Download as pptx, pdf, or txt
Download as pptx, pdf, or txt
You are on page 1of 17

C H A P T E R

O N E

Suugaanta
Hordhac

Suugaan (Literature) waa qaybta afka ee


kaydisa murtida, maansada iyo mucda
hadalka. Suugaanta soomaalidu waa
suugaan afeed ka kooban tix iyo tiraab.

Tixdu waa inta hadalka ee leh habdhac,


qaafiyad ama luuq ka soocda hadalka
caadiga ah.

Tiraabtu waa suugaanta aan lahayn


qaafiyad, habdhac iyo ridam ama si kale
aan qaadan Karin luuq. (hadal iyo
hawraar).
Hordhac

Soomaalidu erey Suugaan waxa ay berigii


hore u taqaanay ama ku tacriifin jirtay
micnayaal kala duwan.

Kadib qoristii farsoomaaliga, guddigii afka


ayaa ereyga suugaan u xanbaariyey
micnaha aan iminka u naqaano.

Ka hor xilligaa suugaantu waxa ay lahayd


micnayaal kala duwan marka la joogo
farguriyada kala duwan ee dhulka
Soomaalidu degto.
uugaan :
S a r w a a qo ah.
o d e e g a an b
d aaq, i y
Dh u l le h
o b iy o b a ad .
ah o o leh co s
Meel naq
uugaan :
S l o o y ira ahdo
h ee h o o s
un uc a a
a da lk a gunu K a rin..
H a q l i
n a aa n loo m
si wacan
ni hadal
Suugaa
m aa ha
i so ke e ye
D oqon
m aa h a
a s oor yo
Hilibn
aha
uugaan :
S s o o n oq ota
ne e c aw da ka
i y o ud g oonka
Carafta d h a a f ay.
roob k u
Suugaan

• Suugaantu waa Hadal


la xifdin karo oo ku
dhisan miisaan, iyo • Suugaantu waa kaydka
xaraf uu wadaago madhxiya dhaqanka,
kaasoo leh xiiso iyo ilbaxnimada, habka
falsami lagu jeclaysan dhaqandhaqaale iyo
karo. sooyaalka bulsho kasta.
Suugaan

• Suugaantu waa hadal


tix ama tiraab ah oo
murti iyo xikmad
xambaarsan
Suugaan

• Suugaantu Waa qayb


ka mid ah afka oo • Suugaantu waa
xambaarsan ururinta iyo maaddo cilmi ah oo
xulidda murtida, lagu barto dugsiyada iyo
xikmadda iyo waayo- jaamacadaha si la mid
aragnimada bini ah faniyada kale ee
aadamka. cilmiga sida
caafimaadka, taariikhda
IWM.
Suugaan

• Suugaantu Waa
• Si kooban hadalka dhaqan galka
ah ee dhuuxa iyo
murtida leh.
Qaybaha suugaanta

Suugaanta waxa loo qaybiyaa siyaalo kala


duwan iyadoo la eegayo dabeecadda
suugaanta, sababaha curiskeeda, qaabka
ay ku timaaddo ama dhismaheeda
Suugaan Dhaxal ah Iyo Suugaan la curiyey

• Suugaan dhaxal ah –
Suugaanta aan la aqoon
abwaankii curiyey ama
ruuxii alifay.

• Suugaan la curiyey-
Suugaanta aynu naqaan
ciddii curisay ama aliftay.
Suugaan qoran Iyo Suugaan afeed

• Suugaan qoraal ah –
Suugaanta la qoray sida
sheeko faneedka, iyo
suugaanta kale ee buugta
laga dhigay.

• Suugaan Afeed- Suugaanta


hadalka laysugu gudbiyo
ee aan dhigaalka gelin.
Suugaan Tix ah Iyo Suugaan Tiraab

• Suugaan tiraab ah–


Suugaanta hadalka caadiga
ah ee aan lahayn luuq,
qaafiyad, miisaan ama hab
dhac. (Hadal).
• Suugaan Tixeed-
Suugaanta leh luuqda,
habdhaca, xaraf raaca iyo
qaafiyadda.
Suugaan Dhab ah Iyo Suugaan male-awaal ah

• Suugaan Dhab ah–


Suugaanta dhab ah oo ka
hadasha xaalad jirta ama
waaqac ah.

• Suugaan male-awaal ah-


Suugaan male awaal ah
sida sheeko xariirada..
Tip!

….

You might also like