Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 46

DEEGSIGA KALKULETARKA

1
(SANTIFIC TIRCES)
copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024
Book contents
Chapter 1: analytic trigonometry……………………………………
1.1 Angles value.
1.2 sum and difference identities for cosine and sine.
1.3 som important points of trignometry.
1.4 som identities.
Chapter 2: complex number…………………………………
2.1 Elementary operation of complex numbers.
2. squer roots of complex numbers.
2.3 modulus and argument of complex numbers.
2.4 complex numbers in polar form.
Chapter 3: probability…………………………………
3.1 factorial
3.2 permutation.
3.3 combination
Chapter 4: statistics…………………………………………
4.1 Standard deviation of grouping data.
4.2 Standard deviation of ungrouping data.
Chapter 5: limits and continuity…………………………………………
5.1 Limits direct substation.
5.2 undefined Limits.
5.3 Limits at infinity.
5.4 Limits of trigonometric functions.

Chapter 6: Differentiation…………………………………………
6.1 Derivatives

Chapter 7: integration....…………………………………………
7.1 indefinite integrals.
7.2 definite integrals.
7.3 integration of trigonomertric funtions

2 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


3 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024
4 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024
1: Badhamada kakuleetarka iyo waxa loo adeegsado.

5 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


6 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024
7 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024
8 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024
9 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024
2: Nadiifinta kalkuleetarka
Shaashada kalkuleetarka wxay ku soo muuqataa laba hab oo kala ah

Habka saxda ah ee kalkuleetarka.


1. MathIO: Habkaan wa sida caadiga ah ee
kalkuleetarka waxana loo yaqaanaa mathIO.
cabirka saarana waa degree,

2. LineIO: Habkaan waxa loo yaqaana LineIO


waxa uuna xusiaabta ku qorayaa hal xariqin.
Cabirka saarana waa degree. ogow cabirka waa
badlankartaa mar walba adigo ku laabanayo
shift, mode kadibna saaranayo cabirka Aad
rabtid Rad, Grad, iwm.
Marwalba isticmaal habka 1aad MathIO!.

Hadaba hadii uu san kuu saareyn habka 1. si Aad u saaratid nadiifi


kalkuleetarkaaga. Si Aad u nadiifisid kalkuleetarkaaaga raac talaaboyinkaan.
1. riix shift.
2. kadibna riix 9.
3. kabina riix 3.
4. kadibna riix =.
6. kadibna riix AC.

Iska nadiifi kalkuletarka marwalba oo Aad ka shaqeyneysid xisaabaat kala dudu


wan si aysan khaladaad kaaga imaanin xisaabintaada.

ogow; marwalba oo Aad nadiifiso kalkuletarkaaga waa mar walba oo ay yaraanayaan


khladaadkiisa.

10 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


Analytic Trigonometry.

1. Angles value.
some Examples.
Find the value of these angles?
−√6+√2
I. Cos 105. 4
√2
II. Sin 45. 2
√3
III. Tan 30. 3

si aad uga shaaqeysid xaglahaan midwalba riix badhamada ay


ku kalajiraan xaglaha sin,cos,iyo tan, kadibna gali qiimaha lagu
siiyay. Jawaabtadu hadey u soo muuqato sidaan wxa ay ku
cabiran tahay Radias.

Si aad u saaratid Degree riix shift kadibna dheh mode kadib doore
lambar 3, kadibna dheh = . Jawaabtaada waxaa loo rogi doonaa
degree waxayna u soo muuqan doontaa sida tan.

11 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


2. sum and difference identities for cosine and sine.
Exampl1.6
Find the exact value of each expression. Using calculator.

a. Sin 75°

xal: riix sin kadiba 75 kusoo xir braakatka kadibna dheh =

−√6+√2
jawaabta
4

7𝜋
b. tan 12 −2 − √3
xal: si Aad ugaliso kalkuleetarka riix tan kadibna

isticmaa claamada jajabka qeybta kore gali 7 kadibna 𝜋 baay

si Aad u galiso riix shift kabna badhanka hoose ee X10X , hoos usoo dag adigo

adegsanayo falaaraha badhanka replay kadib gali 12 kadibna =

jaawaabtaadu wax ay naqaneysaa jajab maxa yelay angalkagu waxa uu ku

cabiranyahay degree, maadaama Aad heystid 𝜋 bay waxa lagu cabiraa


Radies si Aad u saaratid radies riix shift, kadibna mode kabna lambar 4 =

Jawaabta −2 − √3

3. som important points of trignometry.


Example1.
. 2 cos2 15°-1

Xal: hadaba hadii xagashaada squer saaranyahay si Aad u


xalisid gali baraakat xagasha iyo tirada inta u dhexeyso
kadibna ku soo xir baraakatkale, u gali sidatan.

2( cos( 15) )2-1 ama sidan 2 cos( 15)2-1

√3
jawaabta
2

12 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


example 2.
2 tan 15°
2.
1−𝑡𝑎𝑛2 15°

Xal: xisaabtan si Aad ugaliso kalkuleetarka isticmaa claamada jajabka gali qeebta kore
kadibna ku soo xir baraakat 2 tan( 15), kadibna usoo dag qebta hoose adigoo adegsanayo
falaaraha badhanka Replay. Maadaama hooseyaha iskuweer saaran yahay waxad u galin kartaa
laba qaab. 1: 1-( tan(15) )2 2: 1-tan(15)2

√𝟑
Jawaabta 𝟑

𝜋
2𝑡𝑎𝑛
3
3. 2 𝜋
1−𝑡𝑎𝑛
3

Xal: si Aad ugaliso kalkuleetarka ugu horeeyn isticmaa claamada jajabka ∎ kadibna qor 2 tan
∎ 𝜋 𝜋
kadibna isticmaa claamada jajabka ∎ kadibna gali 3 kadibna ku sooo xir baraaket. 2 tan( 3 )
kadibna u soo dag hoos. gali 1- kadibna tan madaama ay tan iskuweerantahay ka hor mari
𝜋
baraakat kadibna gali barakatka tan ay wadato soo xir kadibna ku soo xir baraakat kale
3
𝜋 𝜋 2
kdib iskuweer gareey. 1-( tan( ) )2 ama 1- tan( )
3 3

Jawaabta: −√3

Ogow: Marwalba walba oo angalkaagu yahay 𝜋 cabirka waxad saraneysaa Radies si Aad u
sararatid riix badhanka shift, kadibna mode kadibna dooro lambar 4.

13 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


4. som identities.
Chose the value of this expantion decimal form using calculetor.
Sin 15°

√3√2 −√2 √2−√3


a) b) c)
4 2 2

√6−√2
Xal: hadaba sida aan ognahay Sin 15° waxa ay lamid tahay habkaan waa hab stander form
4

ah siaad ugu badasho hab dicmal ah kaliya adeegso badhnakaan S ⇔D riix badhankan.

