Download as docx, pdf, or txt
Download as docx, pdf, or txt
You are on page 1of 2

Soomaali:

Duubitaanka Wicista:

Wave file 12363 (Somali menu options)

Fadlan si taxadar leh u dhegeyso xulashooyinka soo socda. Haddii aad wacayso wax ku saabsan kaadhka P-EBT

ee lumay ama la xado ama kaadhkaaga P-EBT aanu shaqaynayn, Riix 1. Wixii macluumaad ah ee ku saabsan

barnaamijka xagaaga-EBT, Riix 2. Su'aalaha iyo jawaabaha xagaaga-EBT ee inta badan la is weydiiyo, Riix 3.

Dhammaan su'aalaha xagaaga-EBT ama si aad qof ula hadasho, Riix 4.

Wave file #12365 (status update) (#2)

Bedelka Faa'iidada Elektarooniga ah ee Xagaaga (xagaaga EBT) waa barnaamij cusub oo ah gargaarka cuntada

joogtada ah ee qoysaska xaqa u leh laga bilaabo xagaaga 2024. Xagaaga EBT waxay siisaa qoysaska carruurta

da'da dugsiga ah oo u qalma cunto dugsiyeed bilaash ah ama qiimo jaban $120 ilmo kasta inta lagu jiro bilaha

xagaaga Ku iibso cunto caafimaad leh oo lagu shubo kaadhadhkooda xagaaga-EBT. Barnaamijkii Faafida-EBT wuu

dhamaaday. Dhammaan faa'iidooyinka P-EBT waa la qaybiyay mana jiraan faa'iidooyin dheeraad ah oo la bixin

doono.

Wave file 12366 (FAQs) (#3)

Fadlan dhegayso su'aalaha soo noqnoqda ee soo socda: Yaa u qalma S-EBT? Jawaab: Ardayda u qalanta S-EBT

waa in lagu diwaan galiyo dugsiga NSLP/SBP, oo ay buuxiyeen codsi qado bilaash ah oo la dhimay, codsiga

dheefahaasna waa in uu dugsigu oggolaaday.

Ardayda aan ka diiwaan gashanayn dugsiga NSLP/SBP wali way u qalmi karaan S-EBT haddi ay yihiin caruur la

korsado ama ay helaan SNAP, TANF Qabiil, MFIP ama gargaar caafimaad.

Su'aal: codsigee ayaan u baahanahay si aan u gudbiyo si aan ugu qalmo? Jawaab: Carruurta ka diiwaangashan

dugsiyada NSLP/SBP waxay xaq u yeelan karaan EBT xagaaga iyaga oo dhammaystira, soo gudbiya oo loo

[Title] 1
oggolaado qado bilaash ah oo la dhimay oo ay bixiyaan dugsiyadoodu. Qoysaska leh ardayda qaata MFIP, TANF

Qabiilka, SNAP iyo/ama gargaarka caafimaadka waxay si toos ah ugu qalmaan S-EBT oo uma baahna inay

buuxiyaan arji.

Su'aal Sheeg waqtiga kama dambaysta ah ee soo gudbinta codsiga? Jawaab: Reeraha leh ardayda ka

diiwaangashan dugsiga NSLP/SBP waxay codsan karaan xagaaga EBT wakhti kasta inta u dhaxaysa bilawga sanad

dugsiyeedka ka horeeya iyo maalinta u dambaysa ee xilliga xagaaga.

Qoyska leh ardayda hela MFIP, TANF Qabiil, SNAP iyo/ama gargaarka caafimaadka waxay si toos ah ugu qalmaan

S-EBT oo uma baahna inay buuxiyaan arji.

Su'aal: Goorma ayaa manfaca la bixinayaa? Jawaabta EBT xagaaga waxa la bixin doonaa bilaha xagaaga ee 2024

Wave file 12402 (to speak to a representative) (#4)

Dhammaan khadadka hadda waa mashquul Haddii aad u baahan tahay inaad cusboonaysiiso ciwaankaaga ama

aad hayso su'aalo ku saabsan sida loo buuxiyo arjiga si aad u hesho dheefaha Summer-EBT, fadlan la xidhiidh

dugsigaaga iyo/ama shaqaalaha kiiskaaga.

[Title] 2

You might also like