Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 2

ISLA ISTICMALKA TIME-FREMES KALA DUWAN

1-Jihadee ayay u jeydaa [BUY or SELL]?


2-Goorma ama wakhtigee ayaan jihadaas u raacaa.?

- Si aad khariirada suuqa iyo xawaaraha uu ku socdo aad u


Fahanto mar walba waxaa u baahantahay ugu yaraan in aad isla
Isticmashid labo time frame oo mid waliba uu shaqo gaar ah
Haayo

- Time frame-ka hore waa midka weyn oo jihada markaas loo jedo
Aad ka fah meysid, sababta kan hore loogu bahan yahay waa in uu
Kuu shegaa jihada fursadaas u socota Uptrenda and Downtrend

- Time frame-ka labaad waa midkaas hore mid kayar oo kuu


Sheegaya wahktiga u haray in jihadaas loosii socodo iyo hadii uu
Dhaqaaq labaad soo socdo in aad ogaatid wahktiga dhaqaaqaas
Labaad uu imaanayo si aad ula qabsatid

F.G
Waxa isla is ticmali kartaa wahktiyadaaan
1-4h/15mins /2h/15mins 15mins/5/3 5mins/1mins
MARKET MAPING
Waxauu kaa cawindonaa qodobadaan

- In aad ogaatit suuqa jihadiisa uu markaa ku socdo

- In aad ogaatit meesha uu suuqu kayimid


- In aad ogaatit meesha la aadi karo si aad usii racdid
TREND MOMENTUM
Waxa uu inaga saacidaa qodobadaan,

- In aad go,aansatid jihada aad suuqa u raaceyso iyo


Meelaha xuduudka u ah TREND

- In aad ilaa shankartid marka suuqa ay ka dhacdo COUNTER


TRENDBREAK,taasi oo cadeyneysa in TREND-GA uu wali
Jahadiisii hore ku sii socondono

- TREND MOMENTUM waxa uu inaga caawinayaa go,aan


Gaarga u dambeya ee fursada aan galeyno inaga oo u
Dageyna LOWER-TIME-FRAMES ayaan qiimeym donaa ee
Xiligii fursada ay dhaqaaqi laayd lagaaray.

You might also like