Jawabtaadu waxay isku badali dontaa dicmal. Waxayna noqondoontaa sida tan. 0.2588190451.

Hadaba si aad u ogaato jawaabta obshanka ay ku jirto ku tijaabi midwalba oo kamid ah

obshanada lagu siiyay adiga oo u galinaayo sida uu qoranyahay kadibna riix badhanka SD, hadii
ay obshan ka mida obshanada lagu siiyay kuu soo baxdo isla jawaabtaan 0.2588190451. wa
obshnka saxda ah.

Sin 15° is √6−√2


4
to decimal i s

3 2 √6
a) √ 4√ is 4
to decimal is

√2−√3
jawaabta waa c) 2

14 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


Chapter one exercise in scientific tricks

Part one Multiple chose questions.

❖ Using scientific calculator choose the correct answer.


1. the exact value of Sin15° is

√6−√2 − √2 √2−√3 −√6


a) b) c) d)
4 2 2 2

2. simplifying expression of Sin15° cos15° is equal to

√2 1 1
a) b) c) d) 3
2 2 4

7𝜋
3. the exact value of tan is
12

√2
a) b) −2 − √3 c) -3 d) 2 − √3
4

4. the exact value of sin105° is

√6+√2 √2 √6−√3 √3
a) b) c) d)
4 2 4 2

5. cos(87°)cos(93°) – Sin(87°)sin(93°)

3
a) b) −√3 c) 0 d) −1
3

𝜋 𝜋 𝜋 𝜋
6. the exact value of cos( )cos( ) – Sin( )sin( )
3 3 3 3

1 1
a) b) √2 c) 0.34 d) −
2 2

15 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


7. the value of 2sin215-1 is

√2 −2−√3 √3+√2
a) b) √2 − √3 c) d)
3 2 4

𝜋 𝜋
8. the value of cos2 - sin2 is
6 6

1 −√3 1
a) b) √2 c) d)
2 3 4

9. cos2Χ + sin2Χ is

a) 2 b) -4 c) 1 d) 0

1−cos(60°)
10. the value of √ is
1+cos(60°)

√6−√2 √3 √2
a) b) -2 c) d)
4 3 2

part two:

Match each expressino in column 1 with its value in column 2


Decimal form Using calculetor
1 tan 15° 1− √𝟐

𝜋
2 cos √√𝟐 − √𝟐
8
𝟐
𝜋
3 tan (- ) 1+√𝟐
8

4 tan 67.5 2− √𝟑

5 Cos 67.5
√√𝟐 − √𝟑
𝟐

16 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


complex number

1.Elementary operation of complex numbers.


➢ Addition.
Example 1.
If z1 = 3 – 2i and z2 = -1+5i find z1+z2
Xal: si Aad u xaliso xisaabtaan marka hore saar kalkuleetarka coplex. Adigo riixaya mode
kadibna lambar 2. Si Aad u so heshid z1+z2 waxad u bahantay in aad adeegsato xarafka i sida
hora uso aragtay xaragka i waxa uu ku jiray badhanka ENG marka Aan u baahano in Aan
adeegsano xaraf waxa aan riixijirnay ALPHA kadibna xarfka aynu rabno in Aad adeegsano balse
xarafka i uma baahno in Aad ka hormariso ALPHA maxaayeelay waxa uu kuu shaqenayaa kaliya
marka kalkuleetarkaaga uu saaranyahay complx. U gali kalkuleetarka sida ay u qorantahy. z1 oo
ah 3 – 2i oo lagu daray z2 oo ah -1+5i .

Jawaabta 2+3i

Example2.
Add the flowing complex numbar.
(4+7i) + (1-6i)
xal: ugali kalkuleetarka sida ay u qorantahay.

Jawaabta 5+i

Ogow: inata Aad ku guda jirtid cahaptarkaa waa in kalkuleetarkaaga uu ku saaranyahay complex.

17 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


➢ Subtriction.
Example.
(1+2i) –(4+2i)

Xal: u galai qaabka ya u qorantahay adigoo kala jaraayo z1 iyo z2.

Jawaabta 4-3i

➢ Multiplication.
Example.
(3+2i) (3-2i)
Xal: si Aad u xalisid u gali kalkuleetarka sida ay u qorantahay adigo baraakat galinayo labada
dhinac taas oo ka dhigan isku dhifasho. Adigoo isku dhifanayo qeybta hore oo ah z1 (3+2i) iyo
qeybta danbe oo ah z2 (3-2i)

Jawaabta 13

➢ Divistion.
z1
If z1 = 3 + 2i and z2 = 5 + 3i determaine
𝑍2

Xal: sia Aad u xalisho gali klaku leetarka si aad isugu qeybisid z1 iyo z2 adeedgo calaamda
3+2𝑖
jajabka qeybta kore gali z1 hoos u soo dag kadibna gali z2 . .
5+3𝑖

21 1
Jawaabta + 𝑖
34 34

18 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


2. squer roots of complex numbers.
Example.
Find the squer root of this comlex numbar.

a) -5 + 12i
Xal: si Aad xalisid iskuweer ruutka marka hor furo claamada iskuweer ruutka √∎
kadibna kali absulut value oo ah calamadaan lzl, si Aad ugaliso lzl adeegso badhanka hyp
h hyp
adigoo ka hormarinaayo shift marka ay kuu soo muuqato calmada lzl gudeheeda gali tirada lagu
siiya. l -5 + 12i l. kadibna laba mar ku dhufo faalarta midig ee badhanka replay si Aad bananka
uga soo baxdo iskuweer ruutka. Inata kadib si Aad u raadiso argumanti adigoo halkaga joga ku
dhufo shift kadibna adeegso badhanka (−) sidan ayow u soo muqan doonaa ∠ kadib furo
baraakat (, si Aad u galiso arg, riix shift kadibna lambar 2 waxa kuu soo muuqandoono 4 qaab
ka dooro lambar 1 oo ah arg. Kadibna gali isla tiradii lagu siiyay kadibna ku soo xir baraakatka.
arg(-5+12i) kadibna u qybi labo ÷ 2 kadiba ku soo xir baraakat ).

Ugali sidatan digo iska hubinayo . √𝐼 − 5 + 12𝑖 𝐼 ∠ (arg(-5+12i) ÷ 2)


Iska hobi ita aadan arg, raadin in aad iskuweer rootka banaaka ka joogtid.

Jawaabta 2+3i

b) −2𝑖
xal: si Aad u xalisid adeegso isla wadadii aad u adegsatay qeybta a) .

