7711proclamation No 209 2014

You might also like

Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 7

DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA

DHOOL GAZETA
Somali Regional State
የሶማሌ ክልላዊ መንግሥት
Qimaha
Dhool Gazeta Waxaa Soo Saara Golaha Xildhibaanada
ያንዱ ዋጋ .  392
Unit Price Dawladda Deegaanka Soomaalida

Bayaan Tirsi :- 209/2014 አዋጅ ቁጥር 209/2014 Proclamation No. 209/2021


Bayaanka Waxka Bedelka Bayaanka
የአስፈፃሚ አካላትን ሥልጣንና ተግባር Definition of Powers and Duties af The
Dib Loo Habeeyay ee Xafiisyada Executive Organs (Ameadment)
መወስኛ (ማሻሻያ) አዋጅ…… ገጽ 1
Fulinta …………………… Bog 1 Proclamation …………… Page 1

BAYAAN TIRSI :- 209/2014 አዋጅ ቁጥር 209/2014 PROCLAMATION NO 209/2021

A PROCLAMATION TO AMEND
BAYAANKA WAXKA BEDELKA በሶማሌ ክልላዊ መንግሥት የአስፈፃሚ
THE REVISED PROCLAMATION
BAYAANKA DIB LOO HABEEYAY
አካላትን ሥልጣንና ተግባር ለመወስን ON THE DEFINITION OF POWERS
EE BAYAAMINTA AWOODAHA AND DUTIES OF THE EXECUTIVE
የወጣውን አዋጅ ለማሻሻል የወጣ አዋጅ
IYO WAAJIBAADKA ORGANS OF THE SOMALI
XAFIISYADA FULINTA EE DDS REGIONAL STATE
የተሻሻለው የሶማሌ ክልላዊ መንግሥት
Maadaama oo ay lagama maarmaan አስፈፃሚ አካላትን ሥልጣንና ተግባር WHEREAS, it has become necessary to
noqotay in waxka bedel lagu sameeyo
ለመወስን የወጣውን አዋጅ ቁጥር amend The Revised Proclamation on the
Bayaanka Dib Loo Habeeyay Ee Definition of Powers and Duties of the
185/2011 እንደገና ማሻሻል አስፈላጊ
Bayaaminta, Awoodaha Iyo Executive Organs of T He Somali
ሆኖ በመገኘቱ፤ Regional State, proclamation No:
Waajibaadka Xafiisyada Fulinta ee
185/2011.
Tirsigiisu yahay: 185/2011.
የሶማሌ ክልል ምክር ቤት በተሻሻለው Now, Therefore, in accordance with
Hadaba, Golaha Xildhibaanada የሶማሌ ክልላዊ መንግሥት ሕገ Article 49 (3) (b) of the revised
Deegaanka oo ka duulaya Qodobka 49 constitution of the Somali Regional State,
መንግሥት አንቀጽ 49 (3) (ሀ)
it is hereby proclaimed as follows:
(3) (b) ee dastuurka dib loo habeeyay ee መሠረት የሚከተለው ታውጇል።
Dawlada Deegaanka Soomaalidaa,
wuxuu bayaaminaya sidan: ክፍል አንድ PART ONE

QAYBTA KOWAAD GENERAL


ጠቅላላ
GUUD AHAAN
1. Short Title
1. Ciwaan Gaaban 1. አጭር ርዕስ
ይህ አዋጅ “የሶማሌ ክልላዊ መንግሥት This proclamation may be cited as
Bayaankan waxaa loogu yeedhi karaa ‘’Definition of Powers and Duties of the
አስፈፃሚ አካላትን ሥልጣንና ተግባር
“bayaanka waxka bedelka Bayaanka Executive Organs of the Somali
ለመወስን የወጣ (ማሻሻያ) አዋጅ
Dib Loo Habeeyay Ee Bayaaminta Regional State (Amendment)
ቁጥር 209/2014” ተብሎ ሊጠቀስ Proclamation No. 209 / 2021".
Awoodaha Iyo Waajibaadka Xafiisyada
Fulinta ee Bayaan Tirsi:209/2014. ይችላል።
Bayaan Tirsi :- 209/2014 Boga 2 አዋጀ ቁጥር 209/2014 ገጽ 2 Proclamation No. 209/2021 Page 2
2. Qeexid
/2011 Bog 2
2. ትርጓሜ 2. Definition
“Bayaan” waxaa loola jeedaa Bayaanka "Proclamation” means the revised
"አዋጅ" ማለት የተሻሻለው የሶማሌ
Dib Loo Habeeyay Ee Bayaaminta, proclamation to define the powers and
ክልላዊ መንግሥት አስፈፃሚ አካላትን
Awoodaha Iyo Waajibaadka Xafiisyada duties of executive organs of the Somali
ሥልጣንና ተግባር ለመወስን የወጣ አዋጅ
Fulinta ee Tirsigiisu yahay: 185/2011. Regional Sate proclamation No: -
ቁጥር፡- 185/2011 ነው።
185/2011.

