Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 3

CARDIVASCULAR HISTROY TAKING + EXAMINATION

History taking

Introduction:

• Assalamu Aleykum
• magaceygu waa (…………) waxaan ahay ardey barta culuumata caafimaadka kuna
dhex jira sanadkiisii 4
• waxaan rabaa inaad iisheegto magacaaga iyo da”dada
• brasho wanagsan
• waxaan rabaa inaa ku weydiiyo suaalo kusaabsa wadano gracaaga iyo xididada
dhiiga qaado

Chief Complaint:

• ma ii sheegi kartaa sawabta aad usoo booqatay isbitalka

SOCRATES
1. Site: intee ka dareemeysaa xanuunka ?
2. Onset: groomuu kugu bilowdey xanuunka ?
3. Character: xanuunka side waaye ma mid ku mudayaa ama ku gubayaa
4. Radiation: majiraa meel kale oo aad xanuunka ka dareemeysid
5. Association: maxaa la socdo xanuunka
6. Time Course: ilaa intee ayuu xanuunka ku haynaa
7. Exacerbating/Relieving Factors: maxaa kiciya xanuunka maxaana kaa yareeya
xanuunka
8. Severity: darnaata xanuunka ilaaa intee waaye mid daran mid dhex mid caadi ah

Cardiovascular Symptoms:

2. CALAAMADAHA :
• Xanuun Makadreenta laabta ama raaxo la'aan ma dareentaa ?
• Weligaa ma dareentay neefta oo kugu yaraato ama ma la kulantay dhibaato
neefsasho?
• Ma isku aragtay isbedel ku yimaadey graaca wadnahaaga
CARDIVASCULAR HISTROY TAKING + EXAMINATION

SYSTEMIC SYMPTOMS
Respiratory System:

• Ma Isku aragtay qufac daba-dheeraada, xiiqsi badan , ama neefta oo kugu


yaraata?
• Weligaa ma lagaa helay neef ama xaalado ku saabsan sambabada?

Gastrointestinal System:

• Isbedel maka dareentay dheefshiidka, sida, inaad dibirto , ama calool xanuun?
Ma isku aragtay isbedel ku yimaada saxaradaada ama arrimo ku saabsan
rabitaanka cuntada?

Genitourinary System:

• Ma isku aragtay Wax isbeddel ah oo ku yimaada kaadida, sida in ay kaadi badan


ku qabato ama aadan ceshan Karin kaadida ama xanuun aad adreentid inta aad
kaadineysid

Musculoskeletal System:

• Miyaad la kulantaa xanuun kalagoysyo ah, ama murqo xanuun?

Neurological System:
• Ma isku aragtay madaxanuun said ah ma wareer ?
• Isbedel maku aragtey dareenkaaga ama xasuustaada

Endocrine System:

• Ma is ku aragtey isbedel ku yimaada heerkulka side inaadan dareemin kuleel


ama qabow
• Oon badan ma isku aragtay
CARDIVASCULAR HISTROY TAKING + EXAMINATION
Past Medical History:

• Horey malagaga helay cuduro ku saabsan wadanah ?

Family History:

• Majiraa qof qosykaada ka mid ah oo ku dhacay cudrada wadnaha ama stroke

You might also like