√𝐼 − 2𝑖 𝐼 ∠ (arg(-2i) ÷ 2)

Jawaabta 1−𝒊

19 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


3. modulus and argument of complex numbers.
Example.
Find the modules and argument of these complex number using calculetor.
a) 3 + 4i
xal: si aad u soo heshid modulus oo ah a absolute value loona muujiyo calamadaan lzl, iyo
argument (arg). Raac talaaboyinkan.
1. lzl: sida Aad horay u so aragtay absolute value waxa ay kujirtay badhanka hyp, si aad u soo
saaratid riix shift kadibna hyp maraka ay calaamadaan ku so muuqato l 0 l, gali gudaha
kombalakiska lagu siiya l 3+4i l kadina = .

lzl = 5

2. Agr: si Aad argumentiga u soo saaratid riix shift kadibna lambar 2 waxa kuu soo muuqan
doona 4 qaab ka doro lambar 1 oo ah arg, kadibna gali kombalakiska lagu siiyay kadibna ku soo
xir baraakatka. arg(3 + 4i)
Arg. Waxaa lagu cabiraa radies marwalba oo aad arg radineysid saaro radies. hadi
kalkulertarka uu kaa saranyahay degree saaro radies ado rixaya shift, mode kadibna 4:rad.

Arg: 0.927rad.

a) 4i
xal: soo hel marka hore lzl, ka dibna (arg).
lzl : shift, hyp l 4i l
lzl = 4
1
arg: shift, 2, 1:arg, arg( 4i ) = deg= 90 rad= 𝜋
2
1
arg: = 𝜋 rad.
2

20 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


4. complex numbers in polar form.
Example 2.21.
Express the following complex number in polar form.
a) 1+i
xal: si Aad ugu badasho kombalakiska boolar foom marka hor gali kalkuletarka coplex number
aad heysato, 1+ i kadibna riix shift, lambar 2, kadibna dooro lambar 3. Sidaan ayaa ku so bixi
doonta 1 + 𝑖∎𝑟∠𝜃 kadib kaliya dheh = .
1
jawaabta waa √2 ∠ 𝜋
4

jawaabtada kubadalo qaacdidan z = 𝑟 (𝑐𝑜𝑠𝜃 + 𝑠𝑖𝑛𝜃 )a r ku badalo √2 barakat


1
furo kadibna cos iyo sin sidooda u soo qado. Booska 𝜃 ku badalo 𝜋. Waxaa kaloo
4
1 𝜋
𝜋 loo qori karaa hadaba ku badalo.
4 4
𝜋 𝜋
Z = √2 ( cos + sin )
4 4

𝜋 𝜋
Jawabta √2 (cos + sin )
4 4

b) √3 + 𝑖

xal: marka hore gali complex numberka lagu siiyay √2 + 𝑖 kadib riix shift,
1 1 𝜋
kadibna 2, kadib doorolambar 3 kadibna dheh =. 2 ∠ 𝜋. 𝜋 u qaado
6 6 6
𝜋 𝜋
intaa ka dib ku badalo qaacidadii z = 𝑟 (𝑐𝑜𝑠𝜃 + 𝑠𝑖𝑛𝜃 )2 ( cos 6 + sin 6 )

𝜋 𝜋
Jawabta 2 (cos + sin )
6 6

21 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


Chapter two exercise in scientific tricks

Multiple chose questions.

❖ Using scientific calculator choose the correct answer.


Part one.

1. If z1 = ( 4 + 7i ) and z2 = ( 1- 6i ) z1+z2 is
a) −3 + 𝑖 b) −4 + 𝑖 c) 5 + 𝑖 d) 7 + 2𝑖

2. If z1 = ( 3i - 2 + 3i ) and z2 = ( 2 + 5i ) z1−z2 is
a) 2 + 𝑖 b) −4 + 𝑖 c) 5 + 12𝑖 d) 3𝑖

3. If z1 = ( 3 + 2i ) and z2 = ( 5+ 3i ) z1×z2 is
a) 9 + 19𝑖 b) 6 − 𝑖 c) 5 + 𝑖 d) 3𝑖 + 9𝑖
z1
4. If z1 = ( 2 + 𝑖 ) and z2 = ( 1− 𝑖 ) is
z2
1 3 3
a) + 𝑖 b) √2 − 𝑖 c) 3𝑖 d) − 𝑖
2 2 1

6. the square roots of 3 + 4𝑖 is


a) 2 + 𝑖 b) −𝑖 c) 5 + 2𝑖 d) 2 + 𝑖
7. the square roots of −9 is
a) 3 + 2𝑖 b) 4 + 𝑖 c) 3𝑖 d) 1 − 𝑖
8. the modulus and argument of 1 + 2𝑖 is
𝜋
a) 𝑙𝑧𝑙 = √5 arg 1.107𝑟𝑎𝑑. b) 𝑙𝑧𝑙 = √2 arg 𝑟𝑎𝑑
2
1
c) 𝑙𝑧𝑙 = √6 arg 𝜋 rad. d) 𝑙𝑧𝑙 = √5 arg 0.927 𝑟𝑎𝑑 𝜋
4

9. the modulus and argument of 1 − 𝑖 is

22 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


𝜋
a) 𝑙𝑧𝑙 = √5 arg 3.99𝑟𝑎𝑑. b) 𝑙𝑧𝑙 = √2 arg − 𝑟𝑎𝑑
4
1
c) 𝑙𝑧𝑙 = √3 arg 𝜋 rad. d) 𝑙𝑧𝑙 = √2𝑖 arg 0.927 𝑟𝑎𝑑 𝜋
4

10. the expression of complex number in polar form of 2 + 𝑖 is

a) √5 (cos 0.463 + sin 0.463) b) 3 (cos 0.333 + sin 0.333)

c) √2 (cos 0.993 + sin 0.993) d) √3 (cos 0.942 + sin 0.942)


11. the expression of complex number in polar form of 4𝑖 is
𝜋 𝜋
a) √2 (cos 0 + sin 0) b) 3 (cos + sin )
4 4
𝜋 𝜋
c) √4 (cos + sin ) d) √5 (cos 0.107 + sin 0.107)
2 2

part two.

Matching.
Match each expressino in column 1 with its result in standard form in
column 2 Using calculetor

1 𝑖(4 + 3𝑖) −27 − 36𝑖

2 (3 + 𝑖)𝑖 −5 − 12𝑖

3 (2 − 3𝑖)2 −1 + 3𝑖

4 (4𝑖) × (−8𝑖) 32 + 0𝑖

5 (3 − 6𝑖)2 −3 + 4𝑖

23 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


Probability

1. factorial.
Example.1
How many ways can 9 different books be arranged on a shelf
Xal: si Aad u so heshid inta qaab ee loo hagaji karo 9 ka buug adeegso calaamada factorial ! .
si Aad u galiso calaamada factorial waxa ay kalkuletarka kaga jirtaa badhanka x-1 ka hor
inta Aadan adeegsan ka hormari shift, hadaba tirada guud ee aad heysatid waa 9! .si Ad u agliso
9! gali lambar 9 kadibna dheh shif kadibna adeegso badanka x-1 . 9!

Jawaabta 362, 880

Example.2
Find the total number of different of permutation of all letters of the word Math.
Xal: sida aad u galiso kalkuleetarka marka hore soo hel tirada guud ee xarfaha ku
jiro erayga Math . hadaba waxa uu ka koobanyahay 4 xaraf. gali 4 kadibna raaci !
dheh shift kadibna badhanka x-1 . 4 ! = .