3. Waxka bedel 3. ማሻሻያ 3. Amendment

የሶማሌ ክልላዊ መንግሥት አስፈፃሚ The proclamation on Definition of Powers


Bayaanka Dib Loo Habeeyay Ee
and Duties of the Executive Organs of the
Bayaaminta, Awoodaha Iyo አካላትን ሥልጣንና ተግባር ለመወስን
Somali Regional State Proclamation No.
Waajibaadka Xafiisyada Fulinta ee የወጣው አዋጅ ቁጥር 185/2011
185/2011 is hereby amended as follows:
Tirsigiisu yahay: 185/2011 waxaa lagu እንደሚከተለው ተሻሽሏል፡-
1. Article 4 of the proclamation is deleted
sameeyay wax ka bedelka hoos ku cad: ‘’1). የአዋጁ አንቀጽ 4 ተሰርዞ and replaced by the following new
በሚከተለው አዲስ አንቀጽ 4 Article 4:
1. Waxaa la tiray Qodobka 4aad ee ተተክቷል።
Bayaanka, waxaana lagu bedelay 4:- Establishment
4: ስለመቋቋም
Qodobkan 4aad ee cusub: The following executive organs are
4. Aasaasid የሚከተሉትን አስፈፃሚ አካላት በዚህ hereby established:
አዋጅ ተቋቋሟል፡- 1. The Office of the President
Waxaa Bayaankan lagu Aasaasay
Xafiisyada Fulineed ee kala ah: 1. የፕሬዚዳንቱ ጽ/ቤት 2. The Bureau of Agriculture.
1. Xafiska Madaxweynaha. 2. የግብርና ቢሮ. 3. The Pastoralist Development Bureau
2. Xafiiska Beeraha.
3. የአርብቶ አደር ልማት ቢሮ 4. The Urban Development and
3. Xafiiska Horumarinta Xoolo-
Construction Bureau.
dhaqatada. 4. የከተማ ልማትና ኮንስትራክሽን ቢሮ.
4. Xafiiska Horumarinta 5. The Bureau of Education.
5. የትምህርት ቢሮ
Magaalooyinka Iyo Dhismaha. 6. The Bureau of Health.
6. የጤና ቢሮ.
5. Xafiiska Waxbarashada.
7. The Bureau of Finance.
6. Xafiiska Caafimaadka. 7. የፋይናንስ ቢሮ.
7. Xafiiska Maaliyada. 8. The Bureau of Public Service.
8. የፐብሊክ ሰርቪስ ቢሮ.
8. Xafiiska Adeegga Shacabka 9. The Roads Bureau.
9. የመንገዶች ቢሮ.
9. Xafiiska Jidadka
10. The Security Bureau.
10. Xafiiska Nabadgelyada. 10. የፀጥታ ቢሮ
11. Xafiiska Cadaaladda. 11. The Bureau of Justice.
11. የፍትህ ቢሮ.
12. Xafiiska Biyaha. 12. The Water Bureau.
12. የውሃ ቢሮ.
13. Xafiiska xirfadaha iyo shaqo-
13. The Skills and Job Creation Bureau.
abuurka. 13. የክህሎትና የስራ ዕድል ፈጠራ ቢሮ
14. Xafiiska Arrimaha Bulshada. 14. The Social Affairs Bureau.
14. የማህበራዊ ጉዳይ ቢሮ.
15. Xafiiska Arrimaha Haweenka. 15. The Bureau of Women's Affairs.
15. የሴቶች ጉዳይ ቢሮ.
16. Xafiiska Dhaqanka iyo Dalxiiska.
16. The Bureau of Culture and Tourism.
17. Xafiiska Maaraynta Khatarta- 16. የባህል እና ቱሪዝም ቢሮ.
Masiibooyinka 17. The Disaster Management Bureau.
17. የአደጋ ስጋት አመራር ቢሮ.
18. Xafiiska Ganacsiga Iyo 18. The Trade and Transportation Bureau.
18. የንግድ እና ትራንስፖርት ቢሮ.
Gaadiidka.
19. The Revenue Bureau.
19. Xafiiska Dakhliga. 19. የገቢዎች ቢሮ
20. Xafiiska Maalgalinta iyo 20. The Investment and Industry Bureau.
20. የኢንቨስትመንት እና ኢንዱስትሪ
Warshadaha. ቢሮ. 21. The Bureau of Youth and Sports.
21. Xafiiska Dhalinyarada iyo 21. የወጣቶች እና ስፖርት ቢሮ.
