Download as pptx, pdf, or txt
Download as pptx, pdf, or txt
You are on page 1of 27

Dad la Dhaqanka

( Interpesonal skills)

Diyaariyey M.KOBAC
Maxaad ka filaysaa Tababarkan ?
Ujeedada Tababarkan
 Isbarasho
 Maalintii imisa ruux dabeecad kala duwan
ayaad la kulantaa ??
‫‪Qaacidada dad la dhaqanka‬‬

‫َو َقَض ٰى َر ُّب َك َأاَّل َت ْع ُبُد ٓو ْا ِإٓاَّل ِإَّي اُه َو ِبٱْلَٰو ِلَد ْي ِن ِإْح َٰس ًن اۚ ِإَّم ا َيْب ُلَغ َّن ۞‬
‫ِع نَد َك ٱْلِك َبَر َأَح ُدُه َم ٓا َأْو ِك اَل ُه َم ا َفاَل َت ُقل َّلُهَم ٓا ُأٍّۢف َو اَل َتْن َهْر ُه َم ا َو ُقل‬
‫َّلُهَم ا َقْو اًل َك ِر يًم ا‬
‫‪Qaacidada dad la dhaqanka‬‬

‫َفِبَم ا َر ْح َم ٍۢة ِّم َن ٱِهَّلل ِلنَت َلُهْم ۖ َو َلْو ُك نَت َفًّظ ا َغ ِليَظ ٱْل َقْل ِب‬
‫ٱَلنَفُّض وْا ِم ْن َح ْو ِلَك ۖ َفٱْع ُف َع ْن ُهْم َو ٱْس َت ْغ ِفْر َلُهْم َو َش اِو ْر ُه ْم ِفى‬
‫ٱَأْلْم ِر ۖ َفِإَذ ا َع َز ْم َت َفَت َو َّك ْل َع َلى ٱِهَّللۚ ِإَّن ٱَهَّلل ُيِحُّب ٱْلُم َت َو ِّك ِليَن‬
Qaacidada dad la dhaqanka
Wadajir
 Dadka uma noolaan karaan si kali.
 Dadka si dabiici ayey bulsho u yihiin .
 Sidaa darted waxaa muhiim ah in ay bartaan
Fanka wada-noolaashaha
Tiirarka Fanka Wada-noolaashaha
 Kaslsooni
 Ixitiraam
 Jacayl
 Xiriir Wanaagsan , Waxtar leh
Haddii aad barato sida dadka lala dhaqmo
85% wadada guusha waad gaartay.
Fahamka Hab dhaqanka iyo Xiriirka
 Xiriir waa hab laysku gaarsiiyo XOGTA.
 Xiriirka waa howl abuurta ISDHEXGAL

ADIGA CAQABADO DADKA


KALE
Qeybaha xiriirka iyo la dhaqanka dadka kale

 QOYS - Xaduud
 SAAXIIBO
 SHAQO
 BULSHADA
Wadooyinka sababa Guusha
Dad la dhaqanka
Wadooyinka sababa Guusha
Dad la dhaqanka
 Faham iyo ogolaashaha kaladuwanaanta
 Isbedel muuqada samee
 Kalsoonida dadka kale
 Ixtiraam iyo Mahadnaq
 Sambiriiraha cafi
 Nasteexo iyo Kaalmeyn
Wadooyinka sababa Guusha
Dad la dhaqanka
 Deganaan
 Niyad wanaag
 Wanaajin
 In fagaaro ugu nasteexeyn
 Ka fogow dooda
 Dhaleecayn – dhibaysa
 Cafis
Xirfadaha Dad la dhaqanka

 Xoojinta guusha dad la dhaqanka


 Xirfadda hadalka
 Xirfadda dhageysiga
 doorasha erayada dhiirigelinta
 In aad ka fogaatid faham xumo
 Nasteexo badan
Xirfadaha Dad la dhaqanka
 in aadan dhalecayn
 Dhoolacadeyn
 Luqadda jirka hadalka
 In aad aadan gelin waxa u gaarka ah
 Aragtida 1aad
Noocyada dadka iyo lala
dhaqmayo
Nuucyada Dadka

Noocyada dadka wey kala duwan yihiin , qeyb


waliba si gaar ayaa loola dhaqmaa
Nuucyada Dadka
1- Ruux caadi ah – Macaamilka aan dhib ku
qabin
 la kulan si Ixtiraam leh , si fiican u dhageyso
( xirfadda dhageysiga).
 Mawduuca ha ka bixin
 Hadafka ku hag
 si dhab ah u kala shaqee baahidiisa
Nuucyada Dadka
2- Ruux Shaki badan
 Ku abuur kalsooni
 ka yaree walwalka u noqo waalid oo kale
 ku kaalmee go’aan qaadasho ,una muuji xumaanta
dib u dhigashada
 waxaad siisaa nidaam xogta lagu heli karo
 u cadde shakiga in ruuxiisa uu dhibo ,xiriirka
dadkana uu xumeeyo
 u cadde in ruuxa lagu ixtiraamo go’aan qaadashada .
Nuucyada Dadka
3. Ruux Madax adag
 In hortiisa fikradaha oo dhan lagu mideeyo

 in laga dalbado in ogolaado fikradaha dadka


kale si loo gaaro wada ogol
 in lagu amaano in fikradiisa loo baahan
yahay
 Isticmaal “ HAAA ‘ , laakin
Nuucyada Dadka
4- Ruux Khalafsan
 In aadan xanaaqin , degenaan muuji
 iskuday in si fiican u dhageysatid
 ha is ku dayin in aad saameyso , laakin si
wanaagsan ula dood
 adeegso fikradiisa iyo xogtiisa
 fahamsii dadka qadirayaan ruuxii ixtiraam
 u daliisho aayadaha iyo axaadiista arinkaa sheegaya
 isticmaal “ HAAA “ , laakin
Nuucyada Dadka
5- ruux hadal badan
 Hadalka ka jar cabaar ka dib

 ku dheh “ Dooda mawduuca ku kalama


fogni”
 u tilmaam muhiimada waqtiga .

 jir-ka- hadal ugu muuji in aadan ku


qanacsanayn hadaladiisa qaar , sida adigoo
saacada fiirinayo.
Nuucyada Dadka
6- Ruux Facalecelin fudud
 Si fiican u dhageyso

 u adeegso su’aal furan ,jawaabteeda mudo


qaadanysa
 u adeegso aamusnaan ku qasabta jawaabta

 si tartiib ula macaamil talaabooyinkaada ha


dedejin
 u muuji ixtiraam iyo jaceyl
Nuucyada Dadka
7- Ruux mucaarad joogto ah
 u adeegso daliil dhaciifinayo
mucaaradnimadiisa
 u sheeg in aad haysto marqaati adkeynaysa
doodaada
 furso ha u siin in uu kaa jiro hadalkaada
 u gudbi firkaradaada si tartiib ah
 ku sabir la dhaqankiisa

 isticmaal “ HAAA” , laakiin


Nuucyada Dadka
8- Ruux dambi baare ah
 Deganaan muuji

 Fikradahaaga dhan ha u sheegin


 si heer sare u dhageyso
 fahamsii in ruux waliba leeyahay xuduud
 ha sii fursada uu kugu maamulo

You might also like