Jawaabta 24

Example.3
evaluite 5 !
Jawaabta 120.

24 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


2. permutations.
Example 1.
Find the number of 5- letter permutation can be formed from the letters in the
word MOGADISHU.
Xal: si Aad u xaliso oo aad uso heshid permutation. Adeegso calaamada permutation ka p. oo
ku jirta badhanka × adigoo ka hormarinaayo shift qaacidada permutation waa npr r-waxaa u
taagan 5, n- waxaa u taagan 9, oo ah inta xaraf ee uu ka koobanyahay erayga mugadishu. 9p5 .
si Aad ugaliso kalkurtarka qor 9, kadibna riix shift, kadibna riiix calaamada isku dhufashada
kadibna qor 5 kadibna dheh =.

Jawaabta 15,120

Example 2.

Evalute 10p4

Jawaabata 5040.

Example 3.
Find the number of different possible of
5p ×8p4
3

Xal: ugali sida example ka hore o kale adoo isku dhufanyao labada qiimo eelagu siiyay.

Jawaabta 100800.

25 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


3.combinations.
Example1.
Evaluate 11c4
Xal:si Ad u qiimeysid oo ad u galiso kalkuletarka combination. calaamda combinationka waxa
ay ku jirtataa badhanka ÷ riix shift kadibna adegso banadanka isku qeeybinta si Aad u galiso
n
cr . Marka hor gali n oo u taagan 11, kadibna C , kadibna r oo ay u taagnatahya 4. 11c4

Jawaabta 330.

Example 2.
Evaluate 30c3
Xal: siad u galiso kalkuleetarka ncr marka hore gali n- oo ay u taagantahay 30 kaidna “C” adoo
dhahaya shofti, kadibna badhanka isku qeeybinta kadibna r- oo u ay u taagantahay 3 kadibna = .

Jawaabta. 4060.

Example 3.
Evaluate 18c2
Xal: ncr n=18 r=2 . 18c2

Jawaabta 153.

26 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


Chapter three exercise in scientific tricks

Multiple chose questions.

❖ Using scientific calculator choose the correct answer.


1. evalution of 7! is
a) 300 b) 3,900 c) 30220 d) 5040
2. evalution of 0! i
a) 3 b) 0 c) 1 d) 4.0
3. evalution of 6! is
a) 120 b) 708 c) 720 d) 1090
17
4. evalution of p5 is
a) 20309 b) 74288 c) 1.990 d) 742560
5. evalution of 7p1 is
a) 30 b) 7 c) 400 d) 2.67
10
6. evalution of p3 ×7p4 is
a) 604,800 b) 362388 c) 90 d) 89910
7. evalution of 7c2 is
a) 80 b) 38 c) 10 d) 21
19
8. evalution of c4 is
a) 9 b) 3876 c) 10433 d) 123
96
9. evalution of c2 is
a) 96 b) 3246 c) 4560 d) 1.93

27 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


statistics
sharaxaad.
Jabtarkaan marka aad u adeegsanaayo kalkuleetarka waxa u baahantahay talaaboyin badan in
Aad qaado. Marka hore nadifi kalkuleetarka, kadibna saaro STATISTICS is Aad u saaratid dheh
mood kadibna dooro lambar 3 kabna dooro lambar 1,waxa ku soo muuqan doono class mark x𝑖,
si Aad u soo saaratid frequency riix shift kadibna dheh mode kadiban adeegso falaarta hoose ee
badhanka replay adoo hoos u jiidaayo kadib waxaa kuu soo muuqan doono 6 qaab ka dooro
lambar 4 STAT. Waxaa kuu soo bixi doono frequency? 1: on. 2: off. Doore lambar si Aad u
daarato. Raac talaaboyinkaan sey u kala horeeyaan

mode

3:stat

1:1-var

Marka Aad halkaa joogto raac hadna talaaboyinkaan

shift

1: on mode

hoos u
4:STAT
dag

Marka hore soo saaro class marka inta Aadn kalkuleetaeka u adeegasan kadibna raac
talaaboyinka Aad hore u soo aragtay.
Inaa kadib qeybta x gali class mark aad soo saaratay.Qeeyta frequency gali frequecy ga lagu
siiyay.

1. Standard deviation of grouping data.

28 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


Example 4.1
find the mean of grouping data
𝑐𝑙𝑎𝑠𝑠 𝑖𝑛𝑡𝑒𝑟𝑣𝑎𝑙 0-10 10-20 20-30 30-40 40-50
𝑓𝑟𝑒𝑞𝑢𝑒𝑛𝑐𝑦 8 12 10 11 9

Xal: si Aad xaliso marka hore soo saaro class mark, siaad u soo saaratid class mark tirada yar ku
dar tirada weyn tusaale 20-30 tirada yar waa 20 + tirada weyn 30 waa 50, kadibna loo qeybsho
2 = 25. Mid walba sidaan u so saro calass marka waxa uu noo naqan doonaa sidan.

𝑐𝑙𝑎𝑠𝑠 𝑖𝑛𝑡𝑒𝑟𝑣𝑎𝑙 𝑓𝑟𝑒𝑞𝑢𝑒𝑛𝑐𝑦 𝑐𝑙𝑎𝑠𝑠 𝑚𝑎𝑟𝑘 𝑥


0-10 8 5
10-20 12 15
20-30 10 25
30-40 11 35
40-50 9 45

Marka Aad soo saaratid qeybta x gali class mark .


qeyta kalene gali frequency ga

si Aad u galiso calss mark lambarka kore kasoobilaaw ila lambarka hoose lambar walba oo aad
galiso ku dheh = marka aad sidaa ku dhameyso imoow qeybta frequencyga adigoo adeegsanayo
falaaraha badhanka relpay kadibna calamada xariiqint ah ee x hosteeda taalo
gey qeybta kore ee frequency ga hostisa kadibna u gali freqancyga lagu siiyay
sida class mark aad u galisay.
Kadina dheh AC. Xogta waa la keydin doonaa intas marka Aad sameyso dheh
shift, kadibna dheh lambar 1 , kadibna dooro lambar 4: var, waxaa kuu soo bixi doono afar
qaab dooro lambar 2:x baar oo u taagan mean, kadibna dheh =

Jawaabta 25.2.

29 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


2. Standard deviation of Ungrouping data.
Example 4.13
find the mean, variance and standard deviation of following data.
15°c,16°c,17°c,18°c,19°c,20°c,22°c,24°c.