Ciyaaraha
Bayaan Tirsi 209/2014 Boga 3 አዋጀ ቁጥር 209/2014 ገጽ 3 Proclamation No. 209/2021 Page 3
/2011 Bog 2
22. Xafiiska Warfaafinta. 22. የማስታወቂያ ቢሮ. 22. The Information Bureau.
23. Xafiiska Macdanta iyo Shidaalka. 23. The Bureau of Minerals and
23. የማዕድን እና ፔትሮሊየም ቢሮ. Petroleum.
24. Xafiiska Ilaalinta deegaanka iyo
24. The Bureau of Environmental
maamulka dhulka miyiga. 24. የአካባቢ ጥበቃ እና የገጠር መሬት
Protection and Rural Land
25. Xafiiska Horumarinta Waraabka. አስተዳደር ቢሮ Administration.
26. Xafiiska Curinta iyo 25. The Irrigation Development Bureau.
25. የመስኖ ልማት ቢሮ.
Tiknoolojiyada. 26. The Bureau of Innovation and
27. Xafiiska Qorshaynta 26. የኢኖቬሽን እና ቴክኖሎጂ ቢሮ. Technology.
27. The Planning Bureau.
2. Dhamaan Dhamaan ereybixinada 27. የፕላን ቢሮ.
Bayaanka dhexdiisa ee xeerinaya 2. All the designations ‘’Bureau of
Xafiiska Beeraha iyo Khayraadka 2. ''የእርሻና ተፈጥሮ ሀብት ቢሮ'' Agriculture and Natural Resources’’,
Dabiiciga ah, Xafiiska Khayraadka ‘’The Bureau of Livestock Resources
''የእንስሳት ሀብት ልማትና ገጠር
Xoolaha Iyo Horumarinta development and Rural
ልማት ቢሮ'' ''የሲቪል ሰርቪስና የሰው
Reerguurga, Xafiiska Adeega Development’’, ‘’The Civil Service
ሃብት ልማት ቢሮ'' ''መንገድና and human resource Development
Shacabka Iyo Horumarinta Cududa
ትራንስፖርት ቢሮ''' ''ጠቅላይ አቃቤ Bureau’’, ‘’The Roads and
Shaqaalaha, Xafiiska Jidadka iyo
ህግ'' ''ትምህርት ቢሮ'' ''የቴክኒክ፣ Transportation Bureau’’, ‘’The
Gaadiidka, Xeer ilaalinta guud,
Attorney General’’, ‘’The Education
Xafiiska Tacliinta, Xirfadaha, ሙያና ሥልጣና እና ሳይናንስ ቢሮ''
Bureau’’, ‘’The Skills, Vocations and
Farsamada iyo Sayniska, Xafiiska ''የሰራተኛና ማህበራዊ ጉዳይ ቢሮ''
Science Bureau’’, ‘’The Labor and
Shaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada, ''የሴቶችና ህፃናት ጉዳይ ቢሮ'' social Affairs Bureau’’, ‘’The Bureau
Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo ‹የንግድና ኢንዱስትሪ ቢሮ›፣ of Women and Children Affairs’’,
caaruurta, Xafiiska Ganacsiga Iyo ‹‹የኢንቨስትመንትና ዳያስፖራ ጉዳዮች ‘’The Trade and Industry Bureau’’,
Wershadaha, Xafiiska Maalgalinta
ቢሮ››፣ ‹‹የፔትሮሊየም፣ ማዕድንና ‘’The Investment and Diaspora affairs
iyo Qurbajoogta, Xafiiska shidaalka, Bureau’’, ‘’The Petroleum, Minerals
ኢነርጂ ቢሮ››፣ ‹‹የአካባቢ ጥበቃ፣
Macdanta iyo Tamarta. Xafiiska and Energy Bureau’’, ‘’The
ደንና የአየር ንብረት ለውጥ ቢሮ›› እና
Ilaalinta deegaanka, Kaymaha iyo Environmental Protection, Forests and
"የመስኖና ተፋሰስ ልማት ቢሮ" Climate change Bureau’’ and ‘’The
Isbedelka Cimilada Iyo Xafiiska
Waraabka iyo Dooxooyinka waa la የሚሉት ስያሜዎች ተሰርዘው፣ እንደ Irrigation and Basin development
tiray, waxaana lagu bedelay Xafiiska ቅደም ተከተላቸው ‹‹የግብርና ቢሮ››፣ Bureau’’ appearing in the

