Download as pptx, pdf, or txt
Download as pptx, pdf, or txt
You are on page 1of 7

Barashada Nafta

Mubarak Hadi .
Heerka Qolofka
(Crust)

Heerka Laxawga
(Emotions)

Heerka Fikirka
(Thought)
Muhiimmadda Naf Barashada .

1. Iimahaaga (Weekness)

2. Awoodahaaga (Strengths)
3. Aragtiyaha dadka kale (People’s opinions)
4. Go’aan gaadhis fudud (Decision-making is easier)
5. Naf xakamayn (Self Control)
6. Dadka kale ayaad fahmaysaa (Understanding of others)
7. Shaqsiyaddaadaa wanaagsanaanaysa (Charecter)
Caqabadaha Isbarashada .

Self knowledge Obtcles .

1. Aqoon-darro (Lack of Knowledge)


2. Mas’uuliyadda Naftiisa (Taking 100% Responsibility)
3. Maanxadayn (Fixed mindset)
4. Qab (Ego)
5. Jeediyeyaasha Nolosha (Distractions)
Waxa ay tahay inaad iska barato .

Areas to know about yourself .

1. Hiigsiyadaada Nololeed (Dreams)


2. Hibooyinkaaga (Talents)*
3. Jamashooyinkaaga (Passions)
4. Iimahaaga (Weaknesses)
5. Caadooyinkaaga (Habits) *
6.Majaalkiisa Shaqo (Cerrer)
7. Hababka aad wax u barato (Learning Styles)
8. Noocaga barbaarineed (Parenting Style)
9. Doorarkaaga Nololeed (Roles)*
Sidee Nafta loo Baran karaa? .

How to know thyself? .

Daaqadaha Johari .

Open Hidden
Furan Kuu qarsoon

Blind spot Unknown


Kaa qarsoon Aan la aqoon
Kor u Qaadidda Ogaalka Nafta .

Improving your Self-awarness


●Khalwah (Retreat)
●Joogtayn (Consistent)
●Naftaada inaad runta u sheegto
(Be true to yourself)
●Buug-qoraal maalmeed (Journal)
●Xidhiidhka Alle (Stay connected to Allah)
●Isu-fiirsasho (Reflection)

You might also like