Xal: marka hore nadiifi klalkuleetarkaaga si Aad u soo saaratid mean, kadibna standard
devistion, kadibna variance. Si Aad u soo saratid mean: riix mode kadibna doore lambar

1, waxa ku soo muuqandono calass mark x markaan ma haysatid wax

frequeny ah hadii uu ku furantahay qeybta ferquency iska xir adigoo

racaya talabyinka ka hore u so aragtay am nadiifi kalkuleetarkaaga. Inta kadib gali

mesha x 15, 16, 17,18,19,20,22,24. Kadibna dheh AC. Xogtad way ku keydsameysa intaa

kadibna dheh shift, kadibna riix lambar 1, kadibna dooro lambar 4:var kadibna doore

mean oo ku jira lambar 2:x baarkadibna dheh =.

Mean= 18.875.

Standard deviation: si Aad u soo saaratid ado wax kale sameyn kaliya riix shift, kadibna

lambar 1, kadibna lambar 4, kadibna doore lambar 3:6x oo u

taagan standard devistion kadibna dheh =.

Standard deviation= 2.84276.. soo buxi jawabta 2.85°c

Variance si aad u so saaratid variance adoon wax kale sameey oo aan tirtirin jawaabta

standrad devistion ka kali jibaar adigoo riixaya badhanka squeer oo ah 𝑥2

Variance =8.109375

30 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


Chapter four exercise in scientific tricks

Multiple chose questions.

❖ Using scientific calculator choose the correct answer.


1. the mean of grouping data is
𝑐𝑙𝑎𝑠𝑠 𝑖𝑛𝑡𝑒𝑟𝑣𝑎𝑙 1-3 3-5 5-7 7-9
𝑓𝑟𝑒𝑞𝑢𝑒𝑛𝑐𝑦 12 22 27 19

a) 9.980 b) 7678.2 c) 5.325 d) 2.870

2. the mean of grouping data is


𝑐𝑙𝑎𝑠𝑠 𝑖𝑛𝑡𝑒𝑟𝑣𝑎𝑙 6-10 10-20 20-30 30-40
𝑓𝑟𝑒𝑞𝑢𝑒𝑛𝑐𝑦 5 12 8 15

a) 0.425 b) 23.625 c) 1.245 d) 2.307

3. the mean of grouping data is


𝑐𝑙𝑎𝑠𝑠 𝑖𝑛𝑡𝑒𝑟𝑣𝑎𝑙 20-30 30-40 40-50 50-60 60-70

𝑓𝑟𝑒𝑞𝑢𝑒𝑛𝑐𝑦 8 15 18 3 2

a) 8.425 b) 39.782 c) 1.875 d) 66.792

31 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


4. the mean, variance and standard deviation of following un groping data is.

47°c,52°c,41°c,49°c,51°c,. is

a) mean= 54 stander devistion = 3.00 variance = 67.6


b) mean= 89 stander devistion = 1.998 variance = 45.2
c) mean= 48 stander devistion = 3.90 variance = 15.2
d) mean= 65 stander devistion = 87.50 variance = 81.9

5. the mean, variance and standard deviation of following un groping data is.

4°c,22°c,15°c,19°c,18°c,. is

a) mean= 12.8 stander devistion = 0.890 variance = 47.09


b) mean= 347 stander devistion = 32.88 variance = 75.98
c) mean= 80 stander devistion = 1.890 variance = 55.87
d) mean= 15.6 stander devistion = 6.216 variance = 38.64

6. the mean, variance and standard deviation of following groping data is.

𝑐𝑙𝑎𝑠𝑠 𝑚𝑎𝑟𝑘 0 1 2 3 4 5 6

𝑓𝑟𝑒𝑞𝑢𝑒𝑛𝑐𝑦 26 27 19 11 3 3 1

a) mean= 2.90 stander devistion = 0.54 variance = 27.8


b) mean= 1.455 stander devistion = 1.375 variance = 1.892
c) mean= 23.7 stander devistion = 3.450 variance = 15.2
d) mean= 0.5 stander devistion = 7.50 variance = 8.135

32 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


Chapter five

1.Limits direct substation.

Example 1.

Evaluate lim (𝑥 2 − 4𝑥 + 1)
𝑥→2

Xal: si Aad u xaliso marka hore iska nadiifi kalkuleetarka. Si Aad ugaliso xisaabtada.
Ugali sida ay u qorantahay. Marka hore gali X sida Aad hro u soobaratay marka aaad u

baahato xaraf waxala adeegsanaayay badhanka ALPHA kadibna xarafka Aad rabtid

badhanka uu ku jiro. Xarafka X waxa uu ku jiraa badhanka ) . riix alpha kadibna

bdhankaan oo ay ku jirto x kadibna jibaar adigo adeegsanayo badhanka squeer X2


kadibna gali -4x+1. marka Aad galiso xissabtada hadhihin =. Adeegso badhanka ay ku

qorantahat CALC . waxa uu ku weydiin doonaa qiimaha X?. Gali qiimaha uu ku siqayo

X kaaga oo ah 2, kadibna dheh =.

Jawabta -3.

Example 2.

Evaluate lim 2 𝑥√2𝑥 + 7


𝑥⟶1

Xal: marka hore gali 2X kadibna squeer root kadibna iskuweerka gudihiisa gali 2x+7
kadibna dhe calculas. X? Gali qiimaha x oo ah 1 kadibna dheh =.

Jawaabta 6.

33 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


2. undefined Limits.

sharaxaad.
Marka Limitakaagu yahay direct substution . Waa marka Aad si toos ah u galineysid
kalkuleetarka qiimaha X-kaagu ku siqayo oo uu jawabta saxda ah ku soo saarayo . Hadii uu ku
soo saariwaayo jawaabta oo uu kuu soo saaro cillad (error) sidaan
Limitkaagu waa undefined si aad u xalisid X? X-kaag qiimaha uu ku
siqayo qiima u dhaw u qaado. Tusaale 1) hadii uu ku siqay 2, Labo Waxaa u dhaw oo Aad u
qaadaneeysa 1.999999999. 9-ka inta aad donto ayaad qori kartaa 8 mar ilaa 15 mar. 2) hadii u
ku siqayo 0. Waxaa u dhaw 0. 00000000001, 3) haduu ku siqayo 1 waxa u dhaw 0.9999999999.

Example1.
𝑥 2 −4
Evalute lim
𝑥→2 𝑥−2

Xal: si Aad u xaliso marka hore adeegso calaamada jajabka ∎ qeybta kore gaali x2-4 kadibna
hoos u soo dag gali x-2 inta kadib ha dhihin = adeegso badhanka CALC. X? Hadii aad galiso
qiimaha x-kaagu ku siqayo oo ah 2 waxa uu kuu soo saridonaa error. Adigoon waxa dhan
kansalin riix falaarta bidix ee badhanka replay , kadibna dheh CALC Si Ad u xaliso x? booska 2 u
qaado qiima u dhaw. 2 waxa u dhaw. 1.99999999999 x? U qaado 1.999999999 kadibna dheh =.

Jawaabta 4.