Beeraha, Xafiiska Horumarinta ‹‹የአርብቶ አደር ልማት ቢሮ››፣


proclamation are deleted and replaced
by the designations ‘’ ‘’Bureau of
Xoolo-dhaqatada, Xafiiska Adeegga ‹‹የፐብሊክ ሰርቪስ ቢሮ››፣
Agriculture’’, ‘’Bureau of Pastoral
Shacabka, Xafiiska Jidadka, Xafiiska ‹‹የመንገዶች ቢሮ››፣ ‹‹የፍትህ ቢሮ”፣ Development’’, ‘’Bureau of Public
Cadaaladda, Xafiiska xirfadaha iyo
“የክህሎትና የስራ ዕድል ፈጠራ ቢሮ”፣ Service’’, ‘’Bureau of Roads’’,
shaqa abuurka, Xafiiska Arrimaha
“የማህበራዊ ጉዳይ ቢሮ”፣ “የሴቶች ‘’Bureau of Justice’’, ‘’Bureau of
Bulshada, Xafiiska Arrimaha
ጉዳይ ቢሮ”፣ “የንግድና ትራንስፖርት
Skills and job creation’’, ‘’Bureau of
Haweenka, Xafiiska Ganacsiga Iyo Social Affairs’’, ‘’Bureau of Women's
Gaadiidka, Xafiiska Maalgalinta iyo ቢሮ”፣ “የኢንቨስትመንት እና
Affairs’’, ‘’Bureau of Trade and
ኢንዱስትሪ ቢሮ” ፣ ''የማዕድንና
Warshadaha, Xafiiska Macdanta iyo Transport’’, ‘’Bureau of Investment
Shidaalka, Xafiiska Ilaalinta ፔትሮሊየም ቢሮ'' ''የአካባቢ ጥበቃና and Industry’’, ‘’Bureau of Minerals
deegaanka iyo maamulka dhulka ገጠር መሬት አስተዳደር ቢሮ'' እና and Petroleum’’, ‘‘The Bureau of
miyiga iyo Xafiiska Horumarinta ''የመስኖ ልማት ቢሮ'' በሚሉት Environmental Protection and Rural
Waraabka siday u kala horeeyaan. land administration’’ and ‘’The Bureau
ስያሜዎች ተተክቷል።
of Irrigation Development’’
respectively.
Bayaan Tirsi 209/2014 Boga 4 አዋጀ ቁጥር 209/2014 ገጽ 4 Proclamation No. 209/2021 Page 4
/2011 Bog 2
3. የአዋጁ አንቀፅ 39 ፣ 40 ፣ 41 ፣ 42 ፣ 43 ፣ 3. Articles 39, 40, 41, 42, 43, 44, 45, 46,
3. Waxaa bayaanka lagu soo daray
44 ፣ 45 ፣ 46 ፣ 47 እና 48 እንደ ቅደም 47 and 48 of the Proclamation are
Qodobka 39aad oo ku xigi doonaa
renumbered as Articles 40, 41, 42, 43,
Qodobka 38aad, Qodobadii hore ee ተከተላቸው አንቀፅ 40 ፣ 41 ፣ 42 ፣ 43 ፣
44, 45, 46, 47, 48 and 49th
39aad, 40aad, 41aad, 42aad, 43aad, 44aad, 44 ፣ 45 ፣ 46 ፣ 47 ፣ 48 እና 49 ሆነው
respectively, and the following new
45aad, 46aad, 47aad iyo 48aad waxaa loo የሚከተለው አዲስ አንቀጽ 39
Article 39 is added:
akhrin 40aad, 41aad, 42aad, 43aad, 44aad, ተጨምሯል፡-
45aad, 46aad, 47aad, 48aad iyo 49aad ‘’39’’:- Powers and Duties of the
siday isugu xigaan. Planning Bureau
"39":- የፕላን ቢሮ ሥልጣንና ተግባር
The Planning Bureau shall have the
‘’39’’.Awoodaha iyo Waajibaadka የፕላን ቢሮ የሚከተሉትን ሥልጣንና powers and duties to:
Xafiiska Qorshaynta
ተግባራት ይኖሩታል፡-
1. based on national development
Xafiiska Qorshayntu waxa uu 1. ሃገራዊ የረጅም ጊዜ ስትራቴጂክ strategy, Develop a short-term and
yeelanayaa Xilkan iyo Waajibaadkan: እቅድን መሰረት በማድረግ የክልሉ long-term plans; and implement it
1. Wuxuu diyaarinayaa Qorshaha የረጅም ጊዜ ስትርቴጅክ እቅድ when upon approval;
Xilliga dhaw iyo Dheer oo lagu ያዘጋጃል፤ተግባራዊ እንዲሆን
2. Develop a long-term plan (five or ten
saleeyo istiraatijiyadda ደርጋል፤ የክልሉ የአጭርና መካከለኛ
years) and conduct periodic monitoring
horumarineed ee heer dal; marka la እቅዶችን ያዘጋጃል፣
and evaluation towards the
ansixiyana wuu dhaqangaliyaa.
2. የክልሉ የረዥም ጊዜ እቅድ implementation of plan;
2. Wuxuu diyaariyaa qorshaha xiliga
(አምስት ወይም አሥር ዓመታት)
dheer (shan ama toban sano) 3. Collects, analyzes and archives data
በማዘጋጀት አፈፃፀማቸው
wuxuuna kormeeraa islamarkaana related with the natural resources in
ይከታተላል፣ ይገመግማል; agriculture, industry, manufacturing
qiimeeyaa fulintooda.

