
2 healthinfotranslations.org

Signs of Seizures Astaamaha Suuxdinta


Some people feel a warning sign before Dadka qaar waxay dareemaan kuleel kahor
the seizure, called an aura. This may be a inta aysan dareemin suuxdinta, ee loo
headache, changes in vision, hearing noises yaqaan dareen ruuxi ah. Kani wuxuu noqon
or smelling a scent such as smoke. karaa madax xanuun, isbeddel ku yimaada
During a seizure there may be: araga, maqalka dhawaaq ama urunta wax
sida qiiqa sigaarka.
• Body motions they cannot control, such
as stiffening, jerking or facial muscle Inta suuxdintu socoto waxaa dhici kara:
movements • Dhaqdhaqaaq jir oo aysan xakameyn
• Staring spells karin, sida jir mud-mud, gariir ama
murqaha oo sameeya dhaqdhaqaaq
• Problems breathing
• Hadalka oo shid-shidma
• Drooling
• Dhibaato dhanka neefsashada ah
• Loss of bowel or bladder control
• Calyo soo dareerta
• Loss of consciousness, loss of memory
or confusion • Xakameyn la'aan dhanka saxarada ama
kaadida ah
Call 911 right away if the person has never
had a seizure before or if the seizure lasts • Dareen la'aan, isku dhexyaac ama
longer than 5 minutes. maskaxda oo dhunta
Try to write down what happens during the Wac 911 isla markiiba haddii uusan qofku
seizure. Include the date, time, how long it horey ugu dhicin suuxdintu ama haddii
lasted and body motions. suuxdintu qofka sii hayso muddo ka badan 5
daqiiqo.
The person may be very tired and confused
after the seizure. Iskuday inaad qorto waxa dhaca inta
suuxdinta socoto. Ku dar taariikhda, waqtiga,
mudda suuxdintu socotay iyo dhaqdhaqaaqa
jirka.
Qofku wuxuu dareemi karaa daal badan iyo
isku dhexyaac kadib suuxdinta.

Seizures. Somali.
healthinfotranslations.org 3

Treatment Daaweynta
Treatment is based on the cause of the Daaweynta waxaa lagu saleeyaa waxa
seizure: sababay suuxdinta:
• If this is the first time the person has had • Haddii tani tahay markii koowaad ee uu
a seizure, the doctor will ask about signs qofku la kulmay suuxdin, dhakhtarku
and check to see if there is a medical wuxuu waydiin doonaa astaamaha
condition that caused it. Blood tests wuxuuna baari doonaa inay jirto
and other tests may be done, such as xaalad caafimaad oo sababtay. Waxaa
computerized tomography (CT) scan, ka sameyn karaa baaritaan dhiig
magnetic resonance imaging (MRI), ama baaritaano kale, sida iskaanka
electroencephalogram (EEG) or lumbar computerized tomography (CT,
puncture may be done. Baaritaanka Sawirka ee Lagu Xaalada
• A seizure caused by a high fever or a Gudaha jirka), magnetic resonance
certain medicine is treated by removing imaging (MRI, Baaritaanka Sawirka
the cause. Magneetiga), electroencephalogram
(EEG, Baaritaanka elektarooniga ee
• For a person with epilepsy, a seizure may Maskaxda) ama cirbad lageliyo laf
be a sign that his or her medicine may dhabarta ayaa la sameyn karaa.
need changed.
• Suuxdinta ay sababtay qandhada
Most seizures can be managed with saaidka ah ama xaalad xanuun oo gaar
medicine. If medicine does not decrease the ah ayaa la daaweeyaa ayadoo waxa
person’s seizures, surgery may be an option. sababay meesha laga saaraayo.
• Qofka qaba xanuunada neerfaha,
suuxdintu waxay ka dhignaan kartaa
in daawadiisa ama daawadeeda ay u
baahan yihiin in la beddello.
Inta badan suuxdinada waxaa lagu maareyn
karaa daawooyin. Haddi daawooyinku aysan
hoos u dhigin suuxdinada qofka, qaliin ayaa
loo baahnaan karaa.

Seizures. Somali.
4 healthinfotranslations.org

Safety Concerns Walaacyada Badqabka


• A person with epilepsy should always • Qofka qaba xanuunka neerfaha waa
wear a medical alert necklace or inuu mar kasta xirtaa katiinada qoorta
bracelet. ee xaaladaha caafimaadka soo gudbisa
• Some people need to wear helmets to ama qalabka gacan gashiga.
prevent head injuries. • Dadka qaar waxaa laga rabaa inay
• If the person has uncontrolled seizures, xirtaan koofida si looga hortago
he or she cannot drive. dhaawacyada madaxa.
• A person with controlled seizures may • Haddii qofku qabo suuxdino aan la
be able to get a restricted license to xakameyn karin, asaga ama ayada gaari
drive under certain conditions. Talk to the waa inaysan wadin.
doctor for more information. • Qofka qaba suuxdinada la xakameyn
• A person with uncontrolled seizures karo wuxuu awoodi karaa inuu helo
should avoid activities where a seizure ruqsad darawalnimo oo xadidan si uu
could cause serious injury. Examples u kaxeeyo baabuurta asagoo raacaya
include climbing, biking and swimming sharciyo loo dejiyo. La hadal dhakhtarka
alone. si aad u hesho macluumaad dheeraad
ah.
• Qofka qaba suuxdinta aan la xakameyn
karin waa inuu iska ilaaliyaa hawlaha
sababi kara suuxdinta keeni karta
dhaawac halis ah. Tusaalayaasha waxaa
kamid ah meel fuulid, baaskiil kaxeenta
iyo dabaalashada adigoo kaligaa ah.

Talk to the doctor or nurse if you have any La hadal dhakhtarka ama kalkaalisada
questions or concerns or for information haddii aad qabto wax su’aalo ah ama
about support groups. walaacyo ama aad dooneyso in aad
macluumaad ku saabsan kooxaha bixiya
taageerada.

© 2005 - July 19, 2021, Health Information Translations.


Unless otherwise stated, user may print or download information from www.healthinfotranslations.org for personal, non-commercial use only. The medical information
found on this website should not be used in place of a consultation with your doctor or other health care provider. You should always seek the advice of your doctor or
other qualified health care provider before you start or stop any treatment or with any questions you may have about a medical condition. The Ohio State University
Wexner Medical Center, Mount Carmel Health System, OhioHealth and Nationwide Children’s Hospital are not responsible for injuries or damages you may incur as
a result of your stopping medical treatment or your failure to obtain treatment.

Seizures. Somali.

You might also like