Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 5

Test exam Juqraafi

Name :-
School :-
Qeybta 1aad :- goobo gelin 40*2=80
1. Da’da dhulka waxaa lagu qiyaasaa
B. 2000 Milyan Oo sano
T. 3000 Milyan Oo sano
J. 4000 Milyan Oo sano
X. 5000 Milyan Oo sano
2. Buuga alshifa waxaa qoray
B. Ibnu siinaa
T. Ibnu qartuum
J. Ibnu saciid
X. Ibnu cali
3. Qaab dhismeed ka dhulka soomaaliyeed waxaa loo qeybiyaa
B. Sagxad araki ah
T. Dhadhaabyada waaga 2aad ilaa waaga 4aad
J. Dhammaan
4. Meelaha laga helo dhaadhaabka waaga 2aad waxaa ka mid ah
B. Galbeedka gaar ahaan Boorame
T. Bartamaha gobalka
J. Sagxadaha wabiyada Juba iyo Shabeele iyo Waqooyi Bari
X. Dhammaan
5. Dhadhaabyada xilligii Ayusiinta hore waxay lahayeen kala sarreyn dhuleed oo uu janjeedhkoodu
gaaraya
B. 100 caag
T. 200 caag
J. 300 caag
X. 400 caag
6. Waa dhamaan noolaha laga helo oogada saree dhulka Waa qaybta nool ee deegaanka
B. Nololeyda
T. Manoole
J. Carbon
X. Oxygen
7. Qeybaha nololeyda waxaa ka mid ah
B. Carrada
T. Dhirta
J. Xayawaanada iyo Aadanaha
X. Dhammaan
9. Waxyaabaha ay Carrada ay ka kooban tahay waxaa ka mid ah
B. Macdano
T. Hiyuumas
J. Biyo iyo Hawo
X. Dhammaan
10. Qeybaha dhirta dabiiciga ah waxaa ka mid ah
B. Keymaha
T. Cowska
J. Haramaha
X. Dhammaan
11. Waa xaalad ka dhalata hoos u dhac ku yimaada roobka mudo dheer
B. Abaaraha
T. Daadadka
J. Roobabka
X. Midna
12. SABABAHA DABIICIGA AH EE KEENA XAALUFKA WAXAA KA MID AH
B. Xadiga roobka Oo yaraada
T. Dhirta Oo yar
J. Carro guurka
X. Dhammaan
13. Waa hoos u dhaca ku yimaada carrada dhulka qalalan iyo dhulka biyaha leh
B. Xaaluf
T. Hared
J. Himilo
X. Midna
14 . dhulka la deganyahay oo ay ku noolyihiin boqolkiiba waa
B. 60%
T. 58%
J. 54 %
X. 64 %
15. Dhibaatada ugu weyn ee uu deegaanka wajahayo waa hoos udhaca ku yimid dhirta iyo
xayawaanada waxaana loo aaneeya
B. Aadanaha
T. Wasakhawga
J. Roobabka
X. Daadadka
16. waxay xuduud lawadaagtaa 9 dal oo dhererkooda gaaraya 2240km
B. Sudan
T. Uganda
J. Somalia
X. Kenya
17. Waxay leedahay mid kamid ah xeebaha ugu dheer Afrika oo dhererkeydu gaarayo
B. 2222km
T. 3333km
J. 4333km
X. 6543km
18. Muhiimadaha baddaha waxaa ka mid ah
B. In lagu la xiriiro dunida
T. Inay kordhiso ilbaxnimada dalka
J. In laga helo khayraad badan oo kala duwan
X. Dhammaan
19. Ahmiyada kheyraadka xoolaha waxaa ka mid ah
B. Ahmiyad cuno
T. Ahmiyad dhaqaale
J. B & T
X. Midna
20. Wax soo saar ka kaluunka waxaa lagu qiyaasaa dalka
B. 2% T. 4%. J. 6% X. 8%
21. Waa socdaalka dadka ay kaga soconayaan deeganadooda kuna aadayaan deegana kale oo cusub
B. Socdaalka dalxiis ah
T. Socdaalka caafimaad ah
J. Socdaalka Hijrada
X. Dhammaan
22. Waxyaabaha sababa Socdaalka hijrada waxaa ka mid ah
B. Dhaqaalaha T. Colaada
J. Xirfadaha X. Dhammaan