3. Wuxuu ururiyaa islamarkaasna 3. የክልሉ የግብርና ተፈጥሮ ሃብት፣ and submit to the government and

kaydiyaa xogta khayraadka dabiiciga የኢንዱስትሪ ምርቶችና የስነ ህዝብ other concerned parties.

ah ee beeraha, warshadaha, መረጃዎችን በአግባቡ ያደራጃል፣ 4. Cause the undertaking of surveying,


waxsoosaarka iyo dadweynaha ይይዟል፣ ለሚመለከታቸው አካላት mapping and Geographical studies
waxaanuu u gudbiyaa cidda ay ያቀርባል፤ towards the settlement Patterns,
khuseyso.
4. የህዝቡ ጂኦግራፊካል አሰፋፈር፣ Agriculture, livestock, Basin and land
4. Waxa uu diyaariyaa darasaadaha arrangement Patterns, and ensure that
የእርሻ መሬት፣ እንስሳት ሃብትና
juquraafiyada dhulka ee la xidhiidha this data’s ought to be a baseline for
መሬት ካፍታን የሚመለከቱ
qaabka bulshadu u deggan tahay, the development programs and
የጂ.አይ.ኤስ ጥናቶችን ያካሄዳል፣
beeraha, xoolaha, togagga iyo kala- projects;
የክልሉ እቅዶችና የልማት
sareynta dhulka wuxuuna xaqiijiyaan
in xogahani gundhig u noqdaa ፕሮጄክቶች በመረጃው ላይ 5. Prepares socio-economic studies of

qorshayaasha iyo mashaariicaha የተመሰረቱ እንዲሆኑ ያደርጋል፤ the Region and ensure that the
horumarineed. recommendations are implemented.
5. የክልሉ ሶሽዮ-ኢኮኒሚክ ጥናቶች
5. Waxa uu diyaariyaa daraasadaha
ያካሄዳል፣ በጥናቱ የሚቀርቡ ምክረ-
dhaqan-dhaqaale ee deegaanka,
ሃሳቦቸም ተግባራዊ መሆናቸው
waxaanu xaqiijiyaa in la fuliyo
ያረጋግጣል፤
talooyinka kasoo baxa.
Bayaan Tirsi :- 209/2014 Boga 5 አዋጀ ቁጥር 209/2014 ገጽ 5 Proclamation No. 209/2021 Page 5
/2011 Bog 2
6. Wuxuu darsaa, dabagalaa 6. የክልሉ ልማት አመልካቾች የክልሉ 6. assess, follow-up and ensure that the
islamarkaasna xaqiijiyaa in
ኢኮኖሚ ነባራዊ ሁኔታዎችን performance standard are aligned with
waxqabadka halbeegyada
የሚመልሱ መሆናቸው/እንዲሆኑ the practical the economic status of
horumarineed ee Deegaanku
noqdaan kuwo ka jawaabaya ያጠናል፣ይከታተላል፣ ያረጋግጣል፤ the Regional State;
xaaladda dhabta ah ee dhaqaalaha
7. የክልሉ ኢኮኖሚ እድገት ደረጃና 7. Conduct a study to assess the level and
Deegaanka.
ፍጥነት ምዘና ጥናት ያካሄዳል፤ speed of economic growth of the
7. Wuxuu daraasaad ku sameeyaa
Region.
qiyaasta heerka iyo xawliga koboca
8. በተለያዩ ደረጃ ላይ ያሉ መዋቅሮች
dhaqaale ee Deegaanka. 8. Provide training and awareness
ስለእቅድ አዘገጃጀትና በኢኮኖሚ
8. Waxa uu bixiyaa tababarrada iyo creation aimed to build the planning
አስተዳደር ላይ ስልጠናና ግንዛቤ
wacyigalinada kusaaban kor-u- and economic management capacity of
ማስጨጫ ስራዎች ያከናውናል፣
qaadidda awoodda qorsheyneed iyo government organs at various
maamulka dhaqaalaha ee heerarka 9. ዉጤት ተኮር የሆኑ የክልሉ ልማት administrative hierarchies.
kala-duwan ee qaab-dhismeedka
እቅዶች ማኑዋሎች፣ ጋይድላይኖችና
dawladda. 9. Issue results-oriented regional
ሰነዶች ያወጣል፤
9. Waxaa uu soo saaraa development plans manuals, guides
documentiyada, habraacyada iyo 10. ዉጤት ላይ መሰረት ያደረገና and documents;
hagayaasha qorshayaasha በተለያዩ ደረጃ ላይ ያሉ መዋቅሮች
10. Establish an indicator-based
horumarineed ee natiijada ku ላይ ተፈጻሚ የሚሆን አመታዊ
monitoring & evaluation system based
salaysan ee heerarka kala-duwan ee የክትትልና ግምገማ
qaab-dhismeedka dawladda. on results and apply to various levels
ስርዓት(indicator-based
of structures.
10. Waxa uu dhisaa, kobciyaa monitoring & evaluation)
islamarkaasna horumariyaa 11. Develop and implement GIS and
ይዘረጋል፣ ተግባራዊነቱን
nidaamka dabagalka iyo qiimeynta statistical data analysis system for
ይከታተላል፤
natiijada kusaleysan ee heerarka
regional planning.
kala-duwan ee qaab-dhismeedka 11. ለክልሉ እቅድ አዘገጃጀት የሚጠቅሙ
dawladda. 12. Ensures that the short term plan of
የጂ.አይ.ኤስና የስታስትክስ መረጃዎች
11. Waxaa uu fulinayaa nidaamka the state government offices is in line
ጥናት ስርዓት ይዘረጋል፤ተግባራዊ
daraasaadka xogta ee lagu soo with the long-term goals of the sector;
ያደርጋል፤
ururinayo xogaha hab deegaaneedka
13. Issues guidelines and manuals to
iyo tirakoobka ee loogu baahan 12. የክልሉን መንግስት መስራያ ቤቶች
yahay hawlaha qorsheynta ee assist in the implementation of the
የአጭር ጊዜ እቅድ ከሴክተሩ የረጅም
deegaanka. region's demographic policy;
ጊዜ እቅድ ግቦች ጋር የተጣጣመ
12. Waxa uu xaqiijiyaa in qorsheyaasha
መሆኑን ያረጋግጣል፤
waqtiga gaaban ee xafiisyadu ay
waafaqsan yihiin yoolasha qorshaha 13. የክልሉ ስነ ህዝብ ፖሊሲ አፈጻጸም
waqtiga dheer ee qaybta (sectoral
ላይ እገዛ የሚያደርጉ መመሪያዎችና
plan) iyo qorshaha guud ee waqtiga
dheer ee heer deegaan iyo heer ማኑዋሎች ያወጣል፤
qaran.

