Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 2

Xogta biya dhaaminta xafiiska biyaha ee dagmada raaso

Raaso waxay kamid tahay 9 dagmo ee gobalka afdheer uu kakooban yahay


Mudooyinkii ugu danbeeyey waxaa dagmada saameeyey abaaro soo noqnoqday
kadib roob yaraan kajirtay dagmda mudadaas iyadoo laga duulayo in laga jawaabo
baahiyaha ama biya la aanta sida xun usaameeyey dhaman 20 qabale ee ay
dagmadu kakoobantahay ayuu xafiska oo kaashanaya dagmada qorshe uqaatay in
laga jawaabo baahida shacabka iyadoo laga duulayo qabalayada ugusii daran ee ay
biyo la aantu kajirtto

Ilaha biyaha No Functional Nonfunctional

Ceel 3 2 1

Barkado 32 19 13

Ceel gacmeed 4 3 1

Hafardham 4 3 1

Earth dam 3 1 2

Xogta ila biyoodka ee dagmada raaso


No Goobta km population

1 Jiirgaabo 6 km 635

2 barakaca yasha 5 km 1265

3 Qabale 15 km 1600

4 hadhaa muuse oo kakooban 12 km 3600


sadex qaybood

5 dhagaxriiqe oo kakooban 16 km 1854


sadex qaybood

6 Jaarsaw 43 km 1232

7 .laasxaar 39 km 1321

8 xunba wayne 47 km 1465

9 Hajeey 13 km 420

10 Xaqiiq 11 km 740

11 Qoombiir 14 km 632

12 banan gorayo 17 km 832

13 Qobow 15 953
KM

14 Hargaisa yar 13 km 2143

15 Xayaw 25 km 753

16 Aboonsa 36 635

17 Leediga 95 1243

18 Biyo janaale 113 1223

19 Hadhwalac 87 km 532

20 Boodhcaano 81 km 423

21 Magaalo qansax 50 km 2315

22 Burudhay 47 km 486

23 Gabo gabo 68 km 231

24 Goorasamo 57 km 132

25 Koodwanaag 16 km 139

You might also like