Example 2.
√𝑥−2
Evalute lim
𝑥→4 𝑥−4

Xal: si Aad u xaliso u gali kalkuleetarka sida ay u qorantahay isticmaal calamada jajabka

qeybta kor gali √𝑥 − 2 kadibna u soo dag qeybta hose gali 𝑥 − 4 kadibna dhe CALC, X? gali

tiro u dhaw qiimaha x-kaaga u ku siqayo oo ah 4, lambar 4 waxaa u dhaw 3.99999999 gali
3.999999999. 9-ka inta Aad doonto gali kadibna dheh =

1
Jawaabta
4

34 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


3. Limits at infinty.

Example 1.
1
Evalute lim (2 − )
𝑥→−∞ 𝑥

Xal: si aad u xaliso u gali kalkuleetarka sida ay u qorantahay marka hore gali 2 – kadibna
∎ 1
isticmaal calaamada jajabka ∎ kadbna gali 𝑥 kadibna dheh CALC. Qiimaah X? waxa u heysataa
infintive (∞) hadaba X-kaagu waxa u ku siqayaa (∞) infintive ku waa undefined, hadii X-kaagu
ku siqaayo −∞ waxa aad u qaadaneysaa. −999999999999 hadii uu ku siqaayo +∞ waxad u
qaadaneysaa 99999999999.

Jawaabta 2.

Example 2.
√𝑥 2 +1
Evalute lim ( )
𝑥→+∞ 𝑥

√𝑥 2 +1
Xal: si Aad u xaliso ugali kalkuletarka sida ay u qorantahay 𝑥
kadibna dhe CALC. 𝑥? = +∞ u
qaado 999999999999 ilaa inta aad doonto kadibna dheh =.

Jawaabta 1.

Example 3.

3𝑥−1
Evalute lim ( )
𝑥→+∞ √2+𝑥 2

Xal: si Aad u xaliso ugali sida ay u qorantahay marka hore adeegso calaamda jajabka ∎ qeybta
kore gali 3x-1 hoos uga so dag kadibna gali √2 + 𝑥 2 kadibna dheh CALC. X? Madaama uu
(+∞). u qaado 99999999999999. Ilaa shaada aad ka buuxiso.

Jawaabta 3.

4. Limits of trigonometric functions.

35 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


Example1.
𝑠𝑖𝑛2𝑥
Evalute lim ( )
𝑥→0 𝑥

Xal: si aad ugu xaliso kalkuleetarka limits of trigonometry u gali sida lim infinitive ka oo kali
marka hore saaro kalkuleetarkaga radias kadibna adeegso calaamada jajabka qeybta kore
gali sin 2𝑥 hoos u soo dag kadibna gali x kadibn adhe CALC. X? hadaba X-kaagu waxa uu ku
siqayaa 0 marwalba oo lagu siiyo limit of trigonometry. 0 waxa aad u qaadaneysaa tiro aad ugu
dhaw 0 waxa u dhaw 0.000000000000000001. 0-u qaado inta Aad doonto 8-10

Jawaabta 2.

Example.2
tan(3𝑥)
Evalute lim ( )
𝑥→0 sin(4𝑥)

Xal: si aad u xaliso u gali qaabka ay u qorantahay kdibna dheh CALC . X? u qaado
0.000000000001 kadibna dheh =.
3
Jawaabta .
4

Example.2
(1−𝑐𝑜𝑠𝑥)
Evalute lim ( )
𝑥→0 𝑥2
𝑥 2
Xal: marka hore drive gareey (1 − cos 𝑥) meeshaad ku aragtid u qaado 2sin( ) .
2
𝑥 2
2sin( )
2
lim ( ) Marak Aad soo saaratid kadib u gali sida ay u qrantahay kadibna dheh CALC.
𝑥→0 𝑥2
X? waxa ay ku siqeysaa marwalba 0. U qaado 0.00000000000001 kadibna dheh =.
1
Jawaabta .
3

36 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


Chapter five exercise in scientific tricks

Multiple chose questions.

❖ Using scientific calculator choose the correct answer.


1. evalution of lim (5𝑥 − 3 ) is
𝑥→2

a) 3 b) 7 c) 5 d) 9

𝑥+1
2. evalution of lim (
𝑥 3 +𝑥−1
) is
𝑥→1

a) 7 b) 9 c) 0 d) 2

3. evalution of lim (√𝑥 2 − 9) is


𝑥→−3

a) 20 b) o.909 c) 0 d) 1

𝑥 2 −𝑥
4. evalution of lim (
𝑥
) is
𝑥→0

a) x b) 0 c) -1 d) 2.4

𝑥 3 −1
5. evalution of lim (
𝑥−1
) is
𝑥→1

a) 1 b) 0 c) 3 d) 24

6. evalution of lim (4𝑥 − 2 ) (𝑥 + 2) is


𝑥→−3

a) 14 b) 8 c) 12 d) 2

𝑥+1
7. evalution of lim ( ) is
𝑥→∓∞ 𝑥−3

a) 0 b) -8 c) 1 d) 76

37 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


𝑥 2 −𝑥 2
8. evalution of lim ( ) is
𝑥→−∞ 1+2𝑥 2

a) 3.5 b) 2 c) 7 d) 0

𝑥𝑡𝑎𝑛𝑥
9. evalution of lim ( ) is
𝑥→0 (1−𝑐𝑜𝑠𝑥)

1
a) 2 b) 0.90.3 c) d) 8
5

𝑠𝑖𝑛𝑥
10. evalution of lim ( ) is
𝑥→0 (6𝑥)

2
a) 4 b) c) 47 d) 0
3

sin(4𝑥)
11. evalution of lim ( )
𝑥→0 tan(7𝑥)

1 2
a) b) c) -1 d) 20
4 3

sin(4𝑥)
12. evalution of lim ( ) is
𝑥→0 tan(7𝑥)

1 2
a) b) c) -1 d) 20
4 3

tan(3𝑥)
13. evalution of lim ( ) is
𝑥→0 tan(5𝑥)

1 0 3
a) b) c) 8 d)
2 0 5

(1−𝑐𝑜𝑠𝑥)
14. evalution of lim ( ) is
𝑥→0 (1−𝑐𝑜𝑠𝑥)

11 24
a) b) c) 0 d) -3
2 4

(2𝑐𝑜𝑠𝑥)
15. evalution of lim ( ) is
𝑥→0 (1−sin 𝑥)