13. Waxa uu soo saarayaa awaamiirta


iyo hab-raacyada muhiimka u ah
fulinta siyaasada arimaha
dadweynaha ee deegaanka,
Bayaan Tirsi 209/2014 Boga 6 አዋጀ ቁጥር 209/2014 ገጽ 6 Proclamation No. 209/2021 Page 6
/2011 Bog 2 uu suurtogeliyaa
14. Waxaa sidii 14. በክልሉ የስነ ህዝብ ፖሊሲ ተግባራዊ 14. To implement the demographic
deegaanka looga dhaqan gelin lahaa
እንዲሆን ያደርጋል፣ በስነ ህዝብ policy of the region, coordinate and
siyaasada arrimaha dadweynaha;
waxaa uu xidhiidhinayaa cilmi ጉዳዮች ዙሪያ የሚከናወኑ encourage research and symposium
baadhista iyo dood cilmiyeedyada ምርምሮችና ስምፖዚየሞችን on demographic issues;
laga samaynayo arrimaha ያስተባብራል፣ ያበረታታል፤ 15. Conduct a consistent study to align
dadweynaha ee deegaanka; wuuna
dhiirigelinayaa; 15. የህዝብ ህዝብ ቁጥር እንደገትና population size with development
15. Waxa uu diyaariyaa daraasadaha la ከልማት ፕሮጄክቶች እቅድ ዝግጅት planning and development projects;
xidhiidha isku-sargoynta heerka
ጋር ለማጣጣም የሚያሰችል ወጥ 16. Conducts surveys on the state of
korodhka tirada dadweynaha iyo
diyaarinta qorsheyaasha የሆነ ጥናት ያካሄዳል፤ infrastructure in the region and
horumarineed. monitors the implementation of the
16. በክልሉ ያሉ የመሠረተ ልማት
16. Waxaa uu sameeyaa daraasado lagu
አውታሮች ሁኔታ ላይ የዳሰሳ
findings;
ogaanayo xaalada ay ku
suganyihiin kaabayaasha ጥናቶች ያካሄዳል፣ የጥናቶቹ ግኝቶች 17. ensures that attention is paid to
horumarineed ee deegaanka, ተግባራዊ መሆናቸው ይከታተላል፤ women and special needs in the
waxaanu xaqiijiyaa in la fuliyo
proposed plans;
talooyinka kasoo baxa. 17. በተዘጋጁ እቅዶች ላይ ለሴቶችና ልዩ
17. Waxaana uu xaqiijinayaa isla ፍላጎት ላላቸው ወገኖች ትኩረት 18. Perform other activities that help to
markaana ka dhex hubinayaa
መሰጣቸው ያረጋግጣል፤ achieve its objectives or carry out its
qorshayaasha horumarineed ee la
power and duties given by law.
diyaariyay in ay tixgelin siinayaan 18. የቢሮው አላማና ግቦች ለማሳካት
haweenka iyo dadka baahiyaha
የሚያግዙ ሌሎች ተግባራት 19. may own property, enter into
gaarka ah leh.
18. Waxa uu qabtaa shaqooyinka kale ያከናውናል፤ contracts, sue or be sued in its own

ee lagu gaadhayo ujeedooyinka loo name;


19. የንብረት ባለቤት ይሆናል፤ ውል
aasaasay Xafiiska.
19. Waa mulkiile Hanti, waa la ይዋዋላል፤ በራሱ ስም ይከሳል እና 4. The following new sub-articles (3),
dacweynkaraa magaciisana waxbuu ይከሰሳል፡፡ (4), (5), (6), and (7) are added under
ku dacweyn karaa.
Article 46 of the proclamation (as
4. Qodobka 46 aad
(tirsiga dib loo 4. በአዋጁ አንቀጽ 46 (በአንቀጽ 4 ንዑስ
renumbered pursuant to sub Article
habeeyay) ee bayaanka waxaa lagu አንቀጽ (3) ቁጥር
soo daray Qodob hoosaadyada (3), (3) of Article 4.
(4), (5), (6), iyo (7) oo ku xigi እንደተስተካከለው) የሚከተሉት
doonaa qodobhoosaadka (2) ee ‘’(3). The rights and obligations of the
አዲስ ንዑስ አንቀጽ (3)፣ (4)፣ (5)፣
Qodobkan. Bureau of Agriculture under Article
(6) እና (7) ተጨምሯል።
(3) Dhamaan Awoodihii iyo 14 of the proclamation with regard
waajibaadkii la xidhiidhay "(3) በአዋጁ አንቀፅ 14 ሥር የገጠር to rural lands administration are
maamulka dhulka miyiga ee lagu
መሬት አስተዳደርን በሚመለከት hereby transferred to the Bureau of
siiyay Xafiiska Beeraha Qodobka
14aad ee Bayaanka waxaa hab ለግብርና ቢሮ ተስጥተው የነበሩ Environmental Protection and Rural
waafaqsan bayaankan loogu soo ሥልጣንና ተግባራት በዚህ አዋጅ Land Administration.
wareejiyay Xafiiska Ilaalinta ለአካባቢ ጥበቃና ገጠር መሬት
‘’(4). All the powers and duties, with
Deegaanka iyo Maamulka Dhulka
አስተዳደር ቢሮ ተሰጥተዋል።
Miyiga. respect to matters relating to

(4) Dhamaan Awoodihii iyo "(4) በአዋጁ አንቀጽ 19 ሥር ለፋይናንስ Planning given to the Finance
waajibaadkii la xidhiidhay ቢሮ ስለፕላን በሚመለከት Bureau under Article 19 of the
Qorshaynta ee lagu siiyay Xafiiska
ለፋይናንስ ቢሮ ተስጥተው የነበሩ proclamation are hereby transferred
Maaliyadda Qodobka 19aad ee
Bayaanka waxaa hab waafaqsan ሥልጣንና ተግባራት በዚህ አዋጅ to the Planning Bureau.
bayaankan loogu soo wareejiyay ለፕላን ቢሮ ተሰጥተዋል።
Xafiiska Qorshaynta
Bayaan Tirsi :- 209/2014 Boga 7 አዋጀ ቁጥር 209/2014 ገጽ 7 Proclamation No. 209/2021 Page 7
/2011
(5) Bog 2
Dhamaan Awoodihii iyo "(5) በአዋጁ አንቀፅ 21 ሥር ‘’(5). All Powers and Duties with respect
waajibaadkii la xidhiidhay
ስለትራንስፖርት በሚመለከት to matters relating Administration
Maamulka Gaadiidka ee lagu
siiyay Xafiiska Jidadka Qodobka ለትራንስፖርትና መንገዶች ቢሮ of Transportations given to the
21aad ee Bayaanka waxaa hab ተስጥተው የነበሩ ሥልጣንና Bureau of Roads under Article 21
waafaqsan bayaankan loogu soo
ተግባራት በዚህ አዋጅ ለንግድና of the proclamation are hereby
wareejiyay Xafiiska Ganacsiga
ትራንስፖርት ቢሮ ተሰጥተዋል። transferred to the Trade and
iyo Gaadiidka.
Transportation Bureau.
(6) Dhamaan Awoodihii iyo "(6) በአዋጅ ቁጥር 204/2003 ለስራ
waajibaadkii la xidhiidhay Shaqo ዕድል ፈጠራና ኢንተርፕራይዞች ‘’(6). All Powers and Duties Related with
Abuurka ee lagu siiyay Job Creation given to the Job
ልማት ኮሚሽን ተስጥተው የነበሩ
Komishinka shaqo abuurka iyo
creation and Enterprises
horumarinta shirkadaha ሥልጣንና ተግባራት በዚህ አዋጅ
Development Commission under
Bayaanka tirsigiisu yahay: ለክህሎትና የስራ ዕድል ፈጠራ
204/2013 waxaa hab waafaqsan proclamation no 204/2013 are
ቢሮ ተሰጥተዋል።
bayaankan loogu soo wareejiyay hereby transferred to the Skills and
Xafiiska Xirfadaha iyo Shaqa "(7) በአዋጁ አንቀጽ 30 ሥር Job Creation Bureau;.
Abuurka. ኢንዱስትሪን በሚመለከት ለንግድና
‘’(7). All Powers and Duties with respect
(7) Dhamaan Awoodihii iyo ኢንዱስትሪ ቢሮ የነበሩ ሥልጣንና
waajibaadkii la xidhiidhay to matters relating industries given
ተግባራት በዚህ አዋጅ
Warshadaha ee lagu siiyay to Trade and Industry Bureau under
ለኢንቨስትመንትና ኢንዱስትሪ ቢሮ
Xafiiska Ganacsiga Qodobka Article 30 of the Proclamation are
30aad ee Bayaanka waxaa hab ተሰጥተዋል።
hereby transferred to the Bureau of
waafaqsan bayaankan loogu soo
5. በአዋጁ አንቀፅ 47 ንኡስ አንቀጽ (1) Investment and Industry.
wareejiyay Xafiiska Maalgelinta
iyo Warshadaha. (በአዋጁ አንቀጽ 4 ንዑስ አንቀጽ (3)
5. Under Sub-article (1) of Article 47 ((as
ቁጥር እንደተስተካከለው) ፊደል ተራ
5. Qodob hoosaadka (1) ee Qodobka renumbered pursuant to sub Article (3)
47aad (tirsiga dib loo habeeyay) ee (ቸ) ቀጥሎ የሚከተለው አዲስ ፊደል
of Article 4) of the proclamation is
bayaanka waxaa lagu soo daray ተራ (ነ) ተጨምሯል፡-
added the following new letter (p),
Xarafka (q), oo ku xigi doonaa
xarafka (f) followed by the letter (Q)

(q) waxaa la buriyay Qodobka 3aad “ነ). የሶማሌ ክልል የሥራ ዕድል ፈጠራና
(P) Article 3 of proclamation no
ee Bayaanka Aaasaasida ኢንተርፕራይዞች ልማት ኮሚሽን
204/2021, the Establishment of the
komishinka Shaqo Abuurka iyo ማቋቋሚያ አዋጅ ቁጥር 204/2021
Job Creation and Enterprises
Horumarinta Shirkadaha
አንቀጽ 3 በዚህ አዋጅ ተሽሯል። Development Commission of
Dawladda Deegaanka
Soomaalida ee tirsigiisu yahay: Somali regional state is hereby
204/2013. 4. አዋጁ የሚፀናበት ጊዜ repealed.
4. Mudada Dhaqangalka Bayaankan ይህ አዋጅ በክልሉ ምክር ቤት 4. Effective Date
Bayaankani waxa uu dhaqangelayaa ከተፀደቀበት ቀን ጀምሮ የፀና ይሆናል፡፡
laga bilaabo maalinta uu Golaha This proclamation shall come enter into
Xildhibaanadu ee Deegaanku ansixiyo. force upon day approved by the State
ጅግጂጋ ከዛሬ ጥቅምት ቀን 2014 ዓ.ም council.
Jigjiga, Diqimti 2014
Done at Jigjiga, February 2014
MUSTAFE MUXUMED CUMAR ሙስጠፌ ሙሁመድ ኡመር
MUSTAFA MUHUMED OMAR
MADAXWEYNAHA DAWLADDA የሶማሌ ክልላዊ መንግሥት ፕሬዚዳንት
DEEGAANKA SOOMAALIDA PRESIDENT OF SOMALI
REGIONAL STATE

You might also like