23. Waa marka korarka tirada dadka ay kasaro marto ilaha dhaqaalaha dabiiciga ah ee dalka
B. Tirokoob T. Tarantula
J. Taranfatah X. Midna
24. Waa habka guud ee tirinta guud ee dadka ee waqti iyo goob cayiman
B. Tirokoob T. Tarantula
J. Taranfatah X. Midna
25. Waxaa loo la jeeda halka laga heli karo xogta bulshada
B. Ilaha daraaseynta Bulshada
T. Ilaha daraaseynta Xoolaha
J. Ilaha daraaseynta Dhirta
X. Midna
26. waa dalkii ugu hooreeyey ee ku baaraaruga kobaca dadka magaalooyinka
B. Ingiriiska T. Talyaaniga
J. Faransiiska X. Soomaaliya
27. Noocyada maraakiibta waxaa loo qeybiyaa
B. 2 Nooc T. 3 Nooc
J. 4 Nooc. X. 5 Nooc
28. Magaalo madaxda gobalka Bakool waa Magaalada
B. Bu'aale. T. Qansax dheere
J. Xudur. X. Jalalaqs
29. Ilaha dhaqaalaha laga helo waxaa kamid ah
B. Sanaacada iyo Tamarta. T. Gadiidka iyo Gediska
J. Dalxiiska. X. Dhammaan
30. Waxyaabaha Aadanaha la xiriira ee saameeya Filiqsanaanta dadka waxaa ka mid ah
B. Ilaha biyaha. T. Xirfadda
J. Macdanta. X. Cimilada
31. Khadkii tareen ee ugu horeeyey waxaa la bilaabay sanadii
B. 1883 T. 1830
J. 1843 X. Midna
32 . waa magaalada loogu dalxiis badanyahay dunida.
B. Paris T. Roma
J. Mogadishu X. Asmara
33. Noocyada dalxiiska waxaa ka mid ah
B. Dalxiis caafimaad iyo Dalxiis dhaqameed
T. Dalxiis isirka la xiriira iyo Dalxiis madadaalo
J. Dalxiis qar-iskatuurnimo
X. Dhammaan
34. Khadkii tareen ee ugu horeeyey ee dunida muslimka wuxuu ahaa
B. Qaahira iyo Aleskaderiya
T. Qaahira iyo Khartuum
J. Aleskaderiya iyo gaza
X. Gaza iyo Albania
35. Kaabayaasha sanaacada waxaa ka mid ah
B. Alaabta ceyriinka ah iyo ilaha Tamarta
T. Shaqaale iyo Raasumaal
J. Suuq, Gaadiid, iyo isgaarsiin
X. Dhammaan
36. Waa xariiqmo kamuuqda khariirada korkeeda oo lagu muujiyo bed dhuleedka dowladi ay ku
fuliso awoodaheeda dunida aqoonsantahy
B. Sohdin dowladeed
T. Sohdin siyaasadeed
J. Sohdin Waxbarasho
X. Midna
37. Waa bar ku taal dowlad dhulkeeda meesha ay ku dhamaato waxaana laga dhisaa qalcado iyo
darbiyo
B. Xaduud T. Dowlad
J. Siyaasad X. Midna
38. Waa dhulka u dhaxeeya laba dowladood
B. Jiid T. Webi
J. Bad X. Midna
39. Heerar ka qorsheynta Sohdinta waxaa ka mid ah
B. Qeexid iyo qorsheyn. T. Go,aamin
J. Tilmaamid. X. Dhammaan
40. Noocyada soodimaha dunida waxaa ka dib ah
B. Xuduud dabiici ah. T. Xuduud aadanaha la xiriirta
J. B iyo T X. Midna
Good Lucky
Qeybta 2aad: ku beeg weedha qeybta (B) midda ku habboon ee qeybta (T) : ( 20dhibcood )
SHAXDA B AADINTA SHAXDA T
1. Gaadiidka dhulka waxaa Madadaaladda
ka mid ah
2. Awoodda dowladda Sababo xagga bulshada ah
waxaa saameyn ku Leh
3. Noocyada dalxiiska Tareenka
waxaa ka mid ah
4. Tiirarka geddiska waxaa Goob juqraafi ahaaneed
ka mid ah
5. Waxyaabaha saameynta wax soo saar dheeri ah
kuleh tirada dhalashada
Good lucky

You might also like