19
a) b)4 c) 2 d) -0
3

38 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


Differentiation

1. Derivatives.
Sharaxaad.
“ Derivative waa ka duwan yahay dhamaan cutubyada Aan horay u soo qaadanay maxaayeelay
looguma adeegsankaro kalkuleetarka si toos ah” hadaba marka Aad kalkuletarka u
adegsaneysid derivative waxaa kaliya oo Aad u adeegsan kartaa su’aalaha doorashada ah
(multiple chose question). Adigo options ka lagu siiyay marba mid ku tijaabinaayo. Hadii see
𝑑𝑦
loogu adeegsadaa su’aalaha doorashada?.. derivativ ka waxaa loo qaataa 𝑑𝑥 kalkuleetarkana
waxa ay kaga jirtaa badhanka integration ka hadii Aad ku dhufato calaamadan waxa ku
soo bixi dooni inegration si Aad u soo saaratid derivative ka hor mari dhift.
qiimaha lagu siiyay wax aad gali doontaa halkaan
booska x waxa Aad la imandoontaa trio mida
ay rabta hanoqotee. 6, 9, 2, 3, 5,1. tirada Aad
rabto ayaad u qaadan kartaa. Tiradaa Aad u
qaadtay x waxa Aad kubadalan doontaa meel
walba oo Aad ku aragtoxarafka X, marka Aad
𝑑𝑦
galiso qiimaha lagu siiya kadibna Aad
𝑑𝑥
iimaadi qeybta X oo aad u qaadatid lambar 2
waxaa kuu soo bixi dooono tiro. Tusaale (420) intaa kadib options ka lagu siiyaya ayaad
kalkuleetarka mid mid u gali doontaa adoo meeshi Aad X ku aragto ku badalanaayo qiimiha Aad
markii hore u qaadatay,oo ah 2. hadii ay mid kamid ah obshanadaada ay kuu soobaxdo
islajawaabti marki hore kuu soo baxday obshankaas ayaa noqan doona jawaabta saxda ah ee
derinitive kaaga.

39 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


Example1.
The differentiation of 𝑥 2 − 4𝑥 + 1. is
a) 𝑥 2 − 5) b) 𝑥 3 − 4𝑥1)
c) 2𝑥 − 4) d) 2𝑥 + 4)
xal: si Aad u dooratao option ka saxda ah marka hore adeegso calaamada daraivitive ka, si Aad
u soo saaratid dheh shift kadibna door badhanka integration ka, kadibna qeybta dhexe gali
𝑥 2 − 4𝑥 + 1 kadibna uga soo bax banaanka adigoo
adeeegsanaayo falaaraha badhanka replay, marka
Aad imaadid qeybta 𝑥∎ gali lambar ka Aad doonto.
tusaale u qaaado 3, kadibna dheh =.
Waxaa kuuu soo bixi doono 2. Xasuusnow jawaabtada waa tan go’aamindooto option ka ay ku
jirto jawaabta saxda ah. U soo qaado obshanada lagu siiyay mid mid adigoo u galinaayo
kalkuleetarka sida ay u qorantahay meel walba oo Aad ku aragto X u qaado lambar 3, obshankii
ay kuu soo baxdo 2 ayaa n aqan doono obshanka saxda ah.

a) 𝑥 2 − 5) = b) 𝑥 3 − 4𝑥1) =

c) 2𝑥 − 4 = d) 2𝑥 + 4) =

jawaabta aad horay u soo saaratay waxa ay aheed 2, marka boska X ku badalatay 3 obshanka
ay kuu soo baxady isla jawaabtii hore ayaa ah obshanka saxda ah. Hadaba obshanka C ayay soo
baxday isla jawaabtii. 2.

Jawaabsta (C) 2𝑥 − 4

40 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


Example .2

The differentiation of (𝑥 3 + 2𝑥)3 . is


a) 3(𝑥 2 + 9𝑥)2 (3𝑥 2 + 𝑥) b) (𝑥 2 + 5𝑥)2 (3𝑥 2 + 2𝑥)
c) 3(𝑥 3 + 4)2 (3𝑥 3 + 2𝑥) d) 3(𝑥 3 + 2𝑥)2 (3𝑥 2 + 2)
xal: si Aad u xaliso marka hore dheh shift kadibna badhanka integration kadib baraakat furo
kadibna gali 𝑥 3 + 2𝑥 baraakat ku soo xir kadibna ku jibaar 3 . inta ka dib imaw qeybta X
kadibna gali lambarkii Aad doonto tusaale u qaado lambar 1. Kadibna dhe =. Waxaa kuu soo bixi
doono 135. Obshanada lagu siiyay mid mid u soo qado adigoo meshi Aad x-ku aragto ku
badalanayo 1. obshankii ay kuu soo baxdo 5 ayaa ah kan saxda ah.

a) 3(𝑥 2 + 9𝑥)2 (3𝑥 2 + 𝑥) =

b) (𝑥 2 + 5𝑥)2 (3𝑥 2 + 2𝑥) =

c) 3(𝑥 3 + 4(3𝑥 3 + 2𝑥) =

d) 3(𝑥 3 + 2𝑥)2 (3𝑥 2 + 2) =

jawaabta (d) 3(𝑥 3 + 2𝑥)2 (3𝑥 2 + 2)

41 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


Chapter six exercise in scientific tricks

Multiple chose questions.

❖ Using scientific calculator choose the correct answer.


1. The differentiation of 𝑦 = (3𝑥 5 − 2𝑥 3 + 4𝑥). is
a) 15𝑥 4 − 6𝑥 2 + 4) b) 15𝑥 2 − 3𝑥 2 + 4
c) 15𝑥 4 + 3𝑥 − 2) d) 12𝑥 − 6𝑥 + 4𝑥
2. The differentiation of 𝑓(𝑥) = (3𝑥 2 + 5𝑥 + 10). is
a) 5 + 6𝑥 2 b) 3𝑥 + 5
c) 6𝑥 + 5 d) 6𝑥 + 12
3. The differentiation of 𝑓(𝑥 ) = 3𝑥 2 + 2). is
a) 6𝑥 2 + 2 b) 3𝑥 + 2
c) 6𝑥 d) 6𝑥 − 2𝑥
4. The differentiation of 𝑦 = (6𝑥 2 − 8𝑥 + 1). is
a) 24𝑥 2 + 8 b) 6𝑥 + 8
c) 6𝑥 + 8 − 1 d) 12𝑥 − 8
5. The differentiation of 𝑓(𝑥 ) = 2𝑥 3 + 6𝑥 5 . is
a) 20𝑥 2 + 6𝑥 b) 6𝑥 − 9
c) 6𝑥 2 + 30𝑥 3 d) 12𝑥 − 6
6.The differentiation of 𝑦 = (30𝑥 2 − 6𝑥 + 2). is
a) 40𝑥 2 − 6 b) 60𝑥 − 6
c) 60𝑥 + 6 − 1 d) 12 − 6𝑥

42 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


1. Indifinte integrals.
Sharaxaad.
Marka Aad joogtid indifinet integerals waxa Aad kaliya u adeegsan kartaa kalkuleetarka marka
lagu siiyo su’aalo doorasho ah (multiple chose) waxa marka hore xisaabin doontaa su’aashaada
adigoo u adeegsanaayo su’aasha qaabka limitka oo kale. Marka kalena waxa Aad adeegsan
dontaa isla wadadii drivative ka kadibna wax aad isku qeybin doontaa jawaabta marka hore
kuso baxday iyo jawaabta kuu soo bixi doonto marka Aad optiona daada midwalba ku
tijaabiso.waxaa qasab ah in ay marwalba kuu soo baxo lambar 1, hadii aad isku qeybiso labada
jawaab e ay kuu soo baxdo 1 obshankaas ayaa sax noqondoono. Marwalba X? waxa Aad u
qaadan doontaa 0.1.

Example 1.
The Integration of 3𝑥 2 respect to x is.

a) 𝑥 3 + 𝑐 b) 33 + 𝑐 c) 𝑥 2 + 𝑐 d) 2𝑥 3 + 𝑐
xal: si Aad u xaliso raac talaaboyinkaan. Marka hore u gali suashaada sida ay u qorantahay
kadibna dheh CALC. Kadibna X? u qaado 0.1 kadibna dheh =. Jawaabta kuu soo baxday ku
keydso kalkuleetarka si Aad u keydsato riix shift kadibna mode kadibana riix badhanka RCL
kadiba ku keydso xarafka Aad doono. Tusaale waxa Aan ku keydsaneynaa xarafka C oo ku jiro
badhanka hyp, “hadii Aad fahmi weydo sida wax loo keydiyo horaad u soo baratay dib ugu
laabo” .. marka Aad keydsatid jawaabtaada kadib adeegso wadada drivtive ka. Adigoo
obshanada lagu siiyay mid mid u soo qaadanaayo. Marka hor riix shift kadibna badhanka
intgration kadibna u gali sida ay u qorantahay kadibna qeybta X? u qaado 0.1 inta ka dib
jwaabta kuu soo bado u qeybi jawaabtii hore oo oo Aad keydsatay adigoo riixaya badhanka isku
qeybinta kadibna dheh ALPHA kadibna xarafki Aad wax ku keysatay oo Ahaa C oo ku jiro
badhanka hyp. Midwalba ku tijaabi kii ay kuu soo baxdo 1 ayaa noqon doono kan saxda ah.

43 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


Keydi jawabtada

a) 23 + 𝑐 = b) 33 + 𝑐 =

c) 𝑥 2 + 𝑐 = d) 𝑥 3 + 𝑐=

marka Aad sidan u saarato midwalba u qeybi jaawbi ada hoee u keydsatay. Obshankii ay ku
soo baxdo 1 ayaad ah midka saxda ah kadibna raacsii + c .

Jawaabta (d) 𝑥 3 +𝑐

2. difinite integrals.
Example1.
2
Evaluate ∫0 𝑥 5 𝑑𝑥

Xal: marka Aad ka shaqeyneysid difinite integrals way ka duwan tahay indifinit integrals.
Difinite si toos ah ayaad kalku leetarka u galineysaa. Hadaba si Aad u xaliso tusaalahaan marka

hore riix badhanka ay ku taalo calaamada integral ka ∫∎ ∎ 𝑑𝑥 lamada adeegso falaaraha
badhanka replay si ugu guurto mesha Aad rabto qeybta kore iyo qeybta hoose ee clamada
integral ka gali qaiimaha lagu siiyay kadibna kadibna qeybta dhexe gali 𝑥 5 . kadibna dheh =.

32
Waxa kuu soo bixi doonto siadatan qaabkaan waa qaab polar form
3
ah si Aad ugu bashid dicmal form riix shift kadibna badhanka 𝑆 ⇔ 𝐷
waxa ay naqan dontaa sida tan.

Jawaabta 1023

44 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


Example2.
2
Evalute ∫0 (3𝑥 + 2)2 𝑑𝑥

Xal: marka hore gali calaamada integralka qeybta kore iyo hoose ee calaamada
gali qiimaha lagusiiyay kadibna furo baraakat gali 3𝑥 + 2 kadibna ku soo xir
barakatka akdibna taabo calaamada iskuweerka. Kadina dheh =.

Jawaabta 56.

3. integration of trigonomertric funtions.


Example 1.
𝜋
Evalute ∫0 (2𝑐𝑜𝑠𝑥 + 1) 𝑑𝑥
3

Xal: sida Aad ugu xaliso kalkuleetarka integratin of tirgnometry. Raac talaabaoyinkaan. Marka
hore saaro kalkuleetarkaaga radiase, kadibna riix badhanka inegration ka qeybta kore ee
𝜋
calaamada gali 3 si Aad u galiso riix calaamada jajabka kadibna riix shift kadibna badhanka
× 10𝑥 oo ay ku jirto baay hoos uga soo dag kadibna gali 3 qeybta hoosane gali 0 kadinna
(2cosx +1) dheh =.

Jawaata kuu soobixi doonto waa 2.779248359.

𝜋
Jawaabta buuga uu soo saaraayana waa √3 +
3

Example2.
𝜋
Evalute ∫0 (3𝑠𝑖𝑛2𝑥) 𝑑𝑥
4

𝜋
Xal: ugali sida ay u qorantahay ∫04 (3𝑠𝑖𝑛2𝑥) 𝑑𝑥 .
3
Jawaabta .
2

45 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024


Chapter seven exercise in scientific tricks

Multiple chose questions.

❖ Using scientific calculator choose the correct answer.

4
1. evalution of is
𝑥2
1 2
a) 𝑥 2 + 𝑐 b) 𝑥 3 + 𝑐 c) − + 𝑐 d) − +𝑐
𝑥 𝑥2
3
2. evalution of ∫2 (5𝑥 3 ) 𝑑𝑥 is
1 10
a) 2 b) 81 c) 𝑥 2 + 1 d) 22
4 8
2
3. evalution of ∫1 (3𝑥 2 ) 𝑑𝑥 is
1
a) 3.4 𝑢𝑛𝑖𝑡 2 b) 𝑢𝑛𝑖𝑡 2 c) 7 𝑢𝑛𝑖𝑡 2 d) 22 𝑢𝑛𝑖𝑡 2
2
3
4. evalution of ∫0 (10 − 𝑥 2 )𝑑𝑥 is

a) 6 𝑢𝑛𝑖𝑡 2 b) 66 𝑢𝑛𝑖𝑡 2 c) −9 𝑢𝑛𝑖𝑡 2 d) 21 𝑢𝑛𝑖𝑡 2


2
5. evalution of ∫−1(4𝑥 2 − 2𝑥) 𝑑𝑥 is

a) 9 𝑢𝑛𝑖𝑡 2 b) 12 𝑢𝑛𝑖𝑡 2 c) 2 𝑢𝑛𝑖𝑡 2 d) 40 𝑢𝑛𝑖𝑡 2


𝜋
6. evalution of ∫0 ( 2 cos(3𝑥 ) + 3tan(2𝑥)2 )𝑑𝑥 is
6

3
a) 6.950 b) 1.6039 c) d) 4.5
2
𝜋
7. evalution of ∫0 ( cos(2𝑥 ) )𝑑𝑥 is
4

1 5
a) b) −9 c) 65 d)
2 3

46 copywrite ©sadaam abdirahmaan mahamuud. Year 